Qaabka Loogu Nool Yahay Talyaaniga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • waxaan filayaa in dad hadii aad daawatid filimkaan oo ka hadlaya xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Talyaaniga adan soo xiiseynin inaad usoo Tahriibtid Yurub

Komentáře • 78

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 Před 10 lety +5

    Illahay ha ku gargaaro Amiin

  • @boqorkayurub9361
    @boqorkayurub9361 Před 6 lety +2

    War waxaan waa been ma aha taniyaniga aniga ayaa jogay 2013/2017 waa been la Soo dhodhobay italiya 💯 wey dhantaa yurub taas hore tuug dhankasda wey ku dhantaa yurubtaas hore

  • @sharifmuniir9549
    @sharifmuniir9549 Před 5 lety +9

    Hhhhhhhhhhhhh waraaa anaa jowhar iisoo duubee Italy waaye aa ila imaane miyaaa

  • @cabdilaahisiciid1304
    @cabdilaahisiciid1304 Před 4 měsíci

    Ninkan 2024 side xaalkisa yahay talow🤔

  • @samiirxidigahadaldedkaomar263

    Nin na caawiyo kuwe magaciisa waxaa la dhaha badiri hhhhhh wlhi talyaniga anaa so marey laakin waxan ma so arag haba ahatee yurub raxo ma taalo ugaas yaal bada so mareysaan joojiya wlhi yurub xabad ma taalo illahi rasuulkii

  • @user-xk3up2yd4n
    @user-xk3up2yd4n Před 5 lety +2

    Ilaahow cunto baaderi hay badin

  • @abdirahmanyoussouf4980
    @abdirahmanyoussouf4980 Před 7 lety +1

    waa dhab wlhy Anigaa inadhahayga ku arkay qaar badanoo noocaasaa lkn iyagaa isku kalifa oo kataga meelaha loogu talo galay kadib waa inay gidaara seexdaan

  • @z1_certz228
    @z1_certz228 Před 7 lety +10

    Waa been cad wlhi waligeey waxaan ma maqal italy waligeey waxaan kama maqal waxaaa waxa losameynayo waa un in yurub dhalinyarta imanin magarateen been jirto waye yurub waxbarasho hoy iyo nolol wa talaa ya been losheegin somalida subxanallah

    • @nim7534
      @nim7534 Před 6 lety +1

      zaki ahmed yurub waxba ma yaalaan ebow saad u maleyneysid maahan dadka qaar nolol xun ay ku nool yihiin

    • @NickelodeonKings
      @NickelodeonKings Před 6 lety

      kkkkk imoow janaatalo adookale aa ugu xun waa isdililahed markaad runta aragto

    • @mascamo2629
      @mascamo2629 Před 6 lety

      +Dhames Yuu50 hhhhh waasaa

    • @asmaabdi6610
      @asmaabdi6610 Před 6 lety

      tupac shakuur yurub maxaa yala caydh ayay qatan kuwii meel la fadhisiyane wadankena wax ino dhama malaha

    • @mustafacabdule9872
      @mustafacabdule9872 Před 6 lety

      zaki montana qofna wxs oo dhan ben ahan uma sameyen jodariyasha iyo wxs oo dhana beb ben uma sameyen

  • @diinishamzadiin8017
    @diinishamzadiin8017 Před rokem +1

    Allaha ku caawiyo

  • @shantasomaliofficial7451

    Taliyaniga wa maafiya

  • @kingupdykanivlogsfilims2896

    1:39 wa la iska ka dhaqi kara wa nasiib wlhi wiil aa walalo nahay ba iska dhaqay sxb ilahey haku fududeyo oo dhibka haka baxsho yurub hada nolol ku heesan wa ebar wlhi laguma nolan karo 😢😢😢

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 Před 6 lety +5

    Runtii wakhtiyadii iga horaysay magaran karo nolosha waxay ahayd dadkan maanta talyaaniga aan ku arkay ee iga soo horeeyay xiligii siyad bare yimid noloshan iyagana maysan soomarin imika iyo haatan lacagta yurub lagu qaato way kala badan tahay lkn xaga nolosha hoyga waa laga simanyahay sidaasa waliba talyaanigu waxyaabo qaar uu kudhaamaa yurubta kale oo ay kamid tahay sharciga caafimaadka kaarka daganaan shaha somaalida oo dadka kale laga tixgaliyo tikidhka waxvarashada oo markaaba lagu gaynayo

  • @kiethosmon792
    @kiethosmon792 Před 8 lety +3

    الله يرزقك ويبارك لك

  • @hibaaqlibaax2108
    @hibaaqlibaax2108 Před 6 lety

    Waa dhacdaa waanna run dhinyarro banaanadda jiiftaa jirta waayo wiilal baa hadda kahor isheeggaay aan holland ku.arkaay in siddaas cml kajirto itaaliya ee illaahaay dalkeenna nanad haaynooka dhiggo

  • @boodhari1912
    @boodhari1912 Před 6 lety +3

    Waaba yaabay maxay tahay ninkaan geedka hoostiisa dabka uga shidan yahay hadana dhahaya talyani ayaan joogaa waxaan waa been lamana ogola been badanaa

  • @muriidiomar3678
    @muriidiomar3678 Před 10 lety +2

    nin wareeray waaye nikaan

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 Před 6 lety

    Wlhy bilaahay waa wax jira inay dad badan sidaas ku noolyihiin hadaad aaminaysaan

  • @mohamudmursal9493
    @mohamudmursal9493 Před 6 lety +4

    May Allah help you

  • @hanadahmed2490
    @hanadahmed2490 Před 6 lety

    Mr fuaad waanku salaamay sxp sii badi howshaada holkar baad thy bro

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 Před 5 lety

    Hooyadeed ayaan ahayn Italy BroH somlida Italia maba soo Celiyo ta kaleeto Qof meel iska dega bilaa sharciya maba jirro badariguu sheegyaa dadka kiniisada ayuu ku caawiyaa

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings Před 6 lety +2

    Somalia mahan meeshan waa aminey yurub waxaa jooga Qaar diin ta ugu baxey rafaad darteed maxaa been leys kugushegaa kaniisad ayeey seexdan iyo shelter

    • @nazirosman8697
      @nazirosman8697 Před 6 lety

      Dhames Yuu50. Na hedhe adi naftirka wad so sexataay ader

    • @mascamo2629
      @mascamo2629 Před 6 lety +1

      waala seexdaa kaniisad lakiin maaha qasab in hadad kiniisad seexato aad gaalowday taas ogow walal

  • @mohameddhuubane536
    @mohameddhuubane536 Před 6 lety +1

    waaa nolol adag

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Před měsícem

    Sorry Mami ❤❤❤

  • @gureygurey321
    @gureygurey321 Před 6 lety

    waa walanyahay somaliya iska aad

  • @jamacajakiz59
    @jamacajakiz59 Před 6 lety +3

    Hadda Ma Caritas bu Ku Jiraa Wiilku wali Ma Arag Wuxxu Ka Sheekaynaayo Somalidu sharaf Ayay Ka Leedahy Italy ninkani wa Nin Beerta Izka Gallay bro

  • @fardawsodahir7528
    @fardawsodahir7528 Před 5 lety

    Dayac haysta somali dayaa

  • @osmanmohamed4384
    @osmanmohamed4384 Před 5 lety

    waxaan halkaan ku cadeynaa inuu been yahay ama wax maka jiraan ayaan ku tikmaamaya

  • @akrammahamudsharey9250
    @akrammahamudsharey9250 Před 6 lety +1

    kuwan wadanka gef ayey kagaleen

  • @ayanhappynoor2142
    @ayanhappynoor2142 Před 4 lety

    Ilahey somali ha samata bixiyo walee wey dhib an yihine

  • @amaalshiq3132
    @amaalshiq3132 Před 7 lety +1

    ar somaliya ka fican walaahi

  • @husseinmohamed3131
    @husseinmohamed3131 Před 6 lety +2

    Gobolka cucilia anaba jogo wlhi

  • @dulqaadhassan8159
    @dulqaadhassan8159 Před 8 lety

    Ben badna anaga kunol sisiliya waxan majiran

  • @axdiqoordheere1026
    @axdiqoordheere1026 Před 8 lety +3

    ilaahay haku sahlo

  • @zahrayusuf684
    @zahrayusuf684 Před 10 lety

    dalkiina iiman ku yeesha dhalinyarooy , wadan laydinka necebyahay haku dooranina dalkiina isaga ayad sharaf ku leedihin , dalkiina dhista, wadamada aad u socotaan waxa dhisay dhalin idinkoo kale ah, fadhiga ka kaca saxibayaal.

    • @hanadzulu7686
      @hanadzulu7686 Před 9 lety

      adi maxaa kaa keenay

    • @zahrayusuf684
      @zahrayusuf684 Před 9 lety +1

      Hanad Zulu hahhaha Aniga wadankayga ayaan ku noolahay huuno siiba Hargeisa barakaysan

    • @hanadzulu7686
      @hanadzulu7686 Před 9 lety +1

      lol hargeysa is part of somalia and here qurbe theres lots of from hargeysaa ku nol italy

    • @zahrayusuf684
      @zahrayusuf684 Před 9 lety

      Hanad Zulu horta kaalay adiga mid dhiman miyaad tahay? goorma ayaan idhi Hargeisa Somalia maaha? xageed i kaxaysey? lol

    • @hanadzulu7686
      @hanadzulu7686 Před 9 lety +2

      lol zahra gabadh fiican ba tahay waa kula kaftamay macaan ,waad ku mahadsan tahay sida fiican ee aad u hadashay

  • @husseinmohamed3131
    @husseinmohamed3131 Před 6 lety

    Hada da'a weyn thy o farihi laga dhigey wa macquul wlhi

    • @mascamo2629
      @mascamo2629 Před 6 lety

      anaa 27 kujoogay talyaniga sanad kadib malintii an sharciga sooqatay gurigiiba walayga saaray balse waan iskagabaxay hadana alx walahi Italia alanaga koriyay

  • @muhsinowsamaan7966
    @muhsinowsamaan7966 Před 5 lety

    Ninkan nin iska quustey wey

  • @mascamo2629
    @mascamo2629 Před 6 lety +1

    markay gali tagto iyo markay bixi tagto kuye yaarabi

  • @farxiyodheyman4887
    @farxiyodheyman4887 Před 7 lety +1

    Ar kuwan been badana somaliya miye talayani ka dhigen hayay shayko cusub wayee

    • @kingatlet
      @kingatlet Před 6 lety

      Farxiyo Dheyman adu matalyaaniga ayaad joogtaa sxb

  • @akrammahamudsharey9250

    subxanalah benta maxey uga ushegayaan wadanka

  • @cabdiqanixaaji935
    @cabdiqanixaaji935 Před 6 lety

    been badana kan somalia xata kma jiro jif xumadan iyo rafaad kn anigaba yurub jogna

    • @mascamo2629
      @mascamo2629 Před 6 lety

      sxb sas hadhihin Aniga ayay igu qabsatay walow anan ani sidan noqon oo markii dibada la iisaray aan iskaga soobaxay oo an dhaafay lkn isagu muxuu ka dhex fadhiyaa mesha

  • @fadumaquruxdumariwaaasturn9148

    masaakiin ilahay how sahlo walahaas somalyeed kolba denbi male denbigaba waxaa iska leh dadka sawirdooda umada ku waayah iyo dowldaha ama maamul gobleedyo ha ahaadeen ama dowldaha somliyeye ha ahaa tee dhalin yardii wax baryay iygaa u diiday ina ka faiidastaan dhulkooda mid aan waxba qori oo aqrin bay siinayaa shaqo ufff

  • @zakifadap9177
    @zakifadap9177 Před 6 lety +1

    halkan waa Somalia

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings Před 6 lety

    Sorry guys

  • @sumeya7887
    @sumeya7887 Před 6 lety

    Sorry brother

    • @leesmith9686
      @leesmith9686 Před 5 lety

      Sumeya Nuur I am deeply so sorry for him.....

  • @amaalshiq3132
    @amaalshiq3132 Před 7 lety

    macqul miya san

    • @heylem90
      @heylem90 Před 6 lety

      Amaal Shiq good boy adiga kaliya ayaa runta fahamtey

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 Před 6 lety

    Kiniisada ayaa laayska dhiibaa

    • @mohanad143
      @mohanad143 Před 6 lety

      nimco h adi ma iska dhibtay kaniisada🤓🤓

    • @ilovetheboss8987
      @ilovetheboss8987 Před 5 lety

      @@mohanad143 kaniisada ma in diinta laga baxayo baad moodaysa wax walba waa niyada bro wax walba waa iimaanka qofka haduu meel uu uhoydo jirin xaguu tagayaa ilahay waxaan ka barinay in an dhibaato natusin wixi dhibana alle ha u gargaaro

  • @janagalejy7375
    @janagalejy7375 Před 6 lety

    Maba arkin waxan oo kale subxanaka yaa cadiime annaga Italia joogna baabuurta raaxada maahee wax kalena kuma socono abti nagu kala wada

  • @sadoaliwehli6693
    @sadoaliwehli6693 Před 6 lety

    kkkkkkkkkkkk been badanaa

  • @kmvegoss5312
    @kmvegoss5312 Před 4 lety

    😂😂😂😂😂😂