Ex Ra'iisal wasaare Mohamed Abdi Yusuf iyo aragtidiisa qadiyada Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Komentáře • 357

  • @Hussain-mj1zc
    @Hussain-mj1zc Před 4 lety +13

    Thank you for this beautiful words. Somalia is one country. We want a big Somalia☝🏽🇸🇴💙

    • @dsheikhali
      @dsheikhali Před 4 lety +2

      Afka ayay idinkaga hadhay. Why didn't you show this bravery when you had all the weapons in the world (1988)? Remember you ran away like a cowards.

    • @AB-gv9lk
      @AB-gv9lk Před 3 lety

      Thank you for your kind words and may God bless you my dear brother🇸🇴☝🏾

  • @guledts9181
    @guledts9181 Před 4 lety +19

    ❤️❤️❤️❤️SNM❤️❤️❤️❤️
    Inta isaaqa ah waxaan leeyahay dadkan dhiigeena ayay xalaashadeen. Wa inaan dalkeena Somaliland u istaagno cadawgana iska waabino. Aduunka ma qasabaa. Xataa aabahaa ayaa kugu qasbin Karin in aad sanam aad caabudo. Soomaaliya waanu diidnay. Wa inoo AK47 hadaad soo dhaaftaan tukaraq.
    Maanta Soomaalinimadaydu wu dhintay. No hope, odayga waxan ku leeyahay wa inoo dagaal.
    ❤️❤️❤️❤️SNM❤️❤️❤️❤️

    • @abdihakimadam9304
      @abdihakimadam9304 Před 2 lety

      shaydaan baa kuwata wll haye Somalilad taada ku hayso burco iyo hargeisa laakiin adna ha qasbin Somali aan isaaqa ahayn ee rabta midnimada inay Somalia wax la qaybsadaan sida adba aadan u rabin in laguu qasbo

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 Před rokem

      Lool wax somaliland la yiraahdo majirto geesiyadi darawiish iyo warsangali waa iskaga dareeyeen marka isaaqo aan aragno hadi qabiil dowlad ku noqon karta

  • @abdulahiaden6804
    @abdulahiaden6804 Před 4 lety +8

    Ala runbadaanaa Oo wadanisanaa odayga allaha ku xafido

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 Před 2 lety +3

    Asaasaqaw sidii hore ayaan kuu xanuujine so soco

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 Před 3 lety +3

    Xamar gumeysi ba ka jiira wariyahaan odeygan xuun awood uma lee suaalio inu weydiyoo .....odeygan walan wuuba gariiraya

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 3 lety +4

    Wariyaha marka uu odaygu ka jawaabo su sasha muuqaalkan wajigiisa ayaa igu filan. Mar danbe ha waraysan dadkii wadanka burburiyay waa dhiigyo cab xoolo ah oo waliba aad u been badan.

  • @abdirahmanbarud9560
    @abdirahmanbarud9560 Před 4 lety +14

    Reer Somaliland waa dad dhiigleh heesihii aan qaadi jirnay yaraantii markii aan SNM dhiiri galinjirnay waxaa ka mid ahaa ( Dhaqaajiya dhiiga dhaliinyaradaay dhulkiina dhurwaaga kasoo kiciyaay )

  • @somking901
    @somking901 Před 4 lety +5

    Walaahi duqaan isku qabiil ma nihin laakin kiinse waa libaax waa runtiis ninka midnimada Somalia diido in dhagaha laga tumo waa la qabaa guul iyo gobanimo 🇸🇴💙🇸🇴

    • @maxamedaamiin5675
      @maxamedaamiin5675 Před 4 lety

      Xanuunbaa tahy cunsiri wlhi dhiigaga noo xalala

    • @mikejoness2041
      @mikejoness2041 Před 4 lety

      SOM KING darood is a failed case time will tell you will be exposed

    • @somking901
      @somking901 Před 4 lety

      Maxamed Aamiin yaa kaa nabarsan amxaar yahoow afsomaliga bartay dhulka Somalia walaahi inaan lakala Jari Karin waad riyooneeysaa ilaa qiyaamaha nama taqaanid maskiin yahoow .

    • @maxamedaamiin5675
      @maxamedaamiin5675 Před 4 lety

      @@somking901 amxaar iyo soomaali cidan ahy waan ahy kumana khusayso lkn fikir ayaa ladhiibanayaa hdii aanad caqli kugu filan lahyn go forward haygu soo kalaqan midakle odayga cadka ah waxba noogama duwanid 😡😡😡😡

    • @somking901
      @somking901 Před 4 lety

      Maxamed Aamiin ilmo xabuusho iska calaacal awalba naf ma laheeyn waa lagu garbaashi jiray garbaashki ayaa u xiistay Somalia waa is taqaan marka dowlawda siyaad bare hawiye ku kacay ayaad jaanis hesheeyn laakin midii mid ka daran hada ayeey idin sugeeysaa hadii aad joojin weeysaan falaq falaqda badan dayuus amxaar ah afsomali bartay waan aqaan dadka xabad ayaa lagu dilaa adiga cml waa la goowracaa 🩸🗡

  • @ggmuse5325
    @ggmuse5325 Před 2 lety +2

    ODEYGA HARGEYSA AYAA LAGU KUFSADEY HADA KA HOR CIIL BUU QABAA ASS HOOL

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 7 měsíci +1

    Maxamad cabdi Yusuf waa laangaab waa cunsuri isaqa iyo hawiye neceb

  • @abdikareamyoussof3181
    @abdikareamyoussof3181 Před 4 lety +4

    Cidda wax muquuninaysa noo keeen anigoon askari iyo wasiir midna ahayn baaba sugayoow xaaaji afka nool baa tahee waxaan hubaaa in iyagoo faqashtii qoryo sidata snmta ay horyaacayeen anagoo hub haysanana tollooow waxaan ka baqayaaa inay ciidan kan aad leedahay wax bay muquuninayaan inay guryaha noo masaxaan oo ay habalahayguna noo nastaan

  • @caafimohamedmohamuud4003
    @caafimohamedmohamuud4003 Před 4 lety +15

    Ma Kuwipaa wali Hadlayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Ax Ax Ax Ax Ax Ax ax ax ax ax AX ax

  • @sultanahamoud6969
    @sultanahamoud6969 Před 4 lety +6

    WA fariid odeygan

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 Před 4 lety +4

    run buu sheegay raysal wasaaruhu

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Před rokem +1

    Calan ayku taal Tawxiid ayaa ku hortaagan gaalow iyo ninkii kugu jihaadayey. Xaarka isku cali yaa munaafaq. Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul

  • @XareedHuseen-ck9dn
    @XareedHuseen-ck9dn Před 9 měsíci +1

    Laandheere awrtable ah ❤

  • @abdiwahapmohamed6076
    @abdiwahapmohamed6076 Před 4 lety +2

    Faqash faqash dhashay
    Hadhaagi siyaad bare

    • @abdihoussein9859
      @abdihoussein9859 Před 4 lety

      He must to go to jail in Mandhera the big for genocide....He approved the genocide in public

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Před rokem +1

    Wax runta ka sheegay soomalilan waa odaygaan wadaniga ah guuleyso adeer

  • @mohamedcayun7577
    @mohamedcayun7577 Před 4 lety +10

    Waxabad Noo Shegtay Hadanu nahay Rer Somaliland Waad na Midaysay

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 Před 4 lety +1

      Geesi geesi dhalay dhulbahante iyo warsangeli iyo samaroon ayaan ka soo reebaynaa isaaq ictiraaf ha helee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 Před 4 lety

      Mohamed Cayun ruuntiis weeye , ninkaan SNM ayada dadka xasuuqdey

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 Před 4 lety +1

      Walaahi odeygaan runta ayuu sheegay

  • @boobs2231
    @boobs2231 Před 4 lety +2

    Dhaman dadku waxay leeyahin wa runtii lkn waxay kala cadaan marka la iska hor imado marka hore al Shabaab ha iska nadiifiso taa kadip dawald dhisan ziday u qabansan lahyd wadan aan aragno

  • @abdirashidali2669
    @abdirashidali2669 Před 4 lety +6

    Wariyahan waraysnaya xirfad malaha uu ka baqanayaaaa inuuu suaaalo adag way diiyo

    • @abdirahiimyousuf9919
      @abdirahiimyousuf9919 Před 4 lety +2

      Dee waa jareer oo awood kumalaha muqdisho soo jareeta iyagaba lama gumeysto...#

  • @djshabstudio1235
    @djshabstudio1235 Před rokem +1

    Runta hadalku dadka Waa dhibtaa
    Geesi wadani waaye
    Guuleyso Mudane

  • @axmedismailhuriye7566
    @axmedismailhuriye7566 Před 4 lety +5

    Nolol iyo geeri mid halagu so qabto

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Před rokem +1

    Afkaada caanaha lagu qabay adeer waa runtaa

  • @abshirdiriye7495
    @abshirdiriye7495 Před 4 lety +4

    Waa runti libaax libaax dhalay

  • @ahmedabdullah1704
    @ahmedabdullah1704 Před 3 lety +2

    wa runtii muuse wa gacan ku dhiigle

  • @abdiegeh966
    @abdiegeh966 Před 4 lety +7

    Ninkan ku doodaya dad ha la xasuuqo waa nin xanuunsanaya in la waraysto ma istaahilo waa in la geeyaa cilaajka.

    • @dhagardiidnasruallaah4213
      @dhagardiidnasruallaah4213 Před 4 lety

      Abdi Egeh war waaban dileynaa ama xabsi daa imbaan ku xukumeynaa kani umadii buuba sii kala dilayaaba

    • @givemeabreakplease7415
      @givemeabreakplease7415 Před 4 lety

      Abdi Egeh
      Somalida waxaaa ayan baran diinta, iminka diintiiii, fasiraadeeda, tafsiirakeeda sababaha au u sooo degeen, muhimadda Allah ka lahaaaa , ku waano qaadashada, ilayn inaga & wax Allah waxiii caalamka insi & jin waxaaa ku nool buu Allah la hadlayaayeeee......Illaahay Qaanuun, Sharciyaysan ooo haddeey Siyaasad tahay, sifadiii umaddi ku noolaaneeysay, isku xakameeynaysay, oo ay wax walbooooo nolosha dunida & tan Aakhiro uga gudbeeysuuu Allah inooo soo dejiyay..... TIIII BAANU AFLAGAADEENAY, WAAYO ILLAAHAY CADOOWGII UU INA YIRI KA FOGAADA, KA FOGAADA, KA FOGAADA, Ayaanu amar ka qaaadanaaaa......Illaahay wuxuuu yidhi Muslim meel Allah meeshuuuu joogo WAA WALAALO, NEBIGA ( CSW) sidoooo kale ayuuu yidhi
      Wax ayan fahmayn buu odaygan arkay, waaaa waayo arag, aqoonyahan, rug cadde ah, dowladd magaceediiina sooo arkay, WUXUUU AAMIN SAN YAHAY DILKU WAXAA KA XUN FIDMADA
      BAL TAARIIKHAHA DIB U EEG, CANADA KOLKII QOLO DAMACDAY IN AY GOOSTAAN, AMA MAREEYKANKA AMA RUUSHKA, FARANSIIS, INGIRIIS & INTII DEE AWOOD CIIDAN & DEEQ LAHAYD WAY KA DAGAALEEN OO INTII GOONI SOOCA RABTAY DHAMEEYEEN
      LAAAKIIN GAALADAAA WADAMADOODU AWOODDA SHEEGTAAN, IYAGU KA DAGAALAMEEN IN AY KALA GO’AAN, BALSE WADAMADIIII MUSLIMIINTA, AFRIKAANTA, ASIA, LAATIIN, SOUTH & CENTRAL AMEERIKA WAY KALA QEEBSHEEM OO DANAHOODA KU WATAAN BOQOLAAL SANO IYO DHEERAAD ILAAA MAANTA,
      WAAA SU’AALE MAXAA HALKAAA KAAGA BIDHAAMAY?
      Somalia, oo idil ( Gobolada oo idil), Carab, afrikaan & deee dan yarta dunida waaaa looo taliyaaa xor maahan, 1441 sano ka hor ayuuuuu Eebe ka digay, iminka ma waxay kula tahay in nin ka kan in uuu QADAF KA DHACAY?

    • @ahmedmahamud9288
      @ahmedmahamud9288 Před rokem

      Awood military ayaa dunida la isku muquuniyaa 😊😊😊 waa xaqiiqo tasi 🇸🇴✍🏻👊

  • @abdirazaksuleimana3902
    @abdirazaksuleimana3902 Před 4 lety +2

    Oday asaasaqa haduu xasuuq qiro danbigu isagu soo galayaa markaa wuu dafirayaa

  • @abdirahmanadan6654
    @abdirahmanadan6654 Před 4 lety +2

    Runtu waa xanuun badantahay. Soomaaliduna been bay isku maa weelisaa ninkaas warkiisa waa run AMA ha kharaaraato AMA ha macaanaato

    • @guledts9181
      @guledts9181 Před 4 lety

      Abdirahman Adan in dad la laayo ayaa run ah? Walaahay shame on you?

    • @ahmedmahamud9288
      @ahmedmahamud9288 Před rokem

      Guled Ts awood military ayaa dunida shaaqaysaa waa la maquqnin qofkii diida somalinimada waa xaqiiiqo tasi 🇸🇴✍🏻👊

  • @antoniobilal4620
    @antoniobilal4620 Před 4 lety +4

    Runta buu sheegay
    Somalia ha noolaato

  • @kalitmuhmed9694
    @kalitmuhmed9694 Před 2 lety +2

    waar qoriga caradiiza ino palana hadad wx naga qadeyzid

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k Před 5 měsíci

    Adeer waa runtaa maleeshiyaadka SNM sharciyad kuma fadhiyaan anigaa ah reer waqooyi hadalkaaga waa xaqiiq. SNM amxaaro inta u tageen oo ay hub ka soo qaateen bay xoog nagu maquuniyeen

  • @maxamedibrahim5746
    @maxamedibrahim5746 Před 4 lety +1

    Isgoolada iyo wadooyinka wershaduhu xagee kuyaalaa aduunku waa ogaa wiixii sad samayseen xayawaanoow nacaladi kugudhacday balanteenu waa inoodagaal hadaad habsaanto waad cabsootay30 cadho gudahood waan Ku wasilahaa

  • @abdiqanihaaji8207
    @abdiqanihaaji8207 Před 3 lety +2

    Ciiiiiil qabe,SNM GUUUL,SOMALILAND GUUL.

  • @Durdur1
    @Durdur1 Před 6 měsíci

    Fadlan dib u fareesta Ex Prime minister mar labaad wakasta uu sheegayey waa dhabooday.

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 Před rokem

    CIDANKA QARANKU WAA 2.5 MILANY 🔫😈
    KUWA SOMALI WAA 14.000 kun 🙌🤣

  • @mohamedhashi2917
    @mohamedhashi2917 Před 4 lety +4

    Allha xifdiyo moxamed Cabdi Yusuf

    • @shamsutdore5169
      @shamsutdore5169 Před 4 lety +1

      mohamed hashi ameen he is wise man who knows what he is talking about.

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 Před 4 lety +1

      mohamed hashi
      Allaahuma Aamiin Isaga iyo inta ku jirta Soomaalinimada iyo wadan jecelka

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k Před 5 měsíci

    Somalia soomaali baa le midnimaduna waa muqaddas

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 Před 3 lety +3

    waxaan wa beenaale aan allah ka baqeyn oo xanuunsanaya...... kalay bal somaliland intad xafaayadaa xaarku ku jiiro raasas lagala dhiici waayo

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 Před 4 lety +4

    Runbuu sheegay SNM oon jirin yaa xabad ridi lahaa MASUULIYADA iyagaa leh wixii dhacay

  • @gulleddhiisha7269
    @gulleddhiisha7269 Před 2 lety +1

    Walaahi walaahi odhaygu waa dhaan dhaan walaahiduna jeebkay ugu jirtaa

  • @himiloiyohiigsi5289
    @himiloiyohiigsi5289 Před 4 lety +4

    Runta rabi baa nagu jecel inta uu sheegay waa run

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Před 4 lety +2

    Bal odeygan weyn nacayb ka iyo cadaw nimada ku jirto arka? Maantana le dadka reer somaliland hala laayo, subxanallah waxeynu joogna 2020. Side somali ku heeshineysaa???

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 Před 3 lety

      Weligay odey ka cuqdad...been.....naxli.....calool xuumo badan man araag dagaalku shegayo asaga xafaayad xidhan oo xaarku ka daadan kkkkkkk😁😁😁

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz Před měsícem

    Wlahi waxan ka naxay jawabti uu siiyey boobe yusuf ducale oo taarikhdisa heyay caadi ayu u mayd qaaday

  • @dhagardiidnasruallaah4213

    War labaduba wax isma dhaamaan soomaalilan Waan jecelnahay aad iyo aad baan u jecelnahay hadaanahay rer koonfurka xalaasha ah war odaygaan iyo moorganba hada sida oogu dhaqsiyaha badan haloo soo qabto kani waaba qaran dumis rasmiya war lama qabno cajuuska jaahilka ah ee waalan hadhageysanina lama qabno lama qabno lama qabno hada iyo hadhowba inaga umbaa walaal ah ha xumaanina kan warkiisa keligii umbaa iska hadlaya

  • @cabdiqanisulub3952
    @cabdiqanisulub3952 Před rokem

    Odaygan mujrimkaa ee faqashtaa miyaa lawaayay qof isaaqa oo madaxa ka toogta eyga eygu dhalay waa in ladilaaa

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 4 lety +2

    Reer #SOMALILANDOW kay ka qarsoonaydow waka 90 jirkodi FAQASHTA maxad u malasyn kooda yarna lkn waxaan ushegaya ODAYGAN iyo FAQASHBA Iyago DAWLADA GESKA AFRICA ugu awoda bdana ayaanu anago #SNM ah o qoryo AK47 sidana hadh cad caraabinay ma dala maanto GURIGODI OLOLAYO OO ALSHABAB XASUQAYO AMUSOM HYSATO HADH CAD AYAN WASAYA WLHI 🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛🤛
    HADII AD HELI LAHAYD CAJUSKAN 90JITKA Maxad ku dili lhyd anigu🗡⛏🗡⛏🗡🗡⛏🗡⛏🗡🗡⛏🗡🗡⛏🗡⛏an ku dili lhaa⚔⚔⚔⚔⚔⚔
    Kolay dhawan wad dhimanaysaye markad #AAKHIRO GADHO SIYAD BARE USHEG MARKA NAARTA WA KU KULMIYEYSANE IN SNM KUSO WASTY
    #SOMALILAND Ogaada manta illaahayba ino hiiliyey nafsi malki weynu hayna #FAQASHNA Wata gubanaysa una duceeya geediyada ALSHABAAB xaduqsy ku hayaan
    Cadawiginana ogaada
    ✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍🦁🦁🦁❤❤❤❤❤#SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhusein9276
    @ahmedhusein9276 Před 4 lety +2

    Walahi was runtaa somaliya wa isku mid qof somali Ku hadlo waalalow

  • @gulleddhiisha7269
    @gulleddhiisha7269 Před 2 lety +1

    Xabashigaa kaa dhaw asaasaq baa tahahay xafaayadi u xidhan tahay

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Před rokem

    Ilaahaaw u naxariiso oo janadada grey. Right on point…. Af sharci iyo aqoon iyo wadaninimo …
    Absolutely….. it’s a illegitimate in ligitimacy wqxan legitimacy lahayn … Sl waa Hal xaraan ah iyada iyo wixii dariiqa maraba…

  • @samdaani
    @samdaani Před 4 lety +6

    الله يحفظك وافصح الله لسانك Wadani dhab ah. Cimriga alaha kuu barakeeyo runta waxaa lamoodaa inuu kitaab ka akhrinayo

    • @abdirahmanbarud9560
      @abdirahmanbarud9560 Před 4 lety +3

      Lacnad Allah korkiisa ha ahaato munaafaqa ciroobay ee umada xaqiraya anagaa wasna Qadaadweyn iyo Somalia walaahi waa inoo dagaal

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 Před 4 lety +1

      CIIR DHAME hadaladiis 2 shey aya ka qaateyy uu ahh “ somalidu qaranimada ma taqaan “ iyo “somalidu Wadaniyad maleh “ waaa wadani ninkaan wana taagersanahay.

  • @abdiazizahmed2692
    @abdiazizahmed2692 Před 4 lety +7

    Naarta Allah ha ku fogeeyo ninkan beenta sheegaya

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 Před 4 lety +2

      Abdiaziz Ahmed
      Subxanallaah Naarta Qof bil aadam kuma Habari kartid fikirkiisu ka hadlayaa Adigana kaaga ka hadal, intaan haku Naar Galin Adigu subxanallaah

    • @user-tg7dw2xc6x
      @user-tg7dw2xc6x Před 4 lety +2

      Hadii uu run sheegayo ka warran, adiguna tahay qof wax badan laga qariyey

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 Před rokem

    MA IMAN KARTAA SOMALILANAD MAXAMED ?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 4 lety +1

    750 SHEEGAY WA CIDMADII SIYAAD BARRE LAKIIN TIDAA AM AHA WA WAX KA YAR 200 BEEN MA SHEEGTO TARIIKHADA

  • @Bidixo14
    @Bidixo14 Před 4 lety +5

    Shalay baad noolayd markii Aabayashayo ku eryadeeene halkaaa kaga hay baroorta iyo calaacalka baroorta kasoo wad tv-yada SNM❤💚

    • @ahmedmahamud9288
      @ahmedmahamud9288 Před 9 měsíci

      Kwrn mnta aabayasha siyaad bare ayaa ka adka awoowgam sayidka mnta garaad jamac 😅@diimaan9947

  • @mudiali4232
    @mudiali4232 Před 4 lety +1

    Waa runtiis snm qabiil aheed boorama iyo buhoodle dadkii lagu laayey masuul Yaa ka ah somaliland ma qaadan kartaa taas 1988 kun qof maskiin ah dileen

    • @liiii736
      @liiii736 Před 4 lety +1

      Kun ka ciday ka dhinten iyo intay ku dhinten oo sax ah so Cade marka ayaa waxa laga qoryaye anaga oday yaro cuqdad nafsi hayso oo isaaq wasen ha iso dhagaysane ninkan wagu leyahy waqooyi ayaan kaso shaqeyay ayaa lagu fara xumeyay taa ma ogtahay hadlkisa iska so qadnysaye🤨

  • @gulleddhiisha7269
    @gulleddhiisha7269 Před 2 lety

    Asaasaq ay ay dhalaya hoyada wasse adigiyo farmaajaba suma wala dhalfaan dabada kaaga garaaci

  • @nimcaansalaad7202
    @nimcaansalaad7202 Před 4 lety +2

    talabo milatari kulahaa niman tabartiisa ogeen muqdisho maad xoreysid madaxweyne farmajo ayey ajaanib ahaayeen

  • @rashka_49
    @rashka_49 Před 3 lety +1

    Odegan caqliga daran siduu aqoonyahay u sheegan kara nacala shaydan ku yaal

  • @sakariamustaphe5577
    @sakariamustaphe5577 Před 4 lety +4

    Habar fadhida lagdin wax uga fudud afwaynaa adeer bacbac halkuu maray aad ogayd

  • @khadardayax7933
    @khadardayax7933 Před 4 lety +4

    Kan in maxkamad la soo taago weeyaan oo la toogto weeyaan waa kuwii shicibka somaliyeed xasuuqey

    • @somking901
      @somking901 Před 4 lety +3

      Waxaa maxkamad lasoo taagaa ninka midnimada diiday kaas ayaa is taahilo in dadka hortooda lagu goowraco Sida xoolaha 🇸🇴💙🇸🇴

  • @buuqsiraate9281
    @buuqsiraate9281 Před 4 lety +1

    Anoo isle somali ha israacdo uunbaan kasoo kale arkayaa bal waaye awoodaad sheeganayso soo daa aanu aragnee 30 sano hadaad awood wax ku qaadayso maad soo qaadid waataa somaliland gaarka ahee hooyadaa afka qadhmuun ka was daciif daciif dhalay

  • @mustafenuur804
    @mustafenuur804 Před 4 lety +1

    Nacas iska hadalay dhiigii abayaashay ayaa kaa muuqda abahaa ayaa wax naga qaadi wayay markaasad leedahay xukun military idinku muquninyaaa iskadaa inaad timaadaane waan idingubaynaaa
    Balan weeyi jaahilow

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 8 měsíci

    Soo soco siraadeey

  • @yusufyare309
    @yusufyare309 Před 4 lety +2

    Maxamed Cabdi waxuu dhashay 1dii bishii July, sanadkii 1941
    Aabihii Cabdi Yuusuf Cali-jaah wuxuu ku geeriyooday dagaalkii 1949kii dhagaxtuur ee muqdisho
    Aabihii waxuu ka mid ahaa hogaamiyaashii SYL
    Max’ed 1960 waxuu shaqo ka bilaabay Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta,
    1972dii - 1974tii, wuxuuna wax ka soo bartay Kuliyadda Siyaasadda,
    Max’ed Cabdi Yuusuf wuxuu ka soo shaqeeeyay gobollada dalka Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Waqooyi Galbeed & Sanaag
    Sanadkii 1975-kii waxa u noqday Guddoomiyaha degmooyinka Cadale iyo Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaasna wuxuu dejiyay danyartii loo jiheeyay xagga Kalluumeysiga badda
    Sanadihii 1977-1979-kii waxa uu noqday Guddoomiyihii gobolka Shabeellada Dhexe iyo Duqii magaalada Jowhar,
    Sanadihii 1980 - 1984-kii, waxaa uu noqday Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Howlaha Guud & Guriyeynta
    Max’ed Cabdi Yuusuf wuxuu kaloo qabtay xilalka kala ah;-
    Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka 1984 - 1985.
    Wasiir ku xigeenka wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta 1986.
    Wasiir ku xigeenkii wasaaradda Howlaha Guud & Guryeynta 1987 - 1989kii
    Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada & Isport-ga 1989kii.
    Muddadii u dhaxeysay 1994 - 2000 wuxuu Max’ed Cabdi Yuusuf ku noolaa dalka Holland,
    wuxuu sanadkii 2000 ka qeybgalay shirkii dib u heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed ee lagu qabtay Carta,
    Sannadkii 2003 waxaa loo magacaabay inuu Ra’iisal Wasaare ka noqdo dowladdii ku meel gaarka ahayd

  • @munaayomohamed3034
    @munaayomohamed3034 Před 4 lety +5

    Dhulku kula go ilhy bn ku barye

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Před rokem

    Precisely…

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 8 měsíci

    750 kaliya muuse wuu isku yareeyay

  • @cabdinaasirsaalax3912
    @cabdinaasirsaalax3912 Před 4 lety +1

    Maxaa ka raacay ader

  • @jirdesmart1070
    @jirdesmart1070 Před 4 lety +3

    Waxsa lagu leyahy wa siyasi kani siyasadna mel umayso marin wale xita garan mayo qabka lo hadlo
    Intay dad nocan o kale ah ay nolyihin midnimo dher ilmaderayal

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 8 měsíci

    Markii aad awooda lahay baad wax ka qaban lahay ay ay dhalay baad tahay ZNM IS COMING SOON

  • @abdihakimadam9304
    @abdihakimadam9304 Před 2 lety

    very good ex pm M. Abdi Yusuf no sugar coating and false history he said as its.
    waxaa ku raacay Hassan Abdi Aynanshe oo ah nin kasoo jeeda gobolada waqooyi gaar ahaan beesha isaaq, taariiq wax been laga sheegi karo ma, aha.
    Karaadiya halkan CZcams ka Hassan Abdi Aynanshe oo isna sharaxaya.
    walalaha waqooyi ha ka bogsadaan taariiq da beenta ah ee odayaaaha snm dhagaha uga shubeen

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 Před 3 lety

    Wu saxan yahay waayo SNM ayago masaajid ku dukanayo lamala dagaalin xamar ayaba 11 wadaaad laga dilay misna kumaan kagama dhimatay ila maanta welina somalinimada kama bxin🇸🇴

  • @barre2662
    @barre2662 Před 4 lety +2

    DHALFADII aabaha qaniin . Maxamedaw.

  • @bayax9509
    @bayax9509 Před 4 lety +2

    Wax run sheegayaba odaygaan baan arkay

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Před 4 lety +2

    Jahilkan wareysanaaya ayaaba ka daran. Dee sidaasi wariiyeniimo ma aha odeyga ayuunbu hadalkiisa racaaya sida loo wareysto baro odeyga inu ka baqaanaayo ayaad mooda.

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 Před rokem

    Odeygaan waa ey nacalad baa kuu taal

  • @abdirashiidfaarax5116
    @abdirashiidfaarax5116 Před 4 lety

    Xasuuqa Boorama waa run waa jirey siyaasi waa war saxa

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Před rokem

    I don’t like weriyaha n how primitive he is … muusexiibi waa kabalaadar

  • @mohanadyussuf7361
    @mohanadyussuf7361 Před 4 lety +1

    Faysal waraboow Mohamad Abdi Yussuf ayaa lagu hayaa adal cantara baqash ah aya baratey oo Nalinta Somaliyed lagu kala fogeynaayo

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 4 lety +3

    Kad argata kii kale kadarn war necayb iyo xunfi badana cimri tegey ceeb luguma sagootiyo somalilaan way jireysa wanay joogaysa inshallah

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 Před 4 lety +4

    Waa runtiis

  • @mahadmaxamed8452
    @mahadmaxamed8452 Před rokem

    Uuf DUF KU BAAX LAANGAAB CIILAN waye kaas

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Před rokem

    Ehlul naar

  • @ahmednuur3183
    @ahmednuur3183 Před 4 lety +3

    Kanoo kale waa kuwa ka samri lah dadkii iyo xoolahii ay dawladnimada ku boobi jireen duli xiqdi iiyo naceyb ka buuxo weeye lkn alxamdulilah manta cid dambe oo dadkayaga boobi kartaa jirimayso kanai waa dil inla diluu istaahilaa

  • @najaxmohamud5217
    @najaxmohamud5217 Před 4 lety +3

    Sheble tv adinka wax daran o cunsuri ah le wareysataan

  • @mubaarigmuseibraahim6739
    @mubaarigmuseibraahim6739 Před 4 lety +3

    Bal eeg qofkan wayni sida uu u hadlayo taas ayaa la leyahay ha is raacdo oo ha midawdo tolaw ma anigaa waalan mise cadanbaa laga heesayaa

    • @abdullahi110310
      @abdullahi110310 Před 4 lety

      Oo cayda aad maalin kasta dadka aad caayaysaan ma quraan baa?!!; hadal xanaf leh marka la idin dhaho ayaad calaacalkaan soo qoraysaan.

    • @mubaarigmuseibraahim6739
      @mubaarigmuseibraahim6739 Před 4 lety +1

      @@abdullahi110310
      Maangaab yahaw adiga iyo duqan asaasaqayba isku mid ayaad tihiine iska soo baroorta ceebtiin maahee wa caadadiine

    • @mohamedkhadardaahir4704
      @mohamedkhadardaahir4704 Před 3 lety

      oo ma muuse biixiba odaygan ka yar 24saac waan so dagaalamay iyo wan dagalamida ku hayee.
      odaygana dagaalku muuse biixi ku hanjabayu ushegay in lala dagaalami karee

  • @SalahBarre
    @SalahBarre Před 4 lety +1

    Wariyaha Shabeeele waagaa ku baryay. 30 sano ayaa been loo sheegayey ummadda islaamka ee soomaaliyeed. Libaax runta sheega ayuu helay. Halgaamaa ka tirsanaa xornima doonkii soomaaliya ayaa runta u sheegay

  • @abdirahmanbarud9560
    @abdirahmanbarud9560 Před 4 lety +4

    Horta hadalada noocani umadayada Somaliland way dhiiri galiyaane kusoco cirrooy angaa idin wasnee waa inoo dagaal Qadaadweyneey

    • @noradinupdiqadirmohamed9323
      @noradinupdiqadirmohamed9323 Před 4 lety +1

      waa caac zhp waxba islama hayan viva Somaliland 🍏🥛🍎

    • @abdirahmanbarud9560
      @abdirahmanbarud9560 Před 4 lety +1

      @@noradinupdiqadirmohamed9323 Rijaal waa runta sxp Canbuulo ayay kawada dhargeen reer Qadaadweyn Guul Jamhuuriyada barakaysan 💚💭❤

  • @MohamedAli-nu3fz
    @MohamedAli-nu3fz Před rokem

    czcams.com/video/8C0atJjWnXs/video.html
    Beentaati filimka Somalia duubtaa fashilisay

  • @trustar4life
    @trustar4life Před 4 lety +1

    Halkaa lay qabso fulay iska hadlaya faqash yahow carkaalay fudada qori halagaageliyeee

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Před rokem +1

    Ninku isku dir iyo ciilqabnimo badanaa.....

  • @abrafamily8685
    @abrafamily8685 Před 4 lety +1

    Hhh waa ninka waa walan yahay hala qabto dadkiisii meeye

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 Před 4 lety +3

    Waa inuu Farmaajo iyo dowladiisa dagaal ku qaadaan waayo, isaaq waa Oromo inoo dhuumatay.

    • @suaadmohamed141
      @suaadmohamed141 Před 4 lety +1

      Jamal Warsame xataa haday oromo yahiin dalkoodi ayaay jogaan ee maxaad idunku ka rabtaan

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 4 lety

      ISAAQ DAGALKIISA WAA KA KEENEY IN SOMALIA BURBURTO MAANAT ISAAQ KALIYA MA A HAA REER AWDAL XABAD KALA HOR IMAN MAYSO IYO DHULBAHYANTEY WHY DAGALKII SIYAAD BARRE HADA QOOMAMEYAN OO AHA DAGAALKAA OGOWNA MAAANTA ISAAQ WAXA LA SOCDAA DIR OO DHAN HAOIYE KALIYA KU FILAN DIFAACA ISAAQ OO HADII HARGEISA LA TAABTO KAN OO KALE WABIGA KU RIDAYSA ISAGA OO NOOL.

    • @dhagardiidnasruallaah4213
      @dhagardiidnasruallaah4213 Před 4 lety +1

      Jamal Warsame war ma adaa soomaalia markaa adaa oromo iyo waxaan la caqoon ah xoolayahey neefka ah ma qabiil dhan oo soomaaliyed baad oromo kutilmaantay caqliga lagaa qaad wuxu xishood yaraa ma qabiil soomaaliyed oo idil hada 😡 aad baan ooga xumahay run ahaanti

    • @jamalwarsame7124
      @jamalwarsame7124 Před 4 lety

      @@dhagardiidnasruallaah4213 Hadaa been imaleesid, waxaa aqrisaa this book, First footstep of East Africa by Richard burton. Isaaq waa Oromo

    • @jamalwarsame7124
      @jamalwarsame7124 Před 4 lety

      @Saleh Elmi kkkkk
      Waan ogahay.

  • @mahamedomar3525
    @mahamedomar3525 Před 4 lety +1

    KKKKKK KKKKKK KKKKKK KKKKKK wlhi kan hadalku sida xaarka ayuu ku qabtay
    Waa kaas caqliga qadaadwayn ee bukaa midnimada 88 kii dhmanatay Aaminsan
    Adeer Somaliland alle mooyee cid kale ma baabiin karto
    Riyada ka Toos waad ambanaysaaye

    • @abdihakimadam9304
      @abdihakimadam9304 Před 2 lety

      adoon caytamin fikir ma dhiiban kartid?
      taariiq been ah ayaa lagaa dhaadhiciyay ninkaana runtuu ka hadlay hadaa isaga kaliya beel ku diidan tahy kuwa isaaq ah ayaa sidaan ookale taariiq da runta ka sheegay, hal mid oo ka mid ah. waxaan kuu diray Hassan Abdi Aynanshe hada CZcams ka ka raadi

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625

    Asc. Geesi Geesi dhalay weeye ninkan.

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh Před 8 měsíci

    Hooyadaa baa gardaran

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 Před 4 lety

    Odaygan ma fayooba naxli ayaa ka buuxa bal isagoo cimiragaa jooga ayuu ku leeyahay xoog ha lagu muquuriyo waar odaygii xanuunsaya oo asaasaqa adeer cimri tagey ceeb laguma sagootiyo waa cadceed sii dhacaysa wuxuu ka naxayo ayan jirin waxaan oo kale lama waraysto sorry 😐

  • @abrafamily8685
    @abrafamily8685 Před 4 lety

    Horta kani xaguu ka ahaa raiisal wasaaraha waxad moodaa inaanu taariikhda garanayn

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 Před 4 lety +2

    Caqli xumadiisa soomaalaa la kala goynayaa kulahaa waar somali goormay isku soohnayd ma labadan waqooyi iyo koonfur isku tagoodii baad soomaali israacday mooday kuwa jabuuti iyo dds iyo NFD ma Jewish baa

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 Před 4 lety

      S/LAND WAXA LA WAREEGAAYA WAA ISAAQ BAL QABIIL HADUU ICTIRAAF HELAAYO AAN ANRAGNO 30 YEARS BAY CALAL LA WAREEGAAYAAN REER MARQAAMLAND🤣

    • @hamseabdi8279
      @hamseabdi8279 Před 4 lety

      @@soomaaliya7851 Wale caqligu Dabada ayu kaga jira 🤣🤣

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 Před 4 lety

      @@hamseabdi8279 cayda iyo cabaadka iyo waa nalala laayay waxaad u leedihiin hido iyo dhaqan iyo niman duquw ah oo beenaalayaal ah