KOKO ISKA ILAALI WAXA MADAXA KUGU QORAN WAA LIS GAADAY CAAWA hhhh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 1,7K

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Před rokem +495

    Inta ila aragtay Koko iyo hasasi iney isku eegyihin even codka❤😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Před rokem +40

    Koko❤ wa iftiinka barnamijka CZcams ifur asad hagio 1m horan kagarsiineyna new record hanoqote ❤❤❤

  • @Manunited_goals
    @Manunited_goals Před rokem +359

    Qur'aanku waa saaxiibka kaliya ee ugu wanaagsan in lagu dejiyo Nafta, lagu nasto, lagu dareemo nabad iyo farxad....❤️😍
    #Xasuusin
    #xikmadbadana

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Před rokem +167

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @amjad_updull9271
    @amjad_updull9271 Před rokem +385

    Next match pls ABDULLAHI HAGIO 😅 Keeen inta igu raacsan 👍🏻

  • @naciimomaxamed3994
    @naciimomaxamed3994 Před rokem +61

    Asad abti nimadu waa sharaf masha Allah Hazaazi waa wiil xushmad badan🥰🥰

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před rokem +1225

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤️❤️

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Před rokem +175

    A win for koko is a win for all of us. Who else love when she says "ninyow" 😂😂

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před rokem +392

    Hadaad ujeedo magaca nqbigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @Dahraaniita
    @Dahraaniita Před rokem +52

    Abeera noo keen hal habeen team Abeera cade is muujiya😊❤🥰🦁👑

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 Před rokem +120

    " Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu saliga badan."
    -Nebi Maxamed NNKH❤️

    • @IsmahaanCeeblaawe
      @IsmahaanCeeblaawe Před 11 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓 💖 💝 💗 💕 🩷 💓

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před rokem +70

    Team xasasi anigu wan wata wiilka gar iyo gardaraba wayo hadalkisa wanku haysta waa wada so funny marlabad balanso koko insha allah wad kabadinaysaaye 😂

  • @feyqurux
    @feyqurux Před rokem +110

    Wilkan hadalka badan ee coco ueg noso badi waba ku haysta ❤

  • @issackyerrow6502
    @issackyerrow6502 Před rokem +80

    The challenge without Koko and ceyda is nothing 😂😂

  • @samiircalwi7661
    @samiircalwi7661 Před rokem +633

    This challenge with out Koko is nothing 👏👏😂

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Před rokem +5

    nio asad koko markey kujirto Barnamijka another level wuushidan yahay la.aanteda Barnamijka manorayo lkn cawa weyshidey koko cadey igusalam.wan jeclhy ❤️🧕🥰

  • @jamaaludinmedia
    @jamaaludinmedia Před rokem +416

    Xazzaazi iyo Koko wallo inay yihiin ya ila arkay like 💌👍👍👍👍

  • @ahadinabdi13
    @ahadinabdi13 Před rokem +6

    Hazazi mxa ihaysa ninyow 😂😂 another level 😂

  • @updirizakuhmed
    @updirizakuhmed Před rokem +217

    intii nabiga jecel scw so Qora🥰

  • @mariamhazzan1103
    @mariamhazzan1103 Před rokem +6

    Hazaazi io Koko niow isku Balami couse the way u shekeysayan nidaam ah Allahuma Barik 🥰
    We love Koko ❤️ 😍

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman1074 Před rokem +75

    Xasaaasi ducadeena aqbaL weku noqatay😂😂😂😂🙌❤️

  • @borkenmohamud5931
    @borkenmohamud5931 Před rokem +120

    I love watching when KOKO is there please call her to this challenge everyday 😊😊

  • @hamda6564
    @hamda6564 Před rokem +55

    Labadii isku ekaa la isku keenay😂😅
    Xazaazi iyo koko❤❤

  • @VihanNawal
    @VihanNawal Před rokem +36

    Koko is everything ❤🎉

  • @aragtiofficial7586
    @aragtiofficial7586 Před rokem +18

    Koko CZcams u samee, Koko is my favorite, I like how she is laughing and her smile.

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 Před rokem +7

    Aanku salino nabigeena muxammad scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv Před rokem +85

    Wara Dadkan waxba ka dhexeeya waa family haddayna Ahayn xatta khasab iskaga dhigaya Xasaasi io koko 😮😂😂😂😂

    • @hudaomar5035
      @hudaomar5035 Před rokem +2

      Walaalo waaye

    • @abiibmoh1386
      @abiibmoh1386 Před rokem +2

      ​@@hudaomar5035 i think so

    • @ABDIKARIMQASE
      @ABDIKARIMQASE Před rokem

      Wee isku egyihin somahan😂

    • @hudaomar5035
      @hudaomar5035 Před rokem

      @@abiibmoh1386 isku aftiris wa asad marku lacagta u tuuraye arkay

    • @abiibmoh1386
      @abiibmoh1386 Před rokem

      @@hudaomar5035 haaah😫😫 inaguna hydn wllo noqono kwrn

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Před rokem +67

    Koko and Hazaazi are similar😂

  • @shugrimaxamuud1212
    @shugrimaxamuud1212 Před rokem +50

    Yaab aniga dhihi rabay xasasi iyo koko ma isla dhashteen wlhi maba la kala fahmayo 😂😂😂

  • @ayaanxasan708
    @ayaanxasan708 Před rokem +33

    Inta ogatay Koko inladhaho Kawsar like ta🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadroahmed0866
    @khadroahmed0866 Před rokem +48

    Whli waa isku mid koko iyo hazaazi hal cod by wda lyhin😂😂waa ibashaloosa mrka leyhy igu daran😂😂

  • @abdirizakmoha6161
    @abdirizakmoha6161 Před rokem +66

    This challenge without kooko is nothing cutie❤😊

  • @faatimamohamett713
    @faatimamohamett713 Před rokem +105

    War ileen dad badan baa ila qaba fikirkyga iney wllo yihn bn u maleyey anigu😂😂 xasaasi iyo koko

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Před rokem +18

    2 Million coming soon wll Asad team 27 marnaba noo hoos 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @amiircazkah9058
    @amiircazkah9058 Před rokem +47

    Video intan dhamysan ee comment soo gashay waa idiin salamay zhp yaal😂😂🎉 one love❤

  • @ZakiCade-wo1yj
    @ZakiCade-wo1yj Před rokem +28

    Yeah this challenge without koko is nothing quruxey keep that spirit up

  • @user-rv1vu4fg4l
    @user-rv1vu4fg4l Před rokem +132

    WabaD so gashe ku sali nabigaeena suuban scw ❤

  • @jisoo_my_bias8638
    @jisoo_my_bias8638 Před rokem +40

    Koko and Fowzio are the best 👌👌my kids love them too

  • @amiinabdi3241
    @amiinabdi3241 Před rokem +260

    Caawa Walaalhi La Isku Balamiyey🙈❤️m.allaah Kooko vs Xasaasi😃
    Yaa igu raacsan In ay Isla Dhasheen❤️❤️
    Team 27❤️😊

  • @saalimmustafe6878
    @saalimmustafe6878 Před rokem +67

    Asad challenge gii aad samen jirtey ee ahaa dumarku ay dooran jiren raga ee yes or no dii soo cali fikrada badana waan kula wadagi doona in sha allah ❤

  • @suldaankappin9517
    @suldaankappin9517 Před rokem +82

    Ilaahay wll lugahaaga markale hakuugu soonabad celiyo ilaaah marlabaad hakutuso adigoo lugahaaga kusoconayso aaamin yaa allaaau 🤲🤲🤲

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Před rokem +27

    Maalin kasta sida uu Asad uga nixiyo koko ayaan ku qoslaa 😂😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +70

    inta sugaysay asad hagio like saara ❤

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před rokem +12

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 Před rokem +130

    Koko is soo beautiful ❤❤

    • @shuaip_mohed
      @shuaip_mohed Před rokem +2

      Say mashalah cawanyahow😂

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Před rokem +3

      ​@@shuaip_mohedmasha allah ladhihimayo way quruxbadan tahay😂

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Před rokem +22

    Coco best smile ❤❤❤❤❤

  • @hanadcawilcabdirashiid4248

    Asad sida aan ku firi saney adiga Lee ku egani raba wlhi dar ilahy ayan ku jacealhy i.a 2malyen ina garno ayaa rijena ❤

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 Před rokem +5

    Kuwan wllhi waxa umalaynaya inay isla dhashen couse wuxu yiri koko mise kawsar ba kugu waca kuwa kale badana kawsar uma garanayan lkn halka kan wllked ah u kawsar u leyahay😂😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +53

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🕋❤😥

  • @abdikarimhassan1603
    @abdikarimhassan1603 Před rokem +10

    Koko waa genius 😂😂😂 game iyada qurxisa

  • @AxmedMaxamed-nu8id
    @AxmedMaxamed-nu8id Před rokem +56

    kusali nabi geena scw scw scw ❤❤❤

  • @amaldaganchannel4557
    @amaldaganchannel4557 Před rokem +36

    Aad baan idin salaamaya team 27 isn't easy😅❤ from hargiesa jano

  • @abdiqanijama2926
    @abdiqanijama2926 Před rokem +25

    kooko is the best for all and without koko is nothing.

  • @anhaarmohammedabdalla4267

    ‏﴿ رَبَّنَا اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ ﴾ 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🌵.

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 Před rokem +6

    Inta umaleyo xazaazi iyo kooko inay isla dhashen aniga cml isoo raaca 😂😂😂😂

  • @nasrrinaadam9352
    @nasrrinaadam9352 Před rokem +25

    Xasasi hadaba Koko karaysay ducada xalay ku duceyay wa ahatay😂

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před rokem +4

    Boqrka game ka iyo boqrda game ka waa:
    1)King Ceyda
    2)Queen Koko ❤❤❤
    Thanks 🙏 legend asad hagio barnaamijyadada wlh aad aya ugu xiranhy maalin ima dhaafo Aniga oo wx barasho ku jiro Sdo kle shaqeeyo dalka dibadiisa ku noool
    💕❤️NOOLOW WLL QALIA ASAD HAGIO#
    GREETING FROM MY HEART ❤❤

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa710 Před rokem +45

    Labada walalaha ah😂
    Hadalka ay ka siman yihiin " wa kuu bashaalooyaa" kk

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 Před rokem +1

    Xasaasi wuu warbadan yahay ciladiisu waa intaa 😂

  • @IdirisCade-so7qi
    @IdirisCade-so7qi Před rokem +22

    I aamin wll haa adiga qoraalka aqrinayo dacadi madaxa ii saran thy❤
    🤟⭐😁

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Před rokem +22

    This challenge with out koko and fozia diple is nathin👏👏🙏

  • @najmaali1890
    @najmaali1890 Před rokem +16

    Ar 2 Dan kooko iyo xasaasi aaba ku haysta ani isku Balaji hdna asad😂😂😂😂😂😂

  • @Salenkajr
    @Salenkajr Před rokem +1

    wlhi run waaye xasasi sida koko ayuu uhadlaa runti ciyarta markey dhax mareso codkiisa hala dhageysto wlhi

  • @suldaankappin9517
    @suldaankappin9517 Před rokem +40

    Kusaliya xabiibkena maxamed Scw like 👍

  • @suldaanzaki5314
    @suldaanzaki5314 Před rokem +1

    Xasaasi iyo kooko waa walaalo
    Asad markan ayuu sheegi gaaray 0:38 balse sheeko way dhiman tahy ayuu yiri oo markale ayuu rabaa inuu sheego legend👌

  • @drrana6881
    @drrana6881 Před rokem +15

    asad hagio barnaamijkii wixii ku so baxa samee qofkii ugu dhibcaha badan ayaa guulaysta ah no so celi wllooo waan ku taageerna from jamhuuriyada barakaysan🍀💭❤

  • @Hali396
    @Hali396 Před rokem +2

    Mataanaa umaleysaa xasaasi iyo koko 😊saa,id ay is kugu egyihiin😮

  • @aishajama6658
    @aishajama6658 Před rokem +18

    Asadoow alle Ha ituso ado lugahaga ku soconaya wll wa bil shuwaal oo khayr badane 😊

  • @kaldohuseen317
    @kaldohuseen317 Před rokem +1

    Xasasi iyo koko waa walaalo

  • @deqaabd
    @deqaabd Před rokem +30

    Cawa labadi isku codka ekaa ayu Asad isku balamiyey 😂😂😂 hasasi is adkey

  • @fardowsaxasancilmi2994
    @fardowsaxasancilmi2994 Před rokem +1

    Muqaladada afka iskudil dadka inta badan haa iyo Maya ayey kujabaaban ugudar haa ama Maya way iskudilikaran😂😂😊

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +21

    Xazaazi Maskiin Waalo Qosqoslay Then Hawada Lagu Cunay😂😂
    Ceyda Waa Horaa Lu kiciye English Isku ilaaline Miyaa😂

  • @mohameddaqare1358
    @mohameddaqare1358 Před rokem +7

    Xasaasi team Ka in lagu so darayo wa umiuqday ninja teamka halagu soodaro😊

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem +30

    Roobka Manta Xmr Kada ahay inta ku qubeystay love hasaarto ❤🌧️🥶

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Před rokem +2

    Program kaan aniga ma wati Lkn hal talo ayaa wataa asxaabtaada waxaa laga dareema hadalkooda in aad dhinac la jirtid hada ka dib qof walba warqada la so bax dheh tuu la soo baxo ugu dheji wejiga ❤❤❤

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 Před rokem +2

      aad iyo aad wlh Fikirkaas kula qaba

  • @anhaarmohammedabdalla4267

    اللهم صَلِّ وسلِّم وبارك على نَبيُّنا مُحمَّد ﷺ❤️

  • @fardowsobeautychannel6836

    Ilaaahy gacantaada hakuu barakeeyo eee ciwaankaa. Ii boooqo blz

  • @zazamahmed7333
    @zazamahmed7333 Před rokem +7

    Second vedio masha Allh anima ugu horeyo asad wllky keep going nso badi game kaaaaaaaaaan hda haaa hda haaaaa🔥❤️

  • @F.faBio44
    @F.faBio44 Před rokem +2

    Xasaasi iyo koko maa walaala nio 😅😅😅😅 walhi codka wajika xidda waaa iskaaga mid 😊

  • @alaabhagio
    @alaabhagio Před rokem +52

    ᴋᴏᴋᴏ ɪᴏ ʜᴀᴢᴀᴢɪ ɪsᴋᴜ ᴄᴏᴅ ᴡᴀʏᴇ ᴡᴀʟᴀʟᴀʜᴀ😂
    ᴛᴇᴀᴍ 27 ❤️🥰💯

    • @hoodooday
      @hoodooday Před rokem +1

      👍

    • @nimcoahmed4446
      @nimcoahmed4446 Před rokem +1

      Wa xaqiiqo ♥️

    • @daniaali8716
      @daniaali8716 Před rokem +2

      Walaalo miyaaa weyba isku egyyihin wllhi🤔

    • @abiibmoh1386
      @abiibmoh1386 Před rokem +1

      Soo true😂

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Před rokem +2

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 9 měsíci +3

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤎

  • @kistajr8326
    @kistajr8326 Před rokem +6

    Qofka u horeeya ani waaye waana ku faraxsanhy inaa team 27 ka mid noqdo alle ha ku rumeeyo rajadaada wll asad 😮

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 Před rokem +7

    The Game is nothing without KOWSAR AMA KOKO Rag iyo Dumar Niyow umbey dhihi😂

  • @anisoaliabdi-vc5hu
    @anisoaliabdi-vc5hu Před rokem +13

    Koko gabdha aan teamkan jecelhy 🥰🥰🥰

  • @user-oi3gj5ld6c
    @user-oi3gj5ld6c Před rokem +1

    Koko is beariful

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +15

    Keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda and koko and xasasi another's levels interests this is challenges hard 👍💪💯❤😍💯

  • @ImanSports48
    @ImanSports48 Před rokem +4

    Koko caawa wy xanuunsan thy sidaa ka dareemaayo allah caafiyo azxabey usoo doceeya😢

  • @cudoon5421
    @cudoon5421 Před rokem +14

    koko iyo wiilka ugu horeyo walalo miyaa isku cod isku qosol isku lahjadwaye mansha saaid iskugu egyihiin😁

  • @amin.jalaal33
    @amin.jalaal33 Před rokem +2

    Si saxan inoo dhaho ayaa laga rawaa asad marka game qaabkas fiican qabkas udheela ama game ka xukunka ayaa rabnaa niyow kas soo duubka asadow waa daageerahaga

  • @samiira08
    @samiira08 Před rokem +33

    Inta ani Camal Game Kan Koko ugu Jecel 🧕❤️

  • @Avacado.A
    @Avacado.A Před rokem +4

    2:29 Woman ☕️ 😂 inay kacdo marabto dad inay kiciso jeceshahay 😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +26

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😔😔😔🖤

  • @najmaosmanosman7636
    @najmaosmanosman7636 Před rokem +1

    I like this young lady ❤koko ❤

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Před rokem +16

    Koko kuhise wlcm back smile Quruxey 😊❤

  • @abdazzizxussen-uq8co
    @abdazzizxussen-uq8co Před rokem +1

    Zxp asadoo waxaan ku weydiiyay xasaasi iyo koko ma walaalaa

  • @user-dv6vi5mo3n
    @user-dv6vi5mo3n Před rokem +14

    Codka xasaasi ku haystaa from duruyada💚🤍❤️

  • @fatuushinacismaan
    @fatuushinacismaan Před rokem +8

    Koko is not easy 😅😂❤

  • @despoilerkid6639
    @despoilerkid6639 Před rokem +25

    Keeping going hazaazi gul wcn nxt game win i.a ❤❤❤❤

  • @abshirabshaa9221
    @abshirabshaa9221 Před rokem +20

    Koko is my favorite 🎉❤

  • @zunahira230
    @zunahira230 Před rokem +4

    Haa wlh xita xasasi iyo koko isku qaab waye wallo miyaa ❤❤❤❤