Cuntada xalaasha ee Maraykan waxaa ku baxda lacag ka badan 10 Bilyan oo doolar,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 05. 2023
  • Cuntada xalaasha ee Maraykan waxaa ku baxda lacag ka badan 10 Bilyan oo doolar, Soomaalida intee ayey ku leeyihiin

Komentáře • 58

  • @macaash_real_estate
    @macaash_real_estate Před rokem +3

    Masha allah gabar xijaaban baa mesha iga muuqata illahey habarakeyo, gabdhaheyni dalka joga inta dharka tuurteyn bee tiktok iska luxayaan illahey haso hadeeyo ayaguna.

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před rokem +5

    Riyadayda ah inaan USA tago tukaankaana waan ka adeegan doonaa insha allah

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před rokem +19

    Asc, mansha Allaah Herei media waa ninka ugu wanaagsan ee aan ugu jeclahay barnaamijyadiisa, meel walba oo Soomaali joogtana lugtuu dhigaa... Waa decumentry wax ku ool ah ee waayo uu u dhaafi la'yahay 138 000?! Uma qalmo ee malaayiin buu u qalmaa ee waxa wanaagsan aan ku taxnaano ee dhiirri galiya waxa wanaagsan dhammaan in shaa Allaah 👍

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Před rokem +3

    Maasha allah abdisalan haareri waa caajib runti wuxu raadiya somalida mal kastay joogto waa tagan yahay wariye qiimo badan

  • @sahala.moktar9308
    @sahala.moktar9308 Před rokem +7

    Hereri Mar walba Wan kula secondary hore u soco Suxufi ruugcadaa

  • @calidaahir9109
    @calidaahir9109 Před rokem +3

    M.a allaha akbar

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +4

    Mahadsanid Wariye sare abdisalam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @abukids2176
    @abukids2176 Před rokem +4

    Wariye sare Baarakallaah.

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem +3

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Sheekh Nuur Haadi.

  • @abdikadirak7496
    @abdikadirak7496 Před rokem +1

    Inshallah mardhow tukan Ina wax ka gadaana inshallah

  • @ahmedmaarim4123
    @ahmedmaarim4123 Před rokem +1

    Ninyahow hareeriyow inaan ku dhagaysto waxan bilaabay 2001 11 September aad ban xiiseeyaa barnamijyadaada❤

  • @AliJama-bh4oq
    @AliJama-bh4oq Před rokem +4

    C/Sallaam waa weriye xirfaddiisa yaqaan., ma ahan kuwan hadda isla helay internetka ee iska yeel-yeelka ah ee xirfadda xoog kusoo galay..

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt

    Mashallah hereri

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před rokem +3

    Masha allah alaha business haubarakeeyo

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL Před rokem +2

    Mashaa allah ❤❤❤ allahu akpar ❤❤❤

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Před rokem +1

    Barnaamij wacan. Hambalyo, Cabdisalaan.

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před rokem +2

    #Alxmd Cala Nimcatul Islaam❤
    #Soomali Alle Ganacsiga waa u fududeyey✋👍

  • @Daruliman1
    @Daruliman1 Před rokem +7

    Asc wll qofkii raba inuu quranka online ku dhigto ha ilasoo xidhiidho

  • @ahmedsanturshifaa1619
    @ahmedsanturshifaa1619 Před rokem +1

    Keep going strong inshaa Allah inaa hareri🥰

  • @maxamedcismaanmaxamed2587

    Thank you brother

  • @samarabeautyaction9286

    Manshalah keep going u made nyc documentary 4rm somalis

  • @drromantic095.24
    @drromantic095.24 Před rokem +2

    Masha Allah 😊❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před rokem +2

    Masha Allah mabrouk

  • @abokormoh5087
    @abokormoh5087 Před rokem +2

    War like ta saara muqaalka

  • @abdullahimohamedissak2597

    masha'allah, hormar wacan.

  • @foozia426
    @foozia426 Před rokem +1

    Maasha allaah

  • @CabdinuurCismaanCali-fd2qn

    Masha Allah

  • @AbdiMohamed-gh7pg
    @AbdiMohamed-gh7pg Před 6 měsíci

    Gabadh xalaaal ah ma haysaa

  • @zakariehaji
    @zakariehaji Před rokem +1

    See you soon insha allah

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Před rokem +1

    Parnamijka qaybta u danbaysa iyo sida ay u so Muslimiyan dadka Somalidu noso biiri Allah ayaa hanumka Leh

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Před rokem +1

    ماشا ءالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hormoodfilms3685
    @hormoodfilms3685 Před rokem +1

    Waan iman dono incha allh

  • @harunmohammed2914
    @harunmohammed2914 Před rokem

    I will come usa insha allah,as soon possible

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Před rokem +1

    Masha Allah lkn.sadaqa kabixiya iyo sakada maadamaa.wadasaan xalaal ama muslimka thanks

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Před rokem +1

    HERERI MEDIA ✅

  • @burcaawi3921
    @burcaawi3921 Před rokem +1

    Haayo hayo😂

  • @ehel000
    @ehel000 Před rokem

    Cajiib

  • @maamohabibofoundation

    M.a Hareeri waku wadanaa Wariye rug Cadaa ah

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 Před rokem

    maalin dhawayd magaalada paris waxaan ku arkay. timir ay ku qorantahay 100% xalaal

  • @IbrahimCige-em7ld
    @IbrahimCige-em7ld Před rokem +1

    Ibraahin cige

  • @user-yg1zd8wi9d
    @user-yg1zd8wi9d Před rokem

  • @hamase2636
    @hamase2636 Před rokem

    🎉😊

  • @BeksialiBeksiarts-bm4zg

    Ashahaataay barnaamujyadaada waxaankalasocdaa magalada borama

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před rokem

    Hereri💯💯💯💯💯💯

  • @cabaasjokaryare5251
    @cabaasjokaryare5251 Před rokem

    Cood kalahan muqaalka

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Před rokem +1

    Nin uu Allah wax siiyay uun baa San oo dhan u shir shiri Kara 😂😂cid kasta maha

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Před rokem

    Heeed mala helaya iyo shuuro Garow😀😀😀

    • @omarladane
      @omarladane Před rokem

      Alaabta hadaad rabto meeshada iska joog wll heed iyo usa waa another level 😂😂

  • @shuceybabdikadir5981
    @shuceybabdikadir5981 Před rokem +2

    Am coming usa inshallah next soon

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před rokem +1

    Anigo somali ah hadana waligay geel ma cunin

  • @abdiqadirhaashi3741
    @abdiqadirhaashi3741 Před rokem

    War bal cadaygii waydii inuu hayo
    Hada waa geedkii cadayga ahaa

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Před rokem +4

    Waxaan ahay macallin ku takhasusey luqada Ingiriisiga, sidaas darteed, haddi aad rabto inaad barato qorista, akhriska iyo naxwa ila soo xidhiidh. Waxaan arkey Somaalida iney qoraalka aad ugu liitaan.