Sahra Halgan oo ka Sheekaynaysa Qaabkii loo Dilay Fanaan Axmed Gacayte Yuusuf.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Sahra Halgan oo ka Sheekaynaysa Qaabkii loo Dilay Fanaan Axmed Gacayte Yuusuf.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 69

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 Před rokem +5

    Sahra halgan guulayso abdi sland guul ❤

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 Před 2 lety +7

    Sahara halgan geesiyad❤️👍

  • @abdiayanle3354
    @abdiayanle3354 Před 2 lety +6

    Geesiyad nefteed hure ah sahra-halgan alllah ha ku dhowro

    • @jirfe
      @jirfe Před 2 lety +1

      MA siilkeedaay ku halgantay saaxiib

    • @abdiayanle3354
      @abdiayanle3354 Před 2 lety

      @@jirfe afxumadu nabadna waa kaa kaxaysaa coladna waxba kuuma tarto, ee ha dambaabin waa iga talo

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 Před rokem

      Siilkeday ku halgantay oo bekem kashacayay nacalad ayaa haayada iyo dhiladii ku dhasgay was

    • @hamzeahmed3305
      @hamzeahmed3305 Před rokem

      @@cabdisheekhidiris6566 Hablihiinii miiska saraakiisha dhoobnaa ee ku qayili jirey iyo kuwii Faysal afar afarta ugu geyn jirey Moorgan hadaanu idinku caayi weynay waa gar in aad hablahayagaa aan ceebba lahayn ceeb u samaysaa.

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před rokem

      1988 anigaaba joogay hargeysa baararka ayay nooga heesi jirtay hadana halgan ayayba isku magacowday ufuuuuuf

  • @maydalawil1205
    @maydalawil1205 Před 2 lety +6

    allah ha ku dhawro maamo

  • @user-tu3wq5bv5l
    @user-tu3wq5bv5l Před 4 měsíci +2

    Sahra been bay ka sheegtey axamed gacayte allaha ah u naxiistee, axamed ma xidhneyne ee habaynimo ayaa lagu diley.dooxa weyn ee hargeysa.

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Před 2 lety +3

    Mama sahra halgan gesiyda Alllaha haku xiftiyo cimri dera iyo cafimada ban ku rajin Happy 18may somaliland 🟢🟢🟢🟢⚪⚪⚪⚪🔴🔴🔴🔴💪💪🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @mduwane3146
      @mduwane3146 Před 2 lety

      Asc marwo qalanjo thanks brather

    • @abdulfatahsomali1728
      @abdulfatahsomali1728 Před 2 lety

      kaligii taliskii askartii siyaad barre inta ay ka laysay gobolada waqooyi iyo inta ay heego dhalinyarada gobolada waqooyi mustaqbalka ka xumeeyeen way isle'eg tahay, sidaas ayaanu aaminsanahay hadii aanu nahay aqoonyahanka kasoo jeeda Soomaalinad

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Před 2 lety +1

    illaahay.ha.unaxariisto.abwaan.Axmed.gacayte..Ax.Ax.maxay.geesi.qalatay.faqash

  • @abdiraxmanmaxamed1557
    @abdiraxmanmaxamed1557 Před 2 lety +1

    Edo mcn alla haku dhawro

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 lety +2

    🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲fanaanan Aadu Jeclahay Heesihiisa

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 Před 2 lety

    Sshra alle haku guuleyo mujaahidad

  • @moniramohamed8662
    @moniramohamed8662 Před 4 měsíci

    Axmed gacyte allah ha unaxarsd

  • @abdulfatahsomali1728
    @abdulfatahsomali1728 Před 2 lety +1

    kaligii taliskii askartii siyaad barre inta ay ka laysay gobolada waqooyi iyo inta ay heego dhalinyarada gobolada waqooyi mustaqbalka ka xumeeyeen way isle'eg tahay, sidaas ayaanu aaminsanahay hadii aanu nahay aqoonyahanka kasoo jeeda Soomaalinad.

  • @AbdaleAli-hu3yb
    @AbdaleAli-hu3yb Před 2 měsíci

    Waa beenteed ader kay ayu aha anaga been hano sheegin

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety +1

    Abu jahal allaah ha kula kulmiyo iyo muqiirah❓🌚

  • @jirfe
    @jirfe Před 2 lety +2

    Kkkkkkkk sahra inaader dee bahasha naga kala daa mise sheekadii gacan ku rimiska baad wadaa

  • @user-zp3st5oc3q
    @user-zp3st5oc3q Před 4 měsíci

    Waa tii shimbir lageerasheysay oo cajirgeeda ku heysay qaldaamad

  • @axmedhurre8135
    @axmedhurre8135 Před 2 lety

    Geesiyad.qaranweeye

  • @yasinnuur5714
    @yasinnuur5714 Před rokem

    Mar garan ayeey leedahay marne shaar hadalkeeda is burinaaayo.

  • @fin5823
    @fin5823 Před 2 lety

    Dadkay isku diraysa kolba meel haka soo wareegto. Maxamed mooga dilay. Ahmed gacayta la dilay
    Ilaa fanaaniintii gerxajis aya udhintay dalka maalinkastana faqash baa kusheegtan.Tolow maanta yaa sheekadan lagu beer laxawsanaya

    • @abdirsaqnasir7037
      @abdirsaqnasir7037 Před rokem

      Kkk runta hasheesheegin miyaad leedahyay hooyada anaa wasa

    • @said1498ify
      @said1498ify Před měsícem

      Nacas baad tahay taariikh bay ka sherkaynausaa jirta oo dhaba yay beer la aysanayaa. Gabadhani waa geesiyad luma laha reerkayga ayaa Sameeyay ee waxay ku leedahay anigaa Sameeyay taariikhdan. Dadka laciifka ah ee aragtida liita Guusha dad leryihiin bay isku xoqxoqaan.

    • @momoabdo6991
      @momoabdo6991 Před 8 dny

      Wax dibato ah ma jirtee Garxaajis isma qabataan Tuur o Madaxweyne Somaliland noqday ayaa ka noqday o Xamar tagay ayaa dagaal sowkeeye ayaad rideen

  • @carabxasan7569
    @carabxasan7569 Před 2 lety

    Carab

  • @alismith9439
    @alismith9439 Před rokem

    Midaan waa dhilo quruntay oo moorgan wasi jiray

  • @somali7851
    @somali7851 Před 4 měsíci

    Waxba kama jiraan axmed dacuun baa dilay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 4 měsíci

      Siilka hoyadana maxaa diley taa dadka la wadaag why Gacyte wax diley lagm wadiin kolkaa hooydaa waxey u dhimtey Somali la wadaag

    • @somali7851
      @somali7851 Před 4 měsíci

      @@abdullahiomarali5241
      Adiga iyi Hoyadaaaba anaadin wasa🤣

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety

    Allaah ha kula kulmiyo intaad isllaam dishay

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 Před 7 měsíci

    Hêgo ha dhacdo

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 Před 2 lety

    Gabadhani qiimay qaranka ku leedahay.
    lkn waxa foolxumeeyay siyaasad ay hada faraha l gashay.

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Před 2 lety +1

    Bal soo kor dhi barnaamijka gacayte waa la xidhay ma hayne wa la qabtay oo la dilay baan maqle labada heesood ee gucumada io haydayrin mooye miyay wax kale la qaaday

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 2 lety +1

      AUN halyeeygii-mujaahidkii -fannaankii-laxamaystihii axmed gacayte lama xidhine waa la qabtay kadibna way garteen inuu axmed gacayte yahay waanay ku farxeen oo ruux kasta oo qiimaleh oo ay qabtaanba way ku farxayeen waanay tooganayeen, axmed gacayte AUN gacmahaa laga xidhay, meelba lalama tagine intay dadkii lala soo ururiyay ee la soo qabqabtay ka yara weeciyeen beey ku ciil baxeen, rasaastii lala dhacay jidhkiisa AUN meel nool way u diiday,, sababtuu u dhintayna waxay ahayd oo kaliya muxuu ilaahay issaaq kaaga dhaliyay, kalidiina muu ahayne dadkii la xasuuqay oo dhami min lawyacaddo ilaa xeebta jaziira ilaa iyo xuduudka kiiniya umad ilaahaybaa sababta loo xasuuqay Aanay tiisa ka duwanayn iyo maxaad reer hebel uga dhalateen!!!!!!! waxbase lagama macaashin oo ilaahaybaa u hiiliyay oo daalimiintii iyo dhagar qabayaashii dulmiga caadaystay cidhibtooda gooyay oo meel ay joogaanba nolosha ku ciqaabay, xataa tafiirtoodii kamay badbaadin ciqaabtee cidhiidhibay ku jiraan, ifkana waa u ciqaab kulul Aakhirana waa u cadaab daran,,, sidaa daraadeed reer somaliland ilaahaybaa nabsi maalkii iyo nasrigiisiiba iskugu daray uguna deeqay barwaaqo oo ciil uma qabaan dhagar qabayaashii iyo daalimiintii dulmiga caadaystay,, for ever Somaliland rep,,

    • @sagalmoh6537
      @sagalmoh6537 Před 11 měsíci

      ​@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650wllo taariikh aan raadineyey bad iga.sheekeysey raali ahow

  • @cabdikahinshugricali3989

    FANAAN ADIGO KALE UN SOW MAAHEYN ADIGAA HADA IN LAGU DILO U BAAHAN DOOFAARYAHAY DOOFARTU DHASHAY

  • @amalomar9496
    @amalomar9496 Před 2 lety

    Ilma oohinqayne somali dhan waa islaysay Wana isxasuiqday caacda iyo calaacalka iska daaya subxanallh

    • @mduwane3146
      @mduwane3146 Před 2 lety

      Adigu marun taad diidantahay

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Před 2 lety

      Hada ku farxa satahi umada la layo waliga halka la tagano o waxda la tag nata somali udan ba la layi o ruunt xanun hakugo noqoto nabar an bugsan

    • @fardusqueen7369
      @fardusqueen7369 Před 2 lety

      Maxaad kasoo doonayaa meel somaliland lagu hadal hayo hadaad ku faraxsantahay wixii soo gaadhay

  • @abdulfatahsomali1728
    @abdulfatahsomali1728 Před 2 lety

    sahra waa cuqdadii oo qof ah subxaanallaahi

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Před 2 lety +1

      Omahasheegin Wixii dhacay Ayaadleedahay . You are a hatful Fo👎🏾

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před 2 lety

    Naagtan dadbey matashaan cajiib

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 Před 2 lety

      Ahmed joker afqadhuunka meesha kala tag eeyow faqash baad tahaye shut up

    • @ahmed_diinaari
      @ahmed_diinaari Před 2 lety

      @@anabmusa5603 faqash ma wxd utaqaan wixii aan heego aheyn huuno yahey dhediga😁

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      @@ahmed_diinaari adaa dhedgiga Garxajisow cuqdadeysani

    • @ahmed_diinaari
      @ahmed_diinaari Před 2 lety

      @@mohamedyare1917 garxajis waa kuwa aad hargiesa kabaqataan cidkaste na wey ogtahy

  • @noah3760
    @noah3760 Před 2 lety

    Alla maxaa gus ogaadeen galay tan

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      Noah maxaa guskiina lagu falaya khaniisyow Cagdheerti

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Před rokem

      ogaadeen maxaa meesha keenay, akhlaaq yeelo

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Před rokem

      @@mohamedyare1917 kan caaytamayaa inuu ogadeen yahay ma war ayaad ka haysa adigu dadka ha aflagadeeyn, sahra been ayay sheegta halgana waxba kama oga rag cebays weeyaan meesha rag ayaa joogay, oo dagaal ku jiray iyado fanaanad heesta ayay ahaayd gacaytana waxba kama oga meesha lagu dilay maxaa iyada dhigay gacayte siduu udhintay walaahi cidwalba waa ogtahay

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Před rokem

      @@mahamedcudhi7497 kani muu xishoodo isagu gabadha aflagaadaynaya

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 Před 2 lety +1

    Ala maxaa geesiyiin garxajis aha naftoodii ku waayay magaca reer sheikh isaxaaq. Mantana muusaa ayaa wixii loo dhintay ilaabay oo reerihii welka wax kuwada cuni jiray kala qobqobay si uu u helo maal.

    • @ayaannuuramohamoud9933
      @ayaannuuramohamoud9933 Před 2 lety +2

      Shaydaanka iska naar qaali nabad ayaynu haysana iyo nicmo reer sheekh isaxaaq waa mid qudha

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 Před 2 lety +1

      @@ayaannuuramohamoud9933 hadaa maxaad habeen iyo maalin muusena u amaanaysaa cirana u caayaysaa hadii ay xagiina isku mid ka yihiin. Nabadan aad ku hadaaqaysana yaanay gacantiina ku bixin shaydankaad sheegaysidna idinku iska naara idinkuu kii ugu waynaa idiin xaraysan yahaye

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 2 lety +4

      Naa dayuusad yahay hadaanad faqash xaaraan lagu dhalay oo na sheeganaysa ahayn sidaa umaad indha adkaateene, kaalaxad meel walba magac beena la taaganna damiirku kaama yeelleen oo iskumaad karteene dadka walaalaha ah munaafaqadda iyo fataalnimada kala dhex bax oo magacayaga noo daa please, dulliyadyahay, doofaarad yahay, dameeryahay uraysaa, ku waanu shalay didinay iyo midgaanbaad dhaqankooda leedahaye garxajis waa reer ilaahay halbawlaha reer sheekh isaxaaq ka dhigay, ehelkood iyo xigaalkoodbay sumcad iyo karaamaba la wadaagaan, wax na jecel oo nagu indha doogsada mooyee wax ceeb iyo hadimo noo qudha iyo wax na takoora iyo wax munaafacaadka dalkayaga naga badsada toona maanu arag oo mansab walba waanu ku jirnaa oo meeqaam walba kamid baanu nahay oo waliba lanagu sooraa oo ay walaalahayo nagu jecelyihiin, dhib iyo dheefba Cid naga badsataa ma jirtee hadaanad qoom hoogay iyo faqash ka soo jeedin amba Aanad adigu meel baas ku faruuryo xidhnayn maxaa nimcada iyo barwaaqada iyo barakada iyo khayrka ilaahay reer somaliland ku manaystay kaa qadiyay waa yaabe, baroorta iyo tollaayda iyo maxaa ciilka kaa soo burqanaya kugu maansheeyay kalidaa?? Dhaarbaan kuugu maray mar danbe hadaan adigoo reer somaliland iska dhigaya oo magac beena Sita ku arko ogoow taariikhdaada iyo waxaad tahay inaan dadka u soo bandhigi doono insh tacaalaa,, for ever Somaliland rep,,,

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 2 lety

      @@ayaannuuramohamoud9933 adoo mahadsan oo waliba raaliya inantayadiiyeey ayaaneey walaal, reer somaliland calaamadaha nacabka ka dhex adeeganaya iyo dayuusiinta munaafaqadda kula dhex wareegaya ma yaqaanaan mana dareemaan, waana nasiib darro wayn iyo sababta uu qooys waliba qooyskii u xigay cayda ugu miiso ulana colloobo ehel iyo xigaal iyo hadba kii ugu jeclaa,,,, thanks for ever Somaliland rep,,,

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 Před 2 lety

      Gx dagaallamay waa kee doqoney, naa wxd sheegeyso inantan yar baa dhaantay, naa Muuse waa kii ku xoeeyey. Naa waxba ma tihid, carrrrr hadaad wax tahay is muuji. Orod ogaadeenka Jaamac dubbad kugu wasa iska celi.
      Guul Somaliland raggii xoreeyey waa kuwaa haysta.