Tixmaal - suugaanta haweenka 2/6

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Tixmaal - suugaanta haweenka 2/6

Komentáře • 27

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před měsícem +1

    Yuusuf shaacir ALLAHA no ka barakeeyo somaali oo dhan baad dan u tahey ❤

  • @edenhazard5463
    @edenhazard5463 Před 2 lety +7

    Suugaantu waa dhaxal uyaal dhaladka soomaale
    Waa dhuuxa hadal keena iyo dhaqan awowgeene
    Waa dheeman iyo dahab nin kii dhoohan baa mooge
    Dhadhaabada ragaa u qotoshee dhagax yadaw aasay
    Yuusuf baa kadhigan shaacir kii dhalad soomaale
    Bilad sharaf waqii anu kadhicin iyo xuliyadaw dhiiba

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 Před 4 lety +4

    Masha allh waxan aad ugu mahad celinayaa cidkasta oo ka qayb qaadatay ururinta suugaanta soomaalida ❤👏❤1/1/2020

  • @raxmomaxamed9140
    @raxmomaxamed9140 Před 2 lety +3

    Boqortooyada rer daadhi taree waxeey aruriyen dhamaan hawenki keeliya ma ahanee xitaa lafihisii oo ingiris doondonaya beey astureen booqortoyada rer toolkeey alle hanooxafido

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 Před 4 lety +4

    Jamaad Abdille Xasan

  • @c.jbahluul9584
    @c.jbahluul9584 Před 6 lety +5

    waleee shaacirow waan ku tàgeerah abwaane

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI Před 4 lety +6

    12/3/2020 burco ayaan idinka salaamayaa mudanta

    • @AbdaleAxmed-bg2mh
      @AbdaleAxmed-bg2mh Před 8 měsíci

      2023 12 /27 / burco

    • @Abdirahmaan0
      @Abdirahmaan0 Před 4 měsíci

      subaxanallah 2020....
      4 sano ma ka so waregtay. 2024/may/5😢 Dawaniya.

  • @BurhaanCusab-kj1kk
    @BurhaanCusab-kj1kk Před 2 měsíci

    dhigaalka suugaanta waxay Ka turjumaysaa afkeena hodan nimadiisa iyo qiimaha umada soomaaliyeed jiilba jiil Ka dhaxli doono oo mihiim u ah umada somaaliyeed

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial Před 8 měsíci

    Suugaanta soomaaliyeed ❤❤

  • @weareone603
    @weareone603 Před rokem

    Labadii dumar ee nagaga hadhay qaafadi dumarka
    Midi quruxda ronayd haday cali laqoqayso
    Tana qaata nadaba ragbay qaca ushidataye

  • @cabdinuurcaabi4920
    @cabdinuurcaabi4920 Před 4 lety +2

    7
    7

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 Před 6 lety +3

    Waan ilmeeyay

  • @bashiirjalaato2910
    @bashiirjalaato2910 Před 3 lety

    Gabaygii Jamaad

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 Před 3 lety +1

    Ax 😭😭😭

  • @deeqomaxamedmaxamed9741

    Siinleey

  • @sajokal20
    @sajokal20 Před 13 lety +1

    machallaah

  • @nba3189
    @nba3189 Před 4 lety +2

    Ĺ

  • @raxmomaxamed9140
    @raxmomaxamed9140 Před 2 lety

    Kk

  • @axmedyazinhlg742
    @axmedyazinhlg742 Před 5 lety +2

    abwaan jira