Magaalo Guurayso ! | Waxaan booqday Markabkaan aadka u Weyn 😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 301

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Před rokem +129

    Quruxdisa waan la yaabay hadana Wxn is iri suuree kan wayn insaan baa sameeyay qasriga ilaahay u diyaariyay adoomihisa wanagsan sidu u wayn yahay iyo siduu u qurux badan yahay ❤
    Ilaahoow janada hanaga qadin
    Wll adna waad mahad san tahay

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 Před rokem +10

      Walal ale janatu faradosa inakama qadiiyo inasha allha aa udadano sidana uhalano ale abala mariitisa 🕋🕋🤲🤲🤲

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 Před rokem +5

      Dadkoo dhan May sidaa uwada hadal wanaagsanaadaan🥺.
      Aamiin yaa rabbi

    • @hawahasan2112
      @hawahasan2112 Před rokem +2

      Aamen ya rabi🥺

    • @quracjoometv6578
      @quracjoometv6578 Před rokem +2

      Ilhy hanaguwada irsuqo
      Waxa sidaaan uquruxbadan haduu insaaan abuuray ilahy
      Kawaran janadiiisa
      Ilahow Hanaga qadin

    • @lafooletv9506
      @lafooletv9506 Před rokem +1

      Amiin walahi

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 Před rokem +58

    Aawey dadkii nabiga jeclaa
    Ku sali Nabi Maxamed (scw)
    🥰🥰

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 Před rokem +110

    Inta quraanka jecel like saar🥰❣️

  • @wlldani
    @wlldani Před rokem +38

    Aan ku salino nabigeena muxamed ( scw ) 🥰👍

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 Před rokem

      csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @maxamedcabdiaxmed7024
    @maxamedcabdiaxmed7024 Před rokem +59

    اللهم صلي على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @caliahmed2408
    @caliahmed2408 Před rokem +19

    Nabigena Muxumed Aan KUwaDa SalinO Scw Scw🥰

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Před rokem +26

    We love you our Somali journalist ❤️

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +14

    اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld Před rokem +23

    It's amazing 👏 thanks weriye ama tebiye

  • @naciimchannal
    @naciimchannal Před rokem +4

    Oo wllow miyuu socdaa wxa intan leeg Alla ilaahay Awood badanaa 😊

  • @Fanypoi9354
    @Fanypoi9354 Před rokem +6

    فتبارك الله احسن الخالقين

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 Před rokem +1

    ‏يا سلام ......
    Shukran saxiib sida wangsan aad nagu soo garsiisay.

  • @Abdirahman-8
    @Abdirahman-8 Před rokem +1

    Janada haloo shaqysto, nolol sidaan ka raaxo badan oo bilaa welwel iyo dhibaato ah, xagaas bay jirtaa.
    Alle quranka wuxu noogu sheegay, nolosha aduunyadu inay tahay waxba marka looeego nolosha akhirataala. Alle wuxuu yiri noloshaas aya ah mida lagu waarayo hadii ay dadku ogan lahayen. Surah Al Cankabud- 64

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +8

    Kusaliya nabiga scw

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Před rokem +6

    Akhyaarey caawa
    Naga dhisa oo nagu soo biiraa
    Waxan soo Gudbinaa casharo diin ah luuqada English
    Noo cimaamada waan istaahilnaaye
    Oo nagu soo biira
    Insha Allah ❤👍

  • @alimahadabdi1496
    @alimahadabdi1496 Před rokem +3

    Gaal gadida iska dhaqin oo futa ku xaar la ah aa saas wax u qurxiyee kawarak Allihii na abuuray oo dhulka cirka tiir la aan taagày badaha mojaada aburay janidiisa oo abuuray kawaram quruxdeeda iyo iyo qayaheeda Allow tan waa dhalanteeda taada calaf aa kugalno oo ku raxeesano nasii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @liban.2249
      @liban.2249 Před rokem

      Jaahilnimadaada lama qiyaasi karo🤦‍♂️

    • @liban.2249
      @liban.2249 Před rokem

      Gaal gadida iska dhaqin oo futa ku xaar la ah?? gaal Isagu kuuma baahna, waa adiga kan barya oo u baahan isaga habeen iyo maalin waa adiga kan tuugsada , telefoonka aad isticmaalayso internet-ka aad isticmaalayso, Daawooyinka aad isticmaasho marka aad jiran tahay, gaariga iyo diyaaradda aad isticmaasho, cuntada aad cunayso sida bariiska iyo baasto, iyo waxyaabo kaloo badan oo aad isticmaasho, intaas oo dhan iyo in ka badan, iyagaa sameeyay, haddii aad neceb tahay, ha isticmaalin waxay samaysteen iyo tignoolajiyadooda iyo dhaqankooda, xataa shayga aad dabada ku maydho ku dhaqdo tuubada biyaha iyagaa sameeyey!

  • @aamiinboy4156
    @aamiinboy4156 Před rokem +21

    🤣🤣🤣🤣. zxb dadna halkaasuu gaadhay inaguna reer reer baan kadha maanlanahay يارب

    • @amadomar485
      @amadomar485 Před rokem +4

      Wlhi wadanka soma dhawa nuuce dontaba ha ahate haduu hagagane koley anaka ma noolin😪😂😂😂

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Před rokem

      @Mohanad Abdilahi inaga waxwalba illahay wanasiiyay kaliya wxn grnla nay sidan uga faa idaysan lahayn hadynu dowlad fican helno waxwaliba wayhagagayaan insha allah

  • @fixthose906
    @fixthose906 Před rokem +9

    Fadlan Video Kasoosame > Kinetic & Kennons Waa Lamaane Cadaan Ah Oo Kashekenaya Beenta Loosheegi Jiry Bariga Dhexe Iyo Wadama Musliminta iney yihiin meel argagixiso, Balse Marky QATAR tageen Ay Yaabeen Sida Beenta Loogu Sheegi Jiry. Cinwaanka Muqaalka Waa>> WE WERE AFRAID TO TRAVEL TO THE MIDDLE EAST

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay Před rokem +3

    Insha Allah 2024 hadday dunidaan sii jirto Aroos ayaan ku gali doonaa halkaan.
    Aamin soo dhaha

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar Před rokem +4

    masha Allah walal mahadsanid lacag 100 dollar kudhow ayaa ku bixisay si aad noo tusiso markab hadana guri ah

  • @iskudeysgaajo2764
    @iskudeysgaajo2764 Před rokem +1

    Muqaal qurux badan mashallah wll cumar guul

  • @daudibrahim1074
    @daudibrahim1074 Před rokem +4

    Ustaad aduunka ayaaba san ahee janada balkawaran? video kusaabsan janada noosameey aan iskailaalinee,dhalanteedka aduunyo

    • @haa8793
      @haa8793 Před rokem +2

      Mnsha Allah tabaraka raxmaan ilahay hakuziyadsho imanka iyo qacliga weyn

    • @haa8793
      @haa8793 Před rokem +1

      Mnsha Allah tabaraka raxmaan ilahay hakuziyadsho imanka iyo qacliga weyn

    • @daudibrahim1074
      @daudibrahim1074 Před rokem

      Jazaka alaal

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před rokem +7

    Wow best ship onother level🔥

  • @abdirahmantirrow1770
    @abdirahmantirrow1770 Před rokem +5

    Asc wll qli ilahay dartiisa ayaan ku jeclahay waa mahadsantahy sida qurux aad nogu Soo gudbinaysid wax faido leh

  • @najamoabdullah6641
    @najamoabdullah6641 Před rokem

    Thanks Best vidow cumar inshaar runti waxan kamidahay dadka kuguxiran waxbadana
    kaa kafaiday qatay taloyinkaga gulestayna Thanks my pro

  • @abdirahmanmohamedabdim3241

    wllyal kusaliya rasuulka scw

  • @QueenHamda243
    @QueenHamda243 Před rokem +4

    No views long life morroco usoo ducee iny ka badiyaan france inshallah 🥰

    • @quracjoometv6578
      @quracjoometv6578 Před rokem

      Wlll wakhtiga aaad waxaaas ku bixinyso
      Aaakhiro waa lagu waydin doonaa

    • @QueenHamda243
      @QueenHamda243 Před rokem

      @@quracjoometv6578 😂😂😂wax maxaya wlhie anuu ciyaar ma daawado mana taageero lkn gaaladaa france in laga badiyoo rabaa uun alxm wakhtigayga sidaa aad qoraal usoo qortay si leeg usoo qoray

  • @ahmedkayse5650
    @ahmedkayse5650 Před rokem

    Kolay somali maxamed waaa lagaa taaas uunbaa hubaal ah

  • @kamaalahmed8667
    @kamaalahmed8667 Před rokem +2

    Aad baad u mahadsan tahay ❤️

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před rokem

    ASC WLLE MAASHA ALLAAH WAQTI BADAN AYAAN RAACAY NOOCAN OO KALE SWEDEN-FINLAND SWEDEN-DENMARK
    FINLAND-TALLIN

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Před rokem +1

    Hadoo kulakiido kawaran cumar inshaar❤

  • @maryanfarah1210
    @maryanfarah1210 Před rokem +3

    Masha allah ❤waxaa racaay 2 mar hordada Macan waaye

  • @Qanciyenuur
    @Qanciyenuur Před rokem

    Masha allah

  • @simansaciidcabdalasaciid3472

    ustaad cumar barnaamijyadaada aad baan u heclahay maasha Allah Allaha hakuu fudeediyo maxaa cadaynnaayo markabka in aad kudihiisa gashay sawir adigoo saararan uma jeedno

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 Před rokem +2

    Omaar inshaar wankusalame Legend 💪♥️

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Před rokem

    Masha alhe

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem

    Waaw waaw magalo guureso aya iga gadan cumarow qotan £yuro dartena aya udimday mahasanid walalkey dwadayasha wa uqalman wan kahely wa quŕuxti oscote Love ❤️ 😍 mashallah

  • @nuurxuseencabdiqaadir731

    Maasha allh ustaad cumar waan layaabay markabkaan haduu qof soo arkay ii sheega kama rumeesteen Mar kale ku laawo balse Somali ma.aha dadka aduunyada jecel waana alx lilaah اتبنون لكل ريع اءية تعبثون ⚪وتتخذون مصانع لكم لعلكم تخلدون Aayadahaan iyaga ayee kahadlee ⚪واذا بطشتم بطشتم جبارين

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před rokem +3

    Spectacular🥰🥰

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 Před rokem +1

    Wll omr runtii waa loo baahanyahay
    marmar jawigaan amal inaad soo gudbiso waayo waa wax aad loo xiiseeyo🙆🙆🙆

  • @falkiye0079
    @falkiye0079 Před rokem +1

    Asc Ustaad Cumar inshaar Aad baan uladhacey Barnaamij yadaada Wanaagsan Ee kaso baxa Bajekaaga youtubka Waad ku mahadsan tahey

  • @apdishakourahmed3121
    @apdishakourahmed3121 Před rokem +1

    Aar lph gar iyo gardarraba waa ku wataa waxan sugnaaba waa 1milion Pro zhp qlli SOMALILAND baan kaa soo salamayaa nin wuxuu soo gudbiyaa ay uhabysanyiin baa tee
    Halkaa kaga sii hay wll qlli

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Před rokem +1

    Omaroow Yurub Kuwaan Baan Uraacnaa Sweden Finland Holand 30 sano Raacaynay Weli Kuwo Kaawaawayn Aan dhax Seexanaa habeenki Subaxiina swden aan joognaba

  • @abdishakurmedia8020
    @abdishakurmedia8020 Před rokem

    Mahadsanid bro omar inshaar❤️

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar Před rokem

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    شكرا الأخ

  • @engabdulahi2515
    @engabdulahi2515 Před rokem

    (وإذا غشيهم موج كالظلل دعو الله مخلصين له الدين فلما نجاهم إلى البر فمنهم مقتصد وما يجحد بأياتنا إلا كل ختار كفور )

  • @omarahmed44684
    @omarahmed44684 Před rokem +1

    Nice boat

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 Před rokem +1

    Cumarow waxaan aad u saluugay barnaamijki aad ka diyaarisay ku luuqaynta gabayada af-soomaaliga waxaad gef kula kacday ummad dhan afkeeda iyo suugaanteeda mana ahan wax la aqbali karo ee dib u sax ummadda soomaaliyeed na ka raalli geli waxaad kamid tahay dadka wax laga dhageystee.

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 Před rokem

    Mahadsanid omr

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 Před rokem +1

    Lifeboat ayaa laa dhaaha doomaha yar

  • @fartuunmohammadmohamud249

    mahadsanid wll jazakallahu kheer aduunka waa cajiib illhygii ufududeeyay lkn kalaab maxay ugu dhisen inay lagadoonto maka baqayaan miyaa carada illhy inay ku dhacdo galaa

  • @maxamedali992
    @maxamedali992 Před rokem +1

    Intaan kuma filno macluumaad badan kasooduub ustaad

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Před rokem

    Shukran inshaar

  • @abdirahmanahmad6594
    @abdirahmanahmad6594 Před rokem

    Mashallah waad kumahadsantahay juhdiga aad galisey soo gudbinta muuqaalkan

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 Před rokem

    يا سلام مر حلو ماشاء اله جنت❤ والله احسن شي شقت مر حبيت سياح عالم

  • @intisaarstarchannel2831

    Maansha allaah ishaar

  • @xamralive
    @xamralive Před rokem

    waa markab tamashle loogu tala galay baduu dhex wareegaa waa Dabaqyo markabku sax

  • @YUSUF-hb2ox
    @YUSUF-hb2ox Před rokem

    Mahadsanid

  • @mudugbila3126
    @mudugbila3126 Před rokem

    Keep moving bro Omar

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před rokem +1

    Barkabkaan ninbaa kaaga horeeyay ee wax cusub la imow

  • @umutamim1102
    @umutamim1102 Před rokem

    Waaw omer another level I like it.

  • @sra3918
    @sra3918 Před rokem +1

    4:23 wankuaarkaaaa 😄😄😄. Allah hakuamaansadho bro

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Před rokem

      Aaad iyo aad odayga intaan 1080p uga dhigty quality ga aan playback speedkana 0.25X ka dhigay laba jeer si nadiif miyaarada uga arkee 😂😂😂

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 Před rokem

      @@abdalle7191 isku mid nahay😀😀😀

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 Před rokem

    Hasbun Allah wanicmal wakiil

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před rokem +1

    Cajiib ♥️♥️🙏

  • @dhuuxcabdi2797
    @dhuuxcabdi2797 Před rokem

    Mashallaah hadal quruxbadan

  • @cabdirashiidcabdullaahi887

    Wllhy aduun ayaa saa loo qurxiyay balkawaran janadda alle iloohow nagee

  • @Mahadcali2
    @Mahadcali2 Před rokem

    Cumarow baryahan waxaa soo baxay nin la yiraahdo Maxamad alhajri oo kooxda uu soo xirto fanadeeda laga badaniyo ,taas ay dadka u arkan in uu yahay in waxa dhicidona wax ka og ee video kasamee nio oo dadka kawani
    Gabago, nio aadaa youtuber wayn ah , Allah baa wayn, ee dadka kulatali in uusan wax ogayn
    Wana mahadsantahy, Allah haku caafiyo hadaad xanuusantahy, hadad muraad leedahay Allah hakuu sahno
    Wana iga waano

  • @cumargolden
    @cumargolden Před rokem

    Wll ogansho Malaman wan iskayara mashuley bishan sas la ajlikeda muqaladada sas Ayan ukumaqna lkn hada wan solabtey Omar inshar

  • @mohamudabshir8161
    @mohamudabshir8161 Před rokem

    hore uso wll

  • @aminaahmedmohammed1056

    Shukran🙏

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 Před rokem

    Good job prather 💕😘🙏🙏🙏

  • @saahircade
    @saahircade Před rokem

    أخي العزيز ، أحييكم بالتحية الإسلامية.

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media Před rokem

    Omer inshaar walal dar ilaahay ban ku jeclahay

  • @cabdicasiisismaaciil4517

    سبحان الله

  • @vilahofficial
    @vilahofficial Před rokem

    KEEP GOING OGAANSHO✌️😊

  • @sabariinxasan5599
    @sabariinxasan5599 Před rokem +1

    Asc

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Před rokem +1

    وعليكم السلام ❣

  • @saahidsaid3347
    @saahidsaid3347 Před rokem

    Qolalka bishii intee lagu kiraynaya?

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo Před rokem

    Waa magali

  • @Abdullahialim1
    @Abdullahialim1 Před rokem

    أَلَمْ تَرَ أَنَّ ٱلْفُلْكَ تَجْرِى فِى ٱلْبَحْرِ بِنِعْمَتِ ٱللَّهِ لِيُرِيَكُم مِّنْ ءَايَٰتِهِۦٓ ۚ إِنَّ فِى ذَٰلِكَ لَايَٰتٍ لِّكُلِّ صَبَّارٍ شَكُورٍ (31) لقمان

  • @Samaale-vu6qh
    @Samaale-vu6qh Před rokem

    Waa baqkhladii oo guuraysa dheh

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 Před rokem

    Abdaka jamal aan kadawaday lk. Saan umu habeysneyn video giusa wqx badana laga fahmeyn
    Tganks dhamantiin

  • @bakaraxmed8055
    @bakaraxmed8055 Před rokem

    Maxaa lga soo gab Shay MSC

  • @samiryare5850
    @samiryare5850 Před rokem

    Waa wax kale ustaad omar 😁

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 Před rokem

    السلام عليكم ورحمة وبركاته اخي
    كيف يمكنني الحصول على تذكرة لهذه السفينة

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Před rokem

    Masha allah ani waaa yabay mugoo

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Před rokem

    MASHA ALLAH Fantastic 🚢 ⚓️ 🛳 Ship

  • @abuukarmaxamud2207
    @abuukarmaxamud2207 Před rokem +2

    Legend wan ku wadana reer xamar hadanu nahay

  • @ahmedsheikfareh777
    @ahmedsheikfareh777 Před rokem +2

    Walal hadda ma cashir ayaad na baraysa wa sual e ?

  • @maxamadxasan8529
    @maxamadxasan8529 Před rokem

    Var powe muraaayad kaa dhax arkooyaaa

  • @hodaniishpea650
    @hodaniishpea650 Před rokem

    Woow amizing

  • @hassanibrahim5728
    @hassanibrahim5728 Před rokem

    Wawax layaaba isharow

  • @abdisamedomer9368
    @abdisamedomer9368 Před rokem

    4.20 Omar inshaar Waan kuu jeednaa waxaa lagu arkiwaayaba😂

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho Před rokem +4

    Meesha tima jare uunba ka maqan in laga furto ayay ku haboon tahay😂

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 Před rokem

    اريد ان اتي لزيارة إلى لقطر الصيف القادم

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Před rokem

    Ilahay baa noshegay galada sida aduunaka loquruxiyo way yaqaniin lakiin aqiro waa mogoyihiin ilahow qatumada nohagaji adunuku waa meel aan safar kunahaye

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem

    Alle mahadi weye Macno malaha markab kani fasahad iyo fusuq weye

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 Před rokem

    ‏اللهم صلي على محمد وعلى عالي محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد ‏باركت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم في العالمين إنك حميد أمي جيد

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Před rokem

    Masha Allah 😥❤🥰

  • @iftiimiyemedia5853
    @iftiimiyemedia5853 Před rokem

    Bismilaahi ani magaleen omarow haduu iladago khalaaz waaye