MURUGO MIYAAD DAREEMAYSAA ? DAAWO AYAA LAGUU HAYAA !! || Sh Abuubakar Mohmed
Vložit
- čas přidán 11. 09. 2024
- #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- www.facebook.c...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
Wlh wan murugsana sheekha hadalkiza iga farxiyey mnzh allh alle ha ku xafido sheekhena
الله اكبر سبحان ما أعظمك
Maansha AllaaH alle ha kaa abaalmariyo shiikh abuubakar
Sheeq illaahay waxaan kaga baryaa Adiga iyo 2daada waalid aaqiro iyo aduunba idiin naxariisdo Qeyr aan dhamaan iyo farxad badan idinsiiyo
Marwalbo muxaadarooyinkaga dhageysdo culeskasdo i heysda Waaa iga dagaa oo waa ku Qabooba Ee illaahay haku Qaboojiyo iinshallaah
❤
Machall wllkey ilahay darti ayan idin jeclahay wlh alle hayni hifdiyo
Masha allah allahu akabr wallah wa saxix waxwalba waxa kawod badan allah nawurtahy allah wa qafuru rxman allah anaga dhigo kuwa marka qaladka kadhoco allah ulabta jazaku mullah keer allah aku barkeyo ❤😢
Mash alh asxbteda iso duceya inu allh muradkega isahal
Mahadsanid shekh ilaahey hakuxifdiyo
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
Ma sha allah barakal Allah fiiikii sheikh
Mashaa Allah tabarakalaah ilaahay ducadena wuu aqbalaa anaganah kuma shugrino waan ooyay markaan dhageeystay maxadaradaada shugran sheekh abuukar shugran
Wcs mansha alh jasakalahu khar abubarka wall ilahay haku xiftiyo
Mashallah aad ayaan uga heelay qisoyinkaan wan laqiroodaay macaan keda ey le yihiin walaahi❤❤
Wasida adiga iyo walaalka maasha allaah
Ma sh allha Sheikh abuubakra💞💞💞💞😍😍😍🙂🙂ale Haku xfido
Mashallah Allah janadhisa haidhin giliyo sh:Abubakar iyo muxamed Ameen ,Ameen, Ameen,Ameen Ameen, Ameen,Ameen, Ameen Ameen, Ameen.
Masha allh wallhi wan ilmeyay illehayow inoo naxariiso danbigena iyo dambi walidkeen dhaaf iyo musliminta
Masha Allah jizakalah qeer ilahey haku barkeyo
masha allah shaakh abubkar masha allah
Masha Allah Rabi ha ku Barakeeyo Murugo dhamaamteedana Raxmaan ku ha naga qaado Aaamiiin yaa Raxmaan
Masha allh
Aamiin
Masha alaah
Masha allh
@@axmedbullo5565 💟💟💟💟💟💟💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Manshaa Allah Shugran Shiikh waad noo faiidaysee Alle ajer ha kaasiiyo Allaahu akbar❤
😁😎😍😍
MashaAlaah
Scw scw scw scw maasha allaah aamiin yaarabi allaha kuxifdiyo wall
Masha allh jazaka allhahu khern wall
Jazaakalah khayr laakiin akhwaanii muxadarada noo dhamaystira
Maasha ALLAAH wallee waa run ALLAAH ayaa weetn baryadiusa aqbal ah CAQLIGA ALLE kaama qaado
Ilaahay haku xifdiyo ilaahay waa raxiim xataa caasiga wuxuu doonuu ku rasaaqaa ee ilaahow digrigaaga iyo cibaadadaada wanaagsan nagu rasaaq
Maasha allaah tabaarakallaah jazaakallaahu qeyraa sheeq illaaheey haku barakeeyo
M,a shiikh jizagalahu kheyr
شكرا اخي كريم
Mansha allah jazakallah sheikh Abubakar
masha allah sheikh illhy hku barakeeyo
Masha Allah jasaka laahu qeyr
But
🎮♠️💟💙
Mash allh dr shekh shegay wilkega isku magc yihiin
Mnsha Allah wllky noso laptay alxmd Allah hakunuuuro xifdiyo abubakor
Mansha Allah Wllkey alle haku xiftiyo
masha allha wll allha kuxafido
Mnsha allaah jasakallaah allow adan ku waydisanay wax walbo khayr ku jiro 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Masha Allah masha Allah jasa ka Allah qer sheq 🕋 🕋 🕋 🕋 Baraka Allah
Masha Allah
Mashallh mashallh wlahi waan ka faidasta alle ha ku xafido wll ❤👏
M.a Allah dartiisa ayan kuu jecelyahy Allah na haku xifdiyo Ameen
Salaallahu Caleeyahii wasalim scw scw scw scw scw scw Allahu Akbar
Masha allah rapi haku xafido aduun iyo anqiro sheiqna abubakar mohamed jazakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Iso duceya walayal iso duceya wan xanunsanahay
Hanaan Ahmed ilaahay haku caafiyo walaalo haka qaado xanuunka aad dareemisid aamin
Masha alllh sheekadan wan maqlay docotorka
Salaallahu Caleeyahii wasalim scw scw scw scw scw scw scw Aamiin yaa Allah
Maashaallah
Miisaanka
Xasanaadka
Alah.haku.saaro
Amiin..yaarabi
Shukran walal
M.a alle haku barakeeyo janadiisana haku galiyo
Scw scw scw scw scw scw scw Maasha Allah😢 aamiin yaarabi sheekh Jazaaka Allahukheraa🤲
ilaahay hakudaayo cimriga hakuu barakeeyo gabadh wacan Hakusiiyojanadaada xisaab laAan hakugu galiya aamiin aamin
Masha Allah wll
Masha alaah ilahey haku xafido
M.a wll dhamn waa idin jclhy
Masha Allah Jazakallah kheyr My Brother
Ilaahey khayr ha ku siiyo
Mnzhallh ilhy haku barakeeyo wall Abubar Mohamed ❤❤❤✅
Masha allh abuubakar
Manshallha allha itin xiifitiyo 😲😲😲🤙
Alaha ku barakeeyo wllkeen🤲🤲🤲
Jszakallahu khayra
M.a allaha ku barakeeyo shiekh
Mshallaah Jklh in bdn Alow ku xfd adun iyo AaQiraba aLow Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allha ilaahay ha ku xafido Aamiin yaa rabi ❤
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Masha Allah shekh abubakar Allah dartii ayaan kuu jeclay
Masha Allah jazaakalaahu kheyr
Mash Allah
Masha allah wllkay illahay hakuxafido
Masha Allah tabarka Allah aya Allah
Masha.allha my brother
Masha Allah jizakallah
Allahu allahu allahu allahu akbar
Mansha aaalh aalh haka abaal mariyo
Allaahu akbar
masha allah wllky allaha ku xafido
Masha allah
mashaakkahkkkkkkk
Subxaana llaah
ماشاء الله تبارك الرحمن
الله يحفظك يا اخي 🌹
Masha alah alaha ku barakeeyo
ماشاء ألله آلله يزيدك ويحفظك يارب العامين اللهم اميين
Mazha allah zhiikh ilaahay haku xafido
Sh. Abubakar jaza ka allah
Masha Allah wll shukran 👍🙂 Allaha ku xifdiyo wll meel walbo aad joogtaba Aaaamiiiin🙂🤲
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك يا شيخ
Mashallah
Masha allah jzkl
aamiin
Allah awod badnaha waa isga oo kaliya allahu akbar
M.a aameen yaa rabi ilaahow janaatul fardowsa nagakulmi
subxana lah ilahay naxariisbadnaa🥺🥺
Ilahay dartii ayaan kujeclahay shiikh ilahay haku barakeeyo
M.a wlle sha abuukar m.a qara alahakusiiyo
Mash Allah abubaakar alaaya cisak
Mansha Allah jazakallah kheeyr❤️🙏😍😭
msha allh
Jazakal allhu kheiran wllkey
Masha Allah Jazakalah kheyr wllky ❤
Mansha allaah sh/abibakar
Allaahu akbar masha allaah ❤❤❤
Masha Allah walalke alle dartisa a idin jeclhy
Keep going bro
Masha Allah allaha ku xifdiiyo
I
MashaAlaah
Masha allAaaaah xafidullaaaah
M.a waa qisooyin cajiiba wlh alle hanaga dhigo kuwii ducada laga aqbalo
Manshaalleh alleh akbar 🕌
ماشاء الله جزاك الله خيرا جزا
Manzha allah wll illlahy ha ku xafido🤲