Nin Gaal Ah Arin uusan fileynin Sh Umal ula yimid Dhacdo Yaab Leh Bal Ada Yaabi Donee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Komentáře • 23

  • @Sahragabow
    @Sahragabow Před 3 měsíci +1

    Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo ☝️

  • @cabdullaahixuseen2317
    @cabdullaahixuseen2317 Před 3 měsíci +1

    Somalia hadii dastuurka Qur'anka io sunnada nabiga scw lagu xukumi lahaa isbedel baa kadhici lahaa ani aaminsanahy

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před měsícem +1

    LA XAWLA WALA QUWATA ILLA BILAAHI L ADHIIM, ILAAHAY XAQA HANNA WAFAJIIYO. Waxaa Somaliiya u dhegi la dahay dhulmiiga.

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Před 3 měsíci

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah
    illaahay ninka Soomaaligaa ee muslinimada lagu tilmaamayo soo hadee yaa Rabi 🤲
    Soona hadee Alloow ninka gaalnimada cadeystay ee muslimka u soo dacwooday kuna qanacsan dacwada uu u soo dacwooday diinta islaamka Yaa Rabi 🤲.

  • @Really2025
    @Really2025 Před 3 měsíci

    Allaha noo xifdiyo Culumadayada

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 3 měsíci

    Subxaanallaah soomaalidu ma ogola shareecada islaam ka.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci

    Inaa lilaah wa Inaa ileyhu raajicuun. Waa daalim.

  • @osmanabdai-sheikh2493
    @osmanabdai-sheikh2493 Před 3 měsíci +1

    Maalan uun buu kajawaabi aduunyada waa laga dhamaan.

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke Před 3 měsíci

    فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Před 3 měsíci

    Scw

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Před 3 měsíci +2

    Adeer ninka Xukunka Islaamka diiday wuxu cadaystay inu Munaafaq yahay. Waxaan ka baqaya in Ninkaasu yahay kuwa Magaca Muslimka leh laakin ka fog Diinta iyo Axkaamka Islaamka.

  • @user-pt2iy9rk4p
    @user-pt2iy9rk4p Před 3 měsíci

    M.a

  • @Ayyubahmed930
    @Ayyubahmed930 Před 3 měsíci

    Sas waye shekuna culimada in la ado waye maxkamad iyo cashinka mala adayo

  • @MohamedMohamedd-wp3yi
    @MohamedMohamedd-wp3yi Před 3 měsíci

    Shekhow Marka hore amay dastuur ku heshiiyeen ama Somali masiixi yahay

  • @user-wu2wg1un3f
    @user-wu2wg1un3f Před 3 měsíci

    Asc

  • @saynab7503
    @saynab7503 Před 3 měsíci

    kaasi isagaa gar daran who muu diideen haduu quman yahay

  • @Donotcare6
    @Donotcare6 Před 3 měsíci

    Somali diin mahaysatee maxaad ula yaabin. Dadka somalida badankoodu magarayaan macnaha ay u tukudaan ama u soomaan. Haday taa fahmi lahaayeen dulmigu wuu yaraan lahaa

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 3 měsíci

    Somali diinta islamka miyay kabeensheegtay marhadaanay uxukumtegeeyn kuna raalinoqonayan,oo odayga kabaqsbiilku yahay kawaxlasta oo beshuku dhaqamto aaykaso fullan,
    Marka islamaka iyo toolka keedmaqlii oodkaqadan sharciga nolosha iyo dhaqsnka? Miise yaa reer hebela baad kujiiraysa ?

    • @Donotcare6
      @Donotcare6 Před 3 měsíci

      Waxaad qortay gadaal u akhri bal inaad fahato. 😂. Afsomaali ilaahay ha'unaxaaaristo

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 Před 3 měsíci

    Ma waxad rabtaa in aan xaakim u noqoto mujtama ,ninyahaw culimadu waxay noqden munafiqin iyaguba xukunka u naada maxkamadaha dowladda.