Tafsiirka Darsiga 289aad MACAARIJ 01 ilaa...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 05. 2021
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Komentáře • 55

  • @faynladanchanel2129
    @faynladanchanel2129 Před 3 lety +6

    Illhayoow naga bad baadi yaa allaaah yaaa raxmaaan

  • @yuusufibrahim2435
    @yuusufibrahim2435 Před rokem +2

    Allahu akabar waa milin adag ilahow nofudude

  • @Ss53426
    @Ss53426 Před 2 lety +6

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo suuratu المعارج iyo faaiidooyinka suurada:
    🍀Sababta ay suuradu kusoo degtay:
    Nin layidhaahdo Nadar binu xaarith culimaduna abu jahal iyo kuwa la midaa ayay magacyadooda Sheegaan lkn cibradu waa caam ciduu doona hakusoo dagtee.
    💥Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadlayso:
    1. Qiimaynta uu illahay bani Aadamka saarayo ka xuna inaan ka fogaano ka wanaagsana inaan dhaqankiisa yeelano.
    2.Qaybta hore suurada illahay gaalka ayuu kaga waramayaa.
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1.kelmada المعارج macnayaashiisa waxaa kamidaa:
    🍃illaaha waynaanta iyo wanaaga iska leh.
    🍃illaha darajooyinka iska leh(Adoomada kuwa wuu cadaaba kuwana wuu darajeeyaa).
    🍃meelo lafuuluu leeyahay iyo caalamka sare( aayada 4 aad aaya fasiraysa meelahaa lafuulayo ..)
    2. Sabirka wnaaagsani waaka aan lahayn:
    🌿Argagax .
    🌿Amakaag .
    🌿Uqaadan waaa.
    3. Waxkastoo imaanayaa wuu dhawyahay.
    4.kelmada المهل macnayaasha lagu sheegay waa:
    🌱Naxaas la dhalaaliyay .
    🌱Daamurka.
    🌱Saliida huubadaa ee sida daamurka kugu dhegaysa.
    5.kelmada العهن waa suufka.
    6.Aragti gaabnida gaalka ayay Aayada suurada uugu horaysaa ka hadlaysaa.
    7.sabirku waa hubka muminka .
    8. Qofku markuu qaafilyahay Aragtidiisaa gaaban .
    9. Xasuusta Aakhiro qofka waxay ka saacidaysaa inuu aad u diyaar garoowo oo Abaal marinta qiyaamaha ku talo galo.
    10.qofka camalkiisu dib dhigo tolkiisu ma horu mariyo ) xadiithbaa macnihiisu sidaa yahay. Qofwalba waa inuu ku talo galaa siduu naftiisa ubadbaadin lahaa.
    11. Qofka illahay diidaa naartuu aqbalayaa, intaan jahanama kuu yeedhin yeedhmada illahay aqbal.
    12. Balaayada uugu weyni waa Aduunyada oo layska dabo rido.
    13.Cibaadada salaadu waa wax weyn .
    14. Camalka uu illahay uugu jecelyahay waa camalka la joogteeyo )sidaas ayaa xadiith macnihiisu yahay.
    15. Qofku siduuu masruufkiisa u qorsheeyay waa inuu masruufka Aakhiro u qorsheeyaa.
    16.Qofkasta Amaanaa saaran lkn waa lakala Amaano weynyahay ka xilka ummada haya uugu Amaano weyn.
    17.calaamadaha munaafaqa waxaa ka midaa:
    🌿Balanka ayuu ka baxaa.
    🌿Amaanada wuu khiyaameeyaa.
    ❗️(Qofku iimaan malaha hadaanu Amaano laheyn, Diina malaha hadaanu balan laheyn)xadiith macnihiisu saa yahey.
    18.Qofku markhaatiga lacag kuma qaadan karo mana diidi karo.
    19.salaada waxyabaha loo ilaalinayo waxa kamidaa:
    🌿Barashada salaada
    🌿Khushuucda ......
    20.markaad karaamadaada ilaaliso illahayna wuuu ku karaamaynayaa,markaad karaamadada meel kaga dhacdana illahay wuu ku dulaynayaa.
    21.kibirka waxa kaa daweynaya inaad ogaato halakad ka timid iyo itaal daridaada.
    22.labadan kelmadood المشرق / المغرب quraanka marna iyadoo keliyaa ayay ku yimaadaan marna iyagoo muthanaa marna iyagoo jamacaa markaa quraanku isma diidana waxa lagu fasirayaa sidan:
    🌿Keli markay tahay waxa lagu fasirayaa jihada ay ka soo baxdo iyo tay udhacdo.
    🌿markay muthanaha tahayna waa gu iyo jiilaal siday usoo baxayso oo way durkaysaa.
    🌿markey jamactahayna waa maalin walba meelbay kasoo baxeysaa oo wey sii durkaysaa waa dhaqdhaqaaqa ay qoraxdu sameyneyso.
    23.Aayadahan udanbeeya suurada welibana aayada leh iska daaa ha iska ciyaareenee waa intaan jihaadka la waajibin .

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 Před 3 lety +5

    Jasaakallaahu annagana aalle ha nagu anfaco thanks a lot more than one.

  • @anhaardahir133
    @anhaardahir133 Před 3 lety +5

    Xafidullhulaah

  • @filsanosman2923
    @filsanosman2923 Před 3 lety +3

    Jazaakallaaah sheikh maxamed dirir jecliyaaa

  • @sayaayohadlagolay6194
    @sayaayohadlagolay6194 Před 4 měsíci +1

    Jazakalah khayr sh mahamed sh omer dirir

  • @sarahbashe2687
    @sarahbashe2687 Před 3 lety +3

    Jizakale kheyr
    Alla yaxfidek ya Sheekh

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před rokem +1

    Jazak allah khyr sheekhan dirir

  • @craxamanttsom8649
    @craxamanttsom8649 Před 3 lety +4

    mansha allh

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 Před 3 lety +3

    Alahu akbar

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 Před 3 lety +3

    Masha Allah jazakallah khair

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 Před 3 lety +3

    💚💚💚💚💚

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před 2 lety +3

    Masha Allah, alle ha ku BARAKEEYO sheikh.

  • @Ss53426
    @Ss53426 Před 2 lety +7

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة نوح iyo faaiidooyinka suurada:
    🌿Suuradan waxa loogu magac daray nebi nuux bilow ilaa dhamaad qisadii nebi nuux ayay ka waramaysaa.
    Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadleyso :
    1. Suuradan waxay utaagantahay qofka dacwo iyo diin isku taagay inuu duruus iyo cibro ka qaato qisaada nebi nuux.
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1.Dadka kuugu dhaw ayaa macruufkaaga uugu horeeya oo inaad diin iyo wax walba gaadhsiiso oo aad ka badbaadiso halaaga.
    ❗️Tolka waa in lagu hirgeliyaa wuxuu illahay doonayo.
    2.Amaanada aan dadka u sidnaa waa inaan illahay dadka ku xidhnaa.
    3.xaqa uugu horeeya ee qofku fulinayo waa xaqa illahay qofka xaqa Alle siiya xuquuqda kalena wuu bixinayaa.
    4.Sababaha qofka denbiga lagaga dhaafaaa waa inuu camal wanaagsan sameeyaa .
    5.waqtiga waa in laga faaiideysta oo maalin walba gaarkeeda looga faaiideystaa.
    6.Dacwadu waxay ubaahantahay waqti badan .
    7.Dacwadu dadka ma firdhiso ee dadka ka firdhada , Diintu qofka wanaagsan wuu soo dhaweeyaa qofka xunina wuu ka didaa.
    8. Adoonku isagoo illahay og yahay wuxuu ku suganyahay hadana waa inuu illaahay Adoonku ubandhigtaa oo usheegtaa.
    9.Awliyada illahay waxa uugu cadho badan dadka shaydaanku saaranyahay.
    10.Dayaxa wuxuu ku sifaysanyahay نور Qoraxdana iftiin oo qoraxdaa ka ka iftiin badan,Dayaxuna iyada ayuu iftiinka kasoo qaadanayaa.
    11.Qofku haduu is kibriyo oo canaad tamo indhaha qalbigaa madoobaada.
    12.Qofka dadka diinta gaadhsiinaya waxa ladoonayaa albaab kasta iyo usluubkasta oo uu dadka diinta ku gaadhsiinkaro inuu maro.
    13.Qofka diinta sidaa dadka la xejecluu ka qabaa aad ayuu uugu dedaalaa.
    14.istiqfaartu waa dhaqanka nebiyada kuma eeka dadka danbaabay oo qudha.
    15.( Diinta iyo aakhiro markuu dadka illahay xagiisa uugu yeedhayay luuqad ay fahmayaan ayuu uugu yeedhayay oo ah xoolo wiilal beero biyaha.. ) waxa saa yidhi qaataada markuu ka hadlayaay ayaadhahan ka danbeeya aayda 10 .
    16. Qofka labo mid uunbuu noqonaya inuu :
    🍃Adoomaha weyneeyo
    🍃Inuu illaahay weneeyo.
    ❗️Adoonku illahay haduu weyneeyo waxyaabaha kale ayaa ku yaraada.
    17.Qofka markuu Aad ugarto Rabinimada illahay ayuu illahay uqirayaa magacyadiisa uuna cibaadaysanayaa.
    18. Nebi nuux safarka dadku marayo kelmado yar ayuu kusoo koobay.
    19. Nimcooyinka illahay waxa ka midaa wadooyinka wanaagsan.
    ❗️Bulshooyinka hada joogaa wadooyinku waxay ka mid yihiin noloshooda Asaasigaa.
    20. Shirkiga iyo galanimadu waxay soo bilaabmeen xiligii nebi nuux shaydaanbaana helay .
    5 magac ee aayada 23 ku jira waxaa lahaa niman wanwanaagsan o cibaadaysan jiray markay dhinteen ayuu dadkii ka danbeeyay ku yidhi Aabayaashiin siday ucibaadaysan jireen si aad uugu cibaadaysataan taalooyin dhista si aad uugu xasuusataan qarnigaas sidaasay ku dhamadeen , Qarnigii ka danbeeyay ayaa shaydaankii ku yidhi Aabayaashiin sawiradan ayay caabudayeen idinkuna caabuda markaas ayay gaalnimadu bilaabantay oo kuwan lala caabuday illahay.
    21. Islaamkeenu wuxuu diiday oo xaraamtimeeyay sawirada iyo taalooyinka.
    22. Qofka haduu illahay iyo Rasuulka diido meel iskama fadhiisto markuu wiixi wanaagsanaa ka tago gaalnimuu ku bedelanayaa.
    23.Qofku waa inuu cid wanaagsan raacaa nebiga ina baray inaan cid wanaagsan la rafiiqno oo la fadhiisano.
    24. Qofka illahay caqlibuu siiyay ma mudna inuu caqligiisa qof ka iibiyo ama Amaahiyo maaha inay cidi ka dhex hadasho.
    25. Shaqada Gaalada waxa kamidaa shirqoolka ay ku wadaan illaahay iyo diintiisa iyo ummada muslimkaa.
    26.Gaaladu Albaabo kala duwan ayay furaan sida: shubahaatka si ay diinta uuga khalkhaliyaan muslimiinta /qaarna shahawaat ayay ku furaan si ay caadifadooda u adoonsadaan.
    27.Hadii Gaaladii sidaa isu dardaarmayaan anaka maxa inoo diiday inaynu isu dardaarano inteena muslixiintaa sidaan dadka uuga reebi lahayn xumanata iyo sidii xaqa laysugu hanuunin lahaa.
    28. Waxaan ku halaagsamaynaa ama ku horu maraynaa waa camalkeena .
    29.waxay aayada 26 cadaynaysaa in gaalada la habaari karo marka laga quusto.
    ❗️Gaaladu nacdal way istaahilaan guud ahaan haabarna way istaahilaan marka laga quusto.

  • @user-qm6yf6rc2y
    @user-qm6yf6rc2y Před měsícem +1

    ما شا الله

  • @padriahamad363
    @padriahamad363 Před 3 lety +2

    Msha allha sheikh alle haku xifdiyo

  • @ZergamGhedi
    @ZergamGhedi Před 3 měsíci +1

    Masha Allah

  • @Ss53426
    @Ss53426 Před 2 lety +4

    Suuratu نوح halkaas ayay ka bilaabmaysaa 00:43:46

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 Před 3 lety +3

    Masha alaah Shukran sheekheni

  • @sadiashdahir2702
    @sadiashdahir2702 Před měsícem +1

    ماشاءالله تبارك الله تقبّل الله منك

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs Před 2 lety +1

    Jazaakallaahu khyr yaa Sheekh dirir

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 Před 3 lety +3

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 Před 3 lety +2

    🤲👍allah ha ku xiifdiiyo

  • @gabalcawale1321
    @gabalcawale1321 Před rokem +1

    Jazakallah khayr

  • @user-fc2er7tc8x
    @user-fc2er7tc8x Před 7 měsíci +1

    ماشا الله

  • @americanewyork6626
    @americanewyork6626 Před 3 lety +2

    Masha Allaha Allaha ku dhowro sheik

  • @abdirahmankhalif6016
    @abdirahmankhalif6016 Před rokem +1

    Waxan kaa yabay imanka wa qali shayka uu qallisan wa imanka allow naguu Kal mee imanka 😭😭😢😢🙏🙏🕋🤲🤲❤️🧡😍🤎💓

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Před rokem +1

    Asc sheekh dirir
    Cimri dheer Ayaan Alle ku waydiinayaa iyo caafimaad from Danmarka

  • @saynabdki3920
    @saynabdki3920 Před 3 lety +2

    Zzzz

  • @akarimbiihi7514
    @akarimbiihi7514 Před 3 lety +2

    opp

  • @shadiaabdale4087
    @shadiaabdale4087 Před 3 lety +1

    Jazakallah khayr Sheekh illaahay cilmiga cafimadka cimriga iyo cibaadada ba haku siyaadiyo

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 Před 3 lety +1

    Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba ❤❤❤❤❤

  • @maxamuudcawil7022
    @maxamuudcawil7022 Před 3 lety +3

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا شيخ محمد

  • @sahrafarah1993
    @sahrafarah1993 Před 3 lety +2

    ❤❤❤ mansha. Allah

  • @sahrafarah1993
    @sahrafarah1993 Před 3 lety +2

    Mansha. Allah❤❤❤❤

  • @mariyamaxamed3933
    @mariyamaxamed3933 Před 3 lety +2

    ماشاءالله ❤🥰

  • @faynladanchanel2129
    @faynladanchanel2129 Před 3 lety +2

    Alx

  • @ShuuriyesaciidSaciid
    @ShuuriyesaciidSaciid Před 8 měsíci

    M.sheikhna

  • @macalincabdifataxonlinequr9753

    Maansh allaah

  • @sheekhwaah9492
    @sheekhwaah9492 Před 2 lety +1

    Maasha Allah

  • @guidsomalia4670
    @guidsomalia4670 Před 3 lety +2

    salaamu aleikum
    ma jiraan wax fursad u leh in lambar taleefan la i siiyo sh Maxamed
    Inshalla

  • @sadiashdahir2702
    @sadiashdahir2702 Před měsícem

    اللهم نجّنا من عذابك

  • @suadjibril7021
    @suadjibril7021 Před rokem +1

    Ppppppppp

  • @yuusufibrahim2435
    @yuusufibrahim2435 Před rokem

    Allahu akabar waa milin adag ilahow nofudude