Wareysi Gaar ah Prof Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurrile Qaybtii koowaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 41

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 Před 4 lety +5

    Yaa salaam! Aqoon, waaya aragnimo & karti ayaad waraysateen bahda Saabtv. Prof. Jurile wuxuu ka haray dhaxalka yar ee Ummadda Somaliyed leedahay ALLAHA xifdiyo. Mahadsanidiin Saabtv.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před 4 lety +3

    Mashaa Allah waa waraysi aad u qiimabadan professor Juriile iyo wariyuhu ba waa Inman khabiira ah

  • @namiin3034
    @namiin3034 Před 4 lety +9

    MashaAllah bal eega fariidnimoda dadkii horee, 16 jir businessman paying for his studies, 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety +1

    Ilaahay ha usiyaadiyo caafimaadka cimrigiisa allah ha barakeeyo waa nin aqoon iyo aqli saaxiba maasha allah

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 Před 2 lety

    ممتع....راءع.
    Bal dadkaasi siday ahaayeen iyo sida ay isu ixtiraami jireen.
    Ka hor intaan la bahaloobin sida hannaanku ahaa bal eeg!
    Bal eeg siduu u warramayo Ustaad ku!
    Mahadsanid Ustaad.

  • @Abdullahihass
    @Abdullahihass Před 4 lety +2

    Walaal Puntland maahan ee waa Sanater aqalka sare ee soomaaliya

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 Před 4 lety +4

    Adeerrayaal naga daaya maamul goboleed haddii aad rabtaan inaad sumcad iyo soo dhaweyn ka heshaan PUNTLAND/DHUL UDUG. PL waa deegaan iyo dad aad u ballaaran kana quwad iyo qiro sarreysa maamul goboleed. Waa dowladda PUNTLAND.

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Před 4 lety +1

      Daldhis Daljir@@ 3 Sedax umbay mid tahay 1 Inaadan waxba soo baran 2 Inaad is Yeelyeelayso & in Qaayaalada Ku hagto Adeer w/galbeed oo maanta loogu Yeedh P/lan dala & Dowlad madax banaan oo UNKa kursi lu Leh MaaHa Halguugu dhaarto waa MAAMUL Goboleed waliba Lugooyo soomaaliyeed
      Balse isheegta Hooyadii Federaalka waana hooyadii fidnada kkkkkkkkkk

  • @hadew1418
    @hadew1418 Před 4 lety

    Mansha allah adeer geesi reer puntland.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 Před 4 lety

    Allah ha dhihin ee dheh Allahu Akbar

  • @Maher92_
    @Maher92_ Před 4 lety

    Wali guul mu gaadhin

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 Před 2 lety

    Waa simple waxad sheegayso

  • @iftinabdilahi4430
    @iftinabdilahi4430 Před 2 lety

    Mashaallah

  • @haboonmaxamed4137
    @haboonmaxamed4137 Před 3 lety

    Mashlaah mashlaaah adeero

  • @abdallaabdi1810
    @abdallaabdi1810 Před 9 měsíci

    Dadnimada Iyo kartida qofka ayaa Asalka ah.

  • @fayuismail343
    @fayuismail343 Před 4 lety +2

    Waa ragii loogu tala galay dalkaan inay hogaamiyaan
    Qaar aan magacooda qori karin ayaa kuraasta wadanka iska fadhiya oo wasiiro sheegta markay hadlayaana qaabiil nooga sheekeeya

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi Před 4 lety +1

    4-ta qeyboodba daawaday, aad baan uga helay

  • @khalidmohamed1387
    @khalidmohamed1387 Před 3 lety +1

    Waa xildhibaan aqalka sare ee Soomaaliya maaha Puntland Cali seenyooy ninkani!.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 6 měsíci

    Ninkani waa macquul, wax badan baan ka faa'iday

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 Před rokem

    Pro: Jurille nin aan ixtram badan uhaayo

  • @wadanihashim1934
    @wadanihashim1934 Před 4 lety

    Cimrigaaga alle hadheereeyo adeer jurille waa nin karti badan oo aqoon yahan ah

  • @omerali8332
    @omerali8332 Před 3 lety

    ninkii u horeeyey ee somaliyeed shahaado digrii qaata waxa la odhan jiray axmed xaji ducaale cabdale (axmed keyse)

  • @cllahihuseen6531
    @cllahihuseen6531 Před 2 lety

    Profisor

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před 3 lety

    Wiil yar oo maskax badan ayuu ahaa

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 Před 2 lety

    Oo qofkasta og yahay

  • @user-dw4tm9jz2x
    @user-dw4tm9jz2x Před 4 lety

    Background ka bilowga ma boosaasaa.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 Před 4 lety

    Waxaa kuqornaa iskuulka Allahu Akbar ee kuma qornayn Allah kaliya,,kadib Akbar ayaa jabtay:

    • @gelle459cali2
      @gelle459cali2 Před 4 lety +1

      Wallal qoraalka Edit ku sameya
      Waa Seneter Aqalka sare ah Profku.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Před 4 lety +1

      Wax ku qornaaba waxaa loo yaqaaney allahi ban adayaa ama aadaa!
      Oo micnaheedu ahaa iskuulka carabi lahu dhigto ,

    • @abdiqaniomarduale4020
      @abdiqaniomarduale4020 Před 3 lety

      Historic

  • @abdihakimhusen9784
    @abdihakimhusen9784 Před 3 lety

    Y

  • @mohamoudgaboose112
    @mohamoudgaboose112 Před 3 lety

    Ragannimo iyo karti buu la koray....

  • @engosmanabdilahiali5056

    Waxba lagacdhegeysan maayo

  • @faarahmuhiyadiin7710
    @faarahmuhiyadiin7710 Před 3 lety

    Hanti iyo Keyd qaran oo aan laga faaiidaysan

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl Před 4 lety

    Waa tuug daneyste ah, nacnacdiisa wax ka soo qaad ma laha. Yaanu ku khaldin.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 6 měsíci

      Maxaad aragtay inaadeer?

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl Před 6 měsíci

      @@Between-earth-and-sky Waxaan arkay wuxuu yahay, dad badanna og yihiin.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 Před 4 lety

    Waayeelkii puntlan miyaa loo soo galay