Suuqa ugu raqiisan nairobi gikomba

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 10. 2023

Komentáře • 245

  • @user-rs2bf6bd2m
    @user-rs2bf6bd2m Před 8 měsíci +18

    Maarax luga baasto africaan oo dhan isagaa ka qurxoon kana dhaqan fiican walle ninkale kuma doorsado❤

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Před 8 měsíci +66

    ALLAH IS ONE❤😢👆

    • @HamdaAbdirashidali
      @HamdaAbdirashidali Před 8 měsíci

      Ko ko bullet hello

    • @patoahmed5280
      @patoahmed5280 Před 8 měsíci

      😮😂​@@HamdaAbdirashidali😮❤😢😂😅😮😅😅😊😅❤😂❤😅🎉❤😂😅😂😂😮🎉😢😊😢😂❤😮😅😢🎉❤😢😂❤😊🎉🎉❤😮🎉😢❤😅😊😮🎉❤😊😢😂😊🎉❤😅😊🎉😂😮🎉❤😂❤😊😮😢😂😢😮❤😢😅❤😅😮😅❤😅😂😅😊😮❤😢😅😢😊😢😮😅❤🎉😢😅🎉😮😂😢😊😅❤🎉❤😊😢😂😅😊😢😅😢😢❤😢😂😅🎉❤😅😢😅😢🎉❤😢😅❤😮❤😢😮😂😮🎉😢🎉😅🎉❤❤😢😢😮😢😮😢😅😮🎉🎉❤😮🎉😢❤😢😅😮😅🎉😢😅😢😅🎉😅😮😢😊❤😅😮❤😂😢😊😢❤😅😊😢😅😅😢😮😊❤❤😅😢❤🎉😊❤😮❤😅😮😂❤😢😮😅😮😂😮🎉😮😮🎉❤😢😊🎉😅🎉😂😢😅🎉🎉😮😢🎉😮😊😮😢😅😂❤😂❤😢😅😂😅😂😢🎉😢😊😅😢😢😢😮🎉😅😮🎉🎉😅🎉🎉❤😂😢😊😢😢🎉😅😮🎉😮❤😮😅😮😂😊❤😮🎉❤😅🎉😂😢😅🎉😮❤😢😢😢😊😢😢😢😮😅😢🎉❤😢😢😢🎉❤😅😮😊😂❤😢😂😅😊😅😊😂❤😮❤😊🎉😂😅❤😢😢❤🎉❤😢😢😅🎉😂😊😅🎉😊😢😅😢🎉❤😊😮😅😢🎉❤❤😅😢❤😅❤🎉😢😢😊❤😢❤🎉😂😅🎉❤😮😊🎉❤😢🎉❤🎉😊😅😢❤😊😢❤❤🎉❤🎉❤😮🎉😊😮🎉😢😂❤❤❤😮😢❤😅😮😅🎉😂😢❤😅😢❤😢🎉❤😢🎉❤😅😢❤😂😂❤🎉😢😢🎉❤😢😅❤❤❤❤😢❤😢😂😊😢❤😊😢❤🎉😅🎉❤😊😅😂😢❤😊😮🎉❤😊😅😢😂😊🎉❤😢😮😊😮😢😅😊🎉😊❤😅😢😅😢😂🎉😅😢❤😮😢🎉❤😊🎉😮❤😮😅😅😢😮😂😊😮😅🎉🎉😊😂😊🎉😊❤🎉❤😂❤😅😢🎉😮❤😢😊😅😊😮😂😊😅😢😂❤😮😂❤🎉😮🎉❤😊🎉😢❤😢😅🎉❤😅🎉😅🎉😊😅😂😢🎉❤😅❤😮😊🎉😢😮😂😮😮🎉❤😢😅😂🎉😅❤😂😢😅😮😢😅🎉❤😮😂❤😅😢😂😢😊😮😅😢🎉❤😊😢❤🎉🎉😅😮😊😢😅🎉❤😅😂😢😢😂😅😅😂😢🎉😂😅❤🎉😢😊😢😂❤😂😮🎉😢😮🎉😂😮🎉😢❤🎉❤😅😂🎉😮😢😅❤😅❤😢😮😂😅😢😂😢😢❤😢😅😅🎉❤😮❤😢😂😊😅❤😮🎉😅🎉😅😢❤😅😮😅😢😂❤😅😊😢😂❤😢🎉😂😊😮😢😮❤😢😅😂😢😊😅❤😊😅❤😢❤😢😊😅😮❤😢😅😊❤😢😮❤😊🎉😢😅😢❤😅😢😢🎉😅😢😊🎉😂❤😂❤😢😊😅🎉😢😊😢😅😢🎉❤😊🎉❤😊😮😂🎉😮😢🎉😊🎉😢😊❤😊😂❤😅😢😅😮😂😢😂🎉❤😅❤😢❤🎉❤😮😢😮😅😊😢😊😅❤😮😂😅😊🎉😢😢😢🎉❤❤😢😊🎉😮🎉😅😮🎉😅🎉😢😢😮🎉❤😢😅😅😢😮😢😢😢😢🎉😢😮😂😢😅🎉😢😂❤😂😢🎉😮😢🎉😂😮😮❤😅❤😂😮🎉😅😂😮🎉😮😢😂😅❤😅😮😢😂🎉😊😮🎉❤🎉❤😢❤😅❤😢😊🎉😅🎉😂😢🎉😢🎉😅😮🎉😅😢😢😮😢😮🎉😊🎉😊🎉❤🎉😅😢🎉😅😢😂😊😅😮😅🎉😅🎉😅😊🎉😅😢😮😂😊😮😅🎉😢😮❤😢😅🎉😅😢🎉😢😂😢😂😅😮🎉😢😮😮😊😂😮😮😊😅😅❤😂😢😮🎉😢😂😅😢😂😅🎉❤😮😊😢❤😅😢😮🎉😮🎉😮😢🎉😂😢😂😢😅😮❤😂😂🎉😮😂❤❤🎉😊😢😢😅❤🎉❤❤😮😅❤😊😮😢🎉❤🎉🎉😂😮😢🎉😮❤😢😢😮😢😢😅😅😂😢😢🎉😅😢😢❤😮😊😢😂🎉😢😮😢😢😢😂😅😮😂😢 2:53 😢😢😢😢 2:56 😅😮😅😂❤🎉 2:54

    • @patoahmed5280
      @patoahmed5280 Před 8 měsíci

      @@HamdaAbdirashidali😅🎉😅😮😅😮😂😢😅😮🎉🎉😅😮😅😂❤🎉😂😢😮😂😢😅🎉😂😂🎉😅😮🎉😢😂😢😢🎉😮😢🎉😮😅😅😮❤😮😅❤😅😮😂😂😮🎉

    • @patoahmed5280
      @patoahmed5280 Před 8 měsíci

      😢🎉😅😢😅❤🎉😅😢😮❤😂😂😢😅🎉😂😢😢😢😢😢😮😂😢😢😮🎉😅🎉😂😂❤😢😅❤😂😢😅🎉❤😮😅😂🎉😢😅😮🎉😮🎉😢😮😮😮😅😅🎉😮😢😅😢🎉😮❤😂😅🎉😮😅🎉😢😢😢😮❤😮😂😮😢😢😅😢😢😊😅😅🎉❤😂😢😅😂😮❤🎉❤😮❤😅😢😅🎉😢😢🎉😢😂😂😢😢😮❤😂😮😢😢🎉😮❤😮😂😅😢😅🎉😂😢😢😂😢🎉😮🎉😅🎉😢😂❤😅😮🎉😢🎉😢😢😂😅😂😢❤😢😮😢😢😮😮😢🎉😅🎉😢😂😊😮😅😂😅😊😮🎉❤😢😊😮😅😂😊😮😊😊😮🎉😢😢😢😮😅😮😊😂😮😅😅😮🎉😢❤😮😢❤❤🎉😢😅😂❤😢😂❤😢😮😢😢😮😢❤😮😢😂❤😮😂❤😢😂😢❤😂😮😢😂😢😢😢😢😮😮😅😢😮😂🎉😢😢😢🎉😢❤❤😅😮😂😢😮😂😢😮😢😮😅🎉😅😂😮🎉❤🎉😢😂❤🎉😮😢🎉😂😢😮😅😢😅😢😅😢😢🎉🎉😢😮❤🎉😮🎉😢😢😅😢😢😂🎉😅😮🎉🎉😢😅😮😂❤😂😢😢😢❤🎉😢😮😢😅😊😢😢😮😅😂😢😢😢😢😢😮🎉😢😢😂😢😮😢😂😅😂😢😊😮🎉❤😢😢😮❤😅😂😢❤😢😂😢😢😢🎉😢😂❤😢

    • @user-vn2uf3ss8d
      @user-vn2uf3ss8d Před 8 měsíci

      😢

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Před 8 měsíci +18

    Dhakhtar ciyaalkii xaafada oo dhan buu hore kasoo watay 😂😂

  • @malyuun123james6
    @malyuun123james6 Před 4 měsíci +3

    Maasha allaaha wiilashena qurux War wadaňkaan eey jogan dadkiisa foolxuma uzun ale ku diin male😮😮😮

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 8 měsíci +12

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Před 8 měsíci +1

    Dhakhtar waad isa soo diyaarisay, yaah, ciyaalka xaafada o dhan baad usoo wadatay.😊😊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 8 měsíci +13

    Big legend always dhakhtarka another's levels the markets😍⚽️💯💯❤❤❤

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 Před 8 měsíci +5

    RIP Gikomba. Back in the days macamera kaliya a lagu gadi jiray hadana wax yaalo o fiican majiran subixi 5 ba lagu kala baxa waxi nacfi leh. Kaluunkana Omena ba la yirahda wa midka logu jecelyahay o Ugali da lagu cuno 😂😂

  • @filsanabdirahman5445
    @filsanabdirahman5445 Před 8 měsíci

    Amazing video wlhi my fav youtuber dhakhtar ❤️😊

  • @user-jv9te5sj4d
    @user-jv9te5sj4d Před 8 měsíci +3

    Wale geesi baa tahay hadaba halka cemra latagtay masha Alalh gesiyal batihin

  • @abdulahiyarisow53
    @abdulahiyarisow53 Před 4 měsíci +1

    Dhakhtar sxb ciidan tira bdn wadatay caafimadka wa taqana keep going 😂😂

  • @ashoshuebmuse3039
    @ashoshuebmuse3039 Před 8 měsíci +2

    One year ayaan joogaa dhagta unbaa ka maqlayay thanks dhaqtar

  • @CADXY
    @CADXY Před 8 měsíci +5

    Dhakhtar this is amazing ❤

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Před 8 měsíci +2

    Next Step Garissa see you there Buddy

  • @hafsaahmed6296
    @hafsaahmed6296 Před 5 měsíci

    Good content m.a keep doing bro

  • @xogsoornews8379
    @xogsoornews8379 Před 8 měsíci +9

    Dhakhtarow meesha miyaa laysku baadhaa waydinkan talaabada hoosta ka xadayee😂😂😂😂

  • @nabiilahmed6684
    @nabiilahmed6684 Před 8 měsíci +4

    Kikomba waa mesha ugu halista badhan Nairobi shaige hda laga gadhi aa isla hda lagadaca intaa konahaa lagu istagaa😂😊

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 8 měsíci +7

    🥺.🥺 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto halkan hadal kumasoo koobi karo ee igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex)
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před měsícem

    Waa hogya tugada malqa

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 Před 8 měsíci

    Ascww Dhaktaroow fadlan Abti telkeyga waa heysaa ee degdeg ila soo xiriir. Kaaga mobile keyga ayuu la lumay.

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 Před 8 měsíci +1

    My fv CZcamsr❤

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c Před 2 měsíci

    Keep going ✨️ 👌 👏 💓 👍

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Před 8 měsíci +1

    Dhakhtarr wll an jeclahay❤

  • @ummulkheirwarsame5974
    @ummulkheirwarsame5974 Před 8 měsíci +5

    Daqtarow next trip Northeastern imaaw😂❤

  • @abukaataamedia1270
    @abukaataamedia1270 Před 8 měsíci +3

    Wlhy kinaya waa cabsi cabsi subaxaana llaah😂😂

  • @aamiinmaahir8266
    @aamiinmaahir8266 Před 8 měsíci +4

    Falastiin alaw u gar gaar🤲🥺

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 Před 8 měsíci

    Best 👌 CZcamsR go forward 👏 👍 🙌

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 Před 5 měsíci

    Ça prouve que le peu Afrique sont des gens courageux même.. la misère je m’

  • @user-oz4xb3ez1d
    @user-oz4xb3ez1d Před 8 měsíci +1

    Keep going pro 👏❤

  • @sad_Hagio1
    @sad_Hagio1 Před 8 měsíci +1

    Waan ku salaamay 🎉

  • @Cryptocurrencyinfomer
    @Cryptocurrencyinfomer Před 8 měsíci +6

    ALLAHU AKBAR 🥰🤲❤️

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 Před 8 měsíci +1

    Mchallah tabarkalah mamo wan kusalmy❤

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 Před 8 měsíci

      Miishow ingaabi dhaha dee waa mia mooja waa hal hal dolare yaan laidin dhicin

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 Před 8 měsíci

    Ascww Abti, goormaad wadankii ku noqon?

  • @user-yt3wm9mf7i
    @user-yt3wm9mf7i Před 7 měsíci

    Reer badiye maha wa shan dollar

  • @cckhaan
    @cckhaan Před 8 měsíci +9

    Run ahaaantii waaa muqaaal aad uxiiso Badan muqaalku ❤

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před 8 měsíci

    Dhakhtar uu gacan adagayy kulahaa waa qaaaliyeee😂

  • @ZuhaybCazka
    @ZuhaybCazka Před 8 měsíci

    War sxp meeshu duli waaye akh

  • @majoogsade
    @majoogsade Před 8 měsíci +1

    M.a soobadi pro🎉🎉

  • @King_halista
    @King_halista Před 6 měsíci

    Legend xoolihisa ilaashanaya 😂😂

  • @kormeerak8431
    @kormeerak8431 Před 8 měsíci

    Hore usoco wll

  • @Muhammad22755
    @Muhammad22755 Před 7 měsíci

    Wey soo kacayaane la soco kulahaa 😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 8 měsíci +1

    Mashallah ❤️😍❤️😍❤️❤️

  • @AyanleAhmed-hk2sb
    @AyanleAhmed-hk2sb Před 8 měsíci

    Asc zxp wan ku salamay dhakhtaraw wlhi soomaali calool adeeg bay dhameyeen 😂😂

  • @user-bz2fv8ht3s
    @user-bz2fv8ht3s Před 8 měsíci

    Yaahuu fool xumaa suuqu inaader dhakhtaraw😂😅😅😅

  • @Najmanuura11
    @Najmanuura11 Před 8 měsíci +9

    Maxaynu dareemi lahayn hadii nin aan wadanka u dhalan intuu yimaado meesha ugu tuugta badan tago yidhaahdo suuqa Somaliland ugu tuugta badan 😂 washamsi ayeydun bari hore ku qaadi lahaydeen soomali maryoomalayeey lkn inaga CZcamsr deenu dad kalay saas ku sameynayan 😂😂😂😂😂 anyway dhakhtar Aadban u taagera uguna xidhaney kaliya titelkan ka hadlayaa good luck 😊

    • @mocabdul
      @mocabdul Před 8 měsíci +1

      Inagu waa soomaali oo dhan e maba ogolin runta kkk. 😅

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 Před 5 měsíci

    Wa suqa hudha

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 8 měsíci

    Masha allah agood program

  • @abdimasirmohamed6591
    @abdimasirmohamed6591 Před 8 měsíci

    Bro awiino market ku xeji in kampala

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 Před 8 měsíci

    " suuqii mugdi buu noqdey oo khaakhaayiraadii baa bilaamatey" 😅😅😅 meesha ka carara yaanan la idunku casheyne habo🌙

  • @a.a9584
    @a.a9584 Před 8 měsíci

    Mahadsanid.

  • @AbdirahmanMohamed12355
    @AbdirahmanMohamed12355 Před 8 měsíci +1

    Ani danyar man ahy wan ka adektaye 😂😂😊

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s Před 6 měsíci

    Gi komba is my suuq😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 5 měsíci

    Kikombaa isn't easy taliye 😂😂

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt Před 8 měsíci +2

    The most dangerous part of nairobi am born in kenya and have gone to all towns but never stepped in gikomba chunga wasikuuze

  • @Muza131
    @Muza131 Před 8 měsíci +4

    First One😂

  • @Emotional_Damage_1
    @Emotional_Damage_1 Před 8 měsíci

    Dhakhtar wa ciyaalkii magaalka 😂😂

  • @shakuul
    @shakuul Před 6 měsíci

    Mahadsanid waxbaa ibartey baqiil ba ahy😂

  • @king-qani
    @king-qani Před 8 měsíci

    KIKOMBA waalee maa ilaawi dono😂😂

  • @cr7_edit2
    @cr7_edit2 Před 8 měsíci

    Islii imaado brother

  • @AbdillahiElmi-xb8cv
    @AbdillahiElmi-xb8cv Před 8 měsíci

    03:18 are you this man? Luuqada inaga yar update garee hhh

  • @badmanmo1381
    @badmanmo1381 Před 8 měsíci

    10:05 bro wehe kudahde mobelkaa walaga hadii donii Isss jirrrr eee Waah huun kuma dihin👊🏿

  • @real_damsa
    @real_damsa Před 8 měsíci +1

    Niyow hada waxa iga dhaadicin rabta inta Gikomba tagtay baa video so dubtey kadib CZcams so dhigtay 😂 anaga markan tagi jirnay xita telephone ma ana qadin jirin 😂

  • @ilkacaseofficial7141
    @ilkacaseofficial7141 Před 8 měsíci +1

    Muuqaalkii keliya Ee aan dhamaystay Tan iyo intii aan ku Xidhnaa ChanneLka Dhakhtar.

  • @hananahmed6489
    @hananahmed6489 Před 8 měsíci

    Waa huudhaydhleyaal

  • @asmanajax737
    @asmanajax737 Před 8 měsíci

    M.a m.a legend

  • @user-oo9nl1kr6v
    @user-oo9nl1kr6v Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 5 měsíci

    Waar. Isilaasha. Haaminina. Daka. Kaale. Aan. Ahaan. Soomaali. Waa. Idiinsalaanay. Reer. Gaarisa. From. Soomaali land. Love. You. Gaariisa

  • @user-dz9ve7kd7e
    @user-dz9ve7kd7e Před 8 měsíci

    Inanka inamada ❤❤

  • @bashealiknml4135
    @bashealiknml4135 Před 5 dny

    Gikomba market

  • @Elias14-vl6wd
    @Elias14-vl6wd Před 8 měsíci +1

    Alla maxa indho tuug iiga muuqda.😂😂

  • @khaliddauud9159
    @khaliddauud9159 Před 8 měsíci

    Dhakhatar wxa noqaty Qof Cadaanee niyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂🎉🎉😅😅😅

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Před 8 měsíci

    Rer nairobia iney wax loo iibiyo ma hane

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 Před 5 měsíci

    C’est qui m’attriste ce le sort des enfants… mais en tout le cas merci c’est son non frère..❤❤❤❤❤🇫🇷🇸🇴🇩🇯

  • @Abdikaadir-ob3ty
    @Abdikaadir-ob3ty Před 7 měsíci

    Adoo Amaan Qaba Maka Imaaday Hada

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 Před 8 měsíci

    Waa suuq cabsiyaba fool xumaa

  • @Najm152.
    @Najm152. Před 8 měsíci +3

    Codka raadiyaha ka yeeraayo yaa #copyright laguugu qaban ee iska dami #dhaktarow 😂😅

  • @daweya12
    @daweya12 Před 8 měsíci +1

    I'm the first person😭🤣🤣🤣

  • @Suhaybbigman252_
    @Suhaybbigman252_ Před 8 měsíci

    Kii madob ee tuga uu eka ❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 8 měsíci

    Nimankan waakuwa suuqyada guba ee ha layskajiro

  • @barqabka_germney6701
    @barqabka_germney6701 Před 7 měsíci

    Somaliyey sual waxan raba inan kenya tago dhawan walalyal waxad ii shegtan maa jiran guryo la kireyso oo sharaxan hadad garaneyso walal iga cawi

  • @abdulazeezfarah8437
    @abdulazeezfarah8437 Před 8 měsíci +1

    Gikomba waa laisku dhici jiray oo adigoo taagan ayaa kor lagu qaadaya nasiib ba ledahiin haddan camerada laidinka qaadan.

  • @amiir23
    @amiir23 Před 8 měsíci +5

    Dhakhtarow TUUG bn arkaa 17:53/21:26 mrku video gu marayay😂😂😂😂😂

  • @halimaabdullahi9651
    @halimaabdullahi9651 Před 8 měsíci +3

    15 sano ban Nairobi jogaa wale geynh mishan maidin wan maqla iney tugu badan tahay

  • @HakimoAliisaq
    @HakimoAliisaq Před 8 měsíci

    Dhakhtarr walalala wankutaagera waa gawar xununsaweyy waxawata codsi walalkey

  • @roodacishqi7985
    @roodacishqi7985 Před 8 měsíci

    Dhaqtaroow kofiyad iigasoo gad😂😂

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 Před 8 měsíci

    😅😅waar dhakhtarow zhp markad imanayso bal wax iiga soo iibi meesha nio qiimo jabanaa, anaga Hargeisa macowsta ayaa $20 nalaga siiyaa

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Před 8 měsíci

    Kkkkkk maba kuma fahamaya waxbala tiidhado

  • @user-eo4yi3rm2e
    @user-eo4yi3rm2e Před 8 měsíci

    Tuug ayaa ku sigay sxp

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 8 měsíci

    Waaaaaaaaaaaw ❤❤

  • @user-ko3kg4vv3m
    @user-ko3kg4vv3m Před 8 měsíci

    Soobadi zxp

  • @nutrafali2091
    @nutrafali2091 Před 8 měsíci +1

    19:20 those guys were thieves, they were aiming for the phone

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Před 8 měsíci

    Kenyaanka foolxumaa alle ugu deeqay

  • @khadramohamoud5543
    @khadramohamoud5543 Před 4 měsíci

    Dhakhtar malls taga inta lagu kireeyo iyo nolosha ka jirta so duuba ganacsadayaal badan ankamid ahay aya raba inu waxka ogado oo branch ka samaysto

  • @Azmarmedia
    @Azmarmedia Před 3 měsíci

    Ciyalka xafada ale kuso diray dhakhtarow😂😂mar hora lagu wayi lahaa

  • @cabdiraxmaanhasan5559
    @cabdiraxmaanhasan5559 Před 8 měsíci

    tawawayn la noqo jeebkii khaladkuu gacanta galiyay

  • @AhmedMohamed-to3pf
    @AhmedMohamed-to3pf Před 8 měsíci

    Kaa ina Caayay Maad Camerada Ku Dhufatid

  • @ismailcazka1329
    @ismailcazka1329 Před 8 měsíci

    Muzungu intay ku dhahaan ayay hoos kasinayaan

  • @Calinaaji1
    @Calinaaji1 Před 8 měsíci

    Isli imada wanisodha wenena khadar

  • @Naske14
    @Naske14 Před 8 měsíci

    Very simple very easy 😂

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před 8 měsíci +1

    Dhakhtar😂 fulaynimadu wa maxay hargysapa waka hafta lakala gaLi jiray