Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad part 6

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 06. 2022
  • Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad part 6

Komentáře • 52

  • @zainabguure9374
    @zainabguure9374 Před 2 lety +7

    Allaah kacabsada dadkan waxan faafinaya wadadii shaydanka baad dadka ugu yeeraysan akhiraa jirta waana la idin waydiinaya qofkasta oo aad wadada kaleexisan

  • @bintukaafiya2814
    @bintukaafiya2814 Před 2 lety

    Alle haydin xafido dhamaan walaalaha muslimiinta ah waxan idinka codsanayaa inaad igu soo ducaysaan Aabo oo iga xanuusanaaya Alle haydin barakeeyo dhamaatiiba oo haydin siiyo muraadkiinoo macaasila'a

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 Před rokem

    Heeso cusub so xafida hees lagu tartamay o hore mahadaya

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 Před 2 lety +4

    Abgaal iyo ogaadeen sheekadaan maa keenteen😀😀😀 kaftan

  • @mehmetsirinnas3500
    @mehmetsirinnas3500 Před 2 lety +1

    Ilaah waan jeclahay maraggayga aan sussanhacni

  • @nicmasprep8766
    @nicmasprep8766 Před 2 lety +2

    Lool the first one killed me

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 Před 2 lety +6

    Waxan ku siiyay kadaayo maya maya maya kaliya ka dhiga sidii hore wd mahadsantin

  • @sharifanasir1434
    @sharifanasir1434 Před 2 lety +1

    Mashallh guleyso Bashir

  • @samiraswety2115
    @samiraswety2115 Před 2 lety +6

    Wilka ugu horeyo funny 😆😄🤣

    • @munaabdi6287
      @munaabdi6287 Před 2 lety +1

      Haaaa😂😂😂

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 Před 2 lety

      Kor UGA rid waa gabyaa caadi ah ,dadkani ehelba fanka uma ahee ,miyay masaajidada iska galaaan balo idinla qadhqadhay

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Před 2 lety

    Wiilka ugu hore waa funny waaye

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před 2 lety +1

    Hhhh shay mire ayu heestiisii beerka uga tuntay

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Před 2 lety +1

    kkkkkkkkkkkkk yaahu adan goysay xarigi waa may may may waxani wawa likale kkkkkkk may waye

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Před 2 lety +1

    Sahra hussien ali codkeed mcn so jeedasho leh

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Před 2 lety +2

    wiilazha dhan ileen dumar xismaleh beyku waasheen WAYWADA CIILAN YIHIIN EE INAY HEESAN MEESHA LOOMA IMAAN

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 Před 2 lety +2

    Subxaan allh umadan xijaban ee fasahaadka kusocda xijaabkiibay cebeeyen😒

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 Před 2 lety

    3:33 wiilka hore radiye bate Riga kadhamady cml😁🤣

  • @sharifanasir1434
    @sharifanasir1434 Před 2 lety

    Mashallh

  • @mehmetsirinnas3500
    @mehmetsirinnas3500 Před 2 lety

    Hello dadkayga quruxda badan

  • @fe8445
    @fe8445 Před 2 lety +2

    Waa hubaa in NGO lacag ku bixiyo arintan. Wax walba waa lacag. Yaa bixiya qarajka barnaamijkan? Indhaha kala fura.

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Před 2 lety +1

    Alalah utawbadkeena oiskadaaya heesaha , gabadha laleeyahy way baqaysaa , udaaya ha cabsatee waayo xuma waalaga xishoodaa .

    • @mirejr484
      @mirejr484 Před 2 lety +2

      Mahadsanid
      Lkn Ogsoonoow Qof xishoonayo cabsi qalbigiisa KU jidho kumaso dhiirado meelahaan
      Waliba Qof dumar ah

  • @anishaa1438
    @anishaa1438 Před 2 lety +3

    Tartamaha ugu horeeyay ma fahmin

  • @mursalhadhiye3734
    @mursalhadhiye3734 Před 2 lety +1

    Gabadha wadaada ah ee labadaa dareen baa meesha keenay war gabadhaa ninkii Ka tegayaw usoo noqo

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Před 2 lety

    Kkkkkk ileyn dumar xis ma laheen

  • @mehmetsirinnas3500
    @mehmetsirinnas3500 Před 2 lety

    Asc Alkum, dadka

  • @daahirjuuje3067
    @daahirjuuje3067 Před 2 lety +1

    Team socdal ahaa

  • @fadumodagan5749
    @fadumodagan5749 Před 2 lety

    Ma fahmi

  • @folaadtv9943
    @folaadtv9943 Před 2 lety +1

    Xishoodka ayay uyaqanaan cabsi

  • @fe8445
    @fe8445 Před 2 lety +1

    Xijaabka ha ceebeynina. Fasahaadka ummadan ha ku faafinin. Gabdhaha inaad naga fasahaadisaan baad qandaraas ku soo qaadateen miyaa?

  • @qadrobeautisalon8519
    @qadrobeautisalon8519 Před 2 lety

    Ilaahay kacabsada umada hadhuminina

  • @amranabdullahi8643
    @amranabdullahi8643 Před 2 lety +3

    Gabadha nimco dereen heesteeda qaadeyso tartan kama ahan ee fariin bey gudbineysaa waxaa u rajeynaa inuu fahmo qofkaas fariinta loo diray

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 Před 2 lety +1

    Midan Diraca Cad Ma Jikade ka Heese Waxaas cod ahn iila timid 😃

  • @daadeyare8382
    @daadeyare8382 Před 2 lety +2

    xeybaro waa xariif wlh wuu qanciyay walagu caawin buu yiri wiki

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 Před 2 lety +1

      Waa sidey tahay qofka niyad lo diso, xaybaro weey aamaneysa qalbiged kama go'aayo, laakin kuwa kale naceeb uu qadeysa

    • @aishachannel8510
      @aishachannel8510 Před 2 lety

      Fahmi

  • @xasanjimcaalecumar8740

    sahra xuseen cali aniga
    waxaan weydiin lahaa
    ninkeeda in uu maqanyahay
    oo aaney tartan u imaan
    bls dareen ey gudbineyso

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 Před 2 lety

    Kkkkkkkkk

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 Před 2 lety

    Bilqer meshii niku ka helay miya ninkii usoowaday haduu mid shidan ka helayaa mesha

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Před 2 lety +1

    Horta bilkhayr maxa ka qaldan gabadha uma hamploy yeeneeso only willsha kaliya gabadha buufis meey ka qabta

    • @mirejr484
      @mirejr484 Před 2 lety

      Cabsi Ayeey Ka qabtaa
      Xeeybareey Ka ilaashaneeysaaaaaaa

  • @fadumodagan5749
    @fadumodagan5749 Před 2 lety

    Kkkkkkk

  • @ikramhassan15
    @ikramhassan15 Před 2 lety

    Dad wa weyn bawa arkaaya dadku danbi i Bilow lee miya kuli hees ba la wada rabaa

  • @libaaxadalka2950
    @libaaxadalka2950 Před 2 lety +2

    Hhhhhh

  • @fadumodagan5749
    @fadumodagan5749 Před 2 lety

    Kkkkkkkkk