War deg dega Hub cusub oo kale o Guriceel kuwajahan & Q-qoor oo Cabudwaq Hamblyeye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 30

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před měsícem +3

    Mareexaan meeshii loogu heshiiyay Rabi ayaa joogay.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Před měsícem +3

    Allxamdulillaah illaaheygii fashiliyey dhagartii xasan sheekh iyo kooxdiisu maleegayeen

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem +5

    Mareexan guul guul ilahay baa siiyey nabsi baa u keenay ku fara adayga oo ku dalama oo iska celiya xasan dhiiqo iyo nagihiisa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +3

    kuwasna mareexan ba gacanta kudhigaya ilaahay idanki

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před měsícem +1

    Awalba xassan munaafaq asagaa ku marmarsiyoonaya A..S ayuu beelaha habar gidir hibeeyey marka xaqii baa feera ka dilaacay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před měsícem

    Waa gaaraxdii cagdheer.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem +3

    Jaamac yarku miyuu waashay sida iidoorka xagee dawladu joogtaa meesha waxaa hayasta reer xasan dhiiqo ilaa naagihiisi buu wataa oo dalka boobaya

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem +3

    Waa hawshii xasan dhiiqo waa belaayo dadka losoo diray ninkii larabey inuu dadka heshiisiyo waxaa Suu bilaabay inuu soomali xasuuqo oo isku dhameeyo

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne Před měsícem +2

    Xasan shiiq abgaal ayuu ucadaalad faliwaaya miyaah somaali falaayo

  • @liigfiqi9411
    @liigfiqi9411 Před měsícem +1

    Ilma adeera yaalow
    Dadka iyo dadkaba
    u tura gaar ahaan
    Walaal jaamac galad walaal ururi dal ka dadka iyo diintaba codkarna
    waan kugu ogahay

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Před měsícem

    Jsamacow bahasha nooga dar milix cusob ama karaq digaag Fadlan

  • @BashirPlan
    @BashirPlan Před měsícem

    وَمَكَرُوا۟ وَمَكَرَ ٱللَّهُ ۖ وَٱللَّهُ خَيْرُ ٱلْمَـٰكِرِينَ,
    Way dhakreen, Eebana wuu ka abaalmariyey Eebana u wanaagsan wax abaal mariya

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    Allxamdulilah hadih ilahay kah shifay hogamiyihi Argagixisadah irir samaleh waxaan u shegayah marexan inay hubkah naftodah ku difacan waxan kaloh maqlayah in hubkaleh so socdoh waa in lagah war hayah Argagixisadah u hogamiyoh xasan munafaq iyo mahad damer iyo sadiq johon in liban shuluq waxaan u shegayah mamulkah putiland inay dacwad kah gudbiyan Argagixisadah u hogaminayoh xasan moryan iyo villa family

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh Před měsícem

    Mareexaan
    Maxay ku qabsaden hubki ay siyen
    Maxamed siyad iyo Farmaajo

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Před měsícem

    Waa buunbuunin...yaad baqagelinaysaaa......nothing is that....

  • @abdirizakibrahim6213
    @abdirizakibrahim6213 Před měsícem

    Hubkaas maya hay kii Lagu qabsan laxa Kismaayo port City

  • @warsame6896
    @warsame6896 Před měsícem

    Waad mahadsantihiin ,lkn hadalka u eeg ku jees-jeeska garaadka soomaaliyeed waa khalad, inkastoo ay tahay waxay ku dhaqmeyaan ficil doqoniimo iyo qabyaalad 2024 ,walaaleyaalow ka waaniya dadka xumaantan ay ku jiraan idinku fursad ayaad uleedihiin aad waxugu sheegi kartaan ,ee wiirsiga ka daaya

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Před měsícem

    Wcs

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Před měsícem

    Ciidanka Ethiopia baa soo galiyey ninyahow maad fahmin

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Před měsícem

    Hubkaa waaa in marexan laga qaada dawlada gacanta ku dhigtaa hadii kale somali danbe oo isku imaan ma jirto

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 Před měsícem

      Kkk Soomaaliya dowlad maa ka jirta hogaamiye kooxeed baa ka jira shacabka hub isugu dhiiba illaahey umadaan ha badbaadiyo .

    • @mohamedsharif5693
      @mohamedsharif5693 Před měsícem

      Kaal adiga ka soo qaad

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 Před měsícem

    HUBKAAS JABUUTI BUU KAYIMI SAADIQ JOON BUU KUSOCDAY 30 MILLION AYAA LAKA QAATAY DADKA HA USHEEGINA BEEN EITHPIA HUB INTAA LEEGI MA DHAAFI KARO😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem

    Waarun wax raja malaha dalku inta xasan dhiiqo joogo ilaahay ksar Haku rido cunaha kaga dhaca waa mujrim dilaa ah

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh Před měsícem

    Hubka shabab
    Ayaa lowaday
    Waxana soo dhiibe xutiyiinta

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před měsícem

    Jaamac dee xukunka dalkaan dadkii ehelka u ahaa ku celiya waa adinkii lahaa reer puntland waa masayreen waxaysan ahayn bay ismoodeen.....baba baba baba baba war jaamocoow dalkaan dadkii maamulkeeda ehelka u ahaa ku celiya abgaal iyo ogaadeen waxba ma hayaane

  • @BashirPlan
    @BashirPlan Před měsícem

    Jaamac Galad arinka hubka waad ka gaabisey inaad sifiican u falanqeyso waan daalney saan kuu sugeyney.😂😂😂

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

    Xasan munafaq wuxurabey inu mamaulka galmudug.burburiyo kadibna.putland ilahey ma oron e hala iska difaco dowalda.dhexe

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před měsícem

    Horumarkii marxuumku sheegey mahubkuu ahaan cagdheerey