"Inta Dhalinyaradeena looga sheekaynayo Bill Gates Maxaa looga hadli waayay."Cabdirashiid Dahabshiil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 34

  • @engRaajix
    @engRaajix Před rokem +8

    Waxaan jeclahay fariintaydaa inaa la gaadhsiiyo dahabshiil group iyo madaxa u sareeya two year ayaan shaqo kasugayaa somtel aniga oo waliba kashaqaynayey projectgii qalabka cub markii lagu xidhayey hargaysa wayna i ogyihiin ninka layidhaah XARAARO oo haysta transmission iyo MUSTAFE SICIID oo technical oo dhan haysata MMTV inaad akhridaan ayaan rajaynayaa insha Allah iyo qofkasti oo akhriya

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 Před rokem +3

    Masha Allah. Waa runtii Crashid, Alle ha idin barakeeyo dhamaantiinba.

  • @Hassaansubey
    @Hassaansubey Před rokem +3

    Waa runtii Abdirashiid Dahabshiil ❤😊❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před rokem +2

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah waa runtaa 1992 gii gurigii dowlada laydiin siiyay oo "Flat"ka ahaa kuugu keeni jirey ku Yaaley "Bathnel green" Waa aduunyo .

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem +1

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před 3 dny

    Aduunkii imika waa la isfahmay qofwalba qofkiisa ayaa wax ka dhiga imika dahabshiil aduunkoo dhan waa ka gadi karnaa

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 Před rokem +1

    Abdirashiid dahabshiil waa nin aqoon ahaan iyo dadnimo ahaanba wax badan oog

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h Před rokem +3

    Bill Gates iyo wax weyn ayay addunka kuso kordhiyeen. Banjarle iyo dahabshil maxay kuso kordhiyeen illeen waa traders.

    • @akdream5313
      @akdream5313 Před rokem

      Hayasin wllkaa , Iyaguba qofkooda ayay Wax ka dhigeen wll
      From Bosaso

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 6 měsíci

    Cabdirashiid lacagta wuxuu aabihii ka sameystay biilkii sacdmuuse iyo arab SNM usoo diri jireen ayuu siiraanyo kuwareegi jiyey dhiigshiil oo xawaalad ka furtay diridhaba 1982 ilaa 1990 kadibna 1991 markaay snm soogashay gobolada waqooyi dhiigshiil hrg kafuray xawaaladii ugu horeysey hrg waa lacag xaarana ayuu ku faanayaa

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Před rokem +1

    Igu sawir weeyi waxaagu bill gates waa nin ilaaliya qaanuunka wadankiisa maaha nin aduuniisa ku qaata waxa umada ka dhexeeya waana gaal macal asaf adoo muslim ah ayaad xoolahaaga u adeegsataa hantida umada ka dhaxeysa halkaad ku afureysan waa dan guud oo umada ka dhaxeysay lkn maanta waa aduunyo akhiro ayaa lagu kala bixi wakhtigii cumar binu khadaab allah haka raali noqdo ayaa wuxu arkey dhul weyn markaasuu yidhi dhulkan yaa leh markaas ayaa loo sheegey laba saxaabi oo dhulka lahaa taariikhda waxay xustaa inu yidhi umadaa u baahan wuu ka qaadey ayaa la weriyaa kuwan aad casuntey waa kuwii wax haystey hargeysa waala ogyahay duruufta taala iyo qoysaska baahan lkn ku wax haysta iyo ku aan waxba haysan xisaabi waata ina sugeysa nin walba wixii allah la hortagayso diyaarso

  • @abdimustafe5664
    @abdimustafe5664 Před rokem

    Kuwaa si aduunka ayay wax ku soo kordhi yeen ee Somalidan aad amaantay dhac ummada ayay soo kor dhiyeen

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Hadraawi muxuu yidhi
    Paris adoo tagin ama boon ka sheekayn
    Barashada dalkaaga horta laga bogtaayo
    Baryo laysku hawlo
    Soomaalidu waa inay bartaan ganacsatadooda iyo siday ku aasaasmeen

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před rokem +1

    Millions baa trade gareeya Microsoft oo stocks leh. Billions of dollars buu charities ku bixiyaa sanad walba boqolaal kun oo qof baa u shaqeeya oo wadamo iyo qaarado badan ka soo kala jeeda, maraykan daayo technologigaa aduunka heerkaa gaadhsiiyay buu Hindisay Dadkii u shaqeeyaa billionaires iyo millionaires ah sidiina kaligood noolayaal dadkooda dhiigooda miirta maaha waxaad dalka tartaan daayoo hantidii iyo dhulkii danta guud iyo danyartoo dhan baad boob ku haysaan. Danyartii baad lacag yaroo buurnayn kolba reer baahan u tuurttaan oo dhulkoodii iyo beerahoodii ka dhaxal wareejiseen. Aabahaa baa hoo aayar ku yidhi adoon iskaa waxba u tabcan inaadeer ceeb bay Kugu tahay inaad Bill Gates isku dhereriso

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem

      Kkkkk shirkaada wadankaaga baro.lahu leeyshey adna Bill Gate baad magic soo celisey ramadan Karim kaftan no xanaaq

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 Před rokem +1

      Sina wad u sax santahay sina wad u khaldantahay

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 Před rokem +1

      Nin muslima nin gla hku taka tgerin wligaa isaga dhiri glin kga bhan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

      Ilaahay caqliga fiican ha ku barakeeyo, Bill Gates oo aanu gaadhi kareyn buu isku dhararinaya, waliba dahabshiil waxa intaa u dheer waa shirkad qabyaalad ah oo habarjeclo ah,

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před rokem

      @@dalaisacgibril5899 wax way qabteen laakiin waa halka lacagtii wadanka laga dhacay u facilitate garaysay maxamuud xaashi, xirsi, Hussein dualeh-kii macdanta inay lacagaha dibadaha ugu saareen si fudud habar jecloo dhan maaha of course

  • @joe-wc1je
    @joe-wc1je Před rokem

    Alle dadka haydin ka qabto

  • @ahmedderiawarsamejiir

    And iyo aad wax loogu farxo loona fahmo meesha uu kahadlayaa Was Dad amaba. ,mustaqbalka wadanku was dhaliyarada.Dhilinyaradana Waxa lava dhaadhuciyaa inaanay Wax Abuur Samaysan Karin .Waaba Waxa Lagu Gumaysto Africa Oo dhan

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Před rokem +1

    Giire xoo heestaa miskiinka 4 xagaf xagaf maa somali looga sheekeenaa aadan 19 jalaato santiyaal lagadaayo warmaahan 😂😂 ina dahabshiil cabdirashiidow iska seexo jiq oo jiif maalka aabahaa soo barbaar adigane sida maalqabeenada aduunka markaas ayaa buug kaa qoreenaa weliba tvyada lagaa soo deenaa ee sii cab caanaha

  • @raage6364
    @raage6364 Před rokem

    Warshadii sibidhkee barbara ee loo diiday dahabshiil ma sidii buu isaga daayay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

    Bill gates waa nin Aduunyada technology kuso kordhiyay, Steve Jobs waa nin Very Smart ah oo wixii u sameeyay si shaqeyn donaan next 3000years, laakin dahabshiil waa ganacsi reer habarjeclo la idhaa leeyihin oo qofka aan habarjeclo aheyn haduu haysto PHD haysto wuxu ka amar qaata mid habarjeclo ah oo reer mii ah waayo waa xolohoodi, adeer yaan la buunbuunin dahabshiil tukaan reer

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 Před rokem

      Dahabshiil walaahay habarjeclo ugu neceb yahay waxa shaqaalaha kaga badan dadka kale mida kale company wuxuu ka shaqeeya gobolo badan soo soomaali degto dadka ka shaqeeyaana waa dadkaa gobolada degan

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 Před rokem

      Walaal adoo wax badan ogayn ha hadlin aqoon ayaa la isku dhaafay maanta qof aqoon leh cid diidi mayso bro

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem

      Ma dahabshiil mise cid kale

  • @husseinmiami
    @husseinmiami Před rokem

    Aduunka ma isticmaalan dahabshiil marka hore tan 2. Abdirashid dhaxal ayuu ku helay ma ahan wax uu isaga aas ilaa bilowgii uu sameeyey. Marka adiga imisa ayaad qadatay sidii aad u xayeey siin laheed. Hada fintech ayaa soo baxay dahabshiil weey u dhamaatay.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem

    Waar xishoo oo bill gates ha isku dhararin adigoo tuug ah dhulkii dawlada baahan wada iibsaday maca dhulkii danyarta ayaa xoog intoo looga kaxeeyay aad iibsatay, Bill Gates billions dollars buu aduunyada ku cawiyaa reernimo looguma shaqeeyo bill gates sidaada oo kale, adigu shahaadada laguugu shaqeeyo waa habarjeclo, Bill Gates waxa loogu shaqeeya jamacadaha ugu tayo fican dunida,

    • @mohamoudfarah197
      @mohamoudfarah197 Před rokem

      Wll adiguba dhulka dawlada waad iibsanlahayd hadaad lacag aad ku iibsato haysatid.
      Takale shirkada gaal iyo muslinba waa ushaqeeyaane goorma ayey wada habarjeclo noqdeen?

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem

      @@mohamoudfarah197 naa anigu walaahi aniga oo aan lacag haysan baa ilaahay iiman igu filan i siiyay si fican baan u aqaan anigu dahabshiil niman badan oo aan saxiibo nahay baa u shaqeeya aniga ilaahay baa mahad leh waligay hunguri igama galin inaan u shaqeeyo, mida kale bill gates billions dollars baa lagu cawiya dunida sadexaad, Steve Jobs waa smarts guy Aduunyada oo dhan maanta bilaa mobile ma noolan karto waa nin Aduunyada oo dhan mashquuliyay, dahabshiil waa nin xawaalad iyo rashin dhaafi lah iyo daar la dhiso, waxba reernimo ha Ku dufaacin hadii maca u shaqo ku siiyo waa gumaysi, anigu waligay intaan nolaa 1sano baan u shaqeeyay somali oo waliba aan is xigno hanti qof leeyahay waxayna aheyd shaqadii ugu xumeyd walaahi, intaa dabadeed waligay qof somali sheegta iyo somali toona uma shaqeyn, American and European baa la shaqeeya,