Fanaanka Maslax Mideeye oo Hadda Cagaha Loo geliyay iyo Heestii uu Hargeysa u Qaaday oo Laga Raacay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • ASXBAATA SUSCRIBE SAAR CHANNELKAN LIKE SHARE INTABA ASXAABEEY THANKS ALL MY SUBSCRIBERS

Komentáře • 76

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 5 měsíci +2

    Masha allah hargeysi weydhaqaadey maslax miideye fanan jiitey ❤❤❤❤

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b Před 5 měsíci +1

    Maslaaxmideeye❤❤❤🇨🇮🇨🇮🇨🇮 hore usoco wlllo🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Před 5 měsíci +1

    Viva masalax media

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 Před 5 měsíci +1

    Mideeye ❤❤❤❤❤ geesi geesi dhalay 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 Před 6 měsíci +5

    Guul Somaliland thank you walalo ❤️ ❤❤❤

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 5 měsíci

    Qofka kaxun in hargaysa loo heeso waa qof xanuun sanaya yaa huu dheh

  • @user-ky3wo7wi6f
    @user-ky3wo7wi6f Před 4 měsíci

    Guul zoomaaliland ❤

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss Před 5 měsíci

    Masha Allah ❣️🙏 Somali land nimada hawarto guul insha Allah ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️🙏

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 Před 6 měsíci +2

    waa nin ciisa maaha isaaq marba dhinac aada ficil iyo dhiug Laguna gaadho

  • @hassaninabokoreh8214
    @hassaninabokoreh8214 Před 5 měsíci

    Waat tagtay inader Maslax Mideeye cissenimo❤❤❤❤

  • @mhdsanadzlma2065
    @mhdsanadzlma2065 Před 5 měsíci +1

    Kingdom maslaax mdyee

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 měsíci +2

    Sharma boy magarayo mideeye wa udhamatay qabiil ku heesay irir somali yiri wuu ceebobay fanan ma ahan

  • @mkadarbashir5890
    @mkadarbashir5890 Před 5 měsíci

    Hargaisa way tegaysaa micniheegu waa hargaisa way bur bureysaa

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 6 měsíci +2

    3 million halagaadhsiiyo Maslax Mideye dad damiirle iyo dadlodhinto amalogodoboobo matihiine inanka yar wa in cirka lagutola umad hurida toosa yakhi

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 Před 5 měsíci

    Qaranoow xaal qaado

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Před 6 měsíci +1

    walhi waa geesi maslax

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin Před 5 měsíci

    MideYeh adke ❤❤❤❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 6 měsíci

    Mashallah Tabarikalla ❤❤❤❤❤❤❤

  • @riczemo5867
    @riczemo5867 Před 5 měsíci

    King 🤴 MASlax 😊😊

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi Před měsícem

    Yaa ku yiri hergisa dhaqaaqersa

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa3063 Před 5 měsíci

    Maslax The Goit ShaMso Wase😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 6 měsíci +2

    Masha allllah maslax miideeye nolow❤

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw Před 5 měsíci

    Maslax hargaysa lacag bu u sodontay
    Yaa miskin
    Musa judan lacag ka mahalaysid sidi ismaci omer galeh

  • @AnasHanan-dl1ge
    @AnasHanan-dl1ge Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @moudanmoud5156
    @moudanmoud5156 Před 6 měsíci

    waa sax waana runtiisa

  • @NimcaanAbdi-zv4rl
    @NimcaanAbdi-zv4rl Před 2 měsíci

    Qabya ladete

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 měsíci

    Xage tageysa masomaliya kaguureysa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-tq4di9fh8m
    @user-tq4di9fh8m Před 5 měsíci

    Hhh kani sharma ayuu la heesoo wuxuuu is mooday rapper

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 6 měsíci +2

    Kkk maxaa fanaana fanaanow xaal qaado

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci +1

      xaal baa kugu cusub hada ,qaar ka liitaad daawataa ee hargaysaa ku dhibaysa ,waxaad daawataa falandege iyo ka cawaranee socdaal .hargaysaa ku dhibaysa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 měsíci +1

    Qabiil buu ku heesay wuu ceebobay fanan ma ahan

  • @user-ge5gt3qj9d
    @user-ge5gt3qj9d Před 5 měsíci

    Caaaaaaac isku views miya isku firiya de wa tagesa o war ah ya rabo

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u Před 5 měsíci

    Rageedi legend

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw Před 5 měsíci

    Maslax down

  • @abdinasirhashi4294
    @abdinasirhashi4294 Před 5 měsíci

    Maslax waa doqon

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Před 6 měsíci +2

    Sharma boy is 👑🐐🇸🇴💪

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před měsícem

    Ada isboqray yakuracay cid kuibineysa asal somali iyado lawada aheen aniga gaar niileh yatahay adi dhulkan yaa labatan kabadan katirsan kara laba qoos intaas kabadan katirsan karo ilaa afartan fac habar gidir abgaal lahansha iyaga leh kumana aqonsan karaan sorac sooraac maxoogo dad afka kasen sheganay hadaba aburen kuwa afka kasen dagalo dalal kale kudhashen horina afrikano ukenen mantana marqati falus amerika sadiq ameriko kii isqarxiyo iyaga yihiin

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 5 měsíci

    anigu ma idin qora walee iyo bile hidona wan u leeyahay abwanin waana qori kara wana qoray heeso

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 Před 5 měsíci

    Maslax saqraan ha idinka waalo walahi inadan meel u socon ma waxaa rabtaan sidii gojacade ina idin soo qaqabano 😂😂😂

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u Před 5 měsíci

      Kkkk ala faan wayna yaad gojacade ku qabatay? Ma mesha lagu faruqiyey aad sawirada ku gajay, maraaga ayu darood oo dhami 175 nin oo soo baxayey iskugu tegay markasad guul sheega naysa, tolay xaroodow besha calamkow isaaq naga soo gaadha miyad ilowday 😂😂

  • @leencobesst
    @leencobesst Před 6 měsíci

    Music rap ❤

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Před 6 měsíci

    Guul JSL Faqashta cadowga Allah ciida Allah ha la simo

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 Před 6 měsíci +1

    Qaranka SSC aya cuneey kkkkk

  • @user-ez3de1gz9y
    @user-ez3de1gz9y Před 5 měsíci

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤❤❤❤❤

  • @foozia426
    @foozia426 Před 5 měsíci

    Maasha allaah jahmuuriyada barakeysan ee somalilaan cadowgu hajabo insha allaah ❤

  • @addisAbabaTv
    @addisAbabaTv Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mkadarbashir5890
    @mkadarbashir5890 Před 5 měsíci

    Ma fahmayaan micnaheeda hargaisa way bur buraysaa diida ama doona

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 Před 6 měsíci

    Maslax oromo raper Maha

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 Před 6 měsíci

    Waa un dhaqaale doon hargaysa basaa u hartay xamar mar horuu ka cararay marka Hargaysana ha xumeen nin dadkiiisa yaqaan noqo shalay ayaad sharma boy daba kacday hadana waad kala harteen Hargaysana hakala tagina waa talo

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw Před 5 měsíci

    Maslax wa kii kululaday gormu bogsaday ???,???,,

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 6 měsíci

    Beenalay hoostaada qadhmuun lahel yaahuu guuul somaliland

  • @football_hub1
    @football_hub1 Před 6 měsíci

    💚💚💚💚💕guul💔🤍🤍🤍🌸❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland ❤❤❤❤somaliland 🦁🦁🌹🌹🌹👍

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Před 6 měsíci

    Kkkkkk wiilyaroo mooryaana oo reer abagadha amaanaaya, sidii qolada hawiye ee lacagta idinka shuban jirtey uun buu idiinka shuban. Kkkkk kusocoo xoogaaga ka qaado adna

    • @Djibouti64
      @Djibouti64 Před 5 měsíci +1

      Maslax waan niin ciise aa dee mooryaana mahaa😂😅

  • @user-vf1ii5iz6j
    @user-vf1ii5iz6j Před 6 měsíci

    Somaliland wax jira ma aha awdal waxa goordhow ka bilawmi doona dagaalkii sool sanag iyo ceyn horse u go een waxa soo haray garxajisland Wana dhismaysaa

    • @user-ow4wl3tc7r
      @user-ow4wl3tc7r Před 6 měsíci +1

      😂😂 riyaad ku jirta

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Před 6 měsíci +2

      Sool Sanaag iyo Caynaba sow aniga jooga intii ugu qurux badneyd marka laga reebo 4ta tuulo ee cawlan
      Khiyali ku nool weeyaan cadowga Somaliland

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u Před 5 měsíci

      Awadal ma mooryan xarooda aya jooga lagu yidhi