Daawo su,aalo qosol badan oo dadka islii ka yaabiyay | Anzal qordhere

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 03. 2020
  • please subscribe my channel

Komentáře • 194

  • @mohamedgubta638
    @mohamedgubta638 Před 2 lety +2

    Gabdhaha mid ban necbahay
    Wa mida ilahay ku casiday
    Wadlidkedana caasiday
    Intaa kaso hadhadhay
    Wan jeclhy love gabdhahena somali

  • @abdirahmanmohamud9082
    @abdirahmanmohamud9082 Před 4 lety +40

    Happy khalif waagu CZcams caan ka ahaa gabadhan way yareed oo CZcams ma isticmaali jirin.
    Keep going sister

  • @eldahiri6367
    @eldahiri6367 Před 4 lety +15

    Happy khaliif marku CZcams haystay inantan way yarayd dabcan 😂

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Před 4 lety +2

    Happy khaliif legent wado ka heshay

  • @Botan-rq6xo
    @Botan-rq6xo Před 2 lety

    Wow comedian Happy Khaliif

  • @mo.salahofficialpage.6370
    @mo.salahofficialpage.6370 Před 4 lety +11

    Legend happy khaliif.

  • @cabdiqanixusseen6903
    @cabdiqanixusseen6903 Před 4 lety +22

    ani waxaan ugu necbahay Gabdha kibirka badan xanta badan balaaya abuurka badan xanaqa badan wareega badan qeylada badan xinka badan xasidnimada badan
    waxaana ugu jeclahay Gabar imaqasho oo idaacda salatul layl ila tukato Alla kacabsiga i amarta Quranka aan isla akhrisano ii furfuran ii faraxsan marwalba ii dhoolacadeyso ila kaftanta

  • @shimaaliabdirahmaan6383
    @shimaaliabdirahmaan6383 Před 4 lety +1

    Masha allah hambalyo gavadhu wllo wey xijaaban tahay
    Masha alah

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 Před 2 lety +1

    My best friend Happy Khalif in U.S.A this lady even she doesn’t know the legend Happy Khalif our comedian👈

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Před 4 lety

    In aan mar tago islii in sha allaahu

  • @mohamedabdullahi3006
    @mohamedabdullahi3006 Před 4 lety +10

    Legend Happy khaliif markan kor kaso arkey ayaan soo galey.

    • @tjgaming2.0
      @tjgaming2.0 Před 4 lety +1

      Same here bro, happy khaliif sawirkisa ayaa iikeenay videoga😀

  • @absameosman9113
    @absameosman9113 Před 4 lety +3

    ManshaAllah mr. Dagjar ayan laqawa wayo aniga dofitan kumaheysto

  • @hididiilochanel9856
    @hididiilochanel9856 Před 4 lety +1

    Happy khaliif ma Kenya ayuu joogaa

  • @soomaalnews8234
    @soomaalnews8234 Před 4 lety +3

    Happy Khaliif igu salaan sxb 😍😍😍😍😍

  • @alimohamed9960
    @alimohamed9960 Před 4 lety +3

    The legend happy qaliif

  • @yasinqordhere8272
    @yasinqordhere8272 Před 4 lety

    Hore u soco wl shrf

  • @abdullahimohamed1966
    @abdullahimohamed1966 Před 4 lety +2

    Legend happy khaliif🏋️🏋️🏋️💪

  • @mohamedsaidkeynan9321
    @mohamedsaidkeynan9321 Před 4 lety +4

    HappY qaliiF nin aa tageerO

  • @mascuudtahliil2972
    @mascuudtahliil2972 Před 4 lety +6

    Legend happy qalif

  • @AkMedia9907
    @AkMedia9907 Před 4 lety

    Cabdiqani
    Hhhh
    Wad
    igaqulidey
    Wallhi
    Goood

  • @cawaalesaciidxalane5684
    @cawaalesaciidxalane5684 Před 4 lety +1

    Anigu wlhi gabar aan soomali aheyn ayaan ugu nebcahay.

  • @deeqocabdi7696
    @deeqocabdi7696 Před 4 lety +1

    Masha alha abayo waxan ka imaday shacir show

  • @marwaanmohamed4934
    @marwaanmohamed4934 Před 4 lety +3

    Legend happy khaliif

  • @abdikafibashor4332
    @abdikafibashor4332 Před 4 lety +2

    Nin wyn Happy khalif ku amizanhy wllhi

  • @abdirahmanhassan355
    @abdirahmanhassan355 Před 4 lety +6

    legend happy khalif back to nairobi miya war walaalyaalo meel iigu sheego ninkaas fans uahay in lakulmo aan jeclaan lahay runti

  • @abdirahmanmohamed7317
    @abdirahmanmohamed7317 Před 4 lety +1

    Legend happy khalif🐐🤝

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial Před rokem +1

    Gabar aad shukaan sato gabar tee ugu neceb tahay
    Inaad dhood tid iyo inad wax jeclaatid tee jeceshahay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 4 lety

    waa mid nolasha ka dhacay oo ilaahay ku furtay

  • @cilmidoon539
    @cilmidoon539 Před 4 lety +1

    Happy khaliif legend

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 Před 4 lety +3

    One and only comedian happy khaliif😍❤️

  • @mustafabdi6418
    @mustafabdi6418 Před 4 lety +1

    Happy khaliig legend

  • @mushticabdi4999
    @mushticabdi4999 Před 4 lety

    Hormar wcn

  • @yaallah2558
    @yaallah2558 Před 4 lety

    Timihiibaa ugu baxay sxb Happy Khaliif soo noqo adoo nabada

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 Před 3 lety

    happy khaliif nin culus ayaa ku jira ANZAL happy weli inaysan arkin ayaa laga yabaa

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 Před 4 lety +6

    Happy Khalif Garan Meysaba Xabadani Kulahaa MiyA Lagu Soo Tarxiley😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedali3718
    @maxamedali3718 Před 3 lety +1

    Happy khaliif dartiisa u so galey

  • @vaadlimited4222
    @vaadlimited4222 Před 4 lety +13

    Happy Khalif big man waye walhi lkn waxa larabay in ad see fcn uso dawayso

  • @skimomo5978
    @skimomo5978 Před 4 lety +7

    Legend save waa xaldyda uu tgn yhy happy khaliif in the buildin😂

  • @mahiirshariff3810
    @mahiirshariff3810 Před 4 lety +26

    Legend happy Khalif ayadoo taqano ayee hadane indhaha istirtay dadka kuwa nocasaa ugu necbahye aniga👎🤨

    • @abshirabdilaahi8245
      @abshirabdilaahi8245 Před 4 lety +1

      Happy khalif famous waaye lkn yartu wax baa ka qaldan 🤣🤣🤣🙋‍♂️waxa aay ila tahay in aay qalbi qalbi tahay 😅😅😅✌

    • @abuukarxaamud8501
      @abuukarxaamud8501 Před 3 lety

      Waxba ka ma qaldana gabadha ee waxa qasaba qof ka barnamajika ka qeyb qadana in magaciisa la weydiiyo xitaa hadu caan yhy sabbto ah waxa jira dad an dad ka magac ahan u wada aqoonin

  • @mushticabdi4999
    @mushticabdi4999 Před 4 lety

    M.a horay usoco wlshy mcn

  • @mukhtarahmed5450
    @mukhtarahmed5450 Před 4 lety

    Card iisoo what meaning plz

  • @manafrombeydhabo5817
    @manafrombeydhabo5817 Před 4 lety +2

    Legend of happy

  • @kafiyomaxamud4819
    @kafiyomaxamud4819 Před 4 lety +2

    Happy khaliif youtube ka yaakusoo celsho uxiisnay wlh

  • @abukaribrahim5590
    @abukaribrahim5590 Před 4 lety

    Anzaley walal iwrn big missment sxbeeey saan mxaa malmahn

  • @sadiyodahirjimale9123
    @sadiyodahirjimale9123 Před 4 lety

    Subxan alaah kaar jecela

  • @HassanHassan-tk5dm
    @HassanHassan-tk5dm Před 4 lety

    Asc dhamantina waan idin salamay
    Ee wxa wax kadhihi laha dadka leh hapy Khaliif mataqano miya
    Happy Khaliif dadka kama duwano ee gawadha shaqadeyda faraha kala baxa
    Qof walpo ma ahan in aad magacisa uu caanka ku yahay in ladhaho marka Wa ay saxsantahay gawadha ee halahasaa ugu baxay 🙏🏿💯

  • @bashirbasports9808
    @bashirbasports9808 Před 4 lety +2

    I can see happy khalif

  • @khadiijaapdi5598
    @khadiijaapdi5598 Před 4 lety +2

    Saax waye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mansh allh👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dw4tm9jz2x
    @user-dw4tm9jz2x Před 4 lety +3

    Happy khalif

  • @marwaanmohamed4934
    @marwaanmohamed4934 Před 4 lety +2

    Waxaanba layaabeh mataqaan gabadhan happy khalif

  • @mc-wn6ij
    @mc-wn6ij Před 4 lety

    Farxaan khaliif

  • @cabdulahirooble7390
    @cabdulahirooble7390 Před 3 lety

    Happy khalif nin weyne

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 Před 4 lety +2

    Legend Happy Khaliif Ma GaraneysoMiyaa Gbdhu ?

  • @awkombe123awkombe4
    @awkombe123awkombe4 Před 4 lety

    Reer somali dhoof maxa maskaxda ka geliyay markay dhoofana maxay udhahan qurbaha Africa ayaa ka fiican reer kenya wadani dhoof maba rabaan ufiirso kalsoni mashaa allaah thanks

  • @shimaaliabdirahmaan6383
    @shimaaliabdirahmaan6383 Před 4 lety +1

    Hapy khaliif
    halyeey
    Baa kaaley mataqaannid miyaa
    Hapy khaliif

  • @dhawiicade4660
    @dhawiicade4660 Před 4 lety +8

    Naag Happy Khaliif kaseyn maa warye inooga dhigten yaap padnaa😂😂

  • @aamiinalihassan1675
    @aamiinalihassan1675 Před 4 lety

    maashallh

  • @yasmineomar9271
    @yasmineomar9271 Před 4 lety

    Happy Khalifa big boss

  • @sagalhussein2691
    @sagalhussein2691 Před 4 lety +3

    Yellow shirt wa geesi❤️♨️♨️♨️♨️🔥👆

  • @Wanagboys
    @Wanagboys Před 4 lety +2

    Reer Nairobi kaar lagu shubto way ka qeyliyeen ragii dumar ciyaarta dhaafa

  • @saleemaanmuslim4503
    @saleemaanmuslim4503 Před 4 lety +1

    2 su aalod baad Ilamaanta marawaxadinaysa su aalaha badi bilaahicalaykum

  • @abdillahimahamedmuhumed8543

    Ninka yiri gabdh aan shukaansado waxaan ugu necebahay gabdhaha mida is caddaysa, isagoo timaha soo madoobaystay hada.

  • @awkombe123awkombe4
    @awkombe123awkombe4 Před 4 lety

    Gabadhan happy qaliif maba taqan sidan filayo

  • @maankee313
    @maankee313 Před 4 lety +1

    Wooow macalin happy khaliif

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 Před 4 lety

    Axmed yare walagu hayaa

  • @abdiktube2331
    @abdiktube2331 Před 4 lety

    Aniga waxaan ahay takerahaka anzal

  • @zakarieabdiahmed6872
    @zakarieabdiahmed6872 Před 3 lety +1

    Hadeysan garaneny happy khaliif maxee sawirkiiza cover ka usoo saaratay

  • @maanka8907
    @maanka8907 Před 4 lety +2

    wee Taqaan happy khaliif sbbto ah thumbnail mesosaren dhigeen asiga hadee aqoon

  • @faadumoabdi7785
    @faadumoabdi7785 Před 4 lety +1

    hhh midka sheegay nag gaban ma jecli asigaba ma dheree muxu nacaa maxusa jecladaa

  • @shaficiabdulahiadenbaduuga6754

    Happy Khaliif Legend

  • @user-cr3sy2jj5i
    @user-cr3sy2jj5i Před 2 lety

    Qosol

  • @najuumaahmed5104
    @najuumaahmed5104 Před 4 lety

    Hablaha iskiii card isoo dir miyay ku dheereeyaaaan mise ragaaa bac ka qaba uuun

  • @sniperboy7644
    @sniperboy7644 Před 4 lety

    Happy Khalif

  • @macsaro1524
    @macsaro1524 Před 4 lety

    hapi khaliif

  • @MadarJama-yd5pn
    @MadarJama-yd5pn Před 4 lety +2

    Oday gaalkacyo Mozambique baan wada joognay 2003 ilaa 2006

  • @hassanaden2151
    @hassanaden2151 Před 4 lety +2

    Dhib ayuu kuhaya air time dhalinyarada islii

  • @baaricaliright7281
    @baaricaliright7281 Před 4 lety

    👍👍🎤

  • @osmanabdi6808
    @osmanabdi6808 Před 4 lety +1

    Xabada she is trying to ignore happy khalif but that doesn't let him down #you have to acknowledge how popular comedian he is

  • @mohamedabdirazak3129
    @mohamedabdirazak3129 Před 4 lety +2

    Yartu happy garan mayso miyaa

  • @mc-wn6ij
    @mc-wn6ij Před 4 lety

    1;27wllhi waa nin runta kahadlay
    :

  • @sharmaali1
    @sharmaali1 Před 2 lety

    Happy khaliif dartiisa usoo galay iyadana mataqano teeda kale waan qoslay markay tidhi dhoof iyo jaceeyl kee qaadan lahayd inuu reer Minneapolis yahay maba oga miyaa kkkkkk hadana malagu soo tarxiilay kulaha my legend business man waaye tarxiil iyo happy kala fog

  • @shaakir4395
    @shaakir4395 Před 4 lety +1

    Ar tan maba taqano ninka canka dhan mr happy qalif

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 Před 3 lety

    Asaga miyaa dheer

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 4 lety

    kuwa islii jooga maxaa kuli nolasha ka riday qaab male

  • @queensabriinaa3780
    @queensabriinaa3780 Před 4 lety

    Mmmmmmm

  • @sharmaboytv4646
    @sharmaboytv4646 Před 4 lety +1

    Hhh

  • @nooralas6636
    @nooralas6636 Před 4 lety

    Gabdhihii kaarka waaa lagu fahmay nashqada habadaleen system kale hala yimaadeen

  • @mustafnuurcali722
    @mustafnuurcali722 Před 4 lety

    Waa runtii

  • @saygafitness6940
    @saygafitness6940 Před 4 lety +12

    Qoftaan happy khaliif aqoon uma lahan miyaa
    Sry huno
    Happy khaliif big legend

    • @zahraabdi4833
      @zahraabdi4833 Před 4 lety +2

      Ha wlhi Aniga xita mrka arkey wa yabey happy qalif inta Nairobi jogey ma ogen 🤣🤣🤣

  • @beganehliverpoolpakay3681

    Merci,bb,,,,je t'aime

  • @abdirahman322
    @abdirahman322 Před 4 lety +1

    Happy qalif wlhy wantagera wwwww

  • @samiraabiikar8461
    @samiraabiikar8461 Před 4 lety

    Happy khalif kkkkkkk

  • @commentdiyaarsan3141
    @commentdiyaarsan3141 Před 4 lety

    Tan hda my social media isticmashy😂😂😂😂😂😂

  • @nima3696
    @nima3696 Před 4 lety

    Waar kar u washeen raagi waar nadaya wa side ..niin aan lacag bixin niin maaxa

  • @abdishukriragow8752
    @abdishukriragow8752 Před 4 lety

    Midaaa ila marqaanta kulaha

  • @sufijynibrahim6001
    @sufijynibrahim6001 Před 4 lety +1

    Qayo

  • @dekomaalin283
    @dekomaalin283 Před rokem +1

    Happy

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 Před 3 lety +1

    Lol happy khalif waaba nin caan ah ee see ugaran weysay

  • @muusexuseen7991
    @muusexuseen7991 Před 4 lety

    Wasas

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo Před 4 lety +1

    War yartan baaba shidan waa dadkaygii iyada qudheeda