WALI MA KA QAYB GAYSHAY AROOS MIYI ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2021
  • Waxa ay inoo ahayd farxad in aanu wax ka soo ogaano sida ay u dhacaan aroos miyi iyo habeenka gaafka
    Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
    la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
    sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    khaalid ck
    / khalid__ck
  • Zábava

Komentáře • 910

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal  Před 3 lety +844

    Ninkii Azonto waxa uu ku Joogaa Adiss abab In uu ILAHAY hawlaha u soo fududeeyo ugu soo duceeya asxaabta sharafta leh 🤲🏽

    • @saashoyuusuf3828
      @saashoyuusuf3828 Před 3 lety +8

      Abdala jamaal wllo video yaw yada laso dhakhso 💯💯💯

    • @istaahilmahdi3687
      @istaahilmahdi3687 Před 3 lety +5

      Alleh haw zoo fududeeyo hawlaha inzha allah❤️🤲

    • @ayaanjaamac1710
      @ayaanjaamac1710 Před 3 lety +3

      ALLE HAUFUDUDEEYO HAWLAHA KHAYRNA ALLE HAUGU DHAMEEYO
      WLLHI WAAN TABAY VEDIO KASTA KUSO WEYDINJIREY MEE ANKALAA ANKALAA
      KANNA WAAN SO WATEYBA

    • @daadahiye5927
      @daadahiye5927 Před 3 lety +1

      Waanu tabnay zxp alle haw fududeeyee idinkana nabad qab alle haydinku kulmiyo

    • @sucadcalideek4875
      @sucadcalideek4875 Před 3 lety

      🌺🌺🌺🌺🌺🌺💘💘💘🧡🧡🧡👍❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍💘💘🧡🧡👍❤️👍❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💘💘💘🧡👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💘💘💘🧡🧡👍👍👍👍👍👍👍👍💘💘🧡🧡🧡👍👍👍👍👍👍👍👍👍💘🧡🧡🧡👍👍👍👍👍👍👍👍💘💘💘🧡👍👍👍👍👍👍👍👍💘💘🧡🧡🧡👍👍👍

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 Před 3 lety +81

    ILLBAXNIMADA WAQOOYI TAAALA MAHAA WAX LASOO KOOBI KARO WLHI XATAA REERMIYGA DHAQAN HOREEEYA MCHLLHA SOMALILAND HORMAR WNGSN FROM DJABUTI🇩🇯

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 Před 3 lety +184

    Cayto hadu jogi laha mesha wuukala kicin lahaa😂🙈🥰inta igu Racsan👇

  • @MkXiddo
    @MkXiddo Před 3 lety +35

    Arooskani nasiib badnaa meelkasta waa laga daawanaya oo dunida ka mid ah!!!!

  • @saredoahmedsareedo8688
    @saredoahmedsareedo8688 Před 3 lety +30

    Meya meya Abdala jamaal salan sare wllaky qali 💖✋🇩🇯❣

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 Před 3 lety +23

    Team ABDAL Jamaal naga ugu Horeeya

  • @queenamiira8419
    @queenamiira8419 Před 3 lety +20

    Oyoyooy wxn vallog lama oran karee magac kale u bixiya
    Our kings marnaba no hoos🥰

  • @jouri-abdi8416
    @jouri-abdi8416 Před 3 lety +18

    Wn hurdey kdip notificatie gariirey kdip arkey inu Abdlle wax sodhigey markiba wan furey alle haku barakeeyo ninka kaliya somali kadawado tahy wlhi 😍

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +14

    Abdala jamal❤❤the best CZcamsr in Somaliland 🙏🙏😍😍

  • @ikhlaas4993
    @ikhlaas4993 Před 3 lety +15

    wlhi aroos badiye waa wax Kale 💍❤🙌
    azonta ilahey ha ku soo nabad bixiyo amiin yarabi 🤲🥰✨❤

  • @dhuxulyarevloges7691
    @dhuxulyarevloges7691 Před 3 lety +9

    Reer salaxy wan idin salamaya
    Iyo asxaabta abdalla jamaal vlogs
    Ciida gale sharaf ku noladaa
    From baligubadle

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 Před 3 lety

      Abdalle Jamaal ciidagale Mahaa
      Hy weeye

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 Před rokem +1

      @@abduqani4951 hyoonis. Iyo ciidagale. Waa. Wada. Dhasheen

  • @nawalfarah4783
    @nawalfarah4783 Před rokem +2

    Thanks you cabdala jamal wll isda qurux badan ee aad noogu sogud bisay hidaha iyo dhaqan keena somaliyed 🙏🙏

  • @Opdyshakour_aLi_Atem
    @Opdyshakour_aLi_Atem Před 3 lety +89

    HAAA KA QAYB GALAY MID HAWD GUNTIIYA INTIII NABIGA JECEL LIKE SAAR

  • @chumcaleadam9685
    @chumcaleadam9685 Před 3 lety +8

    9:00 hesta i like it wlhei ❤ aros miyi wax kle wye wlhei mrka u dhmadana wa la isku yaaca 😂😂

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 Před 3 lety +29

    Inta kaqayb gashay ee usha loo dhipey like saara kadibna quraan akhriayay 😀

  • @marwayuusuf5517
    @marwayuusuf5517 Před 3 lety +8

    Reer salaxl3Y is muuJiya❤🥰

  • @istaahilmahdi3687
    @istaahilmahdi3687 Před 3 lety +126

    dadka youtuberka ahna waxaan ku nacay meel ay maalmo ama maalin ka hor ay tageen oo xataa ay ka zoo noqdeen ayuunpay maanta ku odhanayaan ina mariya🤣😂😂

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 Před 3 lety +25

    Aroos miya oo hees lugu qadayo wale rer Somaliland😀😀 keeb going wan idin wataa💚💭❤

  • @sabriinjaamac725
    @sabriinjaamac725 Před 3 lety +7

    Masha allah xasuus wlhy beri hore ba igu banbasay Aros miyi❤💯

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 Před 3 lety +21

    Hhhhhhhhh dayi cabdale is ma dhibaye lakin waxayi ahyid inad ka qadiid hesti ahyid mar horan sameyayi ani mar horan sameyayi lakin inata arosada naju carale ayayi isku egyhin wlhyi 🤣🤣🤣😂

  • @amiinhussein6521
    @amiinhussein6521 Před 3 lety +4

    Keep the good work brothers good things are on the way!!!

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Před 3 lety +38

    😂xgad inanka camerada indhaha uga Galiseen😂♥

  • @horumariyodhiirigalin1097

    Wax isoo jiitay in ragu ku badanyahay arooska marka loo eego dumarka, sidoo kale inta dumarkaana wax qaawan ma Leh . Halka arooska magaalada inanba inantay ka qurxoontahay isa soo qaawinayso . Runtii i liked Simplicity ay haystaan.illahay haysku barakeeyo Arooska Ameen

  • @reyaj1554
    @reyaj1554 Před 3 lety +3

    Thank you for taking us there. Keep on going.

    • @yurupjamaadam9771
      @yurupjamaadam9771 Před 3 lety

      Waan iidsin salamay maar ka hooer waxan ka miid haya dageerasha kugu xiidhsy wllo cabadle waligay ma tagin aroos reer mii wanaan jecelahay iiaan ka qiib nooqdo waxan ka cood sanay iinad maar daan bee iiga bax saan o anu iisku raacno

    • @dawladrobleh295
      @dawladrobleh295 Před 2 lety

      Mansha.allah.cabdale.jamal.hore.usoco.wllo.noloshu.kuma.xumayso

  • @ifraxdahir6742
    @ifraxdahir6742 Před 3 lety +5

    Arooska miiga iyo ka magaaladu iskuma dhigmaan iskumana dhawa wxa ka fiican ka miiga ka xiiso badan ka shaxshax badan wnka qayb galay waxa jira wx la yidhaaah gaaf oo soconaya ilaa dhawr habeen kama xiiso dhacaysid Askariga usha madaxa ka saarayo eed heesayso ama is furanayso Asal walhi
    Kan magaaladu waxn daal iyo madax xanuun ahayn ka qaadi maysid waxabad isku ciil kaambinaysa maxaa ku geeyey, mad iskaba joogtid lkn Ilove Aroooska miyiga walhi.

  • @nadifaabdi9229
    @nadifaabdi9229 Před 3 lety +4

    MashAllah beautiful wedding

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Před 3 lety +1

    Abdihani iyo bk xiiisyuu, mashallah Cabdle iyo asxaabtada salaan qaalia ciyalkii casimada

  • @ayaamahaismail7975
    @ayaamahaismail7975 Před 3 lety +2

    Masha Allah aad ayaad umahadsantahay quruxda aroostadeena kadhacaya miyigeena inaad inaad nosogudbisay 😊😊

  • @nastafilms1137
    @nastafilms1137 Před 3 lety +40

    The first one comentz like ❤

  • @cabdimajiidhussein6082
    @cabdimajiidhussein6082 Před 3 lety +3

    Sallaxlay caasimada gobolka gaaroodi masha allh🥰🥰.

  • @queens5170
    @queens5170 Před 3 lety +1

    Ayy❤❤🔥
    Best video❤😁

  • @asiyaallale4591
    @asiyaallale4591 Před 3 lety

    Masha'Allah this is a the best. 💗

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty Před 3 lety +14

    Another beautiful video my brothers 😍😍

  • @bilqiaremohamedofficial2539

    Wll Abdalla jamaal Abdalla zxb ookiyaallaha dhaqankeena kuma jirin😍😍😂😂😂

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 Před 3 lety +1

    MashaaAllah aroos qurux badan baraka Allahu lakuma wa baraka calaykuma wa jamaca baynakuma fil aw bi kheer

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Před rokem

    Alla arooska miyiga qurux badanaa ❤️😍kuwa magaalada way ka fiicanyihiin

  • @taaxoduale4744
    @taaxoduale4744 Před 3 lety +5

    Vry Interesting 👌

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed3869 Před 3 lety +7

    Waan ka qayb galay aroos baadiye ah walahi waa xaraabo😂❤

  • @fadumofarah2001
    @fadumofarah2001 Před 3 lety +2

    dhashii reer suldaan Al ciidageliya al suldaaniya duriyad xalaasha ahayd love idiinka yimi haber love iga gudooma alaah waxan idiinka bayaya inaad isku waartaan

  • @simaneymediapro625
    @simaneymediapro625 Před 3 lety +1

    Masha Allah Good content ❤❤❤

  • @bisharomohamed4441
    @bisharomohamed4441 Před 3 lety +7

    kkkkk inan go,a cad😂😂😂 wuu jiboodey kal io laab buu sacabka u tumayaa😂😂😂😂

  • @hamzekeo
    @hamzekeo Před 3 lety +3

    Abdale jamal my favourite you tuber keep.going pro🔥❤☑

  • @faraxipraahin934
    @faraxipraahin934 Před 3 lety +1

    Waaaaaaw Mash allah 👏👏👏👏

  • @fatimaahmed5179
    @fatimaahmed5179 Před rokem +1

    Wlhi wa funny 😂😂😂😂ka ugu horeeya uxuu u eegyahay shugri yowyow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiwahidlastking6123
    @abdiwahidlastking6123 Před 3 lety +3

    Abdale Jamal iyo Qays
    Keep going
    Ŕag hargeisa shiday wlhi
    Jumca mubarik

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 Před 3 lety +26

    6:07 funaanad cadaha cabdale kuxiga ee sacabka sida macaan durbaanka ula helaya xildhibaan cunaaye(yusuf ceegaag) ueekaa.
    Ilasoo eega😂

  • @zareedoeggeh8826
    @zareedoeggeh8826 Před 3 lety +1

    Legend Abdale jamaal abdale and Khalid ck keep going♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ahmedmuhumed8901
    @ahmedmuhumed8901 Před 3 lety +1

    Ubaxii baxayoow sowdigan abaarsaday wlhi aroosyada miyiga heesihii noolaaa ayaa yaalaaa abdala jamal no soo badi zxb gaafafka

  • @marwoismail2563
    @marwoismail2563 Před 3 lety +8

    Haa wlahi 😍
    😘Waa xlad cajiipa🤗

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 Před 3 lety +3

    2007 baa aroos miyi ah aadey Saa saqbadhkiii markii lagaadhey ayaa Buulkii Reerku Hurdey Aloolkii Hoosta Qowsaaro Geeljira ah Ka dalooliyeen Hbeenkii Oodhan Madax ayeyy buulka kulajireeen Aroortii Markii lagaadhey Ayy Dheheeen Naagtu inay Geesiyad thay Baanu eegayney Iminkna waa Inaan Reerki inay wax uhadheen Sooweydiinaaaa😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před 3 lety +2

      😅😅😅😅Wax Waalan Inanta Ma Xayawaanbay La Seexaysay Maxa Laga Dhagaysanaya

    • @yaziratash502
      @yaziratash502 Před 3 lety +1

      Wllhie saacadbaan qoslayaaa wll😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ShabcaanCabdi-yw3lr
    @ShabcaanCabdi-yw3lr Před rokem +1

    All m.a aroos miYiga waaBa Ku heystaaa😊❤

  • @faraxaxmed1673
    @faraxaxmed1673 Před 3 lety

    My best CZcamsr hore u soco wllo🙋

  • @sainabomar6815
    @sainabomar6815 Před 3 lety +5

    Mansh Allha wuu shidanyahay Aroos ku❤❤❤👍

  • @mrbiggy7498
    @mrbiggy7498 Před 3 lety +25

    Waar aroos miyigu xaraabaysanaa, jiibta iyo jaanta siday iskula helayaan😂👏.

  • @fadxadheeman527
    @fadxadheeman527 Před 3 lety

    Mnsha allah wll aan aad iyo aad utaageero guul iyo gobonimo 💓💓💓💓💓💓

  • @umusamiirachannel2194
    @umusamiirachannel2194 Před 3 lety

    maasha allah wxn ka helay caruusad iyo milxiisad sidaa uxishoonaya de beryahaaba ma aragno miigay weli sharaftaasi ku danbaysaa hambalyo reerka cusub alle ha barakeyo .

  • @Abdoo.king1
    @Abdoo.king1 Před 3 lety +34

    Sh.Cabdi Hani Xaashi Maad Heestisa Ka Daysaan😂

  • @gcaanamaaashe934
    @gcaanamaaashe934 Před 3 lety +3

    Abdala jamal waayo arag hore usoco bro

  • @hibocllaaahi24
    @hibocllaaahi24 Před 3 lety +1

    Maashaa allah wlhi wan jeclhy aroos miyi wakhti hora iigu dnbysay 🥰from borama

  • @hanixassan1157
    @hanixassan1157 Před 3 lety +1

    Keep going Wll Abdala

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE Před 3 lety +4

    That Dj killed me Oohh..🔥🔥

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 Před 3 lety +16

    kkkkkkk mesha ilaa weelkiba la garaacaya 😂😂

  • @hibakgobaad7915
    @hibakgobaad7915 Před 3 lety

    PRO KEEP GOING ABDALA JAMAL

  • @bosskhalidnani2228
    @bosskhalidnani2228 Před 2 lety

    Mashaa Allah horaa loo soconayaaa

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Před 3 lety +6

    Aroos inaabtigey leeyahay baan tegay waa arooski igu horeeye miyi aan tago wuxuu ka dhacay sadex magaalo dhexdood caynaba wadaama goo iyo habari heshay dhulka intiina garata salaan gobeed aan uso noqdo arooske wuu camir moo sadexdi magaalo dadkeedi baa yimi waa lays foorjeynaya magaaloba magaalay eryanaysa anoo halkeer soo fadhiyuunba bakooradi madaxa lay saaray markaan naxee indha taagayna dadkiiba car inanay kac bay wada yidhaheen inaabtigay intu qoslay buu yidhi is furo xabad heesa ku tuur kaga darane hees kulul baa laygu soo kiciye dadka hayska weyneyn inaad keli wax garad tahay hayska dhigin walalay, hadaba dadkeena magaaladu heesa weynu dhegaysana lkn ma xafidno wuxuu iraac shay wallkay walgu foorjeeye iska bareeje ninka is adkeeyo layga diid iska soo kacayo hees khadra daahir cige baan qaaday cudurka kaa gala farda hadaan laga gubo dameer dawadi lama gaadhaye baan qaaday anoo maydaan fadhiistay walaahi lkn waa xaraabo hadaan lagu kicine aad dawato uun

    • @fadumofarah2001
      @fadumofarah2001 Před 3 lety

      rahma dhalboqortooyo waan ku salaamay ninkii wadad sheekh waraag kumarow wadaamogo baa wadkaa yaal, walahay sheekadaadasi waxay isoo xasuusisay Jab iga qabsaday magaalada Dandan 13 jir lakiin aan lay moodin sababtu qof aad udheer baan ahaa , baa waxaa dhacday Magaalada shaaxid baan kasoo baxsaday waxaan rabay ayeeyday oo Qoryaale deganayd inaan utago waan soo lugeeyey waxaan soogalay magaalada Ina Dandan qof kama aqaan cidi igaranmayso. guri hablo joogaan baa dadki magaladu igeeyeen markaan dhahay qoryaalaan kusocdaa Si Gaadhi soomari doona laygu baryo oo laysaaro, show hebeenkaa Aroosbaa ka jiray magaalada Aroskii baa gabdhigii igeeyeen arooska Wiil wiilka arooska ah kaweyn fanaan wayna baa ka askari ah oo soo isu laba rogaaya. wuxuu dadka marba qof soo kacshoba tookadaydiibaa lagaadhay.weligay meel hees lagu dhegeysanaayo ma arkin aroos arkiistaa shok baaba igaysta waxaan isleeyahay xeryahan jinka maxaa kusoo geshey, nin hees foorja ah oo aan kasii xasuusto walbo waxaas godoomi buu iqaaday waaban iskabeeyey dadkii qaylo naa kac naa kac waa kiciwayey markii layga quustay waxaa layqaaday heeskale oo karbaasha. haha

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Před 3 lety

      @@fadumofarah2001 walaashay mcn waka qaday adna mid la mida kamay cishoon qolyahasi laftaada hoday anigu lkn 18 baan aha heestana haf baan ka qaado wayska fadhiistay

  • @hothanabdiwelihassan4751
    @hothanabdiwelihassan4751 Před 3 lety +4

    Burco max uimn wayden magaloyinka kle wa tagtane Burco kly♥️❤❤

  • @zir_naazir
    @zir_naazir Před 3 lety

    The legend wax kle 💯♥️

  • @kaltunadan4998
    @kaltunadan4998 Před 3 lety

    Maasha allh ❤️

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +13

    Alla maxan arooz miyi ka qayb galay😂waxa iigu danbayzay 2019😢hadad arooz miyi aragtay👍wan ku zalamay

  • @faizaahmed3278
    @faizaahmed3278 Před 3 lety +9

    War ninkii CK maxa markuu fadhiidistay sowka indhaha taagay sidii qorii lagu hayoooow😂😂😂😂😂ku fahanay

  • @Yasmin-eu3pq
    @Yasmin-eu3pq Před 3 lety

    Vidoe igu shidnaa ee maanta aan arko Masha Allah cabdalla jamaal horey usoco walal

  • @qaaliahmed4494
    @qaaliahmed4494 Před 3 lety +4

    Xalay ayaan riyo kugu arkay Abdalla jamaal ee goormee imanee uk 🇬🇧

    • @Tashadeboy1
      @Tashadeboy1 Před 3 lety +1

      UK iska tag miya🤣🤣adiga wad noh

    • @Tashadeboy1
      @Tashadeboy1 Před 3 lety +1

      @@mustafeabdi9717 sxb gabar soo kulama dhalan ilahay kabaq waa gabar walashaa oo kale

    • @mustafeabdi9717
      @mustafeabdi9717 Před 3 lety +1

      @@Tashadeboy1 wlhi maye wa ila dhalaty wa qaty taladada zhp hdana wa dalette gareyey maseage ki wku mahdsantahy sida fican wax igu shegty🙏

    • @qaaliahmed4494
      @qaaliahmed4494 Před 3 lety

      @@Tashadeboy1 walal qaali ah ayaa tahay mahadsanid

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 3 lety +5

    Musica xataa waa dabiici esh calaa

  • @hoodohodan1733
    @hoodohodan1733 Před 3 lety +2

    Abdela jamal lajan sida kuwad wankutagera👌👏❤❤

  • @hibaqabdi5898
    @hibaqabdi5898 Před 3 lety

    Mashallah 😍

  • @mohmedasse9344
    @mohmedasse9344 Před 3 lety +3

    Musician man Killed me 🔥🔥🔥

  • @amiraahmed6229
    @amiraahmed6229 Před 3 lety +5

    Abdallah wllhi legend 🖐🏼 qan sraan ku taagy 😉adoo markii kuugu horysy tahy ayaad hdana ka heesty 🤗pravo

  • @khadardaahir8790
    @khadardaahir8790 Před rokem

    Abdala jamaal inaba caadi maaha mansha allah

  • @hodanaxmad5905
    @hodanaxmad5905 Před 3 lety

    Abdale kadaa wll aros mii waaxaraamaad aroos ladhahaa wll 👏 😮

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade Před 3 lety +17

    Anigoo Dawanaya ayaan Ku Qoslay Heesta Abdlale saan is dhahay Qosol saar Saay like iga noqotay 😂

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 Před 3 lety +13

    Aroos Miigii Iigu Horeyay Een Tagay Wlhi Ma Iloobo Dhididki Iga Baxay😅 Subaxnimadkiina Wxii Iigu Layaab Badnaa Wuxu Ahaa Sidii Magaalada Oo Aanu U Qadaynay Baasto Iyo Bariiis Iyo Haweenkii Oo Iyagoo Chemical Marsan Eegayeen XoolaHa😅😅Adkayaal Weeyi Wlhi😅

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official Před 3 lety

    Abdala Keep Going bro ❤️

  • @mustafenuur7092
    @mustafenuur7092 Před 3 lety

    Apdalle jamaal zxp malin walba waan ku sugnaa adana na ixtaraami maysid soo badi video yada madax baad theeee

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 Před 3 lety +4

    M.a Zan u Farax zanahey waxa la mooda inan dhexjogapa😂😂😂😂

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +27

    Wan u xiisayyy Aroos Miyi 😂
    Meel Habenkii La Cunayo HiLibka 🙆‍♂️

  • @gaydhinformationtechnogite2889

    Mash allah wllo waan ku wadan Abdala jamaal

  • @kamaaludiinkm3403
    @kamaaludiinkm3403 Před 3 lety

    Wow. Mash Allah.
    War indr bal dhawr kalana inooga soo qabo.
    Kolay habenkii gaafkay ahayde laba kalaa hadhee👋

  • @sagalmohamud2857
    @sagalmohamud2857 Před 3 lety +3

    Abdale Alle kaa qosliyo wlhi xiisaba iigaly aroos miyi 🤣🤣🤣

  • @hodanrashid8771
    @hodanrashid8771 Před 3 lety +14

    Bagaad cayto ka tagteen reer miigu waxaa mayaqaaanan way idin ulayn lahyeen haduu jaaskiisii latagee hhhhhhhhh

  • @racwimahad5385
    @racwimahad5385 Před 3 lety +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @samiroqaali2328
    @samiroqaali2328 Před 3 lety

    Abdallah jamaal masha allah walhi si kal iyo laab ayaan kuu jeclahay rabi haku xafido

  • @possiblethings5
    @possiblethings5 Před 3 lety +8

    Aroos lagu dhex qaylayo waa sheeko kle insha Allah maalin uun waan tagi xaraaabadas iyagana waaba ka dhab 😂😂😂🤦🏽‍♂️😭

    • @abdiasismuse4099
      @abdiasismuse4099 Před 3 lety

      Arooos miiyada oo dhan baa lagu dhex qaylaayee ma iminkaad aragtay

    • @possiblethings5
      @possiblethings5 Před 3 lety +2

      @@abdiasismuse4099 haa, maxaa yeelay waligay maba arag

  • @nasraapikadir849
    @nasraapikadir849 Před 3 lety +3

    Yaa idin sheegay aroos mii in cawa jiro mise dadbaa idin jooga😂😂

    • @Qudusmediapro
      @Qudusmediapro Před 3 lety

      Waa Degaaanka Cabdle Jamal waa nin Ciidagle ah Oo Salaxlay Daga yayan ka khaldamin

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 Před 3 lety

    Abdalla jamaal waad ka baxsatay legend 😁😂❤💣🔥

  • @haninageye5487
    @haninageye5487 Před 3 lety +1

    waaw msha allah i like walhi arooska baadiyaha🥰

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 Před 3 lety +6

    Legends always legends

  • @hoodomaxamud1548
    @hoodomaxamud1548 Před 3 lety +3

    Abdale qofka ku ag fadhiya ma gabadhba mise waa nin😁😁

    • @Dheeman09079
      @Dheeman09079 Před 3 lety

      Malaha waa nin rer miyigu isma dhex farisna raga iyo dumarku 😂😂😂😂😂😂

  • @hapsahussein2268
    @hapsahussein2268 Před 3 lety +1

    Abdala jamaal waan kaa hayaa

  • @badrishekh7477
    @badrishekh7477 Před 3 lety

    Legend abdala jama hore usoco xusus hore aya isoo xasuusisay libah

  • @GaraadKaabe
    @GaraadKaabe Před 3 lety +6

    Maxaan aroos mii ka soo tumay oon ka heesy music naf male daasad iyo sacabka ka shidan

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety

      Anigu 10 zano ayan miyi joogay lkin arozyada aan ka qayb gali jiray zidan way ka fiicanayen🤔dadkan zida wax loo tumo ma garanayan

    • @GaraadKaabe
      @GaraadKaabe Před 3 lety

      @@c.caziizbidixo8946 Haa lipax ragaa tumayaa liita