vlogg borama somaliland xaafad qurxoon 24/08/2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • borama xaafada qurxoon.

Komentáře • 122

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 Před 2 lety +7

    Aad baad ugu mahadsan tahay Video waa top keep going

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 2 lety +1

      adaa mudan. share iyo like iyo subscribe la dhac

    • @nasrainaabdulihi4824
      @nasrainaabdulihi4824 Před 2 lety

      @@CabdiEid55 walalo borma raba ina so daga guri kirada meqa cml wayo

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 2 lety

      @@nasrainaabdulihi4824 intuu la eg tahay ay Ku xiran Tahay 150 sadex qol afar qol 200 Shan qol 250 ilaa sadex boqol

    • @nasrainaabdulihi4824
      @nasrainaabdulihi4824 Před 2 lety

      @@CabdiEid55 haya walala waaa mahadsantahay

  • @bluesky1629
    @bluesky1629 Před 3 lety +12

    Waaryaa gurigeyga ayaad soo sawirtay maa shaa Allah. Alxamdulillah Boorame waa talaabsatay

  • @ayaanahmed3421
    @ayaanahmed3421 Před 2 lety +5

    Mashaa'allah tabarakallah beautiful😍😘😍 Boorama, Somaliland

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 Před 2 lety +4

      Borama is Somalia 🇸🇴 not Somaliland

    • @ayaan850
      @ayaan850 Před 11 měsíci

      ​@@daviroza4700not somaliland maxaa layidhahda adaa somalia ka dhigay waa somaliland a dee kalay somalia nagu dar

  • @anebabuker3835
    @anebabuker3835 Před 3 lety +5

    Mashaa Allah nimcada Allah hanoosiyaadiyo iyo nabada dhulkeena hooyo

  • @saynabali6244
    @saynabali6244 Před 3 lety +4

    Maansha alaah tabarakalah wlky horey usoco so beautiful really

  • @mookieibra6376
    @mookieibra6376 Před 3 lety +5

    Mashallah akhi halkaa kasii wad, magaalada 20 years ban kaso maqanahoo walahi way isbedeshay aad.

  • @mohamedmohamud9948
    @mohamedmohamud9948 Před 3 lety +3

    Masha Allaah, waa xafad casri ah shukran Cabdi

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety +1

    Mashallah amazing guryo jawi qurex bdn

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 Před 3 lety +3

    My hometown borama Jano waliba fada dagana 😢🔥🔥💙💙💙

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 Před 3 lety +1

    Masha Allah.
    Qurux Badana Xafadan Borama: Somaliland Republic.
    Ya salaam.
    Cul de sac (English )

  • @se1059
    @se1059 Před 2 lety

    Masha allah borama qabow qurux dhulka hooyo horumar wacan somaliland bari ila kalbeed💚🤍❤

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 3 lety +3

    Waa xaafadahayagii tukhaantukh maashaa allah

  • @hamzikbzk8802
    @hamzikbzk8802 Před 3 lety +2

    amazing pro waku mahadsantahay sida quruhda badan eed noola wadaagtay 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @user-cm7mq3ru7q
    @user-cm7mq3ru7q Před 5 měsíci

    Xaafada Tukhaan tukhi iyo goorgaab maxaafad quraa mise walabo xafadood m.a borama wn imayanayaaa❤

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 Před 2 lety +4

    I love Boorama more than my Qabiil

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 Před 3 lety +1

    Mashalah borma inan tago raba inshalah

  • @goudanabdillahi5548
    @goudanabdillahi5548 Před 3 lety +1

    Machallah am so happy to see the new borama

  • @bluesky1629
    @bluesky1629 Před 2 lety +2

    I see my house 😂 school ubaya Maa shaa Allah. Caadi ma tihi wllo mahadsanid

  • @acacius9903
    @acacius9903 Před 3 lety +8

    MaashAllah. Somaliland hore u socda.

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 Před 2 lety

      Borama is Somalia 🇸🇴 this is Somalia keep dreaming about recognition isaaq 😂😂🤣🤣

  • @alaa6609
    @alaa6609 Před 3 lety +1

    I meant you make me love the city , I will come to enjoy the city thank you my brother

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 3 lety

      u r wellcome bro, thank u for waching!

  • @soso-yn5fx
    @soso-yn5fx Před 3 lety +2

    mashalla WIlo keep going

  • @mahamedbilal1932
    @mahamedbilal1932 Před 3 lety +1

    Masha allah hora lo soconaya AWDAL S LAND VIVA

  • @lovemyselfbeerlipaah2865
    @lovemyselfbeerlipaah2865 Před 3 lety +3

    Qiimaha guryaha dhulka iyo qalabyada dhis maha iyo ganacsiyada cusub mesha nooso duub adigo wareysanayo ganacsiyada iyo kuwa guryaha plz noosoo duub bro

  • @plack628
    @plack628 Před 2 lety +1

    Vlog wanaag san weeji wllo. Thank you for showing us the streets of Borama

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 Před 2 lety +1

    machallah borama la belle

  • @adenali6381
    @adenali6381 Před 2 lety +1

    Europe waxbo madamtoo WaLhi kaliya nadafada qof walbo hadi hor tisa nadafiyo dowlaadana lami usarto wadada shan will baburtii wadada daqeysay hadi lodibo ladaqo wadada WaLhi xakan aya dagnansho loso adi lahaa wow

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska2201 Před 3 lety +2

    Wiilkaaas safetyga ka taliyay ee ku yidhi wiilka dhinaca shishe iska mari that’s my favourite part of this video.

  • @alaa6609
    @alaa6609 Před 3 lety +1

    أسلام عليكم ,
    I really like your videos and I like to come to soon when I come I’m planning to come in Ramadan so I’ll because of you you make me love for so I’m going to come and shop

  • @CabdiEid55
    @CabdiEid55  Před 3 lety +6

    fadlan subsribe, like and share thanks

  • @ahmednagad2090
    @ahmednagad2090 Před 3 lety

    Mashaallah video so badii

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Maasha allaah 😍 😍

  • @shugrishacni8376
    @shugrishacni8376 Před 3 lety +1

    Waa xafadaheena borama jano

  • @kadrataher5957
    @kadrataher5957 Před 3 lety +1

    Ma🇩🇯🇩🇯🇩🇯shallah borama

  • @difoyare6179
    @difoyare6179 Před rokem

    Waan kuu duceeyay wllo xafadahayagii baad itustay omg 😂. Thcs

  • @hibodahir907
    @hibodahir907 Před rokem

    Allah xasuus baad igalisay wllo waa xaafadahayagii tukhaantukhi

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 3 lety +1

    Mansha allaah Boorama
    wey dhisantey.
    Lkn dadka guryaha waa weyn dhisanayaa waxaa fiican in ay wadada guriga hormareysa lacag isku daran oo ay dhisaan si xafada bilicdeedu u sii fiicnaato.
    Haddii ay is kashadaan wado fiican iyo meesha dadku maro ay dhisi karayaan.

  • @fdama
    @fdama Před 3 lety +2

    3:05 the flowering plant is called bougainvillea.

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 3 lety +1

      haa thanks

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 Před 3 lety +1

      Wow I am impressed by your knowledge.
      You seems cultured.

  • @Hooosch
    @Hooosch Před 3 lety +5

    Bro mahadsanid gurigii aan kukoray ayaad itustay

  • @boubouyu2963
    @boubouyu2963 Před 2 lety +1

    Hey it’s beautiful mashallah and looks just like Hargaysa but I’m assuming it’s less crowded , I get confused between borama and burco lol 😆 . I will visit next time I go to sonaliland inshallah I just hope the distance isn’t too long between the cities

  • @amenfaro1140
    @amenfaro1140 Před 3 lety

    Wll ma adaa jarkiba nala dhaafay kani vlog maahe keepgoing

  • @hasanugaar6696
    @hasanugaar6696 Před 3 lety +2

    Walal nooga soo Waran qiimaha guryaha iibka ah please 👍🏿

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 3 lety +1

      waan ka soo waramay walaal dib u raac video yada

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před 2 lety

    Xafada jarka weeyi masha allah xafadan daganahay

  • @abdifatahmnadiif1950
    @abdifatahmnadiif1950 Před 2 lety

    Waa xaafada Qoorgaab ee magaalada booroma .

  • @yusufazhari1811
    @yusufazhari1811 Před 2 lety

    Mahadsanid. Faah faahinta. Aad inala soo. Wadaagtay

  • @aliyazeeshan5679
    @aliyazeeshan5679 Před 3 lety

    Alla waa Xafadahygii😋

  • @Talisozamara
    @Talisozamara Před rokem

    School kayagii way 🥰🤣

  • @zhakuwecmc1373
    @zhakuwecmc1373 Před 2 lety

    Xafadan ku barbaray thnkz bro🙂

  • @ifraaxcali2958
    @ifraaxcali2958 Před rokem

    Waa xafada qorgaab

  • @zalmaahmed4490
    @zalmaahmed4490 Před 2 lety

    Ala xafadayadiban arkaya kawaran 😍

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388

    BOORAMA JANO SOMALIA🇸🇴🤍

  • @khadradagan3876
    @khadradagan3876 Před 2 lety

    Wn uxiisey Borama indhaha uroon

  • @AmirAmir-qt9xc
    @AmirAmir-qt9xc Před 3 lety

    I’m from harar to

  • @difoyare6179
    @difoyare6179 Před rokem

    Halkaasi xasuusbay igu leedahy ubaya 3 sano ayaan marayay. Xasuusbaan galay maanta
    Waxan umahad celinayaa ninka soo dubay muqalka. Kunjeer mahd sanid 🎉. 7 years ago.

  • @fadumomohamed8761
    @fadumomohamed8761 Před 3 lety

    Nadafada ayaa liidata usheeg qofkasta intiisa ha nadiifiyo baaburka waaqatar

  • @sahraguled7480
    @sahraguled7480 Před 3 lety

    Walaal dhulka iyo guryah qiimahooda nooga soo waran

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 Před 2 lety

    Xaafadan jarka inay tahay ban u malaynaya hal mar oo aan tagay anigoo dhex maraya ayaan u bogay kadib baa magaca xafada la ii sheegay sidii uma ilaawin

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- Před 3 lety +2

    Iam Dhulbahante can i live in Borama or they will harras me , my other question can we find health care incase my family member gets sick how safe the area is what about Quran schools please let us know
    Amal from 🇬🇧

    • @kujoogclimatechangeomar4035
      @kujoogclimatechangeomar4035 Před 3 lety +6

      Yes every one is welcome to live in borama yes there's schools and Qurans schools in high standard of course you can find basic health care needs if more big city hergaysa is 1h30min fr borama

    • @Abdikadar_Trails
      @Abdikadar_Trails Před 3 lety +3

      Wllo every Somali person life in Borama, Darawiish is very welcome, Borama life is cheap . My advice is go and visit first

    • @-KaylaCrownOfRaurels-
      @-KaylaCrownOfRaurels- Před 3 lety +1

      @@kujoogclimatechangeomar4035 Jasak Allah kheer walal May Allah make my hijraa fii sabiililah easy for me and Muslim ummah ya rab

    • @-KaylaCrownOfRaurels-
      @-KaylaCrownOfRaurels- Před 3 lety +1

      @@Abdikadar_Trails Thanks walal we trying to save our children from Europe countries as they trying to destroy thier akhlaaq its better to go back to our country to just teach them the Quran hadith and culture May Allah help us and easy our affairs amin .

    • @mutazmuhumed1526
      @mutazmuhumed1526 Před 2 lety +1

      No😭😭❤️noo kalay qalbiyeeey wankuso dhawynyna wallahi

  • @AmirAmir-qt9xc
    @AmirAmir-qt9xc Před 3 lety

    Thanks walaal please dhankay magaladu uu dhismayso ama school ka Turkish ka

  • @AmirAmir-qt9xc
    @AmirAmir-qt9xc Před 3 lety

    Thanks brother

  • @ahmedainan9987
    @ahmedainan9987 Před 3 lety +1

    Xafadan magaceed

  • @se1059
    @se1059 Před 2 lety

    Wllo laakiin tikta in magaalooyinka waawayn laga saaro oo tuulooyinka lagu isticmaalo ayaa qurux badan aadbaan u necebahay

  • @xamsekhadernuurxamzekhader6093

    Tukhaantukhidih bad jogtaye

  • @qoraxayqabridahar1797
    @qoraxayqabridahar1797 Před 2 lety

    Asc walaal imisa lagu kireeya 3 borma?

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 Před 3 lety +1

    Borame waxan maqlay hadadan udhalan oo aad cid isqabatan dad kodhan ayaa isugu katageya. Wadhaqanka xabashida warkaas maxa kajira

    • @idilhassan7697
      @idilhassan7697 Před 3 lety +1

      Warkaa waxba kama jiraan wallal waa dacaayad waa meel ay soomaali oo dhan ku dhantahay oo ay wax ka bartaan soo booqo ayaan ku idhi yaan lagaaga sheekaynbee

    • @ahmedabdirahman3174
      @ahmedabdirahman3174 Před 2 lety

      Gabilay baad ku qaldaysa gabilay baa dhaqanka leh boorama waa magalada kaliya ee somali oo dhan degen tahay

    • @ahmedabdirahman3174
      @ahmedabdirahman3174 Před 2 lety +1

      Gabilay baa dhaqanka leh gabilay baad ku qaldaysa boorama waa magaalada somali oo dhani degen tahay Somaliland ba

  • @sumayajama5186
    @sumayajama5186 Před 2 lety

    Huno xafadaha magaci

  • @rodaomar7075
    @rodaomar7075 Před 3 lety

    Weey gurgayga ka dhax arkaya xfdena jarka ahaa

  • @quruxdaqalbiga97
    @quruxdaqalbiga97 Před 3 lety

    Faadan magaceed?

  • @dersokassa5404
    @dersokassa5404 Před 3 lety

    We don't need the video picture show me house, home and land for sale price low and high cost

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety

    Xaafadee walaalo?

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 3 lety +1

      jarka

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety

      @@CabdiEid55 Thank you for replying. You did a great job, I really do appreciate your vlogs. Well done!👍👏

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  Před 3 lety

      @@faizam523 you are most wellcome. thank u for waching!

  • @AmirAmir-qt9xc
    @AmirAmir-qt9xc Před 3 lety

    Asc

  • @abdullahali7716
    @abdullahali7716 Před 2 lety

    Wasaq baa tahay somalila ku laha war dhulalka is ku garaca tani waa Somaaliya 🇸🇴 war jabuuti ayaa waxba ahen