WAXAAN QAATAY GO,AAN NOLOSHAYDA BAABI,YEY!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #00252616889436#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Komentáře • 115

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 Před 29 dny +3

    Gabar fariid ah be ahayd guur khayr qabo Allah hasiiyo iyo owlaad salixiin ah

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před měsícem +6

    Alle ha ha cafiyoinsha allh rer wanagsan iyo awlad khayr qabta alle ha siyo 😢😢

  • @user-lt2kv8hq6u
    @user-lt2kv8hq6u Před 11 měsíci +8

    iyada iyo islaam ah culeska hakaqaado insha allAAH adigana wadmahadsanthy abayo qali allahakuxafido❤❤

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 Před rokem +14

    Insha Allah iyada iyo qofkasto islamaba u culays saran yahaba Alle haka dulqado aamiin aamiin

    • @maryanxasan7351
      @maryanxasan7351 Před rokem +1

      Ameen muraatkeda allah u sahlo. Culeeska allaha ka dul qaado insha allah

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r Před 7 dny +1

    Maash aalh gabadh fariida ahayd ale guur khayr ale hasiiyo iyo awlaada. Khayr qaba ❤

  • @user-jb6my7cp7y
    @user-jb6my7cp7y Před rokem +6

    illhay haka furfuro waxanhaysta guur Khayr qbana hasiiyo sixir bay uegtahay yaa rabbi adaan Magan galnay saaxiriinta Iyo sharkooda

  • @umuanas993
    @umuanas993 Před rokem +8

    alle caafimaad dagdagaa iyo guur barakeysan awlad salixina hasiiiyo miskiinta 😢😢

  • @MustafaHassanAli-ud9qh
    @MustafaHassanAli-ud9qh Před rokem +6

    ilaahay ha siiyo ubada khayar qabo oo xalaal ah siiyo aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin yaa rabi

  • @abuuqalid5713
    @abuuqalid5713 Před rokem +5

    Allah ha ku irzaaqo guur wanaagsan Aaamiin Aaamiin Aaamiin

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 Před rokem +4

    Sowda waad mahad santhy gabadhana guurka Allah usaqiro o hadey wax ku xiranyihiin Allah kashifo o haka saaro

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Před rokem +5

    Allaha u saqiro hana is qasabto waxaa laga yaabaa inay ciladdiidu af yeelato ani arintaas waan soomaray anoon cid u helin haddane waan ka gudbay

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před měsícem +5

    Allhu akbar ❤❤❤❤

  • @ifrahabfirahman3964
    @ifrahabfirahman3964 Před rokem +5

    Wallahi waa qiso cajabteda leh allah hacafiyo garta

  • @bilkhayrcabdirahman2603
    @bilkhayrcabdirahman2603 Před rokem +5

    Alleh farash khaiyr qaba hauw furo aamin

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 Před rokem +4

    Walashas Allah (sw) murugada haysaa farxad haugu badala fidunya wal Aaqhira jzkl qheyran Abaayo adiguna Sawdaa clip ka madagaysto ilaa like an kuqabto lasoco 😅 Maasha Allah. Allah hakuxifdiyo

  • @MaaidolMaxamuud
    @MaaidolMaxamuud Před rokem +4

    Wcs abaayo sawdo Wllhi waa xanuun taas lkn gabadhaas waxa haayo illaahay haka furfuro adigana qeyr alle haku siiyo

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před rokem +3

    Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @KhadroMaxamed-pq2hj
    @KhadroMaxamed-pq2hj Před 9 měsíci +2

    Ilahayow caafi o ka dulqad balayada heysta wllashen

  • @sumayamahamed9906
    @sumayamahamed9906 Před rokem +4

    Manta wahan noqday qofka ugu horeyey wan kusalamay qali ❤

  • @ZhugriApdi-wh9cy
    @ZhugriApdi-wh9cy Před rokem +4

    Wcs ❤❤❤❤ masha alllah allh hanaxifdiyo dhsmaanteen

  • @sabiriinfaysal4290
    @sabiriinfaysal4290 Před rokem +4

    Masha allh 😊

  • @user-gv7pd2qn7e
    @user-gv7pd2qn7e Před rokem +2

    Jasakalaah qer alle haka qado wax kahesto guurka

  • @saeedmuse3955
    @saeedmuse3955 Před 13 dny

    alle guur khayr qaba haku siyo laakin cimrada aad oo halkaas kusoo ducayso insha allaah waxad rabto hakusiyo

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan Před rokem +3

    Sawda waan ku salamay mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Před rokem +2

    Maanta waan soomanahy yaarabi yaraxmaan kadulqaad waxa guurka kaheesta hatii eydhi baateesay gaba dhaa alle ha kajaro caruur teeda hada reenta xanuunka ee leedahaye

  • @deeqaabdilahi142
    @deeqaabdilahi142 Před rokem +2

    Ilaahay hakadul qaado dhibaatada haysata aamiin

  • @SleepyDandelion-xb7xb
    @SleepyDandelion-xb7xb Před měsícem +1

    Alle hacafiyo dhibaatadana hakadulqaado

  • @user-me8xg7cq2j
    @user-me8xg7cq2j Před 8 měsíci +2

    Sawda qurux wallo ilaahay darti ayaan kujeclahay

  • @laylasheikh618
    @laylasheikh618 Před 2 měsíci +1

    Allaha guur qer iyo awlad cafimad qabo allaha ugu irsaqo Koley wax baa jiro allaha usaqiro

  • @badraomar3509
    @badraomar3509 Před měsícem +1

    Ilaahay ha caafiyo gabadhaas

  • @MohamedabdinirigMhmednirig

    ماشاءالله

  • @HalimaAbdirashid-qm8of
    @HalimaAbdirashid-qm8of Před rokem +3

    Illahy guur khayr qaba hkusiyo
    dhibtdna hkaqdo kuhysta

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před rokem +2

    Ilahey ha ka furo waxa haysta gabdha badan baa noocaasee

  • @user-uk3kc5ji8v
    @user-uk3kc5ji8v Před rokem +3

    Illahay amar markan ku arko wan farxaa❤

  • @NajmoMaxamed-xc2ge
    @NajmoMaxamed-xc2ge Před 2 měsíci +1

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @omaradan
    @omaradan Před rokem +7

    Wacalaykum assalam waraxma sister, I like this stories ♥️ 👌

  • @saafiismaacil914
    @saafiismaacil914 Před rokem +4

    😂😂😂 wa iga qoslisey shekadan

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r Před 7 dny

    Ale hakaa furfuro. Dhibka kuhaysta❤😢😢

  • @saynabcabdi43
    @saynabcabdi43 Před rokem +6

    Keep going sister❤

  • @user-mw9rx9kq5q
    @user-mw9rx9kq5q Před rokem +3

    Keep going ❤❤

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Před 3 měsíci +1

    habo sawdo darte and Alle nigi gari Iso doceya dhibka ihesto in Ae iga dulqado wax walbo an rabo In Alle ifudeyo😭😭

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 3 měsíci +1

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @haawomohamed-jx9sm
    @haawomohamed-jx9sm Před rokem +6

    Ilahay haka dulqaado waxa guurka ka haysta alle haufuro guurka insha allh

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před měsícem +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @ROUKYAHASSANMOHAMED-er2pk

    Allah ha qoucafiyo

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Před rokem +3

    Gabadhu wey khaldantahay. Maaha inay kala dhexgasho aabaheed iyo xaasaskiisa.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před rokem +4

    Masha Allah sister ❤

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 Před 4 měsíci +1

    Allah ha caafiyo

  • @user-xi1uz2ok4m
    @user-xi1uz2ok4m Před rokem +5

    ilahey guur qeyr qaba haku.siiyo iyo aWlaad qeyr qaba insha allha baqaro aqriso malin waba saliga nabiga scwm.istigfaarta hadaad farxad.heshid inoo soo.sheeg xabibti

  • @AbdikafiHassan-qw5wh
    @AbdikafiHassan-qw5wh Před 7 měsíci +1

    Sheekh rusheye halookeeno

  • @user-hr7lo2rz1b
    @user-hr7lo2rz1b Před rokem +5

    Asc sister ❤keep going Masha Allah

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Před rokem +2

    Habo sowdo saa uqoslaaay wad naha ixanuuni gaaray caleyn xitaa waakudary ilaa kafey kulahaa hhhh

  • @QadijoCqaadir
    @QadijoCqaadir Před měsícem +1

    Waab kuwxshada runtii ❤❤❤

  • @badraomar3509
    @badraomar3509 Před měsícem +2

    Waa runoo qoor kood hadal bay uga dhagtaa anoo bari inan yara ayaa gabadh meel iga soo raacday suuqdhexdiisa ayay hadal igu bilawda waxkasta way ku hadlaysaa si ala si aan yeelaan waayay dadka dhan way na eegayaan😅😅😅

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 Před rokem +5

    Mashaa allah ❤❤❤❤❤❤

  • @XawoAli-vu7ud
    @XawoAli-vu7ud Před rokem +2

    Haye walaal

  • @faizocabdulaahi4219
    @faizocabdulaahi4219 Před rokem +3

    ❤❤❤❤

  • @farhanyare7-gz6in
    @farhanyare7-gz6in Před rokem +2

    Asc wll Qaali Alle haku xif diyo

  • @user-ep7lj9qs6w
    @user-ep7lj9qs6w Před 8 měsíci +1

    Masha allaah❤❤❤❤

  • @leilaibrahim2604
    @leilaibrahim2604 Před rokem +3

    Wcs❤🎉👍

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před rokem +1

    😂 habo alle haku xafido ❤❤❤

  • @faisahussein1231
    @faisahussein1231 Před rokem +4

    😂😂😂❤❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 8 dny

    Allaha ka dulqaado miskiinta

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Před 3 měsíci +1

    Wcs xbbti keep going ❤❤❤❤

  • @caashomustafe3724
    @caashomustafe3724 Před rokem +1

    Allaha kadulqaado culayska iyadiyo intii muslimaba

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 Před 9 měsíci

    Illahay ha cafiyo waliba cafimad dagdag ah illahay haka dulqado wxa heysto farji qeyr qawo illahay ha ufuro wxan heystana illahay wado ha uyelo Aamiin amiin amiin yaa rabbi 🤲🤲🤲

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 Před rokem +2

    Waxan i sawiranty qabkey isku rifeen

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg Před rokem +2

    Ilahy.hasito

  • @idil5758
    @idil5758 Před rokem +2

    Wrlcome back drs sawda ❤❤❤

  • @faatimaali2609
    @faatimaali2609 Před rokem +2

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Před rokem +2

    Kkkkkk

  • @user-oc4dr3xh9r
    @user-oc4dr3xh9r Před měsícem

    Alle hakucafiyo wll qali

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před rokem +2

    Wcs sawda wlshy qaali

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +2

    Wcs my dear abaayo sowda cadeey waan dhownahay adna sidookale

  • @faizocabdulaahi4219
    @faizocabdulaahi4219 Před rokem +2

    Asc

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 Před rokem +2

    Ale hatocaafiyo wllo

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Před rokem +3

    Like diyaar

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Před 3 měsíci +1

    all iso doceya wax nide ki jiro in Alle irumeyo😭😭

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 Před rokem +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirashkacali8872
    @abdirashkacali8872 Před rokem +2

    M.a ❤

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 Před rokem +2

    🌹🌹🌹

  • @user-io8dy1bt7h
    @user-io8dy1bt7h Před 4 měsíci +1

    Ilhay Hacafiyo maskinta😢

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 Před rokem +2

    Wcs wll

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 Před rokem +2

    Allen haka futuro inantas

  • @QadijoCqaadir
    @QadijoCqaadir Před měsícem +1

    Allhaa acafiyo walashen

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před rokem +2

    Hello

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir Před 12 dny

    gurki balaga socday gabadha ilahy hau sahlo guur wangsna iyo inad wanagsan

  • @sahroshikhnuur1143
    @sahroshikhnuur1143 Před rokem +3

    Asc abaayo sowda ma ahi gabadh hadda kugu soo biirtay intuu channelkan kuu furnaa waan ku xirtaa hal waxood soo galisayna ima dhaafin saasoo ay tahayna comment kuuma soo qoro illaa aan wax ku waydiinayo mooyee' Marka abaayo waayahan codkaagu aad ayuu u gaaban yahay anna waan ku shaqeeyaa oo intaan meel saarto ayaan dhagaystaa oo aan shaqo ku qabtaa markaa codkaagu aad ayuu u gaaban yahay ee abaayoy maykarafoon ma isticmaashid miyaa...

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před rokem +1

      Abaayo wn isticmaala lkn wn dherayn donaa insha allah

  • @AadamIbraahim-qz9tr
    @AadamIbraahim-qz9tr Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatKhalil
    @FatKhalil Před rokem +2

    😂😂

  • @KhadraMohammed-gr1jl
    @KhadraMohammed-gr1jl Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Před 11 měsíci +1

    Illah hacafiyo maskinta

  • @caashaabokor8204
    @caashaabokor8204 Před 7 měsíci +1

    😢❤

  • @SihaamCabdi-x7j
    @SihaamCabdi-x7j Před měsícem

    Allha caafiyo 😂😂😂

  • @user-su4jv4rf5e
    @user-su4jv4rf5e Před 4 měsíci +1

    Allah kadulqado

  • @SahraCiire
    @SahraCiire Před 29 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Najahkhayre
    @Najahkhayre Před 4 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😊

  • @xabiibocabdi9500
    @xabiibocabdi9500 Před rokem +1

    😅😅😅😅

  • @user-rs2bf6bd2m
    @user-rs2bf6bd2m Před rokem +1

    ❤waaba barnaamij sawdo dheeman leedahay Iska dhaaf
    Madhacayso cadey like ta iyo daawashadaba Waad uqalantaa xbbty