Degdeg: Xildhibaanidii Salaxley oo mindi lagu weeraray.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 65

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před měsícem +2

    RRU isn't easy 😅😅😅😅

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Před měsícem +2

    Subxaanallaah, anigu MA ARKO Mustaqbal Doorasho oo uu Leeyahay Xisbiga Wadani GEBI AHAANBA,
    waayadeed Xisbigani wuxuu ku lug Leeyahay Xasuuqii Ciidamada Qaranka ee BUURTA GACAN LIBAAX iyo weliba Xildhibaanada Xisbiga Wadani ee u fadhiya G. Wakiilada oo ayakuna ku xidhan Huwanta, sidaasi darteed waxaan qabaa amaba ay tahayba inaanu Cod ku filan Heleynin Xisbigani Wadani maanta, derejadiisu waa 39-41% Cod qiyaastii . Waxaa laga yaabaa inuu Kulmiye ka sareeyo Wadani oo uu helo qiyaastii 57% Cody. Xisbiga UCID wuu ka SAREYN doonaa Codkiisu Doorashooyinkii hore. Anigu Xisbina ma ihi, Siyaasina ma ihi. Inasha Allaah, Doorasho Xor iyo xalaal ah ayaa ina deeqda. Guuul & GOBANIMO JBSL. Warsan iyo weedhsan 🙏✌️❤ ❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem +1

    Alla bisinka waxaasi waa wax inagu cusub😢😢😢😢😮

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem +2

    Oofwareen ayaa meesha ku wareegaya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před měsícem +1

    Madaxwaynahsyga.fraftaleh.waageesi .aan.habran.mudane.muuse.biixi.

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před měsícem +2

    Shil yar oo dhacay oo isfahan la'aan ku dhacay ayay war nooga dhigaysaa Horn Cable

    • @Buuloxuub
      @Buuloxuub Před měsícem +2

      In aad qariso ayad rabtaa

    • @Buuloxuub
      @Buuloxuub Před měsícem

      Warka miyaa allow Somaliland burburi isku dir dhaxdooda

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před měsícem +1

      ​@ogaalcusub illaahay adiga ehelkaaga ha kugu salido -vm3qt

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Před měsícem

      Burburi maysee is dil aduunka ciil haku joogine​@@Buuloxuub

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue Před měsícem +2

      ​@@Buuloxuubisla hel habaarkaaga kugu noqoy oo dhinacna kuuma dhaafno idam ALLE

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 26 dny

    Maanshalaah walee waa shacab geesiyaal ah oon baqayn naftooda u huray shacabkooda iyo madaxdoodaba
    Umadii dhul ayay ku waasheen ilaahay waxaan ka magan galay aduunyo jacayl
    Boliiskeenu sharaf ayay lahaayeen maxaa kuwan helay waa boliis waalan

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před měsícem

    Saylac mahee waa salaxley waxan toogta ah ee aan lagaranahayni waa faqash ka hadhka aha ee ofwaren

  • @muxiyadiinyuusuf7800
    @muxiyadiinyuusuf7800 Před měsícem

    Salaxlay ayuu u jeedaa

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 Před měsícem

    Saylac iyo salaxlay maxaa isku keenay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Saylac mise salaxlay

  • @raamaale5
    @raamaale5 Před měsícem

    Waar ma saylac mise salaxley xayawaanyohow

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Před měsícem

    Waar maxaa khaldan salaxley baad ku soo qorteen hadana saylac na waad shegaysan ??!!😂😂😂

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před měsícem

    Dhuunta laydinkudhufay e dadka dhulkoda udaaya danguudlahane baga laydinweraraye dhulki shicibka lagarogilayey

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před měsícem

    Saylac Mise Salaxley

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem

    Oofwareen waa kamadoos

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@user-hz2lv2zc4j viva King oofwareen

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před měsícem

      Waa tug dadkiisa u xoog wayn oo laaya

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před měsícem

      ​@@hassan-mp1pksaqayan yahaw tuuga hanoo xayaysin

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@hassan-mp1pk XAsan dhedig yuu dilay dadkii sii uun buu dilay faqsheey

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@user-uf1ih4uf5z hasan dhali

  • @hkayir916
    @hkayir916 Před měsícem

    Waar ninkan hadkaya ma caruur ayuu u waranaya 😮😮😮😮😮😮 ... Chinese kung fu ayaa mindi iga qaaday haye ... mindi ayaan soo qatay Chinese man ayaa iga laagay haye
    ..... waar somaliland dadka Chinese ka ah macdanka gurayanaya wadanka hala ga qabto waad arabtaan mayor ku xigeen kii waxa ku 😢 dhacay kkkkkk😅😅😅😅😅😅😅

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Před měsícem

    Ciidanka waa in la baraa edaab iyo dulqaad ay ku dhaqmaan dadka oo ay joojiyaan gacman ka hadalka bilaa hubsiimadaa.

    • @Abdiavlogs
      @Abdiavlogs Před měsícem

      shil yar maha werarka ku dhacay xildhibanada e police mafiyo ahi qaybta wayn shilka ka oofiyey hadanad mafiyada anad kamid ahayn

    • @khadaromar7385
      @khadaromar7385 Před měsícem

      @@Abdiavlogs qoraalka u fiirso aan qoray intaanad i xukumin adoo mahadsan

  • @hkayir916
    @hkayir916 Před měsícem

    Waar meesha Ma commandos karate yaqaan ayaa galay .. wuu is laba rogay mindiidi aan gaadhiga ka soo saartay ayuu iga laagay 😅😅😅😅 huuuhaaaaa 😅😅😅😅😅😅

    • @goojacade4325
      @goojacade4325 Před měsícem +1

      😂😂😂😂😂😂😂 ala inader garacsanidaa huuuhaaa huuuhaa widh widh widh 😅😅😅

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před měsícem

      @@goojacade4325 lol

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před měsícem +1

      @@goojacade4325 waa huuhaa kkķkk beenta ayaan diiday lol 😆 😂 🤣 😄 😅

    • @goojacade4325
      @goojacade4325 Před měsícem

      @@hkayir916 odayaashu wey busaaradsadeenoo laxankanay soo dhigeen khatarta ah ee ay ku dhaawacmeen waxa layidhi hunguri wad ma arko huuuhaaa huuuhaa 😅😅😅😅

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Před měsícem

    Horta janankani balaayada Somaliland kadhacda siduu ubuunbuuniyo waxaad moodiba tv somaliya 😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Ma Oofwareen baa kaxaystay? Madheera inuu qisaas suge ku ahaaday ahayd

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      King oofwareen yaa laa hadli karaa waa kaa joog hargeysa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dofaat Kan waa dog Ina biixi

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@hassan-mp1pk wuu kaa oohiyay biixi xasan dhedig oow xasan labeeb malooi wan la tumay kkkkkkkkkkkkkk

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@user-sz7sn2rv9r baroor ina biixi tuuhaga

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@hassan-mp1pk xasan dhedig faqash

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před měsícem

    Xayawanyahow ciiwaanka maxaa kugu qoran