Abdi shukri Reer Miyiga Caaayda halaga Daayo Dhamaan anaga dhan ayaa ka soo jeedno dhaqankaane ma Lahan Gabadhooda guri lagu qabo. Waaa ka xishoodaaan. Marka inta wanagsan Halaga soo baaahiyo
Barwaaqo ma fahmin waxay ku maagtay in gawarta dhunsan in ay gawarteeda tahay! Gawdheeda waxay baananka dhigtay cawo madoow iyadoo wax yar ah ! layaab bay wadaa oo don doneesaa sida waqti gaban la ga joogo! DNA ha laga qaado marka la heelo .
Umo khayr wllo gabadh wanasan bathay wan kusalamay wllo
Kusaliya nabiga صلي عليه و سلم ❤😢
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
صلى على النبي؟
Scw Scw scw
Scw
❤❤
Scw
Scw s w
Reer baadiyaha ka daaya dacaayada waayo waa dad dhaqanka ku danbeeyay oo wax badan ka xishooda
Abdi shukri Reer Miyiga Caaayda halaga Daayo Dhamaan anaga dhan ayaa ka soo jeedno dhaqankaane ma Lahan Gabadhooda guri lagu qabo. Waaa ka xishoodaaan. Marka inta wanagsan Halaga soo baaahiyo
Gabadha waa tii xaynosh lahaa ilamaha ha iska soo tuurin anaa xaskeyga canug uga dhigaayo
Adigu rer badiya ka ahow😂😂😂😂😂
Ar Sacdiya quracdi xajiga loo diyariyey ayey Aabehid siisatay 😂😂 baba ka qasna😂😂😂
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa fariiid SACDIYO
Hhhhhh waa nasab😂
❤❤
Qofkii koobaad like saara
Nuunaydii ma waynatay uurkiina wali lama dhalin secamal mise anaa dagdagay
Adaa dagdagay qali😂
Adaa dagdagay
@@SaabiriinmukhtaarXasanwan is iri
Sacdiya jiliinkeedu waa well
Sacdiya is not easy 😂😮
Intaan odhan lahaa baa tiri😂
Filimkan go go ayah oo calya ah nacay ani
Wan idhin salamay 😮
Asc dhamane kusaliya Rasulka scw
Sacdiyooy gabadha yar afaraheeda reer baaadiya ka ahoow😅😅😅
Na sacdiyo odayga shadhka ka bedel😂
Ilaahaw xaynoish reeraha udaji😂😂😊
😊😊😊😊😊😊😊
Hooyo ilmaheedii tuurtay islaan sodoha oon xishoonayn mid reer miyi ah oo reerkii furay sanka ka gashay sodog aan xishoonayn oo qaad doonaya Dhoocil xaaska aabahed ku taagan riwaayada dhan waa dhaqamo foolxun
Dhaqanka dhabta ah ee soomalida ayaaba sidaasa😂.
@@Degmodeqa somalidu ma wada aha waase ka qayb dhaqankeena
@@hamdixarago8234 Lkn majooratiga wa wada caynkaa.
Wllhi wa runtaa wxan qofkii dawada aqlaada ayaa ka lumaysa 😅😅😅
OMG best filim
❤❤❤❤
😂😂😂😂 Reer badiyo faido malahan Sacdiyo Cade is not easy 😂😂😂😂
Team dhalmo doon maxa idinku dhacay film 2 days maydin soo deyn?
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Hhhhhhhh😂😂😂😂😂😂 Sacdiyo halka kawaad
Ader xaynoosh gabadha yar haa qarsan ee dadki dhalay sii
❤❤❤❤❤❤
Wad mahad santiihiin dhaaman jilayashaa ❤❤❤❤
❤❤❤
Odayga sacdiya dhalay dharka iskama bedelo miyaa 😂😂
Anigu mooryaanta uurka leh baa jeclahay
❤❤❤❤
Kkkkkkk kasii asaga aabahaa ehe waa ilamerayso wixiino kooxda qasal
Odayga sacdiyo si buu ugu roonyahy😅😅😅
Alla qurecdi xaynoosh ee u keente aaabeheed😂😂😂😂😂 naa sacdiyo mxaaah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
❤❤🎉
Filimka sacdio lee macaneyso
😢😢😢😢😢😢
Xalay iyo cawa max helay riwaayadii team.qasaal
Sacdiyo is not easy anymore😂😂😂😂
Sacdiya Dadka wy dhibtay Walahi
Odaygu suu wax u cunayaan ku qoslaa hhhhh
9:09 no she didn't say 😮😮😮😮 is only food
Sacdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ruwayada wax baa ka qaldan war yas ila arkay adoo la dhacsan jaaa waa wax qale Laga hadloyaa war isku tuusan noosoo galiya
😂😂😂ar sacdiyaa
Asc Asxaabeey Gabadhan Baadiyo waa naga waashay Cuntada Aabaheed meel walibo weey ka sii nay saa Ma Qorto hebel baa leh iyo Muran Joogtaa la yaab. Rubac loow rog rogo ee Ruuga aaso.
Shaadhka odaygani ma bixiyo miyaaa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Naaxaawo ninka iskaceli oo madax kagal intuu kugu dayin asaga
Odayga sariirta uga kici caawana😂
Xaawo cadi maha
❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤
Idinmee flimkii
Sacdiyo ilmihii labaad miyay dhalaysaah
Sacdiyo sootii warkii sheeegte😂😂😂
😂😂😂
Sacdiyo Cida halaga qabto Hadaan tolnahay
Sacdiyo aabaheed shaatiga mabadalo miyaa😂
Sacdiya is not easy 😂😂
Sacdiya waa xaraabo wllhy kulahaa cunto waa cunis
20:52 hada qoftaan aan isleeyahay mustaqbal ka dhigo ma caruurninay filimka ku jilayzaa😁
tee waye taaa❤
😂😂😂😂😂 ba aaa
sacdiyo😅😅
Horta sacdiyo abehed dhar la anaa heyso
Waadaba dhali kartaaye maxad kahdlaysaa😂😂
Sacdiyo aabiheed shaarkan iska badala miyaa
😂😂😂😂😂
sacdiyay ma dhibku xamse ku furay😂😂
Hhhhhhhhh sacdiyo cadi mahan quracdii bay ku tabatay odaygii
Uurka sacdiyo ma sida geela
Hhhhh oday quracdii lowaday oday kala lugu casuumay sacdiyo waa kuwataa
Naagta hada lakeenay waadabaal dabaal
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkk
Sacdiyo isn't easy 😅😅
Xaynoosh muxuu u qarsanayaa gabadha yar?
Kkkkkkj😂😂
Sacdiyo dhib badaan 😅😅 quraacdi islaantu odageda udiyaarisay ba aabahed siisay😅😅😅😅
😂😂😂😂
Awalpa iyadaa karisay aaabaheed bana xaq u leH😂😂😂😂😂
🎉🎉😢😢😊
Xishood la aantan intee ka jirtaa dadka ha ceebenini bisinkee odeyga guriga iska imaanaya gabadhisaa la furay joogto gabadhaha se cid furtay la joogta maxa waaye soomaalida dhaqan malehan gabadhaha cuntada cida odeygq iska siinaysa
Filim shidan.
Oo mumtaas gormee intaas dhan le ekaatay
Omulkher la aanted flmku nah malahaan
HAA
Sacdiya is not easy🤣🤣🤣
Oday Jini caawa mirqaanka haa loo fariisiyo reer xaynoosh 😂
Xaynsh warba nin nin yaal kulaha kkkkkk
Rueayada xamse iyo walalkis kuso celiya
Subxnallha
Jini shumi ayaa kuso biiray riwaydi wa macanty
Na tan xamse ka darty waa te
Barwaaqo ma fahmin waxay ku maagtay in gawarta dhunsan in ay gawarteeda tahay! Gawdheeda waxay baananka dhigtay cawo madoow iyadoo wax yar ah ! layaab bay wadaa oo don doneesaa sida waqti gaban la ga joogo! DNA ha laga qaado marka la heelo .
Xaynoosh caruurta uu dhalay waa ruufiyaan. Xamsoo umul khayr abuse gareeni jiray, iyo yartan imika dadkii u dhaaranaysa
Waar idagu Malayalam buurabaa halaycamiro 😂😂😂😂
Way dustay not ending the clothes
Nmt NTN have
Horta qoftan sacdiya ladhaho maxay Malin kasta cuntada odayga xaynosh aabehed usisaa
Sacdiya waa fani
Udaqan shatiga mabedelo miyaaa
Ilaa aakhiro uu qabaa
Scwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscw
Reebaadiyo faaiido malahan😂😂😂
Sacdia waa dhibaato kulahaa waa ilmihii oo wax cunaayo
❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤sacdiyo is’not eazy hhhhhhhhhkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
😢😢
❤❤