Yaa Ka dambeeyay Dilkii Gen Maxamed Faarax Caydiid " Wiilkiisa Xuseen caydiid Ayaa Nooga Waramaya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 51

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 Před rokem +4

    somali wlhi yaga is dhameeyey ina lilaahi waa ina ilahayhi raajicuun alle ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay ee somaliyeed🤲🤲

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 Před rokem +1

    Masha allaah Xuseen Nabadoon waaye sifiican ayuu wax u xaliyay

  • @Macow-lv9rb
    @Macow-lv9rb Před rokem +1

    Allaha ha unaxariisto g caydiid iyo intii muslimah

  • @boogaloo9345
    @boogaloo9345 Před rokem +6

    Abgaal 💪

  • @ayaanleereg7785
    @ayaanleereg7785 Před rokem +2

    Caydiid nin raashiya u shaqeynayey ahay ragii waxa ka dhigay ayuu ku soo jeestay waan liska qabtay

    • @omarsld2461
      @omarsld2461 Před rokem

      Ninkii somalia shuuciyada ka dhigay miyaa iledahay somaliyo ushaqenayay ceydiid oo la dirirayayna ruush ayuu ushaqenayay ciyaalow magaalka ka seexo cuqdadana la dhimo

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před rokem +1

    Alaha unaxariisto

  • @somethinginyoureyes1794
    @somethinginyoureyes1794 Před 10 měsíci +3

    Shugri ibraahina waa ruunta laba willo abgaala isla dhalata dilaya asaya qariyana waa la caraarana wanna dhintaya labada waa geesiyal abgaala

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان Před rokem +3

    Cismaan Caato iyo adigu isku mid baa ahaydeen. Adigaana aabbahaa diley si aad madaxweyne u noqoto.

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 Před rokem

    Guul iyo gobanimo xusan ceydid

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 Před 10 měsíci +1

    Somali cadaw kale uma bahna ayaga la isku xasuuqa

  • @hibaali4666
    @hibaali4666 Před 2 lety +1

    General Caydiid allaha haunaxariisto lakiin waxan dhan waxa kakanayo lacagta yara aad qadataya mada in adeer u cayna

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 10 měsíci +2

    Waa Been Tiis Cismaan Caato Uu Soo Racadeyste Aaabahiis Ayaa Degmada Madina Usoo Craray Halkaas Al-Xaaji Muuse Suudi Ku Difaacay Abdi Qeyb-did Iyo Caato, Mac Macaanka Degmada Madiina Xabad Jilada Laga Geliye Aabahiis. Isla Maalintii Muuse Suudi Aa B B C U Hadlay Anagaa Dhaawacnay Uu Dhahay Ceydiid. CZcams Eena Ku Jirtaa Wax La Qarin Karo Ma'aha

  • @hibaali4666
    @hibaali4666 Před 2 lety +2

    Cusman Xasan Ali caato allaha haunaxariisto aabe musan dili afxumad iska dhaaf nin wayna tahay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 11 měsíci +1

    illaahay haw naxariisto caydiid laakiin anigu cidaasaa dishay kuma danbaabi karo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 10 měsíci

    Madaxweyne Aan Ahaa Kulahaa Yaaku Doortay Inteesa Ka Aheyd? Waalida Dhaqanta Iga Dheh

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Před 9 měsíci

    Madaxweyne ayaan ahaan jiray buu yiri inaan wax nabadeeyo ayaan ku guulaydty ayuu yiri. Soomaliya kale ayuu malha ka sheekaynaa waar ma laba soomaliya ayaa jirta yaabnay oo amakaaknay😂😂😂😂.

  • @user-tb3wm5hr4j
    @user-tb3wm5hr4j Před 7 měsíci

    Dilaayoow dilaa kuu dambeeyo

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 Před rokem +2

    Yaab badnaa kulahaa madaxwayne ayaan ahaa

  • @husseinjelle4100
    @husseinjelle4100 Před rokem

    Was he killed or natural death?

    • @sirhansirhan5700
      @sirhansirhan5700 Před rokem

      He was killed by Osman Atto bcs Osman Atto son was killed by Gen. Aided

  • @ayaanleereg7785
    @ayaanleereg7785 Před rokem +2

    Cismaan caato geesi Hal adag ayuu ahay

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před 10 měsíci

    CAMIIL.XUN WAAYW KAN OO DABADHILIF AXMAARO AH. AABBIHIISNA USA ayuu afka ciidda u daray isna XABASHI AYUU U NACAMLEEYAA .

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 2 lety +4

    NACAS FARIID DHALAY..AABAHAA FARIID BUU AHAA..

  • @somethinginyoureyes1794
    @somethinginyoureyes1794 Před 10 měsíci +3

    Baanta jooji caydiida waxa dilaya laba wiilo ah oo abgaala ah oo hooyadad habargidir taahaya eeuu abahada dilaya wiilashasa waxay jiran17 iyo 18 geesiyalaya ahaaya na daa uuda niimana same waa daadka a bgaala ugu geesiisana labaad wiila waxaya uu araana abaahada waxaya ka xiishadana caydiida ilama yara dilaya waxa Dusha laga saraya cisaaman caato habargidir beena iyo tuugo waa dhaqanakoda

    • @abdiabdullaahi614
      @abdiabdullaahi614 Před 4 měsíci

      Hhhhhhhh😂

    • @Xassantimoweyne
      @Xassantimoweyne Před 22 dny +1

      Ceydiid hadaa dili kartid 4 bilodkii baa dili lehed markuu mudulod dhan dhabar goynaye oo abgal loo kasoo Rebaye Abgal asoo 9 ukala baxo buu kazoo rebe 3

  • @AbbasAli-me4ez
    @AbbasAli-me4ez Před 10 měsíci

    Naarta galaayaa somali badan diley Tan kale Ninkan Nacaska ah waxuu yiri anigo nin cidan ah oo Madax weyne ah WTF

  • @shugriibrahimmaxamud1833

    Beenta iska daay dagaalkii abgal iyo habargidir buku dhintay Abgal ba dileee

    • @razak1350
      @razak1350 Před rokem +3

      Abgaal muxuu dili karaa dameeryahay dagaalkii asagaaba kaaraan lagu shubaye dagaalkii cakaaro iyo sal bazaar baa socday markaas

    • @abdirahmanali8569
      @abdirahmanali8569 Před rokem

      @@razak1350 habar kintir adoo sharan shuur dhan wata baa abgaal xamar ka saari watsay cabaadka daay marxuun meel ma maamulee maxamed moryaan meel ku sheeg🤣

    • @maxamuudshcali5424
      @maxamuudshcali5424 Před rokem +1

      Beenta iska daah beerka Cara kujartaye caydid waxa dilay ina aderki nin h g ah sacad ah rear jalaf ah baadilye

    • @ajholac6111
      @ajholac6111 Před rokem

      Beentaas yaa Niyada kugu dhisay dagaalkaas 1993 ahaa 1996 dhintay Ceydiid Waa Ninkii idin Gumeytay Niyada Si fcn iskugu dhisa dameeraley 🐴

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před 10 měsíci

      @@razak1350 dabaalkii adeer kaa ceydiid ee dileen asagoona xil qaban hadana abgaal aa madax uu ah bastar nolasha ka dhacay

  • @makomuse6202
    @makomuse6202 Před 10 měsíci

    Siyaad bare ilaaah ha u naxariis taa ayaa u bixiyay mooryaan waligood dhargi mayaan 32 Sano ayaay waxa boobayaan mana dhargin weli caqli hawiyo caqli dameer 🤣 Alshabab waa inlmiih Guryaha bililiqadaa kudhashay ee xoolahii dadka soomaliyeed aykadheceen.

  • @hibaali4666
    @hibaali4666 Před 2 lety +2

    Xuseen Caydiid war been badan

  • @fatumaali4380
    @fatumaali4380 Před 2 lety +2

    Cismaan caatoh iyoh cabdi qeybdiid meysan kadanbeyn dilikii abahaaa ee nin adeerka ah oo isla reer jalaf ah dilay ha ugafin madexda shubayahay araga xun😏😏😏

    • @razak1350
      @razak1350 Před rokem

      Caato iyo abdiqaybdiid baa gaadmo ku dilay dhilo reer hilowle sacad bar cambaar leh baad ka tahay