NOLOSHA ARDAYGA IYO QIIMAHA WAXBARASHADA MALEYSIA..?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • #king #ceyda #subscribe#for #more

Komentáře • 136

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Před rokem +26

    The best person ever the most knowledge able the most shine created prophet Muhammad 🥰 صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +40

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamad scw❤😊

  • @musamoha2589
    @musamoha2589 Před rokem +27

    Hadii aad ujeydo magaca nabigena scw like Saar

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Před rokem +32

    Kusali nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Před rokem +5

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw scw

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +23

    Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡❤😢

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +70

    Hadaad ujeedo magaca Allah like👍 saar❤❤❤

  • @Kimiqrij-ve8cd
    @Kimiqrij-ve8cd Před rokem +5

    Dhirogalintada it is good I a waxbarashadana alle hakuufudeyo wll jamacada noosooduub mar please waligee wax kaamadalban🙏

  • @FardowthaZaid
    @FardowthaZaid Před rokem +4

    Wow cidna igama horeyso video king cayda wan kutagera abowe🥰keep going

  • @yaaqshiidtv
    @yaaqshiidtv Před rokem +4

    Loud and clear thanks bro👏

  • @Cayuuni4449
    @Cayuuni4449 Před rokem +4

    1.Ceydow semesterke tahy meeqa sano kuu dhimn jmcda🤍
    2.Hadad so dhameyso majclan lhyd inaad dalkga kuso laabato🤍
    Mr wlbo guul ku rajyna guuleyso meel wlbo aad joogtid I.Allah❤🤲

  • @ayushaapdikadir2692
    @ayushaapdikadir2692 Před rokem +5

    Amoud university ayaa dhigtaa sidaa aad sheegaysid assignment iyo quize waa 40darajo oo aad ku helaysid classka iyo 60oo final exmka aad ku helaysid xeerkaa iyo xeerar kle ayaa ka shaqeeya jamacada amoud

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Před rokem +1

    M.a wllky king cayda Allah haku anfaco cilmigaa kabaratid m.a
    1=Jamacadaha Malaysia shuruudahooda ma adag yihiin wllky
    2= imaanshaha Malaysia immisa qarashaa iga baxayso
    Iyo focaltiga business jclahay inaa Barto iisheeg qarashaadka kubaxaa wllky

  • @hodonabdi-bt3rh
    @hodonabdi-bt3rh Před rokem +10

    TEAM CAYDARUS IS MUUJIYA KA FARXIYA WILKA❤ KYGII NOLOW 🥺🫀💋

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Před rokem +12

    Dadka kalsoonida badan waa dadka aaminsan quruxdu waa qalbiga😂

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Před měsícem

    Caydow wall Malaysia jamacad Usoo adi rabah Pls intee kala soo xiriiraa ariima kuweydiin rabaa

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Před rokem +2

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo isoo booqo wll😢🤍💓

  • @shamiscadey
    @shamiscadey Před rokem +3

    Masha allaah ❤❤❤❤❤

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 Před rokem +2

    Malesia anaba usoosocdee waa eegi waxay ku ficanty wxkle insha allah

  • @ABDIRAHMAN_CHANNEL
    @ABDIRAHMAN_CHANNEL Před rokem +4

    Good job prother❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +7

    Legend always king ceyda 💯👍💪💯❤

  • @tocaenidhuzien5873
    @tocaenidhuzien5873 Před rokem +2

    Thank you my brother❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před rokem

    Masha allh ceyda abeera aaway waan waaye mudo

  • @naimaahmeth1764
    @naimaahmeth1764 Před 10 dny

    King ceyda

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Před rokem

    ماشاء الله تبارك الله ❤alle haku fududeeyo wllo ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před rokem +1

    Manshalah😍Allah ku fududeyo Eedo mcn 😊

  • @Cabdulahidaacad-xe8tu
    @Cabdulahidaacad-xe8tu Před rokem +3

    Hormar wacan bro ceyda🫡

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 Před rokem

    Wllhi waxbarshada ma adko lkn saa adi kadhigatid lee wye keep going bro king ceyda

  • @xasanfarhan8592
    @xasanfarhan8592 Před rokem +2

    King cayda zhp waxaad ka soo hadashaa waqtiyada salaadaa la tugado ma isku midbaa somilya ama Somaliland iyo maleeshiya

  • @user-ln8tm8gr6q
    @user-ln8tm8gr6q Před rokem +1

    Ceda wxad barato Af soo maali noogu sheeg Bro

  • @mrd8503
    @mrd8503 Před rokem

    King Ceydarus: waan ku salaamay ee sxb cilmiga ITga miyeey ku wanaagsantahay Malaysia misse dalkee ayaad iigula talin laheeydeen

  • @muunamaxamed9466
    @muunamaxamed9466 Před rokem

    Team ceyda maranaba noo hoos guulayso bowe

  • @Joyqouting
    @Joyqouting Před rokem

    mashalah si fiican walalkeen inoogu faahfaahiyey, magaalada ugu fiican daganaansho no sheeg please😊

  • @maxamuudcabdi6818
    @maxamuudcabdi6818 Před rokem +1

    Keep going

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Před rokem

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @Aliishappe-ro1vt
    @Aliishappe-ro1vt Před rokem +2

    I.a 2year kadib imanaa 😊

  • @xanaanreermagaal2540
    @xanaanreermagaal2540 Před rokem +1

    Hadaad ujeedo magaca Allah 👍like saar❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Před rokem

    🤩😍😮Masha allah 👌👍💯👏🥰

  • @sukhrayusuf8107
    @sukhrayusuf8107 Před rokem

    Keep going king ceyda

  • @mohajunior9327
    @mohajunior9327 Před rokem +1

    Nio. Kasoo hadal. Farqiga u dhexeeya jamacadaha dowlada iyo. Gaarka ah. Iyo. Mid walba qiimaheedq

  • @user-no6rn5wx7t
    @user-no6rn5wx7t Před rokem

    Ultra legend king ceyda👋❤

  • @sadiiqrabadan7252
    @sadiiqrabadan7252 Před rokem

    Kalmda like dhabarkad ka jabisay sxb cayda

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Před rokem

    Masha Allah ❤❤❤masha Allah ❤❤❤

  • @ajoy-uq3dt
    @ajoy-uq3dt Před rokem +2

    Jamaadaha dowlada ma ka qarash yar yihiin kuwa gaarka loo leyahey ajanibta ma loo ogoly yahey

  • @ShamsoAbdi-rf5yk
    @ShamsoAbdi-rf5yk Před 4 měsíci

    Luuqada Malaysia sidee ula qabsakara

  • @user-qm8bp3dh6p
    @user-qm8bp3dh6p Před 8 měsíci

    Waan rajenaya i.a last year kujiraye ❤😊

  • @najmoshaafici4615
    @najmoshaafici4615 Před rokem

    M.a hormar wacan ❤❤

  • @abdikafi6606
    @abdikafi6606 Před rokem

    ilaahay hakuu fududeey

  • @lunayyyy12
    @lunayyyy12 Před 2 měsíci

    Sow tey koko dhaheysay adigoo arday ahay ma shaqeen kartid hadii adigooo shaqeynaya lagu arko waa lagu xeraa jaamacadaadana waa lagaa cancel wadankaadaan dip laguugu sooo celinaa😂😅

  • @munaabdi8575
    @munaabdi8575 Před rokem +1

    Cayda paliot malaga dhigaa malaysia
    Lacag intee naku baxayso🤔🤔

  • @ShamsoAbdi-rf5yk
    @ShamsoAbdi-rf5yk Před 4 měsíci

    Sidee ubarakara luuqada Malaysia

  • @NimcoMaxamud-if4kh
    @NimcoMaxamud-if4kh Před rokem

    Maashala

  • @iqroidow5072
    @iqroidow5072 Před rokem +1

    ASC APTI CEEYDA❤❤

  • @nasabashir1758
    @nasabashir1758 Před rokem +1

    Asc Jamaacad carabi maleedahay kasoo hadal kuwa. Carabiga maxaa se lagu dhigaa plz isoo jwp hno

  • @zenababdi7538
    @zenababdi7538 Před rokem

    Keep going pro

  • @ShamsoAbdi-rf5yk
    @ShamsoAbdi-rf5yk Před 4 měsíci

    Luuqada Malaysia sidee ula qabsakara 5:37 5:40

  • @khadiirashow
    @khadiirashow Před rokem

    Video aad u muhiim ah

  • @quenafnan5719
    @quenafnan5719 Před rokem

    Ceda waan ku saalmay walkey❤

  • @maxamuudcabdi6818
    @maxamuudcabdi6818 Před rokem +1

    🙏👌

  • @saidarachid024
    @saidarachid024 Před rokem

    Tnx bro🎉

  • @user-nl3dk2go5e
    @user-nl3dk2go5e Před rokem

    Horta abeera intee a uukudabeeyaa ❤❤❤❤😊😊

  • @FaaraxMuxamad-fk5nb
    @FaaraxMuxamad-fk5nb Před rokem +1

    sxb meqa lagu tagaa maleysia

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem +4

    King Ceyda Hada leeba meeshii lagaa rabay ka soo hadashay Dadka sidan ugu faaidey. Sido kale Visaha Malaysia waxaan maqal ay in la joojiyey iyadana ka so hadal? Thanks😊

  • @fardowsoali-ow9fo
    @fardowsoali-ow9fo Před rokem

    Cayda wallkiis plz kabola an hasocon baladka kilyahaga unax ina adeer🫶

  • @ahmedapdiwaly3763
    @ahmedapdiwaly3763 Před rokem

    Saa wll ma sanadka oo dhan baa inta layga layga qadayaa mise waa bishii

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 Před rokem

    👑 cayda haaheey

  • @maxamednuur8662
    @maxamednuur8662 Před rokem +2

    Lacagta jamaca lakudhigto inta ukubadan micana Afsomali kusheek

  • @cabdulaahicabdule2233

    Sxp cayda waxan kraba fidiowga magca apdlla ka soo dar vidioga ku xiga

  • @Marwaahmeth
    @Marwaahmeth Před 2 měsíci

    Cayda side ku heli kara scholarship

  • @ilyaasedits12
    @ilyaasedits12 Před rokem

    Legend

  • @ayushaapdikadir2692
    @ayushaapdikadir2692 Před rokem

    Macluumaad ka soo samee faculty aad dhigatid

  • @mohamedmowlid-iy9qo
    @mohamedmowlid-iy9qo Před rokem

    Ok❤

  • @amin.jalaal33
    @amin.jalaal33 Před rokem

    Kusali nabiga scw

  • @ruquyamohamedomar4251
    @ruquyamohamedomar4251 Před rokem +1

    Jamacad le maa lo iman karaa mise sare iyo dhexe

  • @Arafo-eg6um
    @Arafo-eg6um Před 7 měsíci

    Cayda waxan rabay kulesh ma ka dhigan kara sxb marka sedeba warqada qabilad sedeba u dirsane sxb

  • @fatximaxamad6776
    @fatximaxamad6776 Před rokem +1

    Sharif caydaa sharif horta mathy mise ani ku maleyeey wll ani ashrafta wn jclhy ina so jawab

  • @dhuuxcabdi2797
    @dhuuxcabdi2797 Před rokem

    Asxaabta 27 ayaka dhan jaamacad may dhigtaan mise waxkalaa jiro

  • @hayatdjama
    @hayatdjama Před 9 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @nasrahassan2939
    @nasrahassan2939 Před rokem +2

    first

  • @sahrayusuf9855
    @sahrayusuf9855 Před rokem +1

    Asc hbo 30,000 ringg meeqa bilood ayaa lagu dhiganaya

  • @shugriaxmednuur2537
    @shugriaxmednuur2537 Před 7 měsíci

    IT dollar ahan ku sheg indr

  • @siraji1
    @siraji1 Před rokem

    Sxb Ceyda wadanka malysia cimiladiisa ma kuleel baa markasta mise xilli qaboow ayay Lee dahay?

  • @HanaQalpinuuriya-yp7gg
    @HanaQalpinuuriya-yp7gg Před rokem +2

    Keep going pro 🩸❤️

  • @layloibraahin715
    @layloibraahin715 Před rokem +2

    Ringid maxa waaye intaas oo dolar dheh sida 10dolar 200dolar

    • @4U.400
      @4U.400 Před rokem

      10 ringet waxee udhig mataa 2kun oo dollar 👍

  • @cosobcarab8773
    @cosobcarab8773 Před rokem

    Xage kala so xidhidha wll

  • @user-kd7rz9dt8i
    @user-kd7rz9dt8i Před rokem +1

    SualaHa mankaad ka keentay😂😂😂😂

  • @Ahmedciise-rk3xb
    @Ahmedciise-rk3xb Před rokem

    Scw scw scw scw

  • @NimcoMaxamud-if4kh
    @NimcoMaxamud-if4kh Před rokem

    Mashla

  • @hamdamahamuudomar-cm1hr

    🎉

  • @AfnaanIsmaciil
    @AfnaanIsmaciil Před rokem

    %40lee shaqeystaa %60 exam udoontaa system of somalia😮

  • @munaabdi8575
    @munaabdi8575 Před rokem

    Paliot waa riyadayda ee malga digaa Malaysia
    Ii sheeg🤔

  • @hamdaxaajiladhan114
    @hamdaxaajiladhan114 Před rokem

    Semester ku jirtaa

  • @nuurdiinshariif2025
    @nuurdiinshariif2025 Před rokem

    Ex miyaad leedahay❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Před rokem

    32k ringid dolar ahan waa meeqo

  • @CabdisalaanBashiiraxmad
    @CabdisalaanBashiiraxmad Před 10 měsíci

    Waxbarasho jamacadlemiyaa mise bilaw

  • @xamdaofficial
    @xamdaofficial Před rokem

    IzHa allH 2 year ka diP imanayaaaa😭🖐

  • @nimcoabokor5087
    @nimcoabokor5087 Před rokem

    Aydaruuz intey ku talaaa jamacadaaada?

  • @safacabdicasiis1821
    @safacabdicasiis1821 Před rokem

    Video 307❤

  • @suusuu7069
    @suusuu7069 Před rokem

    32 k iyo 20k dollar meeqa waye

    • @fahadosman1092
      @fahadosman1092 Před rokem

      Ha nixin 3500 Ila 4000 wayeh lkn halka sano wyeh

  • @anfalzanabdihassan1789

    Frist