Guri barwaaaqo Vs Tik Tok Qosol

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 776

  • @guribarwaaqotv
    @guribarwaaqotv  Před 3 lety +306

    Insha Allah CZcams kale habendabe waxan soo dhigaya Falanqayn Lasocda

  • @aadanmaxamuud2354
    @aadanmaxamuud2354 Před 3 lety +118

    labada weerer e halista ah inta ila fahantay like hays muujiso

  • @fowsiyomahamed174
    @fowsiyomahamed174 Před 3 lety +94

    Yaku hesta tiktok falanqeytisa oo sugayey sideyda ookle ismuujiya ilma aderyaalow

  • @amirsuhail919
    @amirsuhail919 Před 3 lety +25

    11:30 runtaa waye wlhi 😂😂

  • @mohhiis2286
    @mohhiis2286 Před 3 lety +50

    Misse IYo Ronaldo AYaa Lasoo QadimaY 😂😂

  • @abdifatahmoh8505
    @abdifatahmoh8505 Před 3 lety +25

    First legend GURI BARWAAQO waa ku wataa Tan iyo Ta dambe ba😅

  • @sharmo5893
    @sharmo5893 Před 3 lety +14

    Lapa weerar yahan paa laynagu soo qadimay😂😂😂
    WalaHi Gurow ILme ma tihid apTio😂😂😂

  • @ameinsavage9038
    @ameinsavage9038 Před 3 lety +8

    Ismacil malin walba waan ku dawada ilasoco hay dhaafin😂😂🙏full respect brother

  • @maxamedshariif2557
    @maxamedshariif2557 Před 3 lety +32

    16:41 intaan sugayay ilaa maanta waa intaa😂😂😂

  • @faysalcilmi7272
    @faysalcilmi7272 Před 3 lety +7

    Naagtaa 4.4.2 wan aqana wacad Alle wakhti xaadirkan Somalia 🇸🇴 ayay Ku sugan tahay Wana reer Roma Italy 😁😁🙆

  • @user-sw5gw5ht8y
    @user-sw5gw5ht8y Před 3 lety +14

    Igula sali xabiibkena mohamed scw scw scw

  • @varixazaed5557
    @varixazaed5557 Před 3 lety +15

    Imikan niyada kugu hayay gurayoow 🤣🤣🥰💋

  • @hormarinbulsheed7729
    @hormarinbulsheed7729 Před 3 lety +20

    Khalaas maanta ayaa iigu dambaysa akhrinta comment waayo waxba lagama faa iidayo 1: like 2: subscribe 3: waan ku taageeraa...... waar Heedhee muuqaalka falan qeeya ileen wakhtibaa ku baxaye😑

    • @kamaalcilmi5121
      @kamaalcilmi5121 Před 3 lety

      Waar bahasho qalaylka hanagag dadajin bal biyo noogu keen

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 Před 3 lety +20

    5:04
    Messi iyo cristiano waa nalagu soo qadimay hh

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh Před 3 lety

      🤣🤣😂😂😂😂🤣

    • @maxamedamiin8650
      @maxamedamiin8650 Před 3 lety

      Weeradaasi waa halasi waanyaabe🤣😅

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@maxamedamiin8650 fadlan walaal subscribe ii saar waa walaashaaye ina soo booqo inshaa allah

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 Před 3 lety +5

    13:47 laba qof baa kaa hoosaynaya Fircood iyo mid kale. Guri Barwaaqo umadeena maaha😂😂🤣😂

  • @maanoh_qoslayeh
    @maanoh_qoslayeh Před 3 lety +3

    Guri barwaaqo ninka kaliyee markaan cadhoodo videoyadiisa daawado horey usoco brother 😂❤️👏

  • @Mohamed_Ina_Dahir
    @Mohamed_Ina_Dahir Před 3 lety +20

    "Allaahu ma innii"

  • @axmedofficial913
    @axmedofficial913 Před 3 lety +21

    Guraw zxp waa form burcee nio adba sowdigii xidhay ditaca 😂😂

  • @abdiasiskhadar9389
    @abdiasiskhadar9389 Před 3 lety +11

    Laba halyey oo ciyaaraha caan ka ah ayuu xusay guri
    😂😂😂

  • @Raage_Abdirashiid
    @Raage_Abdirashiid Před 3 lety +11

    Guri beenaale wadnaha idhagle adi xge ku taqaan hindiga 😂🤣😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣 ala beerka keep going legend gar iyo gardaraba waan ku wadana

    • @abdirahimabdirahman6174
      @abdirahimabdirahman6174 Před 3 lety +1

      Waa runti been ma aha kalimada ( darkan) oo hindi ah micnaheeda wa garaaca wahadnaha, halka English ka ayku tahay ( heart beat ) marka sxb guree barwaaqo wa nin hindi ga wax kayaqaana intay doonto hala ekaatee
      Oo marka uu video ga bilaabayo wakan nagusalaama ( Kiya haal hai ) oo jumlad hindi ah micnaheeduna tahay ( sidee tahay) ee sxb ninka gure barwaaqo cimaamada kutuur haka haysaninee 😂😂😂✌✌✌✌

  • @ahlammohmed466
    @ahlammohmed466 Před 3 lety +10

    8:43 Waakaa tiktok iska dhex yaala kiiyoo jawaan la moodo😹😹😹😹

  • @zadaamyaaziin2659
    @zadaamyaaziin2659 Před 3 lety +9

    40 jir is moodaya Ciyaal xaafad xamar baa laga Hela😂😂🤣

  • @jabroagi1305
    @jabroagi1305 Před 3 lety +19

    Waligaa ma arkaysid inan lacag diidaysa😅😅

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro Před 3 lety +16

    13:30 Astaaqfurullah, kulahaaa 6 salaadood maalinta la dukado 😂😂🤣 gabarta asaga ayaaba kasii waalaaayo 😂😂🤣 ilaahoow caafimaad nasii 🤲

    • @xamdiitohibraahim3205
      @xamdiitohibraahim3205 Před 3 lety

      Wll Wuuu Tajibanya Wiilku mcnaHa iney Diinta iyadu wax ka garnyso ilayn wa ta leh ninbaan muzlimiYee 🤭

  • @varixazaed5557
    @varixazaed5557 Před 3 lety +19

    Alla gurow cawa yarki buurna runtad usheegtay🤣

  • @shiva-1019
    @shiva-1019 Před 3 lety +6

    7:58 meeshan uu jooga waa (ay) meel cidlo ah macnaha,ee yaa qaybsiiya heesaha kula guri barwaaqo waa imtaxaan kuye mise qaacanbaa u soo qaada🤣🤣

  • @gabadhiiriyada6756
    @gabadhiiriyada6756 Před 3 lety +3

    Inta aragtay guri barwaqo inu hadalka yadof ku hasto ismujiya rabi dacwatina🖒

  • @mohamedismaeltube5657
    @mohamedismaeltube5657 Před 3 lety +1

    Gurayoow Ilaa iyo sanadkii 2017 ilaa iminka waan kugu xidhnahay waligay intaan noolahay kama daali doono CZcamskaaga saaxiibkaa suhayb saanjo fariin aan kuusoo faray makuu keenay magacaygu waa maxamed ismaaciil halanbaheel kunool sanaag aad baan kuusalaamayaa adigiyo saydhiye,aamino saleebaan ,qalabjaan and dhamaantiin❤❤❤❤❤❤👏

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 Před 3 lety +20

    Guri barwaaqo reaction xariir Ahmed heesta soomaliland

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 3 lety +5

    guri barwaaqo macalinka Dhanka hindiga😂😂😂😂😂😂

  • @nacimaduriyada9829
    @nacimaduriyada9829 Před 3 lety +20

    Heestu qadayo 40 sano ayuu ka weynyah 😂😂😂😂

  • @rithwanofficialramadinho2306

    Zxp waad iga qoslisay 4 4 3 Ayay kuciyarysa 😂😂😂😂😂👍👍😂😜❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +12

    Funny wlhi😂🔥

  • @maanoofficial6466
    @maanoofficial6466 Před 3 lety +4

    Guroow funaanada inaga habee wa ustage😂

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 Před 3 lety +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Niyada Haka Jabin Wallahi Waa runta gurow

  • @motasovo3123
    @motasovo3123 Před 3 lety +2

    Maschallah que dieu te protège guri Barwaaqo tu est le préfère de tout le somalien

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 Před 3 lety

    Guri barwaaqo daacad ayaan ugu qoslaa hore u soco wll horumar wacan

  • @saleebaanrashiid8123
    @saleebaanrashiid8123 Před 3 lety +2

    Guri barwaaqo legend nin aan jeclahay hore usoco wll

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase Před 3 lety +8

    waan ogahay inaysan cidi akhrin doonin qoraalkan balse qofkii ara oo akhriya waxan si naxariis lh kaaga codsanayaa inaad subscrip ii saartid mahad sanid walal

  • @deganapdirhmn5999
    @deganapdirhmn5999 Před 3 lety +3

    8:18 kan kaso sokeya Laba qurumodba wejigisa isku laaayhee😂😂😂😂😂😂😂istaqfurlh hehehehe hehhehehe

  • @xasanalaska6515
    @xasanalaska6515 Před 3 lety +2

    Ninka kaliya iga qosliya waan ku wataa gar iyo gardaba love yaan liska xasdin

  • @amiiratiitaofficial6054
    @amiiratiitaofficial6054 Před 3 lety +12

    guri Barwaaqo Lengd on The somaLiLand🙏

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 Před 3 lety +2

    Dhuus waryaa dhuus waryaa😂Diyeeshe funny 😀😀😁🤣😂😂

  • @suldaanmaxamuud720
    @suldaanmaxamuud720 Před 3 lety +6

    4.4.3 haday shaxdaa dumarkuba ku ciyaari waayaan waxaan is idhi malaha waxay isleeyihiin calafkaa idinka laalmi( Billaahi Calleek)

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 Před 3 lety +1

    11:07 😂😂😂😂😂😂😂😂😂Ma Tiktok bay Niyad Taala Kulaha Walahi bilaahi guri barwaaqo Waa Funny😂

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 Před 3 lety +4

    messi cr7 inta ila qososhay kkkk like hayla dhafina

  • @akilaburco474
    @akilaburco474 Před 3 lety +6

    isaga io Heestu 40 Sano ayy kala Wayn Yihiin KulaHaa Guri barwaaqo 😂😂😂😂

  • @fadximohamed5772
    @fadximohamed5772 Před 3 lety +3

    Aar baaba jeeya keep going bro wlhi si aan cadi ahayn ayaan kuu tageraa

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 3 lety +5

    🤣🤣istqfurlah😄haa wa aragatya Comantigaygii Guray

  • @ayuubapdi4114
    @ayuubapdi4114 Před 3 lety

    Waydhacda in lagudhaHoo idhuus😀😀😀😀😀guri barwaqo 😀😀funny wlhi tageero number 1 Ku ahay

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 Před 3 lety +4

    16:23😂😂 waxan ka baqaya inay salaada gasho

  • @niciimamohamed7339
    @niciimamohamed7339 Před 3 lety +5

    Gyri BARWAAQO Keep going hhhhhhh

  • @inadhaqtar8209
    @inadhaqtar8209 Před 3 lety +1

    2weerar oo halis ah waa nalaku soo qadimaY GURI BARWAAQO waa ku wataa gar iyo gardaroba.

  • @mohhiis2286
    @mohhiis2286 Před 3 lety +7

    Laba QuroomooD AYaa Isku LaalaY Wajigiisa 😂

  • @mushtaqsool65
    @mushtaqsool65 Před 3 lety +4

    Guri parwaaqo madaxa qosolka😅😅 tageero puxda🥰😇hore uzoco wlky🙏

  • @wadnethomazzmedia628
    @wadnethomazzmedia628 Před 3 lety +9

    Guraw zhp Heesti Aamina cabdilahi, Sahra ahmed & ahmed mooge, abdiqadir juba reaction nooga soo bixi waa hees Aan caadi ahyn talabad wxa kujira erayo in la macneeyo u baahan xagana adiga noo qabilsan abwaan heesta waa codsi ka qabso zhp waliba heesta guurki waa laga baxee ka goya taa calosha.
    Wxn rajaynaya inaad aqbasho codsiga

  • @zaadmatan849
    @zaadmatan849 Před 3 lety +9

    Hadal wa margi an u marmarsiyode 😆😆😆
    Ehelada iyo azxaabta marxuminta geeriyodey qaarkod aya la hadley saxaafada ayu ka wada macnaha dadkan geeriyodey qaarka mida ehelkodi iyo azxaabtodi .

    • @user-fw7wk8si7y
      @user-fw7wk8si7y Před 3 lety

      Haaa wll
      Sasbu ka wadaa wariyuu
      Waa kuwaa badaley

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 Před 3 lety

      Wa sidaa bro
      Dadka aya bedelaYa

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@user-fw7wk8si7y fadlan walaal subscribe ii saar waa walaashaaye ina soo booqo inshaa allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@wlldeeq5599 fadlan walaal subscribe ii saar waa walaashaaye ina soo booqo inshaa allah

  • @SamatarCosta
    @SamatarCosta Před 3 lety +1

    Zhp guroow sheekooyinkaagii adiyo ina cali shaah baa u xiisnay hadaad ila mid thy like saar

  • @faisalibrahim8983
    @faisalibrahim8983 Před 3 lety +5

    Burcan shalay so maray for the fist time heve l am hargaysa

  • @fadxamaxamad9688
    @fadxamaxamad9688 Před 3 lety +3

    Hhh inta tiktok la soo argatay love dhac ku sii🤣🤣

  • @maslahosalaaxproduction3451

    Jooji like ku raadinta quraanka io saliga nebiga ❎
    Subscribe 4 more

  • @hafsodiamond4072
    @hafsodiamond4072 Před 3 lety +1

    Tiktok soo Badi guri barwaaqow

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial Před 3 lety +10

    MoHaMeT RoMeo FananKa MaGaCisaH
    Inta Og Liketa Kusidaya🥰🖐💯

  • @ibraahimmohamed6290
    @ibraahimmohamed6290 Před 3 lety +2

    Legend guri parwaaqo ku wataa mar walpa 🔥🔥

  • @ameinapdi4
    @ameinapdi4 Před 3 lety +3

    nio wllhy berka aya icasady kullaha lahjada lagu qaday iyo tan uu iminka ku qadaya wa kalla kan 😂🤪

  • @britishsomaliland1398
    @britishsomaliland1398 Před 3 lety

    Wllo wxn joga gobolka awdal degmada borama burcana wali ma arag marks igu horaysa en imanayo wllhi incha allah adi fadligaban u imanayan pro numberkaga iso dir allaha ku daye

  • @yacquubalra7378
    @yacquubalra7378 Před 2 lety

    Salaadiisa hal eego ku lahaa guray zxp anuu waxab waka qaban wayay wllhi waxa dhiman inay salaad gasho 😂🤣😅😅😁😅😍😁

  • @abdihani5593
    @abdihani5593 Před 3 lety +6

    Gurey sxb malmhn boorka iska jafte meqa gacn weye 😂

  • @dinixmedia8649
    @dinixmedia8649 Před 3 lety +2

    Qaarbaa ku oranaya
    Niyada haka jabin
    Matiktok bey niyadi taalaa😂😂😁😁😀😀😃😃😄😄 intaasaa iga qoslisey guriyo
    (From) ma iraahdo sababto ah samoali maahan ee
    Xagaayo mudug gaalkacyo

  • @yassinizze2537
    @yassinizze2537 Před 2 lety

    Legend always legend guri barwaaaqo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +1

    Missi iyo Christiano na wa laynagu so qadimy😂😂😂😂😂

  • @yacquubxalane6019
    @yacquubxalane6019 Před 2 lety

    15:05 Yaadoof markuu ka falcelinayo wlh waan ku haystaa..😊🤣🤣

  • @muhaykalofficial5410
    @muhaykalofficial5410 Před 3 lety +2

    Izmaciil cabdi lahi cali sharma boy reaction ka soo bixi plz pro 😇

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +5

    🤣Waxyabaha Qosolka Kama Hayno dee

  • @azmaomar1453
    @azmaomar1453 Před 3 lety

    Guri barwaaqo waan lagu ogayne hindiga macnihiisaa meel bad iska dhigty😂😂

  • @kamaalhazzan7345
    @kamaalhazzan7345 Před 3 lety +5

    Messi Iyo Ronaldo Inta Fhnsn Liketa I Saara

  • @kaptantaxo8058
    @kaptantaxo8058 Před 3 lety +1

    Frist ciyalo guray barwaa qo is muujiya

  • @bollywoodhd.mp4177
    @bollywoodhd.mp4177 Před 3 lety +1

    Keep going kabtan guri barwaaqo

  • @amirsuhail919
    @amirsuhail919 Před 3 lety +5

    Gurow cafimadkga sthy adi iyo familka

  • @ugaasismacil8204
    @ugaasismacil8204 Před 3 lety +1

    Legend guri barwaaqo horey usoco waan Ku wataa wallahay 💯🙏🙏🥇🎯🚫

  • @hamerstudioproduction8139

    Wll mcn aduun yada cisi iyo zharaf ku Nolaada akhirana Janada alla ha kugu cusuumo 1k subscribe igu caawiya codsi waye wllhy

  • @mohmedhajji1066
    @mohmedhajji1066 Před 3 lety +1

    Numper one taagero guri bRwaaqo☝️

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 Před 3 lety +2

    Guri Barwaaqo
    Madaxtoyo keep going legend

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 Před 3 lety +8

    In 443 ay ku ciyaareyso laguma fahsana ayay isleedahay kkkkk

  • @user-ho8if6tp5m
    @user-ho8if6tp5m Před 3 lety +2

    Zhp GURI BARWAAQO NIN RUN SHEEGAY WAA NIN CEEB SHEEGAY ZHP

  • @othmanbarre7686
    @othmanbarre7686 Před 3 lety +1

    1 st qof daawada guri barwaaqo

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Před 3 lety +1

    messi &R7 waanala ku soo dayyaya😂👏🏼👏🏼😂

  • @updihathi-ali-official3087

    Old is gold 2021

  • @mubaarigrashford3163
    @mubaarigrashford3163 Před 3 lety +15

    Guri zhp markad tik tok ka hadlayso yaadoof haka reepin😂

  • @tarabisuhaib6417
    @tarabisuhaib6417 Před 3 lety

    Herreri 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 herreri alla guri manTa adigipa iska qapSanAYe 🤣

  • @ayaancabdishugri956
    @ayaancabdishugri956 Před 3 lety

    Abti guuri barwaqo wankujeclahy wllhi abti nolow waxaa ii dhashaay wllshy

  • @mohammetothman518
    @mohammetothman518 Před 3 lety +1

    War ayaantaa guriyow youtube waa ka dhanansaty viewskahana heigh wyeh masha allah 🤝🤍

  • @saadaadman9497
    @saadaadman9497 Před 3 lety

    Sxb Germany 🇩🇪 ayaan kaa soo salaamayaa rer xamar qaas utahay maahmaahdaas ragoo baradho geeloow rarasho heestaas laga soo saaray lkn maahmaah ahaan loo isticmaalaa

  • @dhiirigaliyahadadka6809
    @dhiirigaliyahadadka6809 Před 3 lety +1

    Haaye wll tiktok markaad reaction ka ka bixinayso dadka waalwaalan meesha ka Saar zhp dad caadiyaa noo Soo qabo

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 Před 3 lety +6

    Messi iyo ronaldo na waa lasoo qadimay only legend uun baa fahmaya😂😂

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 Před 3 lety +12

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢
    Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🤲
    Aamiin aamiin aamiin❤❤

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 3 lety +2

    Mohamed Romeo ayaa heesta isku dul qabtay 😋

  • @haykalali6990
    @haykalali6990 Před 3 lety

    Izmaciil guray barwaaqo

  • @guribarwaaqotv
    @guribarwaaqotv  Před 3 lety +11

    Waa Kan CZcams Cusba czcams.com/channels/3bAfk_KzU1Vqia-S48eGyQ.html

    • @Abwaanxikmad
      @Abwaanxikmad Před 3 lety

      m.czcams.com/video/K1HxeFTjlok/video.html
      Bedelkii heestii HEBLA waala GUURSADAYAA
      jilayaasha burco
      naag tigreeya baad heliyaa

    • @cabeeyekayse5205
      @cabeeyekayse5205 Před 3 lety +1

      💞

    • @Abwaanxikmad
      @Abwaanxikmad Před 3 lety

      m.czcams.com/video/K1HxeFTjlok/video.html

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@cabeeyekayse5205 fadlan walaal subscribe ii saar waa walaashaaye ina soo booqo inshaa allah

  • @freespirit2470
    @freespirit2470 Před 3 lety +1

    Kadaa haaye niyada hakajabine 😂😂😂😂