XARIIR AXMED & PRINCESS ISTAAHIL | HEES CUSUB 'DOOKHA CAASHAQA' BEST TALANTAALI - | 2017 HD + LYRICS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • DOOKHA CAASHAQA AYAA IGU KAA DARAY
    BIYO DAHAB NASAB DAAHIROO
    LA DUGAASHADAA - LAAB KU DOONTAA
    DUMAR KULA SIMIN
    .....................................
    HEESTA SANADAK ..XASRIIR AHMED VS PRINCESS ISTAAHIL
    ...........................................
     HEESTA SANADKA CUSUB 2017 : DOOKHA CAASHAQA
     EREYADA: ABWAAN CABDISHAKUUR ALLAH YAHDIIK
     LAXANKA: BEELE
     MUSIC: HENOK ATLABACHEW
    ...............................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 902

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  Před 7 lety +269

    DOOKHA CAASHAQA AYAA IGU KAA DARAY
    BEST TALANTAALI - XIDDIGAHA #DDSI
    XARIIR AXMED VS PRINCESS ISTAAHIL
    HEESTA SANADKA 2017 | HD + LYRICS ..
    #SUBSCRIBE AT czcams.com/users/ABDIASKARITUBE
    THANKS ,.....

  • @shukriboqortooyadamajertey5364

    Raga somaligu waa dulqaad badanyihiin waana naxariis badanyihin wlhy anoo xaamilaa oo xaajigayga intaan ladagaalay kaguurey oo meelwalba kaxirtey buu intuu isoo doono gaariga igu qaado dhaqtarka igeeyo heesta iishidi jirey anah waqtigaas xaalad xun baan kujirey ilaahow iidaa xaajigayga hada fmyly buuxa nahay wiilna waa uhayaa hada khyr kalaa noosoo socda raga somalia ilaahow xifdi oo dhib dhan kadhowr 💕💝💞

    • @cayuncayni9712
      @cayuncayni9712 Před 6 lety +9

      shukri boqortooyada majerteyn ayaga dhan maha

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 Před 5 lety +3

      Aamin qli waaa kiii alle haku qadaro

    • @habiibmedia2472
      @habiibmedia2472 Před 5 lety +6

      Full caqli100% ado kale Alle hano badiyo😍😍😍

    • @hodonjacaly624
      @hodonjacaly624 Před 5 lety +3

      amiin ilahay hasku kiin dayo allaahu mabarik jecliya lamane is jecel👌👌

    • @mariyoahmad6763
      @mariyoahmad6763 Před 5 lety +2

      shukri boqortooyada majerteyn masha allh

  • @Apdalla_Rasta
    @Apdalla_Rasta Před 5 měsíci +33

    Heestan hada sooradisay legend baa tahay still 2024 like hala dhaafi👍

  • @Abdirazak-rv2zg
    @Abdirazak-rv2zg Před 4 lety +126

    Hees aan aad jeclahay ❤ waxa ila dhageysaneysa xaskeyga aan jeclahay sagal hashi kugu faana my queen 👸🥰💋

  • @fardosaosman9277
    @fardosaosman9277 Před rokem +80

    This song never get old. Still listening 2023😢

  • @KariimSalaam
    @KariimSalaam Před rokem +27

    Dhalinta maanta magaran karaan Princess Istaahil 2013kii ilaa 2016kii Inay Top 3 Fanaaniinta Xagga dumarka ay ahayd!!. What a voice she has. 🔥

  • @saabiryuusuf
    @saabiryuusuf Před 7 měsíci +7

    2024 inta Ila dawaneysa wasalaamay ❤😢

  • @jamiilaenahxasan5613
    @jamiilaenahxasan5613 Před 4 měsíci +12

    Intah heestan dartih youtub usoboqotay 2024 /4/10 waa idin salaamay😢❤

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 3 měsíci +3

    Both of them are pure talented🔥 the jijiga golden time 💔🥲
    8 june 2024
    2: 15 am 🌙

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 Před 3 lety +329

    Who, s listening still 2021 😭😭♥️

  • @hanadahmed7167
    @hanadahmed7167 Před 7 lety +52

    Ax yaa hees mcn wlh hesaha xariir iyo istahil dhagesigoda kama daalo gaar ahan heestan waa hesta sanadka 2017 ugu mcn

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 Před 7 lety +100

    geesi damac lahoo qalbi doorbiday inu Kula dagaa kuu diyaar ahee kaalay daadihi waaw 😘👌

  • @faHiima354
    @faHiima354 Před 2 lety +25

    Yaa ila dawanYa 2022
    Hdad iga danpeyso liketa iirep🙌😷

  • @xikmaabdulaahi380
    @xikmaabdulaahi380 Před 3 měsíci +10

    Who's listening still 2024 😊❤

  • @ubeytapdinourmohamet663
    @ubeytapdinourmohamet663 Před 4 lety +75

    2020 yaa dhagaysanayo Aniga kama daalo Any time 😪🤔❤

  • @suldaanraage4379
    @suldaanraage4379 Před 2 lety +24

    Inta soo booqtay heestan ismuujiya🥺

  • @sharmaarkexiir6715
    @sharmaarkexiir6715 Před 4 lety +8

    Heeskani wuxu i geliyay xasuus inkastoonan xiliga laga qaadin balse cawa wuu ika xasusisay Waan ku jeclaa, Waan ku jeclahay, waanan ku jelcaan doona intaan noolahay abid faraxeey alle ha nolosha inta ku hadhay farxad hakugu dhameyo qoyskagana haku barakeeyo..

  • @yuuramoz9616
    @yuuramoz9616 Před 7 měsíci +9

    Who's still listening 2024😢❤

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 Před 3 lety +10

    Still listening 👂 🥺🥺🥺2021
    Geesi damaclow qalbi dorbiday inu kula daga ku diyare kle daadihi

  • @amalcadey4974
    @amalcadey4974 Před 6 lety +26

    waxaan uu dirayaa jecelkeyga qaliga ah maxamed qali 😍😍😍😙😙😙😙😙

  • @rabiicdiaby7095
    @rabiicdiaby7095 Před 6 lety +32

    Yaa 2018 ila dhageysanyo heeskan inta iga danpeysaay Likkta igu deeqa 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @yam3873
    @yam3873 Před rokem +18

    6 years later, still am listening😊😢❤ 2:04

  • @maajigallaf
    @maajigallaf Před rokem +18

    Inta daawanaysa 2022 dhamaadka sannadka 🥰😭😭 hees xusus mudan 🥰♥️🩸

  • @mustafezapanle7002
    @mustafezapanle7002 Před 2 lety +12

    Biyo Dahabay Nasab Daahiro Ladugaanshadaay Laab Kudoontaan Dumar Kula Simin👫❤
    23/December/2021
    Habeen Jumce Soogalaayo
    10:46pm🙌❤
    My Favourite Song

  • @emmanueldanso2644
    @emmanueldanso2644 Před 7 lety +16

    Tolaahi idin ku dhaarta 💓💓 xariir vs princes istaahil labada xidigood ee DDSI inoolaada 💕💕💕💕💕💕💕✌✌✌✌✌✌✌✌✌👌👌👌👌👌👌

  • @hashimad8305
    @hashimad8305 Před rokem +29

    Who’s still obsessed with this song in 2023🫶🏾

  • @amaaldhalgabeed6811
    @amaaldhalgabeed6811 Před 7 lety +23

    geesi damac lahaw qalbi dorbiday in wuu kula dogo kuu diyaaree kalay daa dahi😍😍😍😍😍😍

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 Před 3 lety +6

    Dun xariiraay Jaceyl lagu dago
    Kal udaacadaa kugu duugane kaaley daadihi ❤✅ stil watching 2021 kama deelo iney time wan dhagaystaa

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 Před 8 měsíci +7

    i will never forget this song still 2024 malmo ka harsan 😢❤

  • @Abuisra949
    @Abuisra949 Před 7 lety +43

    Igadan heestan Lakin waxaay ku ficnaad lahaad lamaano sidhaba nolosha wadaago inay isla qadaan😘😘😘

  • @Teamhorcarar
    @Teamhorcarar Před 7 lety +40

    Caadi ma ahaan viva xidigaha ddsi 🔥

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 Před 2 lety +21

    after 5 year I'm still here 🔥🦋💜

  • @Tekashi-mg1nz
    @Tekashi-mg1nz Před 7 lety +9

    War heestaan heesta sanadka inaad ka dhigtay ahayd!!😤💖

    • @Amaanmoha
      @Amaanmoha Před 7 lety +4

      hanad yg Wendi kaa sugaayay Tlhi😂😂😂😂😂😂😂

    • @glm4604
      @glm4604 Před 7 lety +2

      hanad yg sax walaalkay

  • @xananali4420
    @xananali4420 Před 8 měsíci +2

    Hbn khamiisa 20/12/2023kii
    7.18mp
    Waxaan galay xasuuso bdn runtii waxaaan daremi karo xagan kama sheegi karo wax aaad ahyd qof wax kasta la soo qateya nolozhyda ax. Xasusta ayaaa wehelkyga noqody runtii wllo naziib wcn 😢😢😢😢❤

  • @Cali33Dheere
    @Cali33Dheere Před 7 měsíci +5

    Yaa usoo xiisay 2024😢😢😂

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 Před 6 lety +33

    This song is soo good, Istahil has à great voice💖💖

  • @mohamedawale3941
    @mohamedawale3941 Před 7 lety +22

    Inaba caadi maaha my best ever singer's xariir ahmed and princess istaahil

  • @4kids150
    @4kids150 Před rokem +17

    After 6 years am still listening 🎶👌

  • @nadiyacadey
    @nadiyacadey Před rokem +3

    Heesta anoo cadheysan bu i shidi jirey markuu magaladeyda i yimaado cawana magaladiisi ban ku socda oo ano safara ayaan dhageysana😢🥺 ilhow i daa❤😭

    • @garaadhassen06
      @garaadhassen06 Před rokem

      Nabad kukulma walal

    • @habayscambe9238
      @habayscambe9238 Před 4 měsíci

      Macha allah hada waxan filaya inad family tihiin ubadna eebe inigu arsaqay

  • @ashramdeplatnumz2635
    @ashramdeplatnumz2635 Před 4 lety +10

    Xarir Ahmed love you from Nairobi Kenya ❤️

  • @sulekha4651
    @sulekha4651 Před 7 lety +6

    NAFTA aad deeqdaaa dadka kuu jecel viva DDS Singers

  • @ismailabdirizack169
    @ismailabdirizack169 Před 2 lety +3

    Yaaa 2022 ila dhagaysanaya😌😌😌

  • @sharmaakeilyaas1560
    @sharmaakeilyaas1560 Před rokem +7

    Ayaa dhagaysanayaa wali 2023 the best song ever🎉🎉🎉

  • @mohammedkaraama1561
    @mohammedkaraama1561 Před 2 lety +19

    Still 2022 am listening 🎧

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 Před 7 lety +53

    xarir amaantada jeclahy plz hees NASTEXO soo tuur halagu yaace😘😚😙😗

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  Před 7 lety +7

      ishwaq Mohamed ...Labo Hees oo Magac Gabadh Xambaarsan ayuu hadda soo wadaa,
      #Nasteexo Gordhow filo, One 💓.....

    • @ibraahimshakulyare3862
      @ibraahimshakulyare3862 Před 7 lety +2

      ishwaq Mohamed ❤❤❤❤✔magaaca halo gudbiye

    • @nistahamuhamud5462
      @nistahamuhamud5462 Před 7 lety

      ABDI ASKARI TUBE really can't wait that songs lkn farxad weyn ii ahan lhd hadey nastexo kujirto hesahas 😰😰😰😰

    • @nistahamuhamud5462
      @nistahamuhamud5462 Před 7 lety +1

      Ibraahim Shakul Yare waa sas wll

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  Před 7 lety +6

      #Xariir..Habalaha #Soomaaliyeed oo dhan ayuu
      go,aansaday inuu mid Walba hees u hibeeyo..
      Shaleey Ayuu Warkaasi ii sheegay...

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 Před 8 měsíci +1

    Heestan markan dib ugoso noqday waxn arkay msg aan qoray 8month ago anigana shalay uunbay ila ahayd time is flying wallahi anyway Love this songgg❤️❤️🫶🏽

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Před 2 lety +4

    Inta tictock kasoo raacday isoo raaca 😘❤️

  • @iammattan7693
    @iammattan7693 Před 10 měsíci +2

    😢Heestni xusuus garay igu leeday runti qof aan aad isku jclnhy ayan ku xasuusn dona insha allh sanado badn kadib M+M👸❤️❤

  • @mustafeabdi4074
    @mustafeabdi4074 Před 7 lety +19

    xariir wlhi waa fanaaan
    best fanaaan ee jigjiga jooga

  • @cabdirizak6287
    @cabdirizak6287 Před 6 lety +4

    Wooooow best talantaali wlhi waan taageeraa labadan Fanaan I am from hargaysa

  • @muniiryare7905
    @muniiryare7905 Před 2 lety +25

    I will never forget this song😭😭

  • @liisaxaab
    @liisaxaab Před měsícem +1

    heestaan waxa aan dhageesan jiray xilli dooqa iga wareeray, ugu dambeen hadda marwo fiican ayaa qabaaa allah mhad leh.

    • @RidwanAbdi-wq6wl
      @RidwanAbdi-wq6wl Před měsícem +1

      Anaa waxaan dhageysanayaa anoo dookhu iga wareersan yahay 😢 w

    • @liisaxaab
      @liisaxaab Před měsícem

      @@RidwanAbdi-wq6wl
      cag dhigte caadiyaa tahay bro🤣

    • @RidwanAbdi-wq6wl
      @RidwanAbdi-wq6wl Před měsícem +1

      @@liisaxaab
      Wiil maahi wllo lkn wakhti aad soo martay baan kujiraa

  • @abdirisaqmahad307
    @abdirisaqmahad307 Před 7 lety +26

    waaw inaba cadi mahan heesta way shidan tahay

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 Před 7 lety +12

    waaaww cadi mahaaN #princes_istaaHiiL__xariir__Axmed__sln sre tageero buuxaa🌹❤✔abdi askar tnx ❤❤❤

  • @ikhlaasabdullaahi8418
    @ikhlaasabdullaahi8418 Před 3 lety +3

    19/2/2021 yaa I la dhegesanaayo ani maba kadaalo heestan wllhi wa jeclhy sababto ah waa jacel wa hees lamaano is jecel ka hadleso darenkoda midba midka kle inuu ubahan yahay uusan ka Marmin

  • @Otizo
    @Otizo Před rokem +2

    10.7.2023
    Waxa helay 7 sano
    Qofka suga yay in
    Aan nolosha la wa
    Daago alx 🤲 waan
    Helay maan ta na guur
    Sanayaa alx
    Meshan
    Waxa ka salama
    2 fanan hees ta ku
    Luuqaynayo
    ❤🎉

  • @GALAYDH
    @GALAYDH Před 6 lety +3

    nio xariir ahmed best fanaan yahay
    heesihiisa waa khatar cadiim
    istaahil nice top

  • @cabdulahicabdi7301
    @cabdulahicabdi7301 Před 2 lety +2

    Inya hada heestan aragtay sanadka cusub ee 2022 ismujiya

  • @libandhub6415
    @libandhub6415 Před 7 lety +4

    qalbi dojaay daymadadaan kudawobaaye best song xariir and istahil nolada ❤💞💖✔✔

  • @Mesut418
    @Mesut418 Před rokem +1

    2017 gabadhi I bartay hada waan isku dhacsanahay

  • @abdulmajidshafi6132
    @abdulmajidshafi6132 Před 7 lety +9

    Wow Voice kaa idilay talHi 😍😍💯

  • @user-gt4lo5df7m
    @user-gt4lo5df7m Před 7 měsíci +2

    Who still listening this song 2024❤😂 Fv song 🫶🏼

  • @hamzalucky3381
    @hamzalucky3381 Před 6 lety +4

    Waw I love this song from top to bottom xarir I like every single song of urs asxabta halaguyaca hee

  • @AbdirahmanKhadar-id1rs
    @AbdirahmanKhadar-id1rs Před rokem +1

    😢maanta heestan aniga igu socota dunio ❤😢

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 Před 7 lety +13

    Hees shidan iga dheh xidigaha #Ddsi Noolda

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 Před 5 lety +2

    Heestan hees way dhaaftay waa hees io badh istahil io xariir eesh calaa cod 💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏👏👏👏💖💖💖

  • @abdinaairmohamed6544
    @abdinaairmohamed6544 Před 7 lety +14

    maasha allah Xariiir waa cod macan tahay

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 Před 2 lety

    Abwaan Abdishakuur Alla yahdiik Waa Cabqari Aan jeclhy Suugaantiisa Alle ha daayo

  • @huncho2186
    @huncho2186 Před 7 lety +18

    Who wachte 2020♨️♨️♨️

  • @ahmedkaffi6066
    @ahmedkaffi6066 Před 2 lety +2

    best song waxay dhagaysanaya
    19/12/2021 10 :46

  • @ramlaahmed9932
    @ramlaahmed9932 Před 2 lety +5

    still waching wlhibi love this song xusuus ayay ii tahay wlhi😌🥲😣

  • @abdimoh
    @abdimoh Před 2 lety

    Erayada sida talantaaliga ah isu raacaya
    waa hibadii al ustaad al abwaan abdishakur allah yahdiik subxaanak👈

  • @gurhanthabo3317
    @gurhanthabo3317 Před 7 lety +13

    waw lovely song.love it.bless

  • @mohamedmukhtaar10mukhtaar90

    way ig gadantahay cadi maha hestu

  • @nasricadaanweyne9833
    @nasricadaanweyne9833 Před 7 lety +24

    i love the voice of xariir

  • @munaabdiomar599
    @munaabdiomar599 Před 2 lety +2

    Yaa ila dhagysanya weli 16 Dec 2021 ❤💚🤍

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 6 lety +3

    Runtii astaahil wa fananad buuxda
    Saaid ayan u jeclahay heseheeda xiriirna sidoo kale cod macn aya ku dhamaaday

  • @zamzammohamed3197
    @zamzammohamed3197 Před 2 lety +1

    2021 1 /11 Malin isniin ah 10:23 welib qalpi xanuun aad ihayo haysta an ku xasuustu wiil aan aad u jeclahy plze had anan wad joogin uu iga aamusay welip pilaa sabab ala jacylku xumaa markuu aafi keli kugu yahay 😥😥😥

  • @miskimankamiskimanka5839
    @miskimankamiskimanka5839 Před 5 lety +8

    Yadhagesanaya 2019

  • @quruxdumar389
    @quruxdumar389 Před 5 lety +2

    Walee laba xidig ayaa is helay🔥🔥⭐️⭐️

  • @ayubomaraden867
    @ayubomaraden867 Před 5 lety +7

    2019 viva xariir axmed

  • @carwolyrics2154
    @carwolyrics2154 Před 2 lety +2

    Waligeed duugoobi mayso heestani.🎧♥️

  • @zamzamahmed6033
    @zamzamahmed6033 Před 4 lety +2

    Kama dhaalo dageysigedha heestan 🤩🤩😍.

  • @sowdaabdi8865
    @sowdaabdi8865 Před 7 lety +15

    istaahil iyo xarir

  • @olujoogabdi9207
    @olujoogabdi9207 Před 2 lety +1

    Waa Heees aad u macan kamana daalo dhegeysigeeda

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 Před 7 lety +10

    Waaaaaaaw wan ka helay heska😘

  • @yemenioffical788
    @yemenioffical788 Před 2 lety

    Waaw ma. Abdi askari tube keep going every day 100%♥️♥️♥️♥️

  • @inasacad9161
    @inasacad9161 Před 7 lety +4

    my Best song #Xariir_istaahil thnks😘😘😘😘

  • @babydol9786
    @babydol9786 Před 3 lety +1

    Hadii aad heestan kuso raadisay xusus kadib markii aad tiktok kuso maqashy lyk DAC igusii Again 2021

  • @yusufmohamed7127
    @yusufmohamed7127 Před 2 lety +5

    Still listening 🎶 👌 ❤

  • @asmaarofficial9690
    @asmaarofficial9690 Před 2 lety +1

    From tiktok ya ilamida

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Před rokem +4

    Ayy best song ❤❤

  • @nometerhowlongittakesiwill1241

    mansha alah istaahil iyo xariir waad ka baxsaten thanks waa hees macane

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 Před 6 lety +3

    Ax yaa heees Inaba caadi ma aha
    😱😱😱😱😱😱😱😱😱💖

  • @iqromohamedAli
    @iqromohamedAli Před rokem +1

    Still 2023 weliba 1 luuliyo maalmaha xuriyada somali🇸🇴☺️🥺🥵

  • @mohamedosman2761
    @mohamedosman2761 Před 5 lety +16

    heeskan waa gadan yahay♡♡

  • @msssuuro9771
    @msssuuro9771 Před rokem +1

    istill listening🦻🥺2023
    Sidi damal baxay ubax dafiyo
    Dacal kaga yal man daweyow
    Kugu diirsaday..🤍🤴🌹

  • @returnsankoli5056
    @returnsankoli5056 Před 3 lety +8

    Its almost 2021 ending and its still on🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 Před 2 lety +1

    Ya hada ila arkay heestan o u heystay inay hada zo baxday 2022 tiktok ban kaso arkaY 🥺💔🔥

  • @farhiyoimaan4272
    @farhiyoimaan4272 Před 7 lety +14

    IGA daaa meshaaaan amaaaan we dhamaday raga ducada ugu wacantahay