CAFI WALAALKA LABADAAN GABAR WEXE ISKU DAGAALEN ARIN AAD LA YAABESID ILA HADANA HESHIISKA WAA.......

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

Komentáře • 24

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 Před měsícem +4

    Waligay naag saaxiib kamaddhigan alloow hadana saaxiin ha igala dhigin hada gabdhan aad ayan iskugu dheereeyn ayeey leedahay hdan wan maagay ayeey leehaday gabdho iska daaya naag inaad lasaaxiibteen oo dantaada lasaaxiib

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Před měsícem +2

    Mash allh gabdhaha heshiisii walalken axmed abayaal maty waa adun ee shedanka iska naara ee rabi kafarxiya❤❤❤❤

  • @Sadia-u9k2y
    @Sadia-u9k2y Před měsícem +1

    Nacimo Maasha Allah baatahy Wll mcn

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 Před měsícem +3

    Axmadkla walalaalow dadkasifiican ugukalagarqaat oomarwalba cafisdoonaha qaladkiisa tus

  • @AxmedCwahab
    @AxmedCwahab Před měsícem +3

    Naagahaan way kibrigeen❤❤❤

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 Před měsícem +2

    Lakiin. Abaayo. Wasax umaadan. Hadlin. Silagaga. Qaato. Raaligalin. Si islawaynan. Kujiro. Ayaad. Uhadasha iyo. Hadal. Aan. Dabacsanan lakiin. Waan. Jeclaa. In aay. Qadato. Cafiska. Gabadhu insha. Allha. Ilahay. Maslaxad. Haydin. Dhexdhigo

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 Před měsícem +2

    nashat wa saxan tahay

  • @halimamohamedibrahim6502
    @halimamohamedibrahim6502 Před měsícem +5

    Bendod wye mxay u qosle😅

  • @Ibros_ifka
    @Ibros_ifka Před měsícem +2

    Warya wax nuxur leh noken nagahan qoqan mexey thy taga kudheh habrahan

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před měsícem +2

    Indho Adeg Cafis ayay utimaday markaz ayay ladagalamayza naagtan indha Xiran hala garaco Walbo Sificn

  • @issackSalah-xh1bg
    @issackSalah-xh1bg Před měsícem +3

    Will iyo Gabar niyow 😊

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Před měsícem +3

    Waryaa kan waa beenale gabdhuhu wey qos layaan e dagaali maayan

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh Před měsícem +2

    Sorry sxb kan kuuma marin muqaal kalo runa la imow mida kale gabadha cafiska laga dalbanayo jiliin fcn mataqano qosolka iskuceli inad dhahde ehed ama qof ad adag kuso badasho😃intena istaagineba qosolkeda sii hor marsate marke isdaagdayne kabasiidaran tan indha sharerka wadatane kamarono qofki wax fahmayo indheheda ka firsho side uqosleso damanka bananka ka imanayan😃😃😃

  • @yasminshariff3204
    @yasminshariff3204 Před měsícem +1

    Waxan wa film.....

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před měsícem +2

    Si wanagsan uma hadlayso ayado Cafis dalbanayso haday si naxarisleh u hadli lahayd mesha dagal Kama dhici Lahayn

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 9 dny

    Naciimo wayba qoslee

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 Před 28 dny +1

    Kan dagaal ma ahan ee ciyaar dadban

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před měsícem +2

    Marki hore maxa inaad kafirzato ayay ahyid

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 Před měsícem +1

    gawadhan qalat malahan

  • @shaqalecabdikariim9233

    Kan waa prank 😂😂😂

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 Před měsícem +2

    Dad hashiisah kaamirada horkeen oomidwalbogaar uwarayso

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 Před 9 dny

    Waabay isla saxan tahay intay dadka nacasnimo ula tagtay ayay hadana soo indho cadahay. Nagatag nayaa 😂😂😂

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Před měsícem +1

    Qusul dagaal ah beenaale