DEEQA AFRO IYO FAARAX OO SOO JAWAABAY REACTIN BUUQISA WATA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 10. 2024
  • #kingck #somaliyoutuber #somalireaction

Komentáře • 114

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 2 měsíci +23

    Like ta ha isku iloowina sxbayaal 👉🏼 kick teyda fallow soo dhaha thx all kick.com/cksomali

    • @farxiyodegan777
      @farxiyodegan777 Před 2 měsíci

      Sxb talefan ma ii gede babu raqis xata

    • @AxmednuurReermagaal
      @AxmednuurReermagaal Před 2 měsíci

      Ck zxp wan ku salamay heestii mustafe dollar reaction kasoo bixi parti 4

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 Před 2 měsíci +40

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před 2 měsíci +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @SakiMolid
    @SakiMolid Před 2 měsíci +3

    Kkkkkk waryaa miskiin ha iska dhigin ck waa nagula jirtaaa xanta 😂😂😂😂😂😂

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Před 2 měsíci +5

    Isu soo biir adoo mahadsan 👏

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 Před 2 měsíci +2

    King CK al fanaan qoomaal baa xabsi laga so daaye maxa ugu so hadli weyse 9sano buu xernaa

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 Před 2 měsíci

      Maxaa looxiray

    • @tgrlucky6328
      @tgrlucky6328 Před 2 měsíci

      @@hamdinur9382 asagoo somalia joogo bu gurigiisa uu yurub kadagnaa dad kale dajiye asagana sida inu wadanka joogo oo kale buu ceerta dalka qaadanaye

    • @tgrlucky6328
      @tgrlucky6328 Před měsícem

      @@hamdinur9382 wadanka uu sharci kaheyste bu aso joogin ceyr ka qaadanaye mudo 6sano sida inu asaga guriga daganyahy camal inu baxay kuma diiwaan gelin

  • @AbdiwahabHussein-uc7gr
    @AbdiwahabHussein-uc7gr Před 2 měsíci +2

    Horta salaad mabilowdey sheq isja daaye wllo

  • @MahlanxaajiMahlanxaaji
    @MahlanxaajiMahlanxaaji Před 2 měsíci +5

    walalehey somaliyedow iiso duceya si dar ilahey ah kurba mel iga heyse

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 Před 2 měsíci

    War my brother waxaad aheed one of the somalia youtubers legendary maxaa sxb aad ayaad u gaabisay caruurtii shalay CZcams furtay ayaa kaa Sara maray

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 měsíci +2

    Amuurtu waa filterka, contours photo shops maaha da’ caadiya iyo weight gain, dumarka qaarbaan grocery store iyagoo natural ah tagi karin khaakh miidhan weeyaan qayrkood hadaad live u aragto. They over do it

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Před 2 měsíci

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o Před 2 měsíci +1

    Reer comment hadaa nahay cidna nagama qaban karto 😂😂wn salamaynaa labo faarax murtiile 🤣

  • @mariaivana7296
    @mariaivana7296 Před 2 měsíci +4

    Ana u horeyo❤❤

  • @MohamedAmiinNoor
    @MohamedAmiinNoor Před 2 měsíci

    Welcome back again legend King ck ❤❤

  • @rithwan.upthirahmaan
    @rithwan.upthirahmaan Před 2 měsíci +3

    8:00 😂

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 Před 2 měsíci +1

    😂%😂

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 2 měsíci

    Postigi Cali Dhuux uu facebook so dhigay miyad so aragtay saxib kkk,

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o Před 2 měsíci +1

    Ala beerka neefkii geela ahaaa faarax kuu ekaysiiyey 😂wax dambe hanagu cunin😂

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    Bisinka iyo burdaa yaaaaaaa burdileee

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed Před 2 měsíci

    Hadee weli na qiyaanoosa Dad badan Amadi u egyihiin iyadana Faarax murtiile😅😂😂

  • @two-lt8fg
    @two-lt8fg Před 2 měsíci

    Dhegdheer 1geela waxay kucuni jirtay 2sano

  • @AxmedMuuseaxmed-w5c
    @AxmedMuuseaxmed-w5c Před 2 měsíci +2

    team Ck 1k like❤

  • @MalyuunMaxamed-q9c
    @MalyuunMaxamed-q9c Před 2 měsíci

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Před 2 měsíci

    Hdda arageedu waa caadi goormeyse somlia tgty oon hdda aheyn ileen hooydeed somlia joogtye.

  • @XamdaKaaba-wl9ys
    @XamdaKaaba-wl9ys Před 2 měsíci

    WLL GEDKAN LA SHEGAYO HALKEN HELAA

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q Před 2 měsíci +5

    Make uppku dumarka dadooda ayuu qariyaa faahuluu 😂😂😂😂😂😂

  • @abdifatah4739
    @abdifatah4739 Před 2 měsíci

    Alla anigaa waxan umaleynaye deqo afro frax

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Před 2 měsíci

    Asc asxabta iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢🎉🎉

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 2 měsíci

    Wsc
    Jumca Mubarak 👑❤️🥰

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Před 2 měsíci

    wallow teenage ayaa ku daawada role models inaad u noqoto la Rabo ado 45 jira manta inaad madaxa dabato wax fiicaan maaha wax ka badal dhaqankaan please

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 Před 2 měsíci

    ILAAHAY BAA KU GAADHSIIYEE GADAHAAGA KU EEKOOW
    ALLA MAXAY GABOWDAY GABOWDAY.
    WAXAY U EKAATAY ISLAAN HILIBLEEY AH OO AANU JAARNAHAY

  • @CAGAYARESHEEKO
    @CAGAYARESHEEKO Před 2 měsíci

    Igusoo biir halkan adoo mahadsan❤

  • @sahrociise
    @sahrociise Před 2 měsíci

    kkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤😂

  • @AyaanleAxmed-un1sl
    @AyaanleAxmed-un1sl Před 2 měsíci

    king ck waa legend

  • @MunaYousuf-qz7lc
    @MunaYousuf-qz7lc Před 2 měsíci

    Ck wa ku slay🎉❤

  • @KafinaLool
    @KafinaLool Před 2 měsíci

    Cadi waaye dumarka wuu isbadalaa mideeda kale. Qof Somali masrax u soo istaagay hee soodhamaystir

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow Před 2 měsíci

    Dhulbahante masiibo

  • @shukriali6708
    @shukriali6708 Před 2 měsíci

    Inaad dadka wax ka sheekto kuma aflaxaysid illaahay kabaq

  • @ruunbeauty3304
    @ruunbeauty3304 Před 2 měsíci +2

    Ana uhoreya. Manta

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před 2 měsíci

    Sxb deeqa wxa ku naxsan ciyaal tiktok deeqa wa la yaqaana dad ka hadlaya maleh wa wada ciyaal shaqo laan heysa

  • @mahadoismailmuhamud7155
    @mahadoismailmuhamud7155 Před 2 měsíci

    War islanta makeupki ayey ilowdey

  • @MalyuunMaxamed-q9c
    @MalyuunMaxamed-q9c Před 2 měsíci

    Wwww

  • @Zaionabs
    @Zaionabs Před 2 měsíci

    Allah runbadnidaa walaalo

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    Hadan arkeee

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 měsíci

    Qurba nacas ku waa inta kuu dhow dhulkaagiina maaha qurbihii figaa ee loogu garaabayay ee xitaa cimiladu nooc kale ahaydna maaha, example Yemen, Kenya, Ethiopia iwm

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp Před 2 měsíci

    😂😂😂😂 gedkii makasoo dhacday kulaha ck wax walan

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 Před 2 měsíci

    👍👍👍👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️💐💐💐💐💐

  • @rithwan.upthirahmaan
    @rithwan.upthirahmaan Před 2 měsíci +1

    6:15 😂

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    😊😊😊😊😮😮😮😂😂😂

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před 2 měsíci

    Hablaha afrika joogo ee moodaya qurbaha iney raaxo talo walwal iyo stress iyo fikir ayey dadku ku wada jiran dadki oo shaqo iyo sharci haysto ayu stress wada haya marka somaliyey gabadha somaliyed daaya qofku uu xanunsan kara daadi wey socoota

  • @Moha-g7r
    @Moha-g7r Před 2 měsíci

    Deeqo afra isbck

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 Před 2 měsíci

    Faarax yan Lagu gefin islaantan uma ekee

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed6297 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂

  • @abdifatahbashir-cr2lj
    @abdifatahbashir-cr2lj Před 2 měsíci

    Aad bay isagu eg yihiin ma walaalaa

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 Před 2 měsíci

    Kkkkkk kamasali farax murtile😅😅😅😅

  • @SamirInaosman
    @SamirInaosman Před 2 měsíci

    Team ck family

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    Walakaooow

  • @naimomohamud4014
    @naimomohamud4014 Před 2 měsíci

    Deeqo afro markasta yaab ayaay lasso labataa

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 Před 2 měsíci

    Oo adna miyaad dhaantaa, adba geed ayaa kusaaran

  • @gacal11
    @gacal11 Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @FadumoDahir-p8o
    @FadumoDahir-p8o Před 2 měsíci

    Ck adigoo will somali ah Havana muslin. Ah mama Halifax inad tomahawk dabato Latinas xirato was ka xumahay

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Před 2 měsíci

    Qoomaal kulahaaa hhhhhhh

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    🫵😆😆😆😆😆😛😛😛😛

  • @ahmedozil-nj7rl
    @ahmedozil-nj7rl Před 2 měsíci +1

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    Sxb wan kulasocda

  • @abdifataax4305
    @abdifataax4305 Před 2 měsíci +1

    Wale da waladida kkkk

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 měsíci

    war gabadhah kah xishodah kkkk

  • @CabdiqaniAbdullahi
    @CabdiqaniAbdullahi Před 2 měsíci

    Kick Sede logu sobiraaa Ck

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    😅😅😅😅

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 2 měsíci +1

    Kkk

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp Před 2 měsíci

    ck adi xitaa cimir degdegu waa kugu dhacay laba sana kahor wil yaraad ehed oo markas gelee usoo baxay mantana odoy xayowgasaa tahay waraa dhafarka badan iska yarey anagoo ku arkeynaa duqobosaa shalayna wil yara ahed mideda kale gurso walal

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo Před 2 měsíci

    ✅️😂😂😂😂🔥👍

  • @Hasanky22
    @Hasanky22 Před 2 měsíci

    Ithii hayo😅😅😅

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci

    Kan sixiroole u egyahay😂

  • @AbdiAziiz-o8f
    @AbdiAziiz-o8f Před 2 měsíci

    Waxaa tiro waalagaa qoraa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 2 měsíci

    JAWAABTU WAA BILAA FILTER😂😂😂!! REER LAASCANOD😂WAAD KA SHIFTEEN😂AFRO😂!! BILAA FILTER😂DADKU😂WAA BILAA WEJI😂!!!!!!!DEEQAAY😂WEYKUU DHSMAATEY😂!!

  • @MuhamedAbdourahman
    @MuhamedAbdourahman Před 2 měsíci

    Wlh waadhimanrabaa

  • @cabdiciid143
    @cabdiciid143 Před 2 měsíci

    Dadkan dhib badna😂😅

  • @Feisalenjoy
    @Feisalenjoy Před 2 měsíci

    Wlhi waa qosley 😂

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před 2 měsíci

    H;hhhhhh😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Před 2 měsíci

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣. Oo kaalay!!!!’ Soo tan Deeqo afro u ekaatay. Cali baysteenka Maba ka taqaanid Hadde iyadaa tiri ninaan Cali beeysteen ahayn marabo

  • @igatir7118
    @igatir7118 Před 2 měsíci

    ThE LEgEnd

  • @AbdihakimShafeer
    @AbdihakimShafeer Před 2 měsíci

    Balbenda😅😅😅😅😮😮

  • @khadarmahdi897
    @khadarmahdi897 Před 2 měsíci

    Malaha cawaanki ba sidan u galay

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 Před 2 měsíci

    Age speaks😅

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci

    Laascaano 😂😂😂😂 laascaanood

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před 2 měsíci

    Somali baa i qabatay mana dhuusin. Been dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Naaneeycaddey
    @Naaneeycaddey Před 2 měsíci

    Waaw i am the first ❤❤❤

  • @abdulkadirmohamedagey6368
    @abdulkadirmohamedagey6368 Před 2 měsíci

    SHIT AAMUS

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 2 měsíci

    Somali aa i qabatay mana dhuusin been dheh

  • @RubnanirpRp
    @RubnanirpRp Před 2 měsíci

    Frist😂

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys3197 Před 2 měsíci

    Shame on ya 🤭🤮🤮🤮

  • @fadumoabdirisak4233
    @fadumoabdirisak4233 Před 2 měsíci

    😂😂😂

  • @Yaasiinaxmed2
    @Yaasiinaxmed2 Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂

  • @xuseensaladxasan5327
    @xuseensaladxasan5327 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂