HALIMO GOBAAD KA DHEEROW OFFICAIL VIDEO 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Song: Ka dheerow
    Vocal: Digriyow
    Music: Qasim Karama
    Special thanks:
    @storage film produktion
    And Good Jobs oy Finland
    Rock Stone Pro
    Facebook / halimo.ahmed.75
    Instagram ...

Komentáře • 603

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid Před 3 lety +471

    Dhabtii naag ku gaarta
    Dhiga abid lama helayo 😂
    Halimo Gobaad

    • @nadiirmuuse3735
      @nadiirmuuse3735 Před 3 lety +5

      ArYaHe Asad FaqDidaW Zho GapAdha Yar Wani O Dheh WaxBa iNaGa DanbeYa LaleYahy

    • @zainhussein
      @zainhussein Před 3 lety +7

      Hal hbn ayee kuu kala kicisy miyaa 😂

    • @abdirahiimmukhtarali1915
      @abdirahiimmukhtarali1915 Před 3 lety +7

      @@zainhussein bilaa dhaqan aan edab laso barin uma xumid 😏😏

    • @badraanofficial7966
      @badraanofficial7966 Před 3 lety +3

      Ma jiro Qof Hilaaca Gacan ku Dabooli Kara Sidaa Si Lamida Ayaysan Jirin Cid Joojin Karta Homarka Isdaba Jooga Ah uu Gaaray Walaalkey/Fanaankeeyga King Ck.
      Intaan Weyneeyn Lahaa Fanaan Shisheeye Waxaa Weeyneeyn iyo ku Faanid iga Mudan Midka igu Sinjiga Ah, igu Afka Ah, igu Dhaqanka Ah, igu Diinta Ah, Waliba An Marti u Noqon Karo!!
      Badraan oo ka hadlay king ck show yadii osoqabtay fariina udiray shacabka rer muqdisho si ad udawato riix linkiga hos👉👉czcams.com/video/Rn2GseE4JQs/video.html

    • @mariaahmed9762
      @mariaahmed9762 Před 3 lety +2

      Naagta dhaaftay waa kiin jaamac

  • @mahmedabdi4938
    @mahmedabdi4938 Před 3 lety +30

    Rihanna somalida Hadaad xalimo gobad u taqanin meshayree cadanka ah blue ka dhig😍😍🥰

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 Před 3 lety +118

    Ilaah ban kugu dhaarshee walalo like ii saar..😧

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 3 lety +192

    Heestan hadii la igu dhihi lahaa qiiime
    Laxanka waa 80% Codka 75% 😰 gobadey naga so habee bal kolka dambe music 100% edit 100% Ereyada 85% hadaad dood ka qabto replyda way ku furantahy 🖐

  • @sosofilms3968
    @sosofilms3968 Před 3 lety +6

    3:20 Gabadhaan hees macaanaa
    0:38-saacad macaanaa
    0:42-qaab macaanaa
    01:13-Qooraansi macaanaa
    01:14-Laafyo macaanaa
    01:16-laxan macaanaa
    01:24-Dhugasho macaanaa
    01:38- muusik macaan
    01:43-qosol macaanaa
    01:51- dheel macaanaa
    01:40 suuro macaanaa
    2:00-xishood macaanaa
    2:24-timo macaanaa
    3:13- bootin macaanaa
    4:15-Jiliin macaanaa
    Muuqaal macaanaa (iyadoo dhan )
    Midab macaanaa (iyadoo dhan)
    Labis macaanaa (iyadoo dhan)
    Somaalinamadeedu macaanaa
    Iyada oo dhan wada macaanaa

  • @bilaalofficial514
    @bilaalofficial514 Před 3 lety +17

    Wale balaq balaqdaan waa inta la cafimad qabo ee warhoo hoogto dhib wa danbeyaye mad ilahay uso labatid🇸🇴😢😢😭

    • @hibaaqmaxamud4219
      @hibaaqmaxamud4219 Před 3 lety

      Bilaal hadalkaga qiimaha leh dartiis ayan subscribe kugu saaray

  • @TheTrendyTypist
    @TheTrendyTypist Před 3 lety +3

    Someone tell halima Gobaad she is the Queen of love songs. I just love her for free 🇰🇪

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 Před 3 lety +28

    #LYRICS
    Dhawaaqiyo Erayadaada
    Ishaa Jecel Dhaygigaaga
    Dhagtaa Rabta Hooy Hooy
    Codkaaga
    Dhabtii Nin Ku Gaaraahe
    War Hooy Nin Ku Gaara
    Heedhe Heedhe Dhiga
    Abidkay Ma Helayo
    Dhiga Dhiga Alla Dhiga
    Dhiga Abidkii Ma Helaye
    Khilaafkii Jirey Dhexdeena
    Haa Haa Dhexdeena
    Dad Ba Dhaliyo Ku Daalay
    Ku Daalayo Ku Daalay
    Ahaa
    Ha Dhugan Nacab Weedhihiisa
    Ka Dheerow Ka dheerow
    Xumaati Shiilka Si An
    U Dhabayno Guusha

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 Před 3 lety +4

    War waa boqortoyadi xalima gobaad oo isasoo kala kicisey❤😘

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +139

    *Xaliimo gobaad* waa Rihanna Somalida qofkii Rihanna yaqan Wuu garan karaa😂
    *Kiin jamac* waa Shakira Somalida adeer anu Rihanna iyo Shakira waa ka maarmey😂😘

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 3 lety +9

    Hada ogan lahayd sidan usoo ordey🏃‍♀️😂 la igama horeyn ama like ilama dhaaafteen somali maxamedeyy xaqeeda ha la siiyo postigan😘🥰

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 Před 3 lety +2

    Love u Halimo Goobad from Djibouti 😘😘😘😘

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim Před 3 lety +3

    Alle haweenka muslimiinta hasoo hanuuniyo inta bila xijaabkaa 😥

  • @araksanabdillahi930
    @araksanabdillahi930 Před 3 lety +3

    Maacha Allah my sister love you from Djibouti 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴

  • @ayanbarre9696
    @ayanbarre9696 Před 3 lety +2

    O my days. Halima u rocked it gurl. Best song, best dress, best makeup best acting, best everything. Wohoooooooooooo!!!!

  • @mankerdibojo6073
    @mankerdibojo6073 Před 3 lety +30

    ‎Dumar ayaa dhar gogo'an isku kabaya si ay isku asturaan
    ‎"Raaligalinta rabbigooda"
    ‎Dumar kalana dhar tolan ayay goygoynayaan si jirkooda loo arko
    ‎"Raaligalinta ragga"
    ‎حجابي سر سعادتي، وعفتي،وجمالي🧕
    ‎حجابي عبادتي وليس عادتي🧕

    • @mojimjames7263
      @mojimjames7263 Před 3 lety

      kuwa dhaqan 1600 sano ka hor jiray carabtii laheed naceen wata miyaad dumarka Somalida ku bahdileeysaa crabta Europe waxaay ku fanaan dhaqankayagii Somalida noo xayeeysiisa hablahoodana siilka ayeey xataa gidarka ku sawiraan yaa la waalayaa?

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 3 lety +41

    Xaliima gobaadh waata gidaar isku xoqi soo celisay 😂😀😀 iskaabulo uruun adaa meesha nagu haya inader 😛😛

  • @MohammedAhmed-ll1vq
    @MohammedAhmed-ll1vq Před 3 lety +4

    True Somali beauty Gobaad.
    Dheesha Shakira
    Qaab masrixiyadeedka Rihanna
    Shax shaxda Nancy Ajman
    Bodyga Kim kardishian
    Gobnimadana Somalinimo Bravo Haliimo yar🥇♥️🙏

  • @zheekhahablaha6742
    @zheekhahablaha6742 Před 3 lety +14

    Xaliimo gobaad waxaan rajaynayaa inaan mushtaqbalka mar uun inaan hees lasoo qaado

  • @pigmanmoosaay4688
    @pigmanmoosaay4688 Před 3 lety

    Fildaro allow na astur amiin amiin

  • @samiyaahmed2846
    @samiyaahmed2846 Před 3 lety +106

    Kiin jaamac wa shakira Somalia🔥
    Xalima Gobaad Rihanna Somalia💯
    Yaa igu racsan like isaara 🤣👍😂✌

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 Před 3 lety +2

      Rihanaa walal wa queen codbay leeday iyadiyo beyonce
      Lakin halimo ma codbay haysa
      Hadad leeday qawanan haa

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 Před 3 lety +5

      @@diimakhali451 codkeeda haliima ma xumo o waa enagaa dhgeesaneeno

    • @axmedcali713
      @axmedcali713 Před 3 lety

      Hestan wey iga gadanthy wlhi

  • @abdirahmancr1820
    @abdirahmancr1820 Před 3 lety +5

    Farxiya kaba yare waxay ledahay yes, haliimo gobaad way xiratay hareeraha, wax dhiba maleH inan jarto timaha😋😂😂

  • @abdidek8142
    @abdidek8142 Před 3 lety

    Wooow naag walan halima gobad keep going

  • @hetroofficial3661
    @hetroofficial3661 Před 3 lety +6

    HaLa HaLa Halimo❤🖐

  • @bisharmaxamed6688
    @bisharmaxamed6688 Před 3 lety +2

    Eedo geenyo queen xalimo heesta waa 💯

  • @nazircade7704
    @nazircade7704 Před 3 lety +1

    Halimo gopaad haplaha tan ugu saraysa ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdinasiibwadani5932
    @abdinasiibwadani5932 Před 3 lety

    Gobaad taagere khaas ah ayaan u ahay runtii waa fanaanad iyo badh viva gobaad

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 Před 3 lety +7

    Caadi maaha heestan Another leaval weeye ♥️♥️👏

  • @waqallwstudio4123
    @waqallwstudio4123 Před 3 lety

    Qamar laxanka iisaar maad tidhaahdid wlhi qamar hadu saari laha wa layabi laha viva #qamarsugan

  • @maslaxchannel6627
    @maslaxchannel6627 Před 3 lety +55

    Kolay wad iga dambaysaye liketa uun ha ila dhaafin ❤️

  • @gulledmohamud1700
    @gulledmohamud1700 Před 3 lety

    Gidaarkaazi Naga naziiip badana 😳aaar Halimo ii geeeya mia Rihana 👌💕

  • @sadiahajji8454
    @sadiahajji8454 Před 3 lety

    Cajab waaye halima gobaad 👍🏼💋

  • @cabbeydheere9827
    @cabbeydheere9827 Před 3 lety

    Ileeska fanka qarnigaan haliima gobaad jir o jog

  • @fahdfiyoore1
    @fahdfiyoore1 Před 3 lety

    Waaaw laaandheere mj ah waankuguhaystaaaa halima gubaad

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz Před 3 lety +1

    Ereyada 80%
    Codka 80%
    Laxanka 90%
    Music 100%

  • @yooniskapul4637
    @yooniskapul4637 Před 3 lety

    Haliimo gobaad gabadh yar ayee iska dhigeysa adoo hooyo ween ah ween ah aduun waxaa kuu laban dheh😃😃😃

  • @haniomar5657
    @haniomar5657 Před 3 lety +1

    Dhagtaa rabta hoy hoy
    Haahaa

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 Před 3 lety +3

    kabo la'aan inta daawaneso like isara👍

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 Před 3 lety +1

    Waaaaw gobaad ku wataa quruxey 👌👌

  • @jamilajama605
    @jamilajama605 Před 3 lety

    Bismillah Xalimo gobad dhukuro labaad ayey noqotey

  • @risktaker9119
    @risktaker9119 Před 2 lety +1

    Wow a song that next generation will have it as history keep doing wonders and outclassing the rest

  • @ayanhidisar3606
    @ayanhidisar3606 Před 3 lety +1

    Inba cadii maha Wa wax kaleh 😄🥰

  • @yasminali1743
    @yasminali1743 Před 3 lety

    Yahuuuu waxaaaa heesmiyaaaa

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 Před 3 lety

    Subxanallah cod xumo iyo dhaqan xumo mamo weyna isa astur

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 Před 3 lety

    Xalimo gobad waa marki igu horaysay aan arko wana kahelay masha Allah xbbti😘✌

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 Před 3 lety

    Heestii tan ka horeysay ka fiican tan

  • @KhaledAli-vy7le
    @KhaledAli-vy7le Před 3 lety +3

    HALIMO GOBAD Imika da,a ayaayay gadhey Marka Hesahedi Hos udhac ku yimi ila xaga laxanka INTA ILA ARAGTAY 👉💙 HALA DHAFIN
    صومالي 🇸🇴 وأفتخر 💪

  • @mazlahofficial7248
    @mazlahofficial7248 Před 3 lety +2

    Team haliimo isa soo xadiriya haliimo love adina

  • @cmcamuuri5045
    @cmcamuuri5045 Před 3 lety +1

    Halimo gobaad.
    Waxan ka mid ahay taageerayaashada xagjirka ah
    Ee mayalka adag 💪💪

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 Před 3 lety +30

    Niki minaj_ta Somalia iney Tahy Yaa igu raacsan😂😂😂🤙👍
    Is another Leve🤙👌

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 3 lety

    Aggah Halimo waxba lagama qaban karo. 👍👍👏👏👏

  • @cabaasciise8791
    @cabaasciise8791 Před 3 lety

    Malinka arkey muqalkeda igu horesay ilaa hada waxaba iska mabadalin jirkeda iyo istelkeyda dadax weye 👑👑👑👑

  • @hassanyouzuf7518
    @hassanyouzuf7518 Před 3 lety

    Runtii haliimo gobaad gabar gaarta lama hayo
    Inta ila aragta like

  • @xamzecumar994
    @xamzecumar994 Před 3 lety

    Somalidu baryahani danbe dubistu 100/100
    Prod rock stone waa nin Somalia lodon
    Ayaanle billboard Europe
    Waqal studio somaliland
    Liiban studio American
    Iyo wlhi rag badan oo kale
    Waqal studio

  • @moxildhibanka8053
    @moxildhibanka8053 Před 3 lety

    wxaaan ma heeesba✌😀😀😀

  • @apdiazizaliapdiazizali1323

    Hore isoco xaliimo waa hees shidan

  • @abdulldjmuhamud4440
    @abdulldjmuhamud4440 Před 3 lety +5

    Nuur calaa nuur
    Hees dareen leh...

  • @farxanabdilaahi3997
    @farxanabdilaahi3997 Před 3 lety

    Gobad Actrisho somliyed keep goin

  • @aroorseedstudio_
    @aroorseedstudio_ Před 3 lety +22

    Beyoncé somalida : HoDan Abdirahman
    Jenefir lopez somalida : farxiya fiska
    Rihanna somalida : halimo gobaad
    Shakira somalida : kiin Jama
    Mary Carey somalida : Yurub geenyo
    Niki Minaj somalida : Nadiira Nayruus
    Lady gaga somalida : farxiya kabayare
    American uma baahnin hablhaygaa nagaga filan ❤️💙

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 Před 3 lety +2

    I really love the way singing and dance very quality video great work done xaliimo gobaada long life sister

  • @sacadmoussa4
    @sacadmoussa4 Před 3 lety

    Rihanna = halimo gobaad 😍😍

  • @yaxyehtayga5103
    @yaxyehtayga5103 Před 3 lety

    xaliimo gobaad nag barajaysa ma la wayay keep going sister

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 Před 3 lety

    👍makeup jirkaga u egba wadata wad shidan tahay halimoy

  • @deeqocabdirahman4756
    @deeqocabdirahman4756 Před 3 lety +7

    Xaamilo gobaad hesahaaga awal aa shidnaayeen naga soo shid ereyo mesha kuma haysid

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 Před 3 lety +1

    Oo sow tan sidii Oromo af-Soomaaliga. Baranaysa ugu dhawaaqaysa ereyadii
    Wayna kaa hadda wayna kaa

  • @jamaahmedhashi1012
    @jamaahmedhashi1012 Před 3 lety

    Xaliimo gobaad calankaagii wuu dhacay 2020 xiiso laguuma hayo

  • @aliizaali2684
    @aliizaali2684 Před 3 lety +2

    My love GoPAaD 🥰🥰💋KEEP GOING

  • @abdirisaqakofficial6782

    Adigana kip going fanka somaliyed kur haa okaco

  • @nasrokiin5416
    @nasrokiin5416 Před 3 lety +2

    Queen of queen keep going sisters

  • @jamamohamed1568
    @jamamohamed1568 Před 3 lety +6

    Xaliimo Waxaad Taahaye Gabadha Somali Ugu Quruxdaa Badaan Anigubaa ku Qalmaa 😂😅❤️❤️❤️❤️❤️

  • @euroofficial3566
    @euroofficial3566 Před 3 lety +1

    Walashay an jacalay

  • @ahmedyuzuf4376
    @ahmedyuzuf4376 Před 3 lety

    Ku wataH XaLiimo Gobaad

  • @abdirahmanahmed5347
    @abdirahmanahmed5347 Před 3 lety +1

    Woow waa clip lagu fara yareystay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @munajaamac3057
    @munajaamac3057 Před 3 lety

    Xaalimo abaayo vdyoowga waa top laackin odka ma ficna mushika iyo odkaga islama socdan

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 Před 3 lety +42

    Video = 100%
    Styl-ka = 100%
    Music = 50%
    Ereyada = 40%
    Laxanka = 0%
    Codka = 0%
    Qiimeynta hada igu raacday tikta ha ila dhaafin lacag kugu qori meyse

  • @najmoahmed7327
    @najmoahmed7327 Před 3 lety

    Digriyow codkisa inta ka heshay love hayla dhafin

  • @rowdahayle4133
    @rowdahayle4133 Před 3 lety

    Subaxna laah jeego ma xiraty

  • @ishitaiyer9069
    @ishitaiyer9069 Před 3 lety +1

    Bohot khoob
    Love this song 💞💞💞

  • @axmedxariir1953
    @axmedxariir1953 Před 3 lety

    Zhax zhaxda nagadaa xalimoy

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 Před 3 lety +1

    Sheeko xumay la timi doorkan Xaliimo is carruureeya

  • @eliasmoallim9214
    @eliasmoallim9214 Před 3 lety +1

    Xaa dharbiga iskula xoqdaa qooq udhimaarabtaye

  • @KingKHan-tt9ty
    @KingKHan-tt9ty Před 3 lety +1

    Haliiimoy waaa Ku JeclaHy

  • @mubarekahmedali2412
    @mubarekahmedali2412 Před 3 lety

    naas naag weyn oo heesaya

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 Před 3 lety

    Halima HoyHoy Naasahaaka😁

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 Před 3 lety

    Al halimo adigun codkad ka dhimatay lki inta kale waan kugu qaataya

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 Před 3 lety

    Gobaad Hir Gashay, Waa Ku Wataa Beyonce Somali 💯✅👍👏

  • @amiirhd7658
    @amiirhd7658 Před 3 lety +2

    Welcome back Haliima in the guri❤️🔥✊

  • @Fadumoxayle
    @Fadumoxayle Před 3 lety

    Xaliimo adiga iyo ismaciil danan so wada heesa xbbti

  • @CabdiqaniyaasiincilmiYaa-jl9eq

    HAALIIMO GOBAAd❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 Před 3 lety

    Cod iyo erayo toona mahaysid illahayba runta jecele lkb horo soco

  • @choukrimohamed5957
    @choukrimohamed5957 Před 3 lety

    Rabiga uso noqo inshallah

  • @hsadia196
    @hsadia196 Před 3 lety

    🔥🔥🔥her stylish

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Před 3 lety

    Beautifull Song Gobaad

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 Před 3 lety

    Xalimo gobad ninka wasay iga nasiib badan 😋

  • @somalichannael1573
    @somalichannael1573 Před 3 lety

    Haliimo gobaad is kaabulo xuquuqdoda siii

  • @maxamedalpha4016
    @maxamedalpha4016 Před 3 lety

    Dhamays baad tahay
    Haween dhaaftay idilkod
    Dhayuhu aragtidaada
    Ayay ka dhargaan

  • @alhabibahmed9300
    @alhabibahmed9300 Před 3 lety +1

    Atiriishada,,soomaaliya,,,xaliimagoobaat,,,,Jak,waaye,,,,,kusoco

  • @zakatellaofficial106
    @zakatellaofficial106 Před 3 lety +1

    Haliimo Gobaadey keep going kuma dhahaayo balse Allah quluubtada ha nadiifiyo intaas kuu reebay

  • @feysalmahamed1088
    @feysalmahamed1088 Před 3 lety

    Gobaad wllee gob baad tahy alle muxuu dul qaad kaaga badan yahy mxaad dhabarkaaga ku qaaday ruux aanan kun sanno ku gaarin dhabtii waad guuleysan ❣💕💕💯💯

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 Před 3 lety +7

    Inaaan hablaha arkiba waayo oon habraha jeclaado waxa igu wacan xalimo gobad iyo lacagtah🙃
    Armiyaan qaldanay ilmaderayaal😁
    👇👍

    • @queninamahdi8606
      @queninamahdi8606 Před 3 lety +1

      Wakhti ba gaalY qofta brother😀😀

    • @xamsecisman439
      @xamsecisman439 Před 3 lety

      @@queninamahdi8606 inader maxa hablaheenana udiiday inay wakhti izgaliyaan

    • @queninamahdi8606
      @queninamahdi8606 Před 3 lety +1

      Waaabh taan la yaabanhy😀😀😀

    • @xamsecisman439
      @xamsecisman439 Před 3 lety

      @@queninamahdi8606
      Bal adiguh uun qarash izgali hye inadrr

    • @queninamahdi8606
      @queninamahdi8606 Před 3 lety +1

      @@xamsecisman439 hdeh daah aan gaboobe😀😀