Habar jeclo & mahamuud Haashi maxay Wadani ka dooneen|Reer burco oo ka jawaabey daawo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #subscribe

Komentáře • 21

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před měsícem +4

    Masha allaah burco waa tashatay guul soomaaliland

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Reer burco Waa funny. Xisbigii kulmiye Buudhigiibey Kalabaxeen kulahaa😂
    Halkeeduu dhigey. Viva Wadani

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 10 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 10 dny

    ❤❤❤

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před měsícem +2

    Waxaa soo dhan Muuse biixi ayaa ka masuul ah wadani in la soo saaro waa loo baahan yahay Muuse biixi waa la arkay wuxuu yahay wadanina ha la eego

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem +3

    watah noloshah burcoh Qadhmun kkk waxaa ku cad inay yihin xoloh dadkan wadadah bay 34 sano kah qaylinayan wadadah bodhkah badan bay iskah sameyn lahayen

  • @somalientertainmentchannel2676

    Dareenkayga hadaan comment ku dhiibto waxa ka muuqata da’da yarta inay la qabsadeen demoqraadiyada ka gudbeen qabiilka laakiin odayaashu geeridii nebiga ma oga ! Wadani iyo kaah waa isku mid labuduba am proud of the somaliland youth ❤

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před měsícem +1

    Reer kulmiye gaadhi taayirada laga guray bay riixayaan lkn wadani laba ayuu wataa labada kalena burco ayaa u xidhaysa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 19 dny +1

    Mey midoobin ee wey isbaheysteen

  • @ZeinabAliZeinabAlijabirhe
    @ZeinabAliZeinabAlijabirhe Před měsícem

    Bila holosi

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l Před 20 dny

    Burco mideeye waa MUUSE MIDEEYE DHE

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před měsícem

    Waa suaal xun oo liidata ceeb ceeb

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před měsícem +1

    Faqash baa loo darsadey?

  • @abdulahsaleban2332
    @abdulahsaleban2332 Před měsícem +1

    Waar miyaad weydey waxaan qaad ahayn

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před měsícem

    HABAR JECLOY BIRI YAANLAYDIN ARKIN IDINKOO QAYLINAYA

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Před měsícem

    Somaliland gul guuul insha Allah Burco naa iskaqurxiya duulad iyo shaacaba airport haala fuuro

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Před měsícem

    Dee niyow niman wada murqaansan baad kula dhex meeraysatee

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před měsícem

    Reer burco hadsy damiirleeyihiin maanta may raacern xirsigaab huwsnta ls sovoda iyo ina xaashi oo xirsi gaab waaka xamst idinku dRay tsn baad waxaa fashiliday samsam qsran oo ka soo catartay way og tahay guntiis eay inoo sheegtay wax damiirle ma raacaan xirsi gaab iho ina xashi lsbacub waahueanta hoose wadsni ha dhoco waa huwsn frmo. Csynaba saraar

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 Před měsícem

    Jaad walayaal baad wax noo weydiinaysaa bogi.

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před měsícem

    Waar afsoomaaaliga iska hagaaji oo cinwaanka iska hagaaji.