Mucjiso istar kurlibaax oo qureec karineyso oo heeee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 61

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 Před 6 měsíci +8

    Asc ister kurlibaax Iyo caruurteda oo dhan waan idin wada salamey Salan kadib 2 canjeero intaad saliid macsaro Ii soo marisid koob gaxwana Ii soo ag dhitid umu xamdi alle ha garsiiyo soo dhah frem norwey

  • @user-ph9vz3sb2q
    @user-ph9vz3sb2q Před 6 měsíci +8

    Maansha alaah gabdhaan ciyaalkeeda see ujecelyihiin wax wax lagu cobra qaato walaahi waxana usabab ah sabarka eey kukorsatay

  • @KahinRoble-xo8lb
    @KahinRoble-xo8lb Před 6 měsíci +2

    Waa hooyoo naxaris badan mashalha

  • @rshanna1911
    @rshanna1911 Před 6 měsíci +2

    Walaal gabadha tanta haka xiirin tanta waa qurux

  • @kowsarbishar4473
    @kowsarbishar4473 Před 6 měsíci +3

    Msaha Allaha ❤❤❤

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 Před 6 měsíci

    Maasha Allaah horay usoco, Istar plz gabadha yartaa timaha haka xiirin udaa

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Před 6 měsíci +1

    Masha Allaah Tabarakalaah

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 Před 6 měsíci +2

    Maxaa uxiirta gabadha mansha allah Mansha allah she beautiful ❤❤

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew Před 5 měsíci

    Noloshan waa maxay dee guriga Qali jajabn ciyalaka abhood meeeh

  • @hibomahadbadal8330
    @hibomahadbadal8330 Před 6 měsíci +7

    Lkn maxa gabadha tinta oga xiirtay😢

  • @user-wl1ir7kd7k
    @user-wl1ir7kd7k Před 5 měsíci

    Istar wllo see waxa yeesha waa maxay beerka lugta lugu jarayo mida kale waa maxay beerka saliida korka looga darayo isagoo Dhulka yaala😂😂😂m. Horay usoo mar walba 🎉

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Před 6 měsíci +1

    M.a illahow kudaa oo kuwa ku anfaca kaga dhig abyo😢 stress baa idilaayo bey tiri marka kamaqanahy ayaga

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 5 měsíci

    Koobka canjeelada lagu dhex rido ama galaaska jalaatada walaasheen ilfis baa inooka digtey istareey istareey istareey

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Před 6 měsíci +4

    Hoorta salita aya lakaria basasha aya lagushuba then beerka

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Před 6 měsíci

    M.a ilaahey hakuuu daysto ❤

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 6 měsíci +1

    Maanshaa Allaah ❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 6 měsíci +2

    Waxaan is dhihi tabay maxaa timaha ugu xiirtay qofbaba iga horeeyey😢😢😢

  • @zazafreefire6727
    @zazafreefire6727 Před 6 měsíci

    Mashaallah mashaallah mashaallah mashaallah ❤❤❤

  • @safiahassan3655
    @safiahassan3655 Před 6 měsíci

    Masha Allah 🤩🤩🤩🤩

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 Před 6 měsíci +1

    Abaayo macaan maxaad u xirtey gabarta man sha Allah ❤

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t Před 5 měsíci

    Salit first dibka sara wll ,berka kurid markay kululata iyo baranbaroni

  • @user-ri9qg8fn3d
    @user-ri9qg8fn3d Před 6 měsíci

    Masha allah hooyo qurux badan hormar wacan abayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 Před 5 měsíci

  • @anabliban8581
    @anabliban8581 Před 6 měsíci

    Gabadha macaad saan ugu foolxumeysay, timaha u daa please

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew Před 5 měsíci

    Beer saa lookariyo majecli abyo saliidana waka badisay iska yareeee

  • @ayaansaid3697
    @ayaansaid3697 Před 6 měsíci

    Ilahay ha kula koriyo baarina ha kaaga dhigo abaayo

  • @user-bt1ev8pg1j
    @user-bt1ev8pg1j Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊🇰🇪

  • @AbdirahmanOmarali-zy6qg
    @AbdirahmanOmarali-zy6qg Před 6 měsíci +2

    Gabdha timaha maxaa ooga xiirtey

  • @hamdiyusuf2429
    @hamdiyusuf2429 Před 6 měsíci +1

    Gabdha yarta maxaad Baso xiir ogadhigtay timah waa qurux

  • @adnanmill1111
    @adnanmill1111 Před 6 měsíci

    Kawaanlaha noo jarjara maad dhadaan hilib iyo beekaba.

  • @OB_bakar
    @OB_bakar Před 6 měsíci

    😂😂😂 walahi waa qoslay iskabulo iyo nairobi 😂😂

  • @user-yl9zg3ji6q
    @user-yl9zg3ji6q Před 5 měsíci

    Wllll basri miya thy inanta yar maxad uga xirty

  • @maryanaskar
    @maryanaskar Před 6 měsíci

    Mansha allah lkn gabadha maxad timaha uga xiirtay

  • @kadardahir301
    @kadardahir301 Před 6 měsíci

    Istarey horta maxaad video yadada title beena noogu soo dulqortaa

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Před 6 měsíci

    .masha allah hore usocco

  • @dekaabdinoor4649
    @dekaabdinoor4649 Před 6 měsíci

    Abayo qaali adigoo mahadsan canjeerada bacda kadaa waayo waa halis oo waxa ay keentaa cancer iska jir oo wax balaastiig ah ha u isticmaalin shey kulul xumaana ha ii arkin xabiibti

  • @caasha93
    @caasha93 Před 6 měsíci

    Gabadha yar maxa ugu xiirtay

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 Před 6 měsíci

    Yihooy beerka lugta laguma Jaro

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 6 měsíci

    Nolosha dhabta ah ee soomaalida

  • @user-vn4hc3mh4o
    @user-vn4hc3mh4o Před 6 měsíci

    Abaayo,waxa,soo,gadataa,geedka,waxa,dhan,lagujarjaro

  • @fardoowsoSeraar-uj5nc
    @fardoowsoSeraar-uj5nc Před 6 měsíci

    Timihii ma. Ka xirtay abyo

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 Před 6 měsíci +1

    Istareey walac baa ahy cajeeladada iyo beerka ka helay

    • @adoontiialle5328
      @adoontiialle5328 Před 6 měsíci

      Aniga xitaaa walac tacbaan la ahay 😭😭😭😭😭

    • @ubahabdi2531
      @ubahabdi2531 Před 6 měsíci

      @@adoontiialle5328 Allha ku barakeeyo kuna fududeeyo abayo

    • @user-hv7bh2mh2z
      @user-hv7bh2mh2z Před 6 měsíci

      Ilaahow kuu saqir walac xanuun waayee

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 6 měsíci

    Hada markay Ameriga tagaan ayey suuqa kasoo labisteen guryo hagagsan degeen lkn aniga still tan lee uxiiso qabaa kaalayba iga kar😢

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 Před 6 měsíci

    💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @DeeqoXasanibrahim
    @DeeqoXasanibrahim Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriyaabdalla6961
    @shukriyaabdalla6961 Před 6 měsíci

    Wan daremaya hooyo ilmo korinaysa becous hooyo ikorisay

  • @aisha6661
    @aisha6661 Před 6 měsíci

    horta istareey maxad mesha uguso qorta mucjiso iyo arin naxdinleh iyo wax lamid ah saas miyad mucjiso iyo naxdin ujeceshahy afkaga wax hakudonan intad fiyus raadineyso

  • @Abdisaranvlogs
    @Abdisaranvlogs Před 6 měsíci

    Gabadha tiinta uday abayo

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 Před 6 měsíci

    😂😂😂

  • @xamdamaxamed7494
    @xamdamaxamed7494 Před 6 měsíci +1

    Beer biyo lagu daray waa maxay ma maraq ayaad ka bixinayssa

    • @user-gx4np4vr2g
      @user-gx4np4vr2g Před 6 měsíci +1

      ilmo cunayaan abaaa

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 Před 6 měsíci

      Qoxoonti qofkii somaray daremaya sis markuu fmliga badanyahay qofkasto wainuu cunaaa beerka biyo lagu daraya kdb all wudeeqa ciyalka

  • @FADUMOHusseinYUSUF
    @FADUMOHusseinYUSUF Před 6 měsíci

    Abyo timaha ubixi walhay waa folxumo

  • @user-ln6in8hl3l
    @user-ln6in8hl3l Před 6 měsíci

    Istarey mxa adi dabka u gashaa gbdhaha gala ku dheh

  • @udugoabshiraxmedudugoabshi9265

    Heedhe qado qado o bashasha dabka ku hor mari

  • @user-bl1vu8hl8r
    @user-bl1vu8hl8r Před 6 měsíci