Shurbada lacabo ramadanka ka faideso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 05. 2018
  • Shukri masala
  • Zábava

Komentáře • 517

  • @markaboxassan7251
    @markaboxassan7251 Před 4 lety +22

    Anigu shukriyeey hadaan fikirkeyga dhiibto horta saliid intaa leeg waa manuuc xawaashkaad doonto isku dar sida fax faxa u kari marku is dhexgalo ingredient iyo boorashka ku darso ku kari shurbada bilaa saliid hooyo hadii la cabaayo ee saliid ha lacabo ma fiircna

  • @abdoulkaderhibo3205
    @abdoulkaderhibo3205 Před 4 lety +2

    Mashallah

  • @umulkheirsheikh9208
    @umulkheirsheikh9208 Před 6 lety

    Quick recovery insha'Allah Nd thanks for nice work.

  • @bedrafarah9830
    @bedrafarah9830 Před 6 lety +4

    mash Allah thank you so much abayo

  • @qaaliabdi5009
    @qaaliabdi5009 Před 4 lety +1

    Mansha Allah I will try insha

  • @bintiahmed994
    @bintiahmed994 Před 5 lety

    Mash Allah shukri masala i tried this recipe today nd i did it exctly. Gacanta Allaha barakeya abayo.

  • @ruqiyahasan1055
    @ruqiyahasan1055 Před 6 lety +29

    masha allaah gabadhaan wxaaan ku jeclahay wax walbo ay cuneyso wxey ku bilowdaa bismilaah allow u daawey amiin

    • @fardowsoali794
      @fardowsoali794 Před 6 lety

      mansha allah abaayo alle haku barakeeyo.gacantada alle haku caafiyo

    • @ikramabdi3992
      @ikramabdi3992 Před 6 lety

      Allaha ku cafiyo Abyo

  • @samiaibra7968
    @samiaibra7968 Před 6 lety +7

    Mahadsanid qaali......Jannadi firdowsa Allaha kugubishareyo

  • @guledhanad2013
    @guledhanad2013 Před 5 lety

    Masha Allah waan jeclahay shurbad thenks you my dear sister god bless you shukri

  • @sm-rl2dl
    @sm-rl2dl Před 6 lety +1

    Maa Sha Allaah Waan Ka Faideysaneynaa Abaayo Qurux Waaye

  • @xaliimasiciid6043
    @xaliimasiciid6043 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @abdiraxiimdabbar6358
    @abdiraxiimdabbar6358 Před 6 lety +1

    Jazakillahu kheyran xbbty
    Ilahey hakucafiyo

  • @salmaissedahir5547
    @salmaissedahir5547 Před 6 lety +1

    Masha alaha abaayo mcn thanks

  • @nasroismail7175
    @nasroismail7175 Před 6 lety +1

    Maaasha allaaah tabaarakallah ukhtii jzkl khayr waanba doondoonayay alaabtan shukran mcnto

  • @habonxaji1039
    @habonxaji1039 Před 6 lety

    Manshallah qof qalbi fiican Shukri masala

  • @amiraareysodowa8766
    @amiraareysodowa8766 Před 6 lety +1

    Masha allh abyo mcnt allaha ku xafido shugri quruxeey

  • @kaltunabdi2252
    @kaltunabdi2252 Před 4 lety

    Masha alah gacantada alaha ku barakeyo 💓

  • @ilhaamjamaacilhaanumusihaa8523

    Masha allah walashey waxbadan aanka faaidnay qeyr allah kusiyo

  • @hindahassan8755
    @hindahassan8755 Před 4 lety +3

    Maasha Alaah hargeisa SOMALILAND well come

  • @laylayuusuf3677
    @laylayuusuf3677 Před 6 lety

    Maasha allaah alaah haku caafiiyo shukran shurbadana jasaakumalaahu khayran ramadaan kariim

  • @maandeeqmaandeeq6056
    @maandeeqmaandeeq6056 Před 6 lety

    Masha allah allah haa ku barakeeyo allah haaa ku caafiyo

  • @iqraudgoon7457
    @iqraudgoon7457 Před 6 lety +21

    Wlley xafdada ii tilmam waanba soo donan aan kula cunee mashllah walhi CZcams ka anigoo ka dhex cunayo baan arkay mashllh xabibti ilahy haku xafido

  • @ibtisaamcumar9068
    @ibtisaamcumar9068 Před 6 lety

    Masha allh xbbti shukran

  • @fatouali7310
    @fatouali7310 Před 6 lety

    Jazaka allah ukhti

  • @faraxsanali8928
    @faraxsanali8928 Před 3 lety +1

    Wlhi wn sameyey anoo dawanaya wn ku guleystay wana ka helnay thanks my chef 👩‍🍳

  • @lulibrahim8510
    @lulibrahim8510 Před 6 lety

    Maansha Allah ilaahay ha ku xafido xbti nice one 😍

  • @bismillahbismillah8165
    @bismillahbismillah8165 Před 6 lety +3

    Masha allah xalay cuunay kusuxuurtay canjeelo neh wasameyay basbas lidhaan 😋

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 Před 6 lety

    maasha allah sister thnaks xabiibti gacaanta Allah ku barakeeyo gacaanta thnkas

  • @fadumoosman3094
    @fadumoosman3094 Před 6 lety

    Masha allh habo shukran

  • @hafsaxarago4207
    @hafsaxarago4207 Před 6 lety

    manshaa Allah Abaayo allaah kucafiyo amin amin amin amin amin cafimad dagdag ah sharafy shukri masale

  • @samirashariif9979
    @samirashariif9979 Před 6 lety

    maasha allaah barakallaahu fiiki ukhti ramadaan kariim all sisters

  • @yare14009
    @yare14009 Před 4 lety

    Mashallah shukran siz

  • @nasriinadirashid4265
    @nasriinadirashid4265 Před 4 lety

    Alle Haku Cafiyo wll
    Caqliga iyo gacantana Rabi hakuu barKeyo Axlaa shurba👍 thnks

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah thank you 🙏

  • @munaali8538
    @munaali8538 Před 6 lety

    Allaha ku barakeyo gacanta xbbti wan ka helay wana ka faidesanaa ajir allaha ka siiyo cfmd taam ahna allaha ku siiyo thnks

  • @YY-nn5jr
    @YY-nn5jr Před 6 lety

    masha allah ilàhay gacantaada hakuu barakeeyo rabi ha ku caafiyo isha allah

  • @omarkassim9764
    @omarkassim9764 Před 6 lety +1

    Mashlaah walaal qali 💜💛💚💙❤

  • @hanimohamed724
    @hanimohamed724 Před 6 lety +1

    Bas ka deh noh mouth watering 😊😏

  • @usernotfound162
    @usernotfound162 Před 5 lety

    Qof wanaagsan oo dadkisana wax ku soo kor dhinaaya masha allah

  • @sabiriinhassen2668
    @sabiriinhassen2668 Před 6 lety +1

    masha allah wlshey ilhy qeyr allaha ku siiyo shukri aduun iyo aqiraba wll

  • @user-nm7wy8sn5w
    @user-nm7wy8sn5w Před 6 lety

    Maash alah sharba macan ayaasameysay

  • @hawadhool3060
    @hawadhool3060 Před 4 lety +1

    Masha allah allah ku cafiyô deg deg

  • @iqraisra5326
    @iqraisra5326 Před 6 lety

    Masha allah shukri allaha ku dhowro

  • @abshiroabdullahi4216
    @abshiroabdullahi4216 Před 6 lety

    Walashey barakalahufiiikum

  • @fatmanur6594
    @fatmanur6594 Před 6 lety +1

    Masha Allah. walashay shukri Allah Haku hifdiyo

  • @sumayosiman2548
    @sumayosiman2548 Před 6 lety

    jasakallaahu qeyral jasaa xabiibti gacantaada allaha kuu barakeeyo

  • @mahuranmedia9975
    @mahuranmedia9975 Před 3 lety

    Maanshal jsaakalahu khyr walaashy masla ale haku xafido

  • @maryamabdi6822
    @maryamabdi6822 Před 6 lety

    Masha allah waa cuno macan

  • @nurkadara836
    @nurkadara836 Před 6 lety

    Abaayo. Mcn. Masha. Allah

  • @safiyocali8490
    @safiyocali8490 Před 6 lety

    Mashaa Allah siesta allaha ku dhowrl

  • @mursaljama9294
    @mursaljama9294 Před 6 lety

    Mashs allah waaye shurbada

  • @umuriyaan3340
    @umuriyaan3340 Před 6 lety

    Shukran qalii sharafey alle kheer hakusiyo

  • @umusaabirlove9548
    @umusaabirlove9548 Před 6 lety +1

    Masha Allah hool wacan ayaad dadka u heyda hore usoco insha Allah guuleyso

  • @aminadhahir2125
    @aminadhahir2125 Před 6 lety

    Asc shuriyeey abaayo allh caafimaad sariican hakusiiyo aniga waxankamid ahay tageeradaada waxatahay qof qalbifiican odaacaad ah kunakaalsoon walaalaha somaliyeed ama gabdhaha kudaawanaayo runtii waxbadaan odhanwalbo leh ayan kaafaaidnay allh hanokadaayo masha allh macanto

  • @umuriyaan3340
    @umuriyaan3340 Před 6 lety

    Abyo shukrii noso kalii qamatii isku kariis ah thanks sis

  • @hibomohamed9849
    @hibomohamed9849 Před 6 lety

    masha allah xabiibti bilcaafiya qaali jasakallahu qeeyr cafimaadna allaha kusiiyo

  • @fatumahersi3034
    @fatumahersi3034 Před 6 lety

    Man sha allah qeer allaha ku siiyo xbbti

  • @naimaomer7178
    @naimaomer7178 Před 6 lety +2

    Alle haku caafiyo qaali
    waan ku so duceynayaa
    shukri sharafeey 😘😘😘

  • @umaaliosman2484
    @umaaliosman2484 Před 6 lety +4

    Habiibti ilaahey waxaan kaaga baryayaa caafimaad iyo cumri dhèer InshaAllah fartana Allah kaa caafiyo xoogaadana xoog maroodi Allah kaaga dhigo bi'idlaahi baari

  • @nuuranuura7603
    @nuuranuura7603 Před 6 lety

    Waaw maasha allaha waan kaa sugaayay codsigeyga qeyr allaha Ku siiyo walaashey.

  • @kowsarshcumar7899
    @kowsarshcumar7899 Před 4 lety

    masha allaah qeyr fara badan allaha ku siyo allaha ku caafiyo

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 Před 6 lety

    ماشاء الله الله يعطيك العافيه

  • @qalicuthman3913
    @qalicuthman3913 Před 6 lety +1

    shukran abaayo shukri masala ilaaheey hakubarakeeyo cimridheer iyo caafimaad ayaankuurajeynaa ilaaheey haku ilaaliyo

  • @raxmoxaaji464
    @raxmoxaaji464 Před 6 lety

    Masha allaah
    allaah ku xafido

  • @yasinalves399
    @yasinalves399 Před 4 lety +1

    I like your videos hi 👋

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Před 6 lety +1

    Inshalla Allah illahay haku caafiya

  • @luulluul4095
    @luulluul4095 Před 6 lety

    Masha allaah walashey mahadsanid

  • @haaliahmed2078
    @haaliahmed2078 Před 6 lety

    Mahadsanid shukri abayo♥️👍😍

  • @ksasa4126
    @ksasa4126 Před 4 lety +1

    Mash Allah

  • @cadeymuridi6790
    @cadeymuridi6790 Před 6 lety

    Mash Allah 😘

  • @hoodoahmed1194
    @hoodoahmed1194 Před 6 lety

    Mansha allah allah ku xafido

  • @sumayocusmaan1998
    @sumayocusmaan1998 Před 6 lety

    Mahadsanid shukri hadeer ban sameynyaa iyo sida aad u samaysathy ayan u samaysanyaa insha allaaah

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 Před 6 lety

    Allah yashfiiki walalo Allah xooga hakuu barakeeyo allah ha ku xifdiyo walalo
    Jazakallahu kheiran😘😘😘

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 Před 4 lety

    Thanks sweetheart walahy wan kafaiday

  • @foosmohamed7152
    @foosmohamed7152 Před 6 lety

    Masha allh abayo jzkllhu kheyr wan so tijaabineyna insha allh

  • @mobaruud6634
    @mobaruud6634 Před 6 lety +1

    Asc wlo qali mashallah wad mahad santey alle haku barakeyo alle haku cafiyo insha allah macanto

  • @hooyofartuun211
    @hooyofartuun211 Před 6 lety

    masha Allaah jazakalahu kheyr ilahay haku cafiyo

  • @ekramifrah3427
    @ekramifrah3427 Před 6 lety

    Masha allah waad naga dhistay byo illahay hakaa ajar siiyo

  • @queenfaiza3722
    @queenfaiza3722 Před 6 lety

    Maasha alaah waa shurbad aad u fiican waana ka faai'deysanay wlhi ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo abayo wxyaaba badan ayaa kaa bartay qaali allaah ku caafiyo doctor aad laga yaabe in uu haayo daawo waa kusoo duceyna ialaahey haku caafiyo

  • @ladanitaomar4505
    @ladanitaomar4505 Před 6 lety +1

    Masha alalh Abayo Wlh in an cunayo ayaba moda best shurbad Waye alle cafimad tam ah Haku siyo waa no faideysay Abayo Mac Mac

  • @fadumayussuf1047
    @fadumayussuf1047 Před 6 lety

    Mash alh wa khatar alle haku caafiyo abayo mahdsanid

  • @naimaabdulali4076
    @naimaabdulali4076 Před 4 lety

    Insha allah ilahay haku caafiyo wax fiican ban ka faaidnay ilahay gacmahaga haku barakeeyo

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 Před 6 lety

    Cadi mahan qaali qurux Ramadan Mubarak

  • @sagaaroabdikadir8137
    @sagaaroabdikadir8137 Před 6 lety

    ,masha allh mcn badan allha kuxafido

  • @mulkiabdi8639
    @mulkiabdi8639 Před 6 lety +1

    Shukran walgay macabin lkn waa tijaabinaa insha alaah

  • @ismahanheydar5106
    @ismahanheydar5106 Před 4 lety

    Asc abaay shukri mashaallah qatar

  • @nimcomaxamuud2113
    @nimcomaxamuud2113 Před 3 lety

    Mansh allaaha wllo shukri alle haku cafiyo

  • @mankacadey3157
    @mankacadey3157 Před 6 lety +1

    101k www masha allah hanbalyo shugri faced ka roon

  • @kowsarali5786
    @kowsarali5786 Před 4 lety

    Masha Allah allle haku dhowro sharafey

  • @coffeeb3rry
    @coffeeb3rry Před 4 lety

    Masha wanka fa idestay manta sanad kahor ayena ehed qer badan allaha kusiyo abay waba ku warer sanay si fudud aya kaha bartay😍🤩🥰

  • @anabmohamed7787
    @anabmohamed7787 Před 6 lety

    shukran qaali

  • @user-fs6lh3ur2o
    @user-fs6lh3ur2o Před 3 měsíci

    Ma shalah abayo❤❤❤❤❤

  • @safiyamahamud9893
    @safiyamahamud9893 Před 6 lety

    Masha allh abyo mcn illahey haku xifdiyo

  • @wow9317
    @wow9317 Před 3 lety

    Maashaallaah

  • @fadumoshire1157
    @fadumoshire1157 Před 6 lety

    shukran mcnto shujri jasakal ilahay ajar hakasiyo

  • @laylaali6353
    @laylaali6353 Před 4 lety

    maasha allaah quruxey allaha ku caafiyo

  • @ayaanabdimusse9273
    @ayaanabdimusse9273 Před 5 lety

    Masha allah abayo Jazakallah kheyr Abayo wan tijabijey hi lib ari ayaa ku kariyey Masha allah qatar ayee ku so baxdey,Abayo mcn Ale ha ku caafiyo insha allah

  • @fardowsoabdiali7937
    @fardowsoabdiali7937 Před 6 lety

    Mashallah abaayo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 2 lety +1

    Maasha allah

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom Před 6 lety

    Allahu amiin🙌🏽