Hafsa Queen Oo Sheegtay Ineysan Jeclanin Abdihafiid balse Tiktok isku Kala Kacsanayen

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok videos
    ●tik tok shactiro
    ●tik tok funny
    ●Tik tok challenge
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

Komentáře • 14

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před 2 měsíci +2

    Subhanlaah

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 2 měsíci

    Subxaanallah ma gacantay ku haysataa ilmo qurxoon

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 2 měsíci

    Hafsa habo wiilka lacagtisa u cayli ❤👍

  • @najma8198
    @najma8198 Před 2 měsíci +1

    Qoftan mudu la bashaalay wuu ka tagay marki arga tahay inu ka tagi rabo ee oga tahaya ee is tiri itu ku keenin keen dumarka marka maseerin waxa kasto ka filo

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 2 měsíci +1

    Lacagta ka guranaysay

  • @MaxamuudAweys-yf7tc
    @MaxamuudAweys-yf7tc Před 2 měsíci

    Comant ku dhiigle waa dhib banana yahay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 měsíci +1

    oo ninki somali bantu la moodayaay ma majeerten buu noqday yaaab badana horta daroodki beryahan gabdhaha ceebaystaan maxaa ka siyaa naagow iska ilaliya daroodka weliba hartiga iska ilalaiyaa hadii kale m meeshan kaa ooya salamaad

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 Před 2 měsíci

      Qabiil meesha ma yaal wiilka iyo gabadha markaan fiirshay gabadhaa gardaran wiilka jacel beena ayaa lala jilay lacag weyka qaadatay af xumo wey ugu dartay dhinac baa tihiin nabaigiisana wuu ka soo bixi doontaa

    • @lulali6059
      @lulali6059 Před 2 měsíci

      @@daganabdulahi7588 sax qabiil meesha ma yaalo, hafza queen ugu taraan 10 sano waa ay ku dhex jirtey social media, meeqo nin ayey baraha bulshada ku dhex jirtey, miskiin kaan ayey hadana lacagta ka dhex aragtey. Ar qoyanaa qoyan easy ma ahan🤣🤣🤣.

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 2 měsíci

    Can you believe that, she said this lady is 23 years old🤣🤣🤣. That’s crazy , how many years ayey xiriir ku dhex jirtey, labo nin ayey kala soo tageen, waa gabar nimanka isku soo sawirto. Cankaas dimbisha ugu taalo waa ay ku sameeysatey 30 sano iyo above ayey jirtaa markaaseey leedahay 23 sano ayaa jiraa.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 2 měsíci

    waa cunsuuriyad naagtan.

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 2 měsíci

    Way khiyaamaysay