Abaayo hadii adigoo qaawan lagu so dhigay Hore uga soco qofwalba cawro wu qabaa Wana la og yahay sida Naag ama Nin u sajeysan yahay jir ahaan.Marka kuwii ku so dhigay aya habaar ku dhacay.Insha'allah wa la so qaban doona.Hore u soco abaayo Qalbiga qeyr u sheeg Somaliyaa kuu joogta dulmiga noocana neceb.Laabtada alle ha ku qabojiyo oo caruurtadana ha ku so nabad celiyo.Aaaamiin ya rabbi
Masha allaah gabadha iiimaan badana😭Ilmo kale inuu ooyo Hooyadiis wasyo ay uga tanaasushey in ay ka aargudato Naag soo qaawisey😭Walaahi Qofka fiican waa la imtixaama wa run.Tanoo kale aya cadeyn u ah In aduunyadu thy imtixaan😭Allaahu akbar
Dumarka soomaalida iyagaa ajnebi laga kari la ayahay tan hadda uu qabana berito ayuu caayayaa anigaa Africa jooga conglesgu waa kuwa ugu liita africanka kale ayaa xitaa yas oo ka faana
Ax ax ax wlhi qalbiga I xanunay wlhi Lahow dumarka u naxariiiso wan jilcanahay qalbiyan iyo jismiyan ba ee ilaahow na astur oo no naxariso wlhi hada dumar nahay mar hadey qalbiga na jabo is finished ❤
Waa wax laga xumaado waxa ku dhacay Asmo, waa in aan wax ka dabiibnaa, koley shaqsiyan diyaar baan u ahay in Maskaxdeeda aan wax ka daweeyo Inshallaah waa Abdiaziz Daahir ex HornAfrik Muxudiin saaxiibkiis oo Muqdisho jooga.
Naagtaan Gonga leeyeska ee Quruxda Badan Ee Hooyadeed Isaaq Tahay Somaaliland Uma Baahnid In Aad Ooyso 😭Waayo Orod Oo Isir kagii U Noqotay Oo Gongeryes Guurso ilren Horaa Loo Yidhi Nina Ninkii uu Ahaa Kama Tago Ha Ooyin 😭 Angooles Raadso Ilren Waa Dhigaaga.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allaah maxay dadka qaar Dhibaato adag ku dhacdey,Yaarabbi Qalbigeeda iiimaaan ka buuuxi gabadhan iyo inta la midka ah.Kuwa sidaas u galay ha la soo xiro Wa cadow sheydaaman ah ee aan bani aaden ahayn.War gabadhaan yaan la cidleeynin walaalayaal.
Ilahay how naxariisto hooyada iyo hooyaday iyo hooyooyinka muslinka ah intii dhimatay insha allaah
Daahir calasow allah baan kugu dhaarshee gabadhaa yar garab istaag inta awoodaada ah i hiili oo caawi allah haku caawiyee
Maxkamada daahir calasow waa dhaqaaqday international ayey noqotay
Miskiina ilahay faraj khayr qaba hakuu furo habaryar insha allaah ❤
Maasha allaah daahir calasow wa rijaal nooloow ❤
Abaayo hadii adigoo qaawan lagu so dhigay Hore uga soco qofwalba cawro wu qabaa Wana la og yahay sida Naag ama Nin u sajeysan yahay jir ahaan.Marka kuwii ku so dhigay aya habaar ku dhacay.Insha'allah wa la so qaban doona.Hore u soco abaayo Qalbiga qeyr u sheeg Somaliyaa kuu joogta dulmiga noocana neceb.Laabtada alle ha ku qabojiyo oo caruurtadana ha ku so nabad celiyo.Aaaamiin ya rabbi
Maxkamadaan walee aad uma dhageysan Jirin laakin waa maxkamad Qurba Joogtayta ku Caafimaden Allow Soo Hanuuni Umada Dhibkana Ka dul qaad
Dahir please cawi waa gabar waa arin micjiso ah walaahi ilahoow u fudude maskiinta ❤
Pls daahir gabadha caawi ilahey dartii 😢😢😢
shubo caawimaad maleh waa shubo
@@Jaalejaale12😂😂😂
Qalbiga ilahay hakuu qaboojiyo, Naag somaliyeedey cadownimada iska daaya bari meyshey joogto laga yabee inaad istaagto
Alla waa ka ooyey gabadhaan xaaladeda yaa Rabi 😢
Hodan abdirahman bay u cod egtahy 😂😂 asmi
ilaahow qalbiga u qabooji waa hooyo 💔
haooyen wadku gulesa nesaye udhabar adegow qalii susu allha hakula qabte ❤❤❤❤❤
Nagta inanta hooyadeed oo dhimatay cayeysa subxanallah alle kadacwe habo iska samir oo xadhiga alle qabso
Habartan waa in la dacweeyaa sidan waa abuse 😢
Soit courageuse ma soeur..tu va gagner in cha Allah..ns seront à tes côtés !
Subhanallah very sad may Allah make it easy abayo macaan
Srry Hapo mcne Allah ku caafiyo boqor daahiroow wax u qabo
Caruurtaa isaaq yaan nalaga guumaysanee waa in lokacaaa isaaqa canada jogaa ilamahaas halaga so qaado
Ragi dhalay wa inay ilmaha si dagdaga habrta iyo adyga fuufu gundhawa inaantooda sida uu galaya ilmo aay dhalin naxaris uu gali mayane
@@dhashisheekhisaxaq9514 aad iyo aad walal, ilmahaas way dhibaysaa habartaasi iyo kuju kajaaga qabaa
Inantan waa in la caawiyaa big problem 👿 ayaa haysta 😰
Wallahi waan ooyey abti daahir
Inchaallah khaire ma soeurs
So sister 😭😭 walahi it’s so sad story Meskena
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Hooyadeedii Macaanka badnayd ayaa Xanaan lagu hubsaday
Subhan Allah Allaha ku gargaro
Dahir calisow allaha ku fududeyo arinta gabadhana alle ha u Qalbi qabojiyo
Masha allaah gabadha iiimaan badana😭Ilmo kale inuu ooyo Hooyadiis wasyo ay uga tanaasushey in ay ka aargudato Naag soo qaawisey😭Walaahi Qofka fiican waa la imtixaama wa run.Tanoo kale aya cadeyn u ah In aduunyadu thy imtixaan😭Allaahu akbar
Xaaji dahir calsow❤❤❤❤❤❤
Pls daahir gabadha caawii ilahey dartii😢😢😢😢
Sorry habaryar qaali I’m so sorry InshaAllah nolooshu kuma xumayso❤❤
Allah aya ka wayn huno ha oyin
Ilaahayow u,gargaar umadaada inanta waa in la garab istaaga
Machaallahi Dahir somalia jira machaallahi
Aniga dahirow madaxkadda stress ayaa ka qaadey.. madaxkamadka waywaalatey….waala yaaabey somalida dhib badan ayaa heesato
Me too wlhi stress iyo depression ayada ka qaaday iyo qalbi xanun ❤😢
Aniga waxaan ka damqadey hooyada dhimatey oo la caayey
Dumarka soomaalida iyagaa ajnebi laga kari la ayahay tan hadda uu qabana berito ayuu caayayaa anigaa Africa jooga conglesgu waa kuwa ugu liita africanka kale ayaa xitaa yas oo ka faana
Inchallah wheir pour toi ma sœur tout va seras bien t'inquiète pas
Wllshy allaha ku qaboojiyo qalbigana kuu dajiyo xisaab aduun iyo mid aaqiro 2duba waa sugaysaa adigana waxkaa halaabi maayaan
miskiin ilaahay ha ugargaaro miskiinta
إن ما يوفي الصابرون اجرهم بغير حساب
Gabadhan waa la dulmiyey aayo arxan laay ayaa heshay
Daahiroow hawl fiican baad haysaa libaax, inantan la dhibay ha loo kaco😢😢
Somalida Muslim Ineysan wada ahayn Ee Afka kasheegtaan baa inbadan laxaqiijiyay.
Wax kasta oo lagugu sameeyo iimaankaaga ilaasho
Ax ax ax wlhi qalbiga I xanunay wlhi Lahow dumarka u naxariiiso wan jilcanahay qalbiyan iyo jismiyan ba ee ilaahow na astur oo no naxariso wlhi hada dumar nahay mar hadey qalbiga na jabo is finished ❤
Ilahay qalbiga haw qaboojiyo insha Allah
Ilmo ayay haysattaa iska ilow, adigu ilmo waxba yeeli maysid, aayar bad xaqaaga raadsanaysaa halki ay la gasho iyadey u tallaa
I'm so sorry😢
Dahir Good job
ASMA HADAD ADIGA CAFISID DUMAR KALE AYEY DUBAYAAN MARKA HA LAGA DACWEYO FRANSIISKA
Taasi waa run
raali noqo abaayo hooyane ilahay ha unaxaristo
PlS Daahir Cawin haaden Runta tahay 🤩🤩
I'm so sorry sister ilahay haso birbiriyo xaqa laga galay😢lakin diintaada iyo dhaqankada ku dhimo. daahir walal caawi pls.
Waa wax laga xumaado waxa ku dhacay Asmo, waa in aan wax ka dabiibnaa, koley shaqsiyan diyaar baan u ahay in Maskaxdeeda aan wax ka daweeyo Inshallaah waa Abdiaziz Daahir ex HornAfrik Muxudiin saaxiibkiis oo Muqdisho jooga.
She make Me cry
Daahir abti gabadha caloosha ayey I hurisay maxkamadada ugu cadaalad fal
Subhan, courage huno
Ala subhanaalh Hadey ku dhacebtahaye kumey so dhofisey
Ha walwalin huno macan
ASMA SOMALI ❤🇸🇴
Kabeeya tumba maxaa ku xigay😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
ASMA SOMALI QOF KAMA XIGTO KOOW WAD KU DHALATEY HOYADA AYA AH ILMAHAGA AYA AH ❤🇸🇴
Yes is correct
WELIGIIN IDINKO QAWAN HA U DIRININA QOF BINI ADMIYA SABABTO EH WEXEY QATAR KU TAHEY NAFTIINA
Aniga ayaa guursanaya daahir calasow gabadhaas oo ilaahay darti ajar ugu raadsanaya ee igu soo xidh waxaan joogaa laascaanood
Caawimo ayay ubaahantay guurka aad kahadli muxuu yahay
Asmana Magac cusub ayaan u gartay haddii aad ila qaadataan ASMA SAAFI
Mahadsanidiin dhammaantiin
Subxanalaah why sidu abo habarkale kugusofarisatay mesha u cayan mamo dhimatya
Maskiin gabadha caawya soomaaliyeey
Am so Sorry 😢 😢😢
Subxanallah wllo plz gabadhan cawi taan waa adunyo wlhi waxba lagama qadayo ilahay darti uu caawi ilhay baan kugu dharshe 😢😢😢😢
Kkkkkkkkkkkk maxkamadu waa waalatay maanta
😂😂😂😂😂 hg anagay nagawaalayaan reerkaan
@@Rimj-ur4be hahahahha
I cried
Acuudubilaah Belaayo ayaa heshay
Habo Asmaay Illaahay Cadaw kuuma jebiyo
I am so sorry sister what happened to you but don’t leave you religious of bad people 😢
😢😢
Somalihey laab lakaca daya oo tu ksato social media ka oyida ha Amine idaya ceydeda so dhageysta iyo ashax xumada ee sameneysi plz
Miskiinta Ilaahoow qalbigeed u qaboowji sorry sister
😢😢😢😢😢
Alla rabiyow😭🥹
Asc waxaa la yiri Eedaan layaabee Arxankeedu daranaa
Hunno si on est djiboutien , on est fiere de toi mais essaye de se calme insha allah dieu est grand ❤ hunno
On est fier d elle si toi tu fier c’est ton problème mais ne dit pas on . Elle insulte jours et nuit les personnes et la elle fait la maligne
Qalbigaaga ilaali waxaa ku helay dad xun
Jareeerku Naagaha somaliyeed muxuu ku arkay
Sad.
Wll dhiilooo issa. Aa haka ooyin
Naagtaan Gonga leeyeska ee Quruxda Badan Ee Hooyadeed Isaaq Tahay Somaaliland Uma Baahnid In Aad Ooyso 😭Waayo Orod Oo Isir kagii U Noqotay Oo Gongeryes Guurso ilren Horaa Loo Yidhi Nina Ninkii uu Ahaa Kama Tago Ha Ooyin 😭 Angooles Raadso Ilren Waa Dhigaaga.
😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢
I’m sorry sister
I’m so sorry sister❤️😭
ILMAHEEDA HALA SIIYO
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allaah maxay dadka qaar Dhibaato adag ku dhacdey,Yaarabbi Qalbigeeda iiimaaan ka buuuxi gabadhan iyo inta la midka ah.Kuwa sidaas u galay ha la soo xiro Wa cadow sheydaaman ah ee aan bani aaden ahayn.War gabadhaan yaan la cidleeynin walaalayaal.
Odayga iyo islaanta waa in la dacweeyaa because waa abuse wayn
Maxkamada intaysab dhaarin Gabdha Horta Asma muslim ma Tahay
Asc Daahir Calasow maxkamadaada kiis baan u hayaa ma gelaysaa
Daahir Calasow ma maxkamad buu furtay kkkkkkkkk
Miskiin asma allaha ku abal gudo
Maxkamada maanta maa Congo naalaade😂😂😂