Sidee ku bilaabi kartaa akhriska 📖.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 01. 2023

Komentáře • 208

  • @CadnaanPipi
    @CadnaanPipi Před rokem +5

    Mash alh walhi dhaqan kaaga wangsn
    Sida qurux da badan aad u gudbineyso. Bararujinta nafta
    Alle haku sharfo 🎉❤❤❤ahanteyda wan ka helay

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 Před rokem +24

    Quraanka ayaa ka khayr iyo ajarbadan wll boogska akhri lkn quraanka ayaa ka horeeya wll suhour

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 Před rokem +3

      Isku wad quraanka maalinwalba akhri , buugtaadana akhri

    • @abdirizakjama8514
      @abdirizakjama8514 Před rokem

      @@aslidhaladali2573 mahadsanid wll qali👍

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Před rokem

      Qur,anku waa cibado wana ku wajib qofkasto muslim ah intu ka awodo inu aqriyo maxa luqad labaranayo ula simaysa

  • @sunsusguhaad-cq1ou
    @sunsusguhaad-cq1ou Před rokem +5

    Masha alaaah daganasha aad wax u sharxeyso iyo mowducaba wad ku mahadsantahay❤️✅

  • @safahomer.
    @safahomer. Před rokem +48

    I feel good whenever she posts something wlhie😭🫶🫶

    • @Fatma12120
      @Fatma12120 Před rokem +4

      Even me wlhi she is so cute and talented msha allaaaah ♥️

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +4

      💛🥰 MUCH LOVE💛🫶🏾

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 Před rokem

      @@zuhours ma ijawabtid plz

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 Před rokem

      @@zuhours jamacada dhigata waa tee k I u miya wll

    • @sucaaddayaxweearar
      @sucaaddayaxweearar Před rokem

      Zuhour wll maasha alaah aad baan kuu jeclahay waxaan daawadaa muuladaada hadda waxaan imi kampala inaad joogtid ayaan filayaa qaali numberkaaga ii soo qor waxaan doonayaa inaan kula kulmo.

  • @abdihananjama8614
    @abdihananjama8614 Před rokem +5

    Well Said Zuhour! The Habit of reading changed my life "entirely". Appreciate that Mentor Zuhour. Long time no see, nice to see you again!

  • @aishashaur2367
    @aishashaur2367 Před rokem +6

    Mahadsanid abyo wlhi waan kudhibanaa aqriska jamacad ayan dhigtaa sanad kobad ayan ahy waan kuwareray wlhi shukran qaliyee❤️👸💉

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Adaa mudan love💛🫶🏾

  • @marwaanofficial4690
    @marwaanofficial4690 Před rokem +2

    Zahour I'm interesting to your motivation جزا كالله خير

  • @abdirahmansead7511
    @abdirahmansead7511 Před rokem +2

    Wllo waad Naga caajistay eee noosobadi video dhiirigalin ta ah ama wax tarka leh adoo mahad San sidii aan ugu sooneeray CZcams waxbadn ayaan ka faaaiday run ahaantiii ❤❤❤🎉

  • @dinaarcumar9314
    @dinaarcumar9314 Před rokem +1

    That is good idea
    Beautiful

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 Před rokem +3

    I totally agree with you. Your reading builds up your mentality and way of thinking. Thank you sister; job welldone

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      You are so welcome💛🫶🏾

  • @Gymmotivations230
    @Gymmotivations230 Před rokem +1

    You Deserve Millions Subscribers

  • @nurdinyare8140
    @nurdinyare8140 Před rokem

    MashaAllah ad ayad u qurux badantxy ...qofki taladadha wax ku barani wayo wax dambe ma barani dhono

  • @lifeisThink2
    @lifeisThink2 Před rokem +4

    Easy life 😭 is not easy 😊
    Qruxeyy thanks for sharing informative videos🤗

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +2

      My pleasure 😊🫶🏾

  • @ridwantahir
    @ridwantahir Před rokem +9

    Wax iga aqris necba malhn ila aad ilahey itusay vedio yadada .. ALHAMDULILAH hada ani iyo aqris Saxib bn nahay .. God bless you dear 🌺💐

  • @ZalmaDeeq-ui2rq
    @ZalmaDeeq-ui2rq Před rokem +1

    Zaaid ayan ujeclhy inaa wax aqriyo❤📖❤

  • @user-bh7cw2se6x
    @user-bh7cw2se6x Před rokem

    Thank you so much xappti walahi waan note gareystay qodobada dhamaan Allah haku xifdiyo abyo insha allah wan sameynaa galabta bilaabaa akhris adigana iso ducey wax badan baan kaa faaideystay nolal farxad badan igu noolaw❤ ❤❤

  • @ayaneayane6521
    @ayaneayane6521 Před rokem +1

    Maansha Allah ❤❤

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Před rokem +2

    allah ma suurayn krtid muqalkga mrkan san ufrxy baayo mcn allah ku xafido akhrisku waa hubkyga mrwalba

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      Awww 🥰 Ameeen. Adina Allah haku xafido dear.💛🫶🏾 much love

  • @mohamedsaidahmed9575
    @mohamedsaidahmed9575 Před rokem +1

    Thanks you for this advice realy it's helpful it is really useful for me and love it thanks جزاك الله خيرا كثيرا

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +2

      Glad it was helpful! 💛🫶🏾

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 Před rokem +4

    Love your videos , I appreciate the effort you're putting in .

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      So nice of you💛😊🫶🏾

  • @queenlanzonia8038
    @queenlanzonia8038 Před rokem +3

    U are of my role model hony

  • @hallaabdirahman4254
    @hallaabdirahman4254 Před rokem +1

    Thanks good Idea

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 Před rokem +2

    You posted useful videos keep going

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Thank you.💛🫶🏾

  • @shaakirabdullahi389
    @shaakirabdullahi389 Před rokem +1

    Masha Allah God bless you 🙏🙏

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      God bless you too💛🫶🏾

  • @aliabdilaahi9325
    @aliabdilaahi9325 Před rokem +1

    Way wanaagsan tahay inaad wax kororsato lakin midbaa jirta dadka badan kooduna ma'ga inaad akhrido buugaag badan oo philosoghy ah ama buugaag badan oo ay qoreen saynis yahano, anigu ma aaminsanitaa bugag badan wan akhriyay lkn xaqiiqda ayaan ogaday kaliya waxay ubadan yihin buugaag badan waxanan ogaday kitaab uuqoray ibnutaymiya xataa bugagtan imika laqoray qarniyadii danbe waxbadan bay kasoqatan markaa waxa jira buugagbadan oo ay qoreen culimo waa wayn haday tahay ganacsi, dhaqale iyo haday tahayba cilmi nafsi iyo xadaradba markaa wakhti hayska ga lumin kaliya bugag libareri yaal ee dooro kuwo ku anfaca korna uqadaya xirfadaada shaqo ama ugu yaran laxidhiidha skill ka aad ledahay had tahay ganacsade/te akhri waxbadan ookusab san gacsiga,ogalkaagana xooji lkn waxwalba hayska akhriyin , akhris qur'aan kaa kugu filan lanaog yahay in uu horu mariyo korida maskaxda ee go your own way

  • @selenahala8857
    @selenahala8857 Před 11 měsíci +1

    I loved her ❤

  • @caraye379
    @caraye379 Před rokem

    Mash allah❤

  • @Faiz-lh6jv
    @Faiz-lh6jv Před rokem +1

    Mash allah

  • @sareedoahmed2642
    @sareedoahmed2642 Před rokem +4

    Zuhour wll su'aalshayda iiga soo jawaab inshaAllh
    Waxaan wll ku waydiiyey sideed ku baratay luuqada englishka
    Vedio xiga kan iigaga soo jawaab
    Wll waad mahadsanthy.

  • @motech2022
    @motech2022 Před rokem

    best advice

  • @najmakaysemuuse
    @najmakaysemuuse Před rokem +4

    Wll sidee kugu fududatay inad barto Luqad englishka

  • @kalitismail1237
    @kalitismail1237 Před rokem +2

    Waxaad noo sheegtay wax aad u qiimo oo ah akhris , waanad na waanisey waano aad u qiimo badan . Qodobka udanbeeyana waa hadal culus waana runtaa . U are good inside and outside sister. Thanks alot

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      You’re so welcome 💛🫶🏾

  • @mustaphekaraama6206
    @mustaphekaraama6206 Před rokem +1

    lama koobi karo waayo aragnimada mudo dheer igu qaadan lahayd oo aan adiga kaa helay shukran

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 Před rokem +1

    Thank you so much really 🧠☺❤🤩

  • @nashadmoha1255
    @nashadmoha1255 Před rokem +1

    Thanks my abyoh I feel happy when I see your videos ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      So nice of you💛🫶🏾

  • @abshireenka4972
    @abshireenka4972 Před rokem +4

    Respect kuu hayaa wlhi wlsha ___kugu xirnaan donaa i.a ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Thank you huuno💛🫶🏾

  • @abdulahiawilabdisalam1399

    MSHA ALLAH

  • @hamzaahamad1657
    @hamzaahamad1657 Před rokem +1

    woow mashallah walalle runti waxad ka hadashay nice topic aan uu xiiseyoo thanks sister💯

  • @faaidmaxamed317
    @faaidmaxamed317 Před rokem

    Well done... 🙌

  • @drciid1997
    @drciid1997 Před rokem +1

    Thank you keep going my dear sister

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Thank you too💛🫶🏾

  • @issajibriil1603
    @issajibriil1603 Před rokem

    Waan ku salaamey dear sister 😊 intee Kala so xariiri karaa 😊

  • @Hana_moha490
    @Hana_moha490 Před rokem

    Mahdsanid hno

  • @aliabdihussein4677
    @aliabdihussein4677 Před rokem +2

    Macalimadeyda mama xaliimo adbad umahadsantahay malmaha soo socda wan bilabidona
    Inkastoon marar badan iskudeyon hadana kameermeray

  • @khadradahir7762
    @khadradahir7762 Před rokem +1

    thankz sis, inbadan donyey inan ogado the easyest way i can start it❤

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      You are welcome 😊💛🫶🏾

  • @mohamedissack5037
    @mohamedissack5037 Před rokem +2

    Zu you can't believe they way i felt when your vedio popped out.....love you siz

  • @Amla8853
    @Amla8853 Před rokem +7

    Akhrisku waa balwada kaliya aan leeyahay lacagtaydii buugbaa qabta, quruxeey buug aad sodhigtay malindhawayd ayaan qaar kamida soo iibsatay, the happiness equation baan akhriyay runtii aadban uga faiday lagama shekayn karo thankz hno😘😘

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      You’re so welcome love.💛🫶🏾

  • @maxamedasad1050
    @maxamedasad1050 Před rokem

    Oky wllshy mahdsanid

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 Před rokem +2

    Akhrisku waa furaha aqoonta.

  • @sabariinhassan6127
    @sabariinhassan6127 Před rokem +2

    I am first one love you mcnto❤ vedio badan no soo dhig

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      I will love💛🫶🏾

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle Před rokem +3

    Maansha allaah ❤❤❤

  • @mahadahmed9669
    @mahadahmed9669 Před rokem

    masha allh wlshy allaha ku barakeeyo sida wax noogu faaidaysay

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Ameen. Ilaahay ha ina barakeeyo dhamaanteen💛

  • @king__mk
    @king__mk Před rokem

    The world belongs to those who read.❤

  • @samiira571
    @samiira571 Před rokem +1

    zuhur mahadsanid abaayo mowduucaan aad baa ugu helay 😍😍

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      Adaa mudan love💛🫶🏾

  • @dmpdoraleh
    @dmpdoraleh Před rokem +1

    salam aleikoum j'apprécie bcp tes vidéo

  • @dauusmediya2669
    @dauusmediya2669 Před rokem +1

    mashallha han balyo sida aduguqeb qadanesid hormarita nafta waxatahay dadka usobaxayo somali han balyo 💘

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Mahadsantahy walaalo💛🫶🏾

  • @Rag_dhaan
    @Rag_dhaan Před rokem +2

    Zohour hppti ilove your videos noso badi ado mahadzan👸🔥♥️👏

  • @sahamiye3951
    @sahamiye3951 Před rokem

    Nabad ahow wlloh

  • @saalimnaasir2851
    @saalimnaasir2851 Před rokem

    Mansha allah hambalyo wll👏👏👏

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 Před rokem +9

    "The world belongs to those who read"
    Rich_ Holland

  • @haniabdillahi7874
    @haniabdillahi7874 Před rokem +8

    Gacalooy suhuur waan ku sugayay ee muuqaalada lasoo dhakhso 🥺🔥

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Waan soo dadaalaya my love💛🫶🏾

  • @LaylaXirsi
    @LaylaXirsi Před rokem +1

    thank you macaney wax badan ayaa kaa faaiday

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      You’re welcome love💛🫶🏾

  • @sahamiye3951
    @sahamiye3951 Před rokem

    Muuqaallada noo soo badi wlloh

  • @abdijamac8862
    @abdijamac8862 Před rokem +4

    Macha llah , sister , you're an example. Keep going like this and encourage us. I want to ask u : what is you're motivation to move forward in the life ?

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +3

      Thank you brotha.
      My motivation to keep going is my mom and dad. Walaahi. 💛

  • @Ibrahim1somali4u
    @Ibrahim1somali4u Před rokem +2

    Muuqaal fiican

  • @mohamudsaleiman
    @mohamudsaleiman Před rokem +2

    zuhours sharaf iyo karamaan kuu hayaa wllo😘, noosoo badi vedio yada

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      Insha Allah huuno💛🫶🏾

  • @abdullahoidirisnur5415

    Am Understanding Well Olle Awer Teem And Awer Lady From UK 🇬🇧
    We Do Somthing To Help us find
    And Happy To Your Opinions
    To Help We"Me And You"
    Good to talk With you

  • @Nafisazalm
    @Nafisazalm Před 10 měsíci

    Mahsanid🥰

  • @fatimadahiir8291
    @fatimadahiir8291 Před rokem +1

    Inantan codkedu wuxu u eg yahy channel ildawo films qofka turjuma

  • @FartunAhmedAbdi-kf4mp

    Iove you sister

  • @samiiraahmed6393
    @samiiraahmed6393 Před rokem

    Maantan go aan sadey inan barto luuqada thanks wllo ❤taloyinkagaana waan raacaya❤wxn rajeynayaa si fudud inan ku barto😊

  • @abdiazizahmed7704
    @abdiazizahmed7704 Před rokem

    Masha allh mahdsanid wll

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Adaa mudan walaalo💛🫶🏾

  • @Sir_fathi
    @Sir_fathi Před rokem

    Aad baad u mahadsantey wllo🫵🙏

  • @asmaqurux00
    @asmaqurux00 Před rokem

    Horey usoco abayo mcn

  • @hanaomer6075
    @hanaomer6075 Před rokem +1

    Keep going sis ❤

  • @naimaah78
    @naimaah78 Před rokem +2

    zuhour wanu kuu xiisnay🥺👑👸🏽

  • @rizwanabuukar2247
    @rizwanabuukar2247 Před rokem

    Book aqri ayeey dahdey Lkn Quraan ha aqrinin kuma oran . Ani quraanka markan bilaabo wallhi ma dhameyo so thanks

  • @saadiqabasher2106
    @saadiqabasher2106 Před rokem

    Wllo inteen kalasoodgaa buugagta aan akhristo😊

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před rokem

    Thanks

  • @zuhaybcarro2020
    @zuhaybcarro2020 Před rokem +2

    The best

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Před rokem +4

    Wlhi waa wx fcn lkn ana mid ayn ku leyay week ugu yaraan 1 video aan ka helna maha baryo ee waa qasab 🤣🤣🤣🤣waa kaftan lkn really wn ku xisnay especial me imisa jeer ayn chanal kaga egay oon ku wayay plz wll 1 video waa codsi

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem +1

      😂😂😂 Amarkaaga! Waan soo dadaalaya.

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 Před rokem +3

    Wlhi last point aad adiga leedahy ayaaba si xoog ah ku taageersanhy, becuase ayaga inay ika qaatan bey iska jecel yihiin oo mid walba aan soo iibsado lkn ana waxaa dhahaa "buugagteyda waa hantida kaliya aan heesto ee iika leexda ilmo ama aan idiin soo iibiye hdaa kaheshan iiisheega 🙈 ileen meelaha kufalaaday oo calaamestay in la ika arko majecli.
    Thank you sister❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Haha! 😅 Inaan buug kusiiyo ayaan ka doorbidaya inaan ku amaanaysiyo. Dadka qaar kulama fahmayaan. 💛

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Před rokem

      ​@@zuhours😅😅😅

  • @nimoomer6290
    @nimoomer6290 Před rokem

    Aad bad u mahadsan tahay zuhour
    Marwalba oon daawado videoskaaga waxan darema faraxad🥰

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Aww. Ku faraxanahay inaan sida kaa maqlo. Mahadsantay love💛🫶🏾

  • @zinmarkabdulahi1964
    @zinmarkabdulahi1964 Před 11 měsíci

  • @shuceybhasan9230
    @shuceybhasan9230 Před rokem

    Girl i like your color masha allah 😍

  • @hudeeymahad3112
    @hudeeymahad3112 Před rokem

    That was perfect advice but to ask what books 📚 do you recommend to read?

  • @ayuopahmed5507
    @ayuopahmed5507 Před rokem +1

    Guulayso janogasho inoo soo badi muuqalada noocan ah.

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Insha Allah. Mahadsanid. Adina sidoo kale guulayso if iyo aakhiro.

  • @F13500
    @F13500 Před rokem

    Thank u dear ❤

  • @Kckcollection
    @Kckcollection Před rokem +2

    Sxpteydii 🥰🥰muuqaalkaaga markaa arkay waa usoo ordaaya 💋💋💋💋💋💋

  • @najmaabdirashid1210
    @najmaabdirashid1210 Před rokem +1

    Abaayo isku day inaad video yada soo badiso please

  • @MuniiramaxamedCarab
    @MuniiramaxamedCarab Před 22 dny

    😮

  • @hiboziyaad6122
    @hiboziyaad6122 Před rokem +1

    Codkagu igama baxo markan dhagaysto wlhi mshllh🥰❤

  • @NajuuPea-bv5xf
    @NajuuPea-bv5xf Před 11 měsíci

    Thank U siss❤😢

  • @anisamohamed2032
    @anisamohamed2032 Před rokem

    Wnka mahd celinaa abaayo ❤💯

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud Před rokem

    Wan jeclaan laha inad instramka igala hadasho wllo♥️😌👸

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Před 6 měsíci

    Plz 🙏 😢 iso duceya wax aqriska ka dhubanahy ina wax aqriyo 2019 igu danbesay wlhi mantana ine wax iga si yihiin aya moda guriga bugag we yalaan mana ado 💔😭

    • @faraxcali1236
      @faraxcali1236 Před 3 měsíci +1

      Quraan akhriska badi wad kusoo dhacaysaa akhriska moobilka isticmaal kiisana iska yaree

  • @rahmaosman5633
    @rahmaosman5633 Před rokem +2

    ❤🥰

  • @salmamohamed256
    @salmamohamed256 Před rokem +1

    Aniga buugan qabto wlhi isbuuc iguma gaaro lkn Englishka igu adag afsomali kuwa ku qoran ayn aqriyaa

  • @sulekhacabdirashiid1536

    I miss you sister 😢 way you long time go

  • @zuhaybcarro2020
    @zuhaybcarro2020 Před rokem +2

    Soo badi muuqaalada sister plz

    • @zuhours
      @zuhours  Před rokem

      Insha Allah waan soo dadaalayaa.

  • @abdrsskkllaaiittaamm1781

    Hdi ad donaysid inad akhriska baratid medicine baro