Maxay yihiin Xanuunada Dumarka ee Xiliga uurka? Dr. Aw Koombe

Sdílet
Vložit

Komentáře • 25

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Před 2 lety +6

    Allow nofudude adiga boqor ah Amiin yarabi

  • @umuaxlaam7735
    @umuaxlaam7735 Před 2 lety +20

    Ilahw no fududee aniga iyo intii xaamilo ahba

    • @fatuuxmohamed3726
      @fatuuxmohamed3726 Před 2 lety

      Aamiin aamiin

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 Před rokem

      Amiin yaarabi

    • @nuursiinhenna6903
      @nuursiinhenna6903 Před rokem

      Amiin amiin bil iyo badhban ahay iduceya inuu alle safarka xamilafa aniga iyo ilmahayguba wada jir kudhamay sano afar indhoodoo is eegayana nonoqo

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 Před rokem

      @@nuursiinhenna6903 ale ha inoo fududeeyo inaga iyo intii uurle dhamaan

  • @bashiiiraxmed3949
    @bashiiiraxmed3949 Před 3 lety +4

    Dr craxman Ali awkoobe dhakhaatirta ugu khabiirsan ku dumarka inta dalkeena joogta hadji lasheego ( very experience )

  • @umucamaar5714
    @umucamaar5714 Před rokem +2

    جزاك الله خيرا doctor

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Před 2 lety

    Mansha Allah jazakallahu qeer dear

  • @crashiidmaxamed7711
    @crashiidmaxamed7711 Před 2 lety

    Xaraantu waaa lacag done uun izago intaa wale dhkahtar ma tihid

  • @sucaadsaeed90
    @sucaadsaeed90 Před 3 lety +4

    Wariyuhu kolba mowduuc gaara ayuu galayaa wx badan ba dhakhtarka laga faidi lahaaye

  • @khadirabdulahi7359
    @khadirabdulahi7359 Před 3 lety

    Dr. Aw Goombe

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 Před 3 lety

    Transeves and breench ilaahan ka magan galay dr

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 Před 3 lety +1

    Dumarku implantation bleeding 25 ilaa 30 waa laga helaaa marka anigu waxaa kujiraa dumarkaaas

  • @suldaanyare9184
    @suldaanyare9184 Před rokem

    Ditoore

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 Před rokem

    Wan ahay hooyo bisha dhamadkeda dhiig bax ku yimada uurkeygana Wu socda

  • @jiyaacumar5367
    @jiyaacumar5367 Před rokem +1

    Dhawarnunka xanuunka mxakena

  • @nimcoboos5457
    @nimcoboos5457 Před 2 lety +3

    Ilahay howsikhiro hooyinka

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 Před 3 lety

    Dilation and contraction oo waye ayaa keen

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 Před 3 lety +4

    Dr wuuu mahadsanyahay anigu waxaa ahay markaaa uur yeesho marwaliba once week markaan gaaro waa dhiig baxaa implantation bleeding ayaa igu dhaca only bed rest ayaa leygula taliyaa

  • @xawaruush
    @xawaruush Před rokem +1

    Ilahow ifududay oo i adkeeyey

  • @zakimuhammad4988
    @zakimuhammad4988 Před 6 měsíci

    Baqti maxa kadhigayo

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 Před 3 lety

    Maxaa uuu talo isiin karaaa