GOOBILE GOOBILOW - DALAYS 1988

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2009
  • Visit www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.

Komentáře • 123

  • @asiye717
    @asiye717 Před 4 lety +28

    GOOBILE CIYARTAN WAN JECLHY MANA AQAAN
    MAREXAAN GEDO SALAN SARE ❤✋✋

  • @idalahow
    @idalahow Před 10 lety +67

    These kind of Somali Cultural songs and dances need to come out clearly. They are disappearing which we will never to retrieve them again...

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k Před 3 měsíci +1

    1988 was when this show was held for the tribute of our legend Abdi Bile Abdi. I was in Riyad Saudi Arabia

  • @mohamedamiin3812
    @mohamedamiin3812 Před 2 lety +5

    Waa markii abdi bile abdi so guleystey oo goob so qaadey hobaladii qaranka cidna kama maqneyn

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 Před 3 měsíci +1

      Ilaahow soo celi Somalia oo world champion ah, dadkeedo is jecel oo wada dabaaldegaya

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k Před 3 měsíci +1

    RIP Da uud cali Masxaf the rythm guitarist and the Santana of our country.Qaxweyste the bassist. Dalays the Tina turner of Somalia. Faadumo qaasim the Dalida of somalia Sangub our great comedian. Beerdilaacshe the Elvis Presley of Somalia. Magool the Etta james of Somalia. Cumar dhuule the B.B king of Somalia. Khadra daahir cige the Feyruuz of Somalia.

  • @cadeycali6723
    @cadeycali6723 Před rokem +2

    No Qabyaalad All somali oo wada jooga qalbi nadiif ah♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Allaha noo soo celiyo waqtigaas wanaagsan oo kale.

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Před 6 lety +20

    Allow u naxariiso Dalays. Aamiin...

  • @Shirwa50
    @Shirwa50 Před 14 lety +12

    This is good, all the Somali celebrities together Masha Allah. Daleeys mother of entertainment Sado, queen of beauty and Samatar one of greatest singers we have. All of them are amazingly incredible.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 2 lety +6

      Magool, Faadumo Qaasin, Sangub, Cumar Dhuule, Khadra Daahir iyo asxaabta kale cajalka ka muuqdo intee ugu tagtay. Alloow u wada raxmo.

  • @fathielmi4776
    @fathielmi4776 Před 6 lety +4

    Hobolo qaali ah ah baa ka muuqda goobta qaarkood geeriyoodeen.Alaha yaa raxma.

  • @Yusuf_Hunter1975
    @Yusuf_Hunter1975 Před 7 měsíci

    Wow Gobile Saar Gedo mudadan waxa ka so Wareegatey 34 years Allaha u naxariisto eedadey Khadijo Daleys ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌

  • @aminaadan1151
    @aminaadan1151 Před 6 lety +5

    Allah yarxama Fannaaanad qaran Dalays iyo dhamaan inta dhimatay dalkeena mar labaad ha israaco

  • @ahmedabdirizakdiriye9529
    @ahmedabdirizakdiriye9529 Před 4 lety +7

    Goobile saar Gedood
    Ciyaarti marreexanka Gedo degan

  • @kg6987
    @kg6987 Před rokem +4

    This is what you call a party!!! They was having a blast

    • @faizam523
      @faizam523 Před 8 měsíci +1

      Sure, they did😂🎉

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Před 4 lety +5

    ALLAHA U NAXARISO HOYO DALEES DHAMAAN ITA DHIMATEY DUCOY AMEEN

  • @cabdalla8481
    @cabdalla8481 Před 3 lety +8

    3:34 cabdi Bile cabdi halyeey somaliyeed ❤

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před rokem +2

    Goobile saar gedood❤

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 Před 7 lety +3

    Fanaankii weeyna Beerdilaacshe aa iga muuqda meesha AUN. Faadumo qaasim waxeey ka mid eheed Gabdhaha fanaaninta kuwooxa xishoodka badan AUN

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein1616 Před 7 lety +17

    Alle habeenkaan maxuu mucjiso ahaa waxan wada joognay dad badan oo layab lahaa waxa kulankaan u hamalyayn u ahaa somali legend Cabdi Bile Cabdo oo ku soo guuleystay tartankii orododa ma qiyasi karta sida loo farxsanaa waxa hesaha habeenkas goobta ruxay ka mid ahaa heestii weeerarow dooyoow waniini iyo xasan aadan samatar hh ilahow somali san ah ano nool itus...

    • @qamarmohammed1099
      @qamarmohammed1099 Před 7 lety

      Dabcisho Dambas wallle wayo wacan wad usoo joogte

    • @africanboy8474
      @africanboy8474 Před 6 lety

      Amiin

    • @wiilhoog4220
      @wiilhoog4220 Před 6 lety +3

      Dabcisho Dambas
      Qoraalkaagu ilin buu iga keenay walal Allaha ku Sharfo Anigu Nasiib uma yeelan inaan arko Noloshaan

    • @abdullahihussein1616
      @abdullahihussein1616 Před 5 lety +1

      Adeer Macaane waxa na haligay kacaankii reer miyiga ee ila hada socda mooryana siyaasi an ahay lasoo tagan ilahow naga qabo amin dhaha

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 Před 2 lety

      How old are you🥺

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457

    xashaaaac gobiiil saar gedooood👏👏👏👏👏👏 Reer Tolkeygaa 💓💓💓👏👏

  • @mohamedamiin3812
    @mohamedamiin3812 Před 2 lety

    Mama daleys abwaan sangub samatar magool fadumo qasim hilowle sado ali alle ya raxma badi fanintan waa dhinteyn illahey ha unaxaristo inta nool cimriga uhabarakeya

  • @kingsomalia9697
    @kingsomalia9697 Před 15 lety +19

    Ina Adeer ABDI Bille Is NOt getting EEDO Dalays.
    I LOVE MY SOmali UNity
    get ALone And COme to Getter
    Dance together....
    Prayer togher
    God Bless My People

  • @SuperSacdiyo
    @SuperSacdiyo Před 14 lety +7

    best somali dance i have ever seen.

  • @Warya4_222
    @Warya4_222 Před 2 lety

    Qadiijo Abdullahi Daleys. Ilaahey ha u naxariisto 😢😢😢

  • @woodmanstudio5176
    @woodmanstudio5176 Před 6 lety +9

    Music noocaan oo kale hada lama helo iyo fanaaniin sidaan u shidan

    • @abdullahihussein1616
      @abdullahihussein1616 Před 5 lety +2

      wa sax wayo xiligaan waxa jiray music nuuca la dhaho pop music wa music isku dhex dhafan hadane macne samaynaya

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Před 8 lety +8

    waa habeenki soo dhaweeynti halyeey Cabdi Bile Cabdi. dhamaan Waaberi looma kala harin.

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto Před 14 lety +3

    i just recongnized fatumo qasim hilowle and magool in there.

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 Před 8 lety +15

    War goobile goobiloow war goobile saar gadow mareexaan gedo dagyoow kk of course maama daleys intaas wey ka reebtey

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 Před 7 lety +3

      lucky h xiligaa Saar marexan maahayn

    • @mplsridah
      @mplsridah Před 5 lety +1

      kkkkkk oo "marrexaan gedo dagyoow" maku jirtay lyrics ka? lmao

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k Před 3 měsíci

    I can hear the drum beats of Maxamad Cali baby. Wwwwwwww The carlton barrett of Somalia.

  • @tifowfoolbirsheeali3836
    @tifowfoolbirsheeali3836 Před 6 lety +12

    Dad iyo dal somali ladhihi jiray aa jiri jiray.....

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 4 lety +1

      Afwayne Barre ayaa burburiyay

    • @kabtandhufuri5228
      @kabtandhufuri5228 Před 4 lety +2

      @@mahamedaden7237
      CUDUR LA DHIHI JIREY QABIIL ILA HADA CUDURKI AYAA KU JIRO DAAWO MALOO HELAAYA JAWAAB YAA I HAAYO SOOMAALIYEY

  • @Shamuuri247
    @Shamuuri247 Před 11 lety +6

    xafladaan waxaa loo sameeyay cabdi bille cabdi 1988 waa kan dhexda u xeran shaatiga bunniga ah iyo surwaalka kaakiga ah

  • @oliyo
    @oliyo Před 13 lety +6

    waaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma aha 4:01 sangub sida uu u ciyaarayo ayaa idishay 88dii odeyga caadi ma aha viva cabdi bile

  • @Buneysead
    @Buneysead Před rokem +1

    Poqoradiiii edadey ban arka Allah u naxriiste xalima qalif❤👑

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo Před 6 lety +5

    Maxaaaa la Agoomoobeyn, Dal iyo dadba waaa lahaaa,

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 Před 11 měsíci

    RAMA TUUMA TUULLSHI KULIGOOD FANAANIIN TEENI WAXAAY AHAAYEEN WADANIYIIN ELLAHEY JANO FARDOOWSE SII YA ALLAH 🤲🤲🥰🥰

  • @Loumi-.-05
    @Loumi-.-05 Před rokem +1

    This is what I call having fun ❤❤

  • @mohamudjamaa9367
    @mohamudjamaa9367 Před 7 lety +15

    nabadu macaana

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 6 měsíci

    This was the celebrations for the winning of world’s #1 position of Abdi Bile Abdi. He is the tall guy dancing with Magool. This was his welcome home.

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 Před 3 lety +3

    This is what is called having fun !

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Před 7 měsíci

    Allah u naxaristo khadijo xalimo faduma qasin Allah u naxaristo

  • @suleman6303
    @suleman6303 Před 6 lety +5

    ilahay ha unaxariisto fanand qaran ... waxay inagu gubaabisay in aynu dalkeena dib udhisano

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Před 10 měsíci

    waxaan soo qoraan garan waayey😭😭😭😭😭

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 Před 4 lety +3

    Sangub oo Yar baa dhex boodboodaya AUN

  • @arturozinnemann6298
    @arturozinnemann6298 Před 10 lety +2

    Khadiija Cadullaahi Indhabuur Regina di Radio Mogadiscio: laguma illaawo abid.

  • @f49218
    @f49218 Před 13 lety +7

    goobile saar gadoow waaw

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh Před 12 lety +5

    hobaladii qarankoo dhan baa meesha ka wacdareynaya...

  • @dhagax
    @dhagax Před 14 lety +3

    Viva Waaberi and Goobile !

  • @nasrayusufcilmatan5129
    @nasrayusufcilmatan5129 Před 5 lety +2

    Waa hees soomaaliyeed ALAAH unaxariso

  • @eagletv2442
    @eagletv2442 Před 3 lety +1

    maasha allah

  • @omar33644
    @omar33644 Před 3 lety +1

    Allah yaa raxma

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k Před 3 měsíci

    I can see also Macalin Maysar our great musician i dont know if he is still alive or not

  • @woodmanstudio5176
    @woodmanstudio5176 Před 6 lety +6

    5:49 👏👏👏👏👏👏

  • @ashamohamedabdi1504
    @ashamohamedabdi1504 Před 6 lety +2

    Illahay hawada dambi dhafo fananita dhimatey Oo dhan Amin Amin lakin Sharaf iyo cisi berigas baa Lagu Nola ,

  • @Libanwolf
    @Libanwolf Před 7 lety +35

    Ciyaar mareexan

  • @salmajama9431
    @salmajama9431 Před 2 lety +1

    Nice days.

  • @user-pm3cd3wn5o
    @user-pm3cd3wn5o Před rokem

    Magool ujeeda.alh unaxaristo

  • @missykhalid4778
    @missykhalid4778 Před 3 lety

    Ma saar ba mise wa hees

  • @carsanya
    @carsanya Před 13 lety +3

    ragana ma saaar baa haya,cajiib.

  • @MillyRiley2023
    @MillyRiley2023 Před 5 měsíci

    Hi,
    This is a really amazing video, do you know who filmed it or who owns the copyright?
    Many thanks

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad Před 29 dny

    Somaali culture❌
    mareexaan culture✅

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 Před 5 lety +2

    RIP

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 Před 15 lety +3

    4:04 sangub walee waa jilaa weyn.
    laakiin dee DALAYSEEY adiguna jin lahadlkaad taqaan LOL wanaanad fayn oo aad loo jeclaa oo fanaaniintu ay ka danbeeyeen bay ahayd

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 Před 5 lety +6

    Eebe ha u raxmado
    ABWAAN SANGUB
    DALAYS
    MAGOOL
    FAADUMO QAASIM
    Beer-Dilaacshe

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 2 lety

      Cumar Dhuule, Daleys iyo Saado Cali ku dar ducada.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      @@waryaawariiri1812 hortey hibo nuuri manooshahay xagee joogtana? wll waxaan filaya inaad isoo sheegi doontid mahadsanid

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 2 lety

      @@mohamedyare1917 Mareykanka ayee degantahay, gobolka Minnesota.

  • @allylondon9579
    @allylondon9579 Před 7 měsíci

    👏 👏 👏

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 11 lety +4

    somali jazz.

  • @user-tw2qv1lo3p
    @user-tw2qv1lo3p Před 11 lety +6

    abwaan sangub 4:02 gangam style ayuu cayaaraa asaa laga koobiyeeyaa filaa

  • @monicashru9517
    @monicashru9517 Před 6 lety

    Cirtan ana kujira hben xss mudan

  • @baysalax
    @baysalax Před 13 lety

    @Abdulahi2048 waamaxay goobile? nice tune but no idea what she's talking about

  • @warsanwasuge8025
    @warsanwasuge8025 Před 8 lety +1

    Mein Vater kommt aus Somalia, und er hört gerne immer gobile.was bedautet das?nur gobile.

    • @axlaammohamed9411
      @axlaammohamed9411 Před 6 lety

      warsan wasuge bist du Somali oder

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 Před 4 lety

      Warsan, what language do you speak, io fasir walaal ma fahmine adoo raalli aha

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 Před 4 lety

      Axlaam Mohamed abaayo luuqadee waaye comment-tigaaga ma ii fasiri kartaa please

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 Před 6 lety +1

    ka bax meel ka muuqo.ama ka maqnow habeenkaas dadkii joogey saarka waa iska tumeen

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety

    Taariikhdu isma qariso maalmahaa anigu jihaad ayaan kujiray waanan kuguulaystay

  • @garilanddland8974
    @garilanddland8974 Před 11 lety +3

    intaan oo dada oo meesha isugu yimid anoo daarooda magool baan u jecelahay no qabiil alla hakuu naxariisto walee codwey la dhimatay

    • @ayalelmi3932
      @ayalelmi3932 Před 6 lety +1

      gariland dland iimaaanka alla kaa qaad oo adigoo qabiil shegaya aakhiro lagaso caydhi yaa ku weydiyy waxad thy cawaanbaa the anigoo daarooda kulaha laxay naga aamu 🙄🙄🙄🙄

  • @haaji99
    @haaji99 Před 15 lety +1

    watch sanguub smash it at 4;05

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Před 5 lety

    Waxaas oofisqiya

  • @chokora28
    @chokora28 Před 8 lety +1

    All them star you talking were force to be there .what you talking

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Před 8 lety

      you are a big lier no body was forced to be except you.

    • @abdishire8350
      @abdishire8350 Před 8 lety

      do you know what was happening on north somalia

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Před 8 lety +1

      +abdi Shire waan ogaa qof weeyn oo waxbarasha aada ayaan ahaa.

    • @sis340
      @sis340 Před 7 lety

      abdi Shire q

    • @theanswer8221
      @theanswer8221 Před 7 lety +3

      What was happening in north somalia had nothing to do with this

  • @garilanddland8974
    @garilanddland8974 Před 11 lety +1

    illeen saado caruurbey ahayd waa la celcelinaaya naga fadhiiso adu foodleybaad tahay ayaa laleeyahay waaweeyn ka dhexbaa la leeyahay

  • @gadafiii
    @gadafiii Před 13 lety +19

    VIVA MAREXAAN PDOPLE
    wadanka markaan xukumeenay saan buu ahaa
    hadana fiiri sida wadunku yahey
    fucking hawiye

    • @alpl190
      @alpl190 Před 7 lety +1

      Sax Im mareexaan btw

    • @ibrahimismail7608
      @ibrahimismail7608 Před 6 lety +1

      Hadaad heysaan ee saan yaan laidinka weynin tudaba sana kadib weye ilkayarow

    • @saladjimcale8524
      @saladjimcale8524 Před 6 lety +2

      gada fiii fucking nama dhihi martit hadan hawiye nahnay

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 4 lety

      Fuck Mareexaan ilko yar

  • @gadafiii
    @gadafiii Před 12 lety +9

    fucking hawiye iyo qurunkooda
    saan aan iskaga bashaalileheen anakoo cunto faresh cuneeno

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 Před 7 lety +5

      gada fiii hakuwasaan hawiye
      hawiye wakaa dhulkoodu Somali oo dhami kubaashaalayso

    • @yaaskashaati3957
      @yaaskashaati3957 Před 6 lety +1

      gada fiii cunsuri qabyaalada iska daa