GABADHII NINKEDA OO NACAY NAAG KALANA KA'RAACAY SI LAYAAB LEH USOO CESHATAY BOQORAD INUU KADHIGANA G

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Komentáře • 209

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  Před 2 lety +89

    CIYAARI WAA GALINKA DAMBE UMU RUWAYDA QAABKEE AYAY NINKA SIDAAN UGALAYA 2 BADEEDA LUGOOD HOOS KEENI DOONTAA NAAGTANA SHAQAALO UNOQON DOONTAA QEEBBAHA DHIMAN XARAARAD GAAR AH LEH LASOCO SGERNA DHAHA PLZ

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +31

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před 2 lety +11

    Subxanallah Subxanallah allow wax farxada naga qada naga hay wlhi waa xanuun kabahisa ayay tolaysa isagana kafanteda ayuu tolaya

  • @farahfaysal8628
    @farahfaysal8628 Před 2 lety +23

    Aniga auey qisadaasi mid udhaw igu dhacday laakiin markiiba goaan ayaan ku gaaray inaan isagaba isku mushquulin oo aan ku mashquulo naftaydaa gurigayga ilmahayga kadib wuxuu gaaray inuu igu waasho uuyoraahdo imarabtod ilamaaga iyo gurigaaga ayaad mashquul ku tahay ilaa uu gaaray in meeshii aan tagay isagu igeeyo hadii adeeglarabo uu soo adeego ooaan gaadhay heer aan idhaahdo guriga maxaad ufadhidaa maad dibada uyara baxdid oo asxaabta lasoo sheekaysatod markaas nin layskuma mashquuliyo telfoonkoosana lama baaro xageed usocotaa halkeed katimid haoran isagaa dantiisa kaa yaqaana caafimaadkaaga ilaasho

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 Před 2 lety

      ❤️❤️

    • @najmasaid9321
      @najmasaid9321 Před 2 lety +1

      Adiga camal rAADINAYEY WALAHI MASER GURIGEYGa iga saaray

    • @hamdaali6326
      @hamdaali6326 Před 2 lety +1

      @@najmasaid9321 xppty xagaan kala Soo xidhiidha

    • @Hamida2904
      @Hamida2904 Před 2 lety

      @@najmasaid9321 abaayo nalawadg wixi kugu dhacy aa ka wana qaadanee 🥰

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 Před 2 lety +4

    Ayaan thnkz hppt gabadhan jilicsan qisadeeda ciil baba iga qabtay

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 Před 2 lety +5

    Wllhi qof saa ii galaayo naxariis igamuu Helen iyo kalsooni haday dhacdo wax aan dil ahayn ma istaahilo

  • @barofarshaxanka6780
    @barofarshaxanka6780 Před 2 lety +3

    Naagwalan bay ahayd oo manay ilahay lahayn qoftu waside alaah ba way ilowday saliga nebi ayaba dajinayey jaw naagaha qar wala walanyihin

  • @ramlaxuseen9822
    @ramlaxuseen9822 Před 2 lety +3

    Ayaanay waa kuu xiisy mcny wlhi jikadayda aada ka daaran maalin kasto wlhi sxby alaah haku xifdiyo

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před 2 lety +3

    Wlaahi gabadhaaas nolosha dulqaadkeeda ayadaa kugulaysaty
    Fariid weeye bagay garaacdey wan kufarxay

  • @hawahussen2952
    @hawahussen2952 Před 2 lety +5

    Masha Allah, xppti wanka helay qisoyinkaga ,manta ayan kuguso biiray ,inad guuleysato ayan ku rajeyna qali❤

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 Před 2 lety +11

    Ayaan indho weeneey love you 😩😂😂

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 Před 2 lety +4

    Ayaaney indho wayneeu we love you 💚

  • @deeqacileeyediini8704
    @deeqacileeyediini8704 Před 2 lety +3

    Asc wlley ayaan goobdon qisoyin kaga sida fillim kan ulaa socada alle ayan haku xifto lakin waxan kuwedina xiimaarka sad uhuwato abaayo waanka hela ma isharixi karta wan ku warery bls biliiiis mcn too

  • @apdiaziiz3623
    @apdiaziiz3623 Před 2 lety +7

    Asc ayaan xbbti nola so dhakhso xalqada kle midna aan ku shega magaca igu qoran wa nin Ana gabadh ban ahay marka haka xuman in aan xbbti kuso qoro markasta oo an comment kuso qoro usheg ban is dhaha

  • @wow9317
    @wow9317 Před 2 lety +4

    Masha Allah 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 thanks Abaayo.

  • @mumtzmcn8391
    @mumtzmcn8391 Před 2 lety +4

    Wan ku saray abyo wan arky sad igu soduceyseen abyo ayn ad an kaga mahda celinaya 🥰🥰❤❤💯rasbakti

  • @hamdacabdi1061
    @hamdacabdi1061 Před 2 lety +5

    Kadabako dhee lacata ayuu udalaha 🤣hoorata asx ta ayaan iso duceeya naxanusa naya fix ba igasobaxaday🥰🥰💋❤

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před 2 lety +5

    Ayaaney Inta har san hal qeyb uun noga soo dhig hadey dherato xitaa dhego an ku dhageesano oo wa ween baa nagu rakiban😅

  • @halimamohmud2144
    @halimamohmud2144 Před 2 lety +2

    Walaalahayga ii sooducayya xaamilo ayaan ahay

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 Před 2 lety +3

    Ayaaney xabibti kaas nin maaha jaceylna waxba kama yaqan ee lacagle ku rabey

  • @umuamiiromuminin1288
    @umuamiiromuminin1288 Před 2 lety +1

    KkkWaa dhasha dho Faraxyadu waa same

  • @nimco1719
    @nimco1719 Před 2 lety +4

    War ninku indha adkaa oo been badnaa gabadhuna wax ma fahanto mey eheed😆

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před 2 lety +4

    Mcnto alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin

  • @luulabdiqadir3673
    @luulabdiqadir3673 Před 2 lety +4

    Masha Allah 🤲Allah Akhbar

  • @naimohussein1596
    @naimohussein1596 Před 2 lety +4

    Masha Allah ayaan Qali asc xbbti wan 💕💕

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 Před 2 lety +4

    Masha Allah xppti alle hku xifdiyo wan sugayey wlhy alx

  • @ayaandarwiish2768
    @ayaandarwiish2768 Před 2 lety +2

    Hayso indho weynan eh igso dhaqso prt3😄😄😄 love you my queen 👸 ♥

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 Před 2 lety +2

    In lay ixiro the way ay biyaha ucabtay ayaaan killed me😅😅😅😅😅😍

  • @fatimabashi8663
    @fatimabashi8663 Před 2 lety +1

    Ayaaney anoo afurayaan kudaaaanYaa guulayso xbbti

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 Před 2 lety +4

    I miss u more qaalidayda ku jeclhy nayaa ayaaneey 😘😘😘😘

  • @sumayoahmed2984
    @sumayoahmed2984 Před 2 lety +4

    Ayaney wan kusalamey xbbtii adi iyo asxabtaada iyo familkaaga waxan kaqiiroday qisadaan aad uxanuunka badan sorry walashey umu ruwayda waliga sidaan laisku maraaciyo nin bili adam gabdhaha waxan kulatalinaa nin xoolahaga kulawadagaya ama kaaqadanayo kaas nin maaha taas ogaada iyo familkaaga iyo asxabtada kajaraya nin inuusan ahayn gabdhahaygiii kadig toonada nin noocaas camal ah ❤️😍

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 Před 2 lety +5

    Waxaa layiri mar idage Allah I dage marlabad idage anaa is dage. Ani mago kun aa leyahay naa masiyen ninkas😂😂😂

  • @xabiiboc.raxamangeele7289

    Part three i can.t wait

  • @barofarshaxanka6780
    @barofarshaxanka6780 Před 2 lety +1

    Subxanalaah taasi way xanunba kudhacay ba walaahiy raga qar xanun bay qadsiyan dumarka ax

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 Před 2 lety +2

    Soo dee hee qeybta seddexaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 Před 2 lety +2

    Thanks abaaayo waaan sugaaay p.2

  • @siciidocabdulahi6046
    @siciidocabdulahi6046 Před 2 lety +5

    M.a washy ayaan ❤🌏💉 ayaan codwayn😂

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 Před 2 lety +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @muslimanoor6215
    @muslimanoor6215 Před 2 lety +5

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Před 2 lety +2

    I cant wait next video

  • @mohajama7381
    @mohajama7381 Před 2 lety +4

    Thank you sister

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 Před 2 lety +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor6466 Před 2 lety +3

    M.a thnks waaba sugaaye shugrn ayan qurux🤍

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 2 lety +2

    Asc abyo mashallh Allha kubakeyo

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn Před 2 lety +4

    Maansha allah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ramloshiiq150
    @ramloshiiq150 Před 2 lety +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 Před 2 lety +2

    I can't wait qaybta 3aad 🥰🥰 In Shaa Allah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +2

    First one my sister keep going

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 Před 2 lety +3

    Ayaantayda wakusalamay♥️❣

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 Před 2 lety +3

    Mashallha abyo i can't wait this story 😍

  • @sahrasiciid7060
    @sahrasiciid7060 Před 2 lety +6

    Asc abayo ayaan waan ku jecelhy si qalbiyana

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 Před 2 lety +3

    Woow aniga uu horya xabibti habeen wanagsan❤❤

  • @leiladhawrsan2713
    @leiladhawrsan2713 Před 2 lety +3

    Part three kusoo dhakhso ayaanay xbbti

  • @user-qp9jt8go4g
    @user-qp9jt8go4g Před 2 lety +4

    Gabadha shaydaanul inisi ayay uwaalatay ee nin maahayn kaasi

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před 2 lety +2

    Masha allah sidan usugayay hadad ogan lahayd jah iga daaa ciyaarta

  • @xamdhabi55-zt6hn
    @xamdhabi55-zt6hn Před rokem

    Mansha allah

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 Před 2 lety +6

    Ninkaas oo kale luuqada English ka selfish ayaa lagu dhahaa (daniiste)

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Před 2 lety +1

    Wlhii waa qiso anlaoyay runtii nin waa cadow 😭😭😭😭😭😭

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Před 2 lety +4

    Naagta aqli xuuma, niinkaan lacagta ayu arkey. Wuxuuna u qaayilaaya sida maar labaad oga qadaan laha, jecel jaceloow xaal qaado. Hal maar ah intee bu jaceyla ka yimaadey? Bal i waad sheekaada farhiyooy. Meel macaan bay sheekada marayeysa. Blood pressureena wa high ciil iyo caaro.

    • @wardaamxmd143chanell9
      @wardaamxmd143chanell9 Před 2 lety +1

      somaali wexey tiraaa mar i dage alla i dagay 2 mar idagase anaa is dagay

  • @duco4duco472
    @duco4duco472 Před 2 lety +2

    mansha allah wankujeclahay

  • @samiiraadanabdulle4689

    Thnks xppti ayn

  • @cashoc8
    @cashoc8 Před 2 lety +1

    Haa warkasaa igusocdo team indha yar

  • @faadumoismacil523
    @faadumoismacil523 Před 2 lety +1

    Ax soory wllhi abayada😭

  • @walaalek8639
    @walaalek8639 Před 2 lety +4

    Kan kasbasho mahe wa lacagta

  • @aadanibrahimmohamed451
    @aadanibrahimmohamed451 Před 2 lety +2

    Masha allha ayaaney

  • @hamidamohammad2853
    @hamidamohammad2853 Před 2 lety +2

    Manooli ha ii soo indho weynanin aaa ondhaheyga waaweeyn🤣🤣🤣😂😂😂💗

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 Před 2 lety +2

    waa calooshii laciyaar wale nin maaha kaa yaabay

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 Před 2 lety +2

    Ayaan habo thankz 🙌😎🤩

  • @aminacisman8691
    @aminacisman8691 Před 2 lety +1

    Waadhashaa uun dhokkkkkkkk

  • @fatumaabdirahman2572
    @fatumaabdirahman2572 Před 2 lety +2

    Asc Abayo Ayaan xaye

  • @aishoali5347
    @aishoali5347 Před 2 lety +1

    Maa sha allaah ayaan ilweyn mcn alle haku xafido

  • @umucazam964
    @umucazam964 Před 2 lety +2

    Xbbti horey usoco waan ba sugeey

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 2 lety +2

    Allhamdulilaah Allhamdulilaah

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 Před 2 lety +3

    Keep going 💪 abaayo

  • @hamdifaarah3664
    @hamdifaarah3664 Před 2 lety +2

    asc apyo ayaan wn ku jeclahy is qalbiyan ah 🥰🥰

  • @mariosaid7414
    @mariosaid7414 Před 2 lety

    Masha alh dhiiiri galin naa waligiin quruxbdnada muhimadu wa quruxdada aniga casharadan waba ianfacayan si an marka guursado isku dhibin ❤️mhdsanid zxp

  • @rayaanaxmedibraahim2742

    Asc xld kwrn sehy Abyo mcn ❤❤❤❤

  • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
    @sdfyyxtyuaertyyfd5103 Před 2 lety +1

    Wcs xbbti shukran manta dhanan sugayay

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 Před 2 lety +2

    ayaan qurux habeen wanaagsan

  • @da.ud143ali4
    @da.ud143ali4 Před 2 lety +1

    Wllhi anigabo ayaa la oyaay qiisadaan

  • @naciimocalimaxamuud2516
    @naciimocalimaxamuud2516 Před 2 lety +2

    Erega kuxaaaqdaa sheekadaada abaayo macato

  • @shamsoadowadow5196
    @shamsoadowadow5196 Před 2 lety +3

    Ayaan setahy gacal

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Před 2 lety +3

    Even though wax yar oo qofku aad ku baarato oo waxba ahayn. Qofkaana maarku dacaad yahay wa soo blind

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 2 lety +2

    Ninkaasi waxuu ahaa dhuuni raac

  • @Teamqiso
    @Teamqiso Před 2 lety +3

    Qaybta kale sooboobsii abayo xalay ayan daawaday hada qaybtii kale an sooraadiyaya 😂😂😂

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 Před 2 lety +3

    Ayan wehliso maanta wa ina reply iso gashaa 9bil kugu xiranhy

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Před 2 lety +2

      Waad iga soo daahday 9 bil leeyaaa

    • @dajiya5984
      @dajiya5984 Před 2 lety +1

      @@ayaangobdoon3254 ano maseer lawalan rabo kugu sobire wana idajise alxm wana kaga mahad celinaa

  • @bisharoabdi8576
    @bisharoabdi8576 Před 2 lety +1

    Abayo macantoo wan kusarey hhhhh

  • @dayxa561
    @dayxa561 Před 2 lety +2

    Raga lacagta lamasiiyo duli
    Baye noqodaane dumaroow
    Jaceyelka lama iibesan karo

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl Před 2 lety

      Wlle anaa lacag uku qubeyy wacalk wuna ika tagay only xirir lena ehed

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 Před 2 lety +2

    Masha allaah

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Před 2 lety +2

    🤣🤣🤣waaqoslay ninka siduu ushaafteyay gabada

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 Před 2 lety +2

    Wcz wlshey ayaan qalbi ❤

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 Před 2 lety

    Abaayo nogu soo dhakhso qaybta kale xbbti

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 Před 2 lety +1

    Qosol iiguma harina waa dhasha una dho dho kulah

  • @housseinmachallaharte2441

    Ayann gabdon hbbi

  • @umuazimmohaaa1095
    @umuazimmohaaa1095 Před 2 lety +1

    Thnkz mcntey

  • @farxiyamuuse8986
    @farxiyamuuse8986 Před 2 lety

    Madsanid wll ayaan

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před 2 lety +1

    allhu akbar ax ax ax bisinka 💘💘💘❤❤❤💘❤❤💘💘💘❤❤💘👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @munocabdulaahi8574
    @munocabdulaahi8574 Před 2 lety +4

    Laki waan kusaray abaayo idha weyney wan kujeclahay

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 Před 2 lety +1

    Boqorad ayaan goobdoon

  • @cabdiwalimaxamedcabdiwalim795

    Like waan saray indho weyney😂😂🥰