Nin Xabaasha Lagala soo Hadlay || Abwaan Jiheeye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 04. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 28

  • @user-xd4nb8iq7z
    @user-xd4nb8iq7z Před měsícem

    Mansha allah ❤❤❤

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před 3 měsíci

    ManshaAllah aad iyo aad I Mahadsanid tahay abwaankow

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 3 měsíci

    Waa Sheeko Dheer!
    O’Isweydiileh Maanta!

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 3 měsíci

    Mansha allah

  • @cabdiraxmanmuxumed8696
    @cabdiraxmanmuxumed8696 Před 3 měsíci

    Mnsha allh

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl Před 3 měsíci +2

    Geesi dalka wuu haystaa lakin baarlamaan ma leh waa ooyaaye iyo laabsaalax kaahin iyo c.mareexaan waa astaanta wasiirada rag jilicsan maaha

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 Před 3 měsíci

    Abwaanka wan salamayaa salaan sare

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 3 měsíci

    Maya Maya maya

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 3 měsíci +1

    Abwaanki ❤

  • @user-rm8vu8lt2w
    @user-rm8vu8lt2w Před 3 měsíci

    Kani. Waaa abwaaan

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Před 3 měsíci

    Ax yaa Wadani ❤

  • @rashiidaden9117
    @rashiidaden9117 Před 3 měsíci

    In aan TV faqasha dhagayto madoonay lakiin erayada aan ku diirsanayo ee abwaanka ayaa isoo jiitay, anigoo ah muwaadin wadanka dibadiisa joogana, waxaan malaynayaa erayadaasu waa kuwo sidee kale maankayga mushaaxayay.

  • @cabdiraxmanmuxumed8696
    @cabdiraxmanmuxumed8696 Před 3 měsíci

    ❤❤

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Před 3 měsíci

    Dadka dhintay duco ayey mudan yihin
    Wax kale inagama mudna
    Ta kale inta la nool yahay qabyo dhamaan mayso dowlad kasto timada
    Lkn Nabadda la haysto wax lo dhiga ma jirto Alxamdulillah
    Yaan laga badbadin
    Nabadd la’an nololi ma jirto

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 Před 3 měsíci

    Abwaan jiheeye

  • @Bn99757
    @Bn99757 Před měsícem

    Waxan Aad gabadha yaryar uga sheekeysan uma muuqdaan oo hawiye iyo daarood ayay wada guursadaan marka iska hadal sxb

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Před 3 měsíci

    abwan ismacil jaheye wad mahadsantahay shacabka somalilaand ayay kusocota & hogonka manta joga ee dadka wixi kadhaxeyay si an danta somalilaand kujirin uwada ee shacabki walalaha ahha isku diray
    musaw dhib intad nogaysatay aya
    nogu filan dhaq dhaqaqa ad wadi ee malatari ceb moye & maxabis ad qabsato oo ad isku sawirtid ee
    kada hagar damada ad somalilaand ad kuwadid
    musaw rer sol wa shacabki somalilaand ee cadaw maha
    wax laga baqsan karayo oo siyasad lagu xalin karo xuman
    haku xalin

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 3 měsíci

    Waxba ma laha Somaliland sharci ah oo lagu illaaliyo muwaadin iyo Aninebitoona. Ee Illaahay ha u naxariisto in noo shihiiday.

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5y Před měsícem

    Maya wax uu dooriya ma hayaan oodegteedar juudaan baa xukumaoo kala irdheeyey

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Před 3 měsíci

    May may maya maya sorry😢

  • @khadarhasan2911
    @khadarhasan2911 Před 3 měsíci

    Kadaa dumarku manoqonayaan madaxweyne'eh.

  • @oamaer
    @oamaer Před 3 měsíci

    Waan ka xumahay, laakiin dhammaan su’aalihii marxuumka ka yimi waxa lagaga jawaabay wa maya...VIVA Somaliweyn...

    • @Abdulkga
      @Abdulkga Před 3 měsíci

      Viva Somaliweyn macneheedu umala doox iyo mar kale ha lays dilo sow maaha? Dagaal sokeeye iyo in mar kale la kala qaxo sow maaha? In Xamar dhiigu qolqulo oo lays qasho maaha? Sxb arin kale oo macquul ma haysaa? Mise wixii hore loogu jabay dib ha loo walaaqdo ayaad ku talisay?

    • @Abdulkga
      @Abdulkga Před 3 měsíci

      😢

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 Před 3 měsíci

      ​@@Abdulkgadagaal ooge ayaa dalka haysta haduu doorasho ku tagi waayo qasab ayuu ku tagayaa

    • @Abdulkga
      @Abdulkga Před 3 měsíci

      @@suldaanhalabuur4662 Laba dagaal ooge ayaa jira e ha kala reebin. Muse iyo Cirro waa laba denbiile oo xabsi ku haboon in lagu rido inta nolooshooda ka hadhay. Doorasho way dhacaysa, xalka keliya ee reer Somaliland dagaal sokeeye iyo burbur ka badabaadin karaa, waa Faisal oo loo cumaamado 2024. Labadaa nin Illahay umadda ha dhaafiyo - Aamiin!

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 Před 3 měsíci

      @@Abdulkga faysal madaxwayne uma qalmo ciro ha la tijaabiya laba Sano haduu wadi kari waayo sidii tuur ha laga qaado

  • @dubadalimohamed7022
    @dubadalimohamed7022 Před 3 měsíci

    Dacwad furan:- Anigoo kuhadlayo afka waalidiintii dhaley dhalinyaradii BEEBEESHEYADA loo dhiibey ee Taangiga wuu gubaa ay ku yiraahdeen masuuliyiintii SNM ayagoo kaashanayo odayaasha Dhaqanka, Culima'da iyo waxgaradka REER SHEIK ISHAQ ee ku dhamaadey beentii loo sheegey darteed ayaan DACWAD kafureynaa soconeyso ilaa heer CAALAMI.
    FG: waxaan soo dhaweyneynaa cidkastoo hayso Tirada dhalinyaradaas iyo maclumaadyo kusaabsan arimahaas si gal dacwadeedkeenu u dhameys tirmo.