WAXAAN SI KADIS AH KU TAGAY MALAYSIA 🇲🇾 XAFLADA AMIIRA QURUX IYO SIDAAN UGA YAABSADAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 839

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Před 2 měsíci +365

    Team amiiro nasro 900k aan kuturno nasro qurux badan wad naga farxisay cawada😫🥹🫶

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan Před 2 měsíci +155

    Thank you nasra caawa waa naga farxisay hadaa nahay team amiira 😭😭😭🙏🙏🙏 adina waxaa kuu rajeenaa 1m Inaa gaarto I.a😊😢

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 Před 2 měsíci +121

    Nasra inteysan malesia ka laaban 1M hala gaarsiiyo si wadajir ah ay xaflad uga wada dhigaan team 27 ayado 1M wadato halaabato lets goooooooo team 27

    • @Xuriyo273
      @Xuriyo273 Před 2 měsíci +3

      1m mey donaty marka😂

    • @KalsonMohammed
      @KalsonMohammed Před 2 měsíci +1

      ​@@Xuriyo273Maya anaka lajeclane tm27 hadan nehe❤🎉

    • @Engmarcadde516
      @Engmarcadde516 Před 2 měsíci

      Nasra way ka dhan tahay maxay tahy warka xumaan inad ubedeshid intas in kabadan wey uqalanta ​@@Xuriyo273

    • @ilhaambeyle143
      @ilhaambeyle143 Před 2 měsíci

      Insha allah 💪

    • @Xuriyo273
      @Xuriyo273 Před měsícem

      @@ilhaambeyle143 gabadha ha iga karamo dareenina🙌

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Před 2 měsíci +135

    Team 27 Gabadhaan 1M Aan Gaarsiino Waad Ogtihiin Team Shidan Inaan Nahay Welcome To Team 27 Nasra Abtidoon

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 měsíci +179

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🕋🫵❤

  • @mustalifomohamett4719
    @mustalifomohamett4719 Před 2 měsíci +81

    Nasra wlhi wax fican ba samaysay amiirana waka farxisay m.a qalbi xab xab ba tahy😢❤

  • @liyaomars
    @liyaomars Před 2 měsíci +16

    Amiiraay asluub badaneey asturaneey wanaag badan asaageeda ugu fil rooneey ayaan badaneey isku dilan aqlaaqbadeey ad adag asiim hooyadiisaay adaan caawa kuu imid aragaaga waa ii abshir. 🎉Nasriina Nasab aad tahayoo nuurkii muqdishaay nalka nuur badaneey Manaal Maamadeed muuqaada waan ku maqsuudnay 😘😘😘🥰🥰👏👏👏

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 Před 2 měsíci +144

    Nasraaaay gob baad thy thanks from team amira anagoooo dhan baad suprise nooga dhigtay 🫡🫡🫡🫡🫡

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 2 měsíci +59

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 Před 2 měsíci +37

    plz let's her reach 1M wlahi she deserve more than
    Nasra waa qof qalbi wanaagsan alle dartii ujeclahay😢🎉❤❤

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi6526 Před 2 měsíci +95

    Away team amira nasro 1m yaan loga yareen dumashiday nasro ❤🎉

  • @CabdiraxmanYare-gz6ey
    @CabdiraxmanYare-gz6ey Před 2 měsíci +60

    Inta jecel saliga nabiga scw ❤like and reply

    • @sacdiyanuur8660
      @sacdiyanuur8660 Před 2 měsíci

      اللهم صل وسلم علي نبينا محمد

  • @safiyocabdi6022
    @safiyocabdi6022 Před 2 měsíci +68

    Team amiira 900k garsiya nasro 😢🎉

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Před 2 měsíci +47

    Nasray walhi saan ufaraxay laa ilaah mash allah from 27 welcome to malesiya akhwaan❤❤

    • @Maimun126
      @Maimun126 Před 2 měsíci +3

      Dhamestir ashhadka abyo

    • @user-jl9hx1yd3n
      @user-jl9hx1yd3n Před 2 měsíci +3

      @@Maimun126 haye baayo farxada iga tirabadatay waan dag dagy

  • @user-lf4vz8to8q
    @user-lf4vz8to8q Před 2 měsíci +38

    Nasra waa nasab please degdeg 1m ugaarsiino nasra abtidoon❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fowzia128
    @Fowzia128 Před 2 měsíci +7

    Dunida. Masoomarin qof kasharaf badn nabi mohamed.scw scw

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m Před 2 měsíci +13

    Ku sali xabiibkeena Muxamed (scw)

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta. Před 2 měsíci +8

    man sha Allah marka igulasaliya xabiibkena nabi muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa4072 Před 2 měsíci +26

    Wlhi waa ilmeeyay sidiii in aniga kadis ugu tagay amiira nasra waligeenabba waa ku jeceleeen hadana qalibiyadeena siii hanatay masha allah tabarakallah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 2 měsíci +23

    Nasray gobgobi dhashay masha allh amira waa hooyo soo halgantay waa ku faraxsanahay inaad farxadeeda laqaadato

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 2 měsíci +41

    Team Nasra Abti doon ayy team Amiira qurux kabax Amiiradeena hambaliyo hambaliyo hambaliyo ❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 2 měsíci +20

    MashaAllaah nasro waxay mudan tahay intaysan laaban 1m inlagaarsiyo ❤❤❤

  • @mizki8265
    @mizki8265 Před 2 měsíci +24

    Team amiira nasro aan 1milion garsiina I.a❤❤
    Nasra nasab kamila ❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 2 měsíci +25

    Nasro Abtidoon Fans ismuujiya 👍👑❤️

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 Před 2 měsíci +6

    Jah thnks abayo nasro amira wad ka farxisay anagana waad naga farxisay wlhi ilahay haka farxiyo team 27 walashena nasro aan garsiiyo 1 million aan is mujino ❤❤❤❤❤

  • @user-mt8ks8kc1k
    @user-mt8ks8kc1k Před 2 měsíci +9

    team amiiro hadda nahay waa naga farxisay wlh adna waxaa ku rajeynaa 1m i.n 👑 💖 thanks mcnt

  • @safaahmed1742
    @safaahmed1742 Před 2 měsíci +161

    NasraYyyy😢

  • @ArwaAbdukaadir2713
    @ArwaAbdukaadir2713 Před 2 měsíci +4

    Mahadsanid nasrooy amiiradena waad ka farxisay❤

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre Před 2 měsíci +21

    Wlhi farxad ani inleegu sameeyay cml 😢waaqiiroday❤ nasra miss kadis

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 Před 2 měsíci +7

    From Amiiro qurux wowww nasro wllhi come soon 900k in gaarsino nasro team Amiiro ismuujiya

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 2 měsíci +4

    Mashallah nasro waan ku faraxay amiiro qurux inaad u tagto because waan taageer amiiro waa gabar wanagsan Mashallah

  • @fardowsasalaadhaidar5346
    @fardowsasalaadhaidar5346 Před 2 měsíci +39

    Pls wallayalow nasro inta ey jogto malesiya aan gaarsino 1m pls aan kacno waxbo nalama ahane ❤❤❤Nasro abtidoon waa gob gob dhashay pls aan kacno ♥️♥️♥️♥️

    • @fatuush4576
      @fatuush4576 Před 2 měsíci +2

      Ma I oged wlh wa isdhahaye xita xaflad 1m in ay Malaysia ku dhigato

    • @fardowsasalaadhaidar5346
      @fardowsasalaadhaidar5346 Před 2 měsíci +1

      Abyoy dadka hdii ey qalbi wangsan yihiin waa isku aragti nasro ilhay ha gaarsiyo 1m iyo ka badan wey u qalanta wax badan ka baranay hada nahay gabdhah somaliyeda ♥️😘🫶

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 měsíci +7

    Manshalah nasro qurux xaflada amiira qurux surprised coming soon 900k inshallah 🙏🏽 ❤❤

  • @user-tg9cj9tu9t
    @user-tg9cj9tu9t Před 2 měsíci +2

    Tiim amiira qurux 900k❤ nasra an gaadh siino wey uqalanta hala dabal dagto walashen mansha alaah ❤❤❤❤

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so Před 2 měsíci +3

    Masha allah Nasraay ad ban ugu farxay wan maleesan waye abayo kaqeybgalka xaflada Amiira
    Jaceylka io wanaga ad isku heysan rabi ha idiin siyaadiyo Aamiin
    Inta xun io shartoda rabi ha ka xaafido Aamiin yarabii

  • @user-uf7pf4tu5d
    @user-uf7pf4tu5d Před 2 měsíci +10

    Our Queen Nasra abdidoon waad naga farxisay caawa thanks mcney ❤❤❤😊

  • @user-jv7op1ue3m
    @user-jv7op1ue3m Před 2 měsíci +9

    Waw🥺🥰nasraay walhi waad naga farxise m.a 🥰🥰❤marnba ma fileenin taa waa lama filaanki ugu qurxda badnaa abid ee social media aan dhihi kara kaliya CZcams ma aha walhi 💯❤👏👏🙏
    M.a anagaa sas u farxne amiira kwrn🥰

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 Před 2 měsíci +6

    Nasra Abtidoon qalbi wanaagsaneey xppti Allaha ku sharfo ❤ Amira Asluub badaneey Hamabalyo xppti ❤

  • @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
    @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm Před 2 měsíci +2

    M.a manafilaynin inad imaneyso inta marke nasra aragte kufarahde one like❤

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 Před 2 měsíci +1

    On behalf of dumarland thank you for representing us Nasra for attending Million qurux’s big Mashallah🎉🥳❤️🙌👏

  • @munaabdikaadir8226
    @munaabdikaadir8226 Před 2 měsíci +5

    Masha Allah abyo waxa tahay qof aad iyo aad u wanagasn qalbiga nadif aha ❤❤

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali Před 2 měsíci +8

    Nasraaay gob haday jirto waa adiga m.a thnks from team amiira qurux❤🎉

  • @naimaabdullahi7984
    @naimaabdullahi7984 Před 2 měsíci +1

    Nasray Aniga baa illin iga kentey 🥺 lamafilan ka ad ugu timid my queen 👸 thank you ❤ Aniga waxan ahy team Nasra iyo dhmn team 27 🎊

  • @safazum4078
    @safazum4078 Před 2 měsíci +4

    Nasra qalbi nadiif❤😭😭😭😭😭

  • @Faasuu.
    @Faasuu. Před 2 měsíci +14

    Team amiira gabdha 900 hala kalsho😭🫶😂

  • @user-so1tm4mn4o
    @user-so1tm4mn4o Před 2 měsíci +13

    Nasra walahi waxa umalena Ina aniga itimada walahi wafaraxsanahey 🎉❤❤

  • @SacdiyoMohamed-hd3yo
    @SacdiyoMohamed-hd3yo Před 2 měsíci +5

    Masha allaha nasro abtidoon allaha ku xafido walashey❤❤❤❤❤❤

  • @kalifarah723
    @kalifarah723 Před 2 měsíci +5

    Sidaan yeeli laha ayad yeshay mansha Allah nasra good Job ❤

  • @KhadraMaxamed-jb3tb
    @KhadraMaxamed-jb3tb Před 2 měsíci +3

    Maasha Allah tabaarik hanblyo hanblyo maamo intaa iyo inkabadan waad uqalantaa hore usoc 1M ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @__xa781
    @__xa781 Před 2 měsíci +5

    Sidaan ugu farxay wllhi ❤❤oh my nasro qalbiwanaag🥹 our queen amiira farxada wey u qalantaa labo qof oo muhiimaa turki uga imaadey🥹. Dumarnimo is not easy♥️ hablahaygii guuleysta

  • @nuursiindmg7805
    @nuursiindmg7805 Před 2 měsíci +4

    Mashallah nasra thanks kulenahay team amiira hadaa nahay waa naga farxisay❤❤❤

  • @shamsaabdi-sh1qt
    @shamsaabdi-sh1qt Před 2 měsíci +5

    From amiraa🎉🎉🎉 thankz queen

  • @MohammadMohammad-dw3cb
    @MohammadMohammad-dw3cb Před 2 měsíci +1

    Team amiiro 900k aya nubalan ah nasro 1m ayey uqalanta walhi intay bixin 900k angar sina qlz ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkimaxamed12
    @mulkimaxamed12 Před 2 měsíci +2

    Masha allah nasro qalbi wanaagey insha allah 1M soon

  • @Jinan202
    @Jinan202 Před 2 měsíci +3

    Alla maxa sameysay nasray 😢masha allah waan ku farxay farxad idiin rajayna wax qurux badan samey abayo❤❤❤

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 Před 2 měsíci +7

    masha allah aby walhi qof ad u wangasan ay tahay❤❤❤❤❤

  • @Ayuush5
    @Ayuush5 Před 2 měsíci +2

    Qof jirtaaa thy xppt intdan Malaysia katgin 1million hsugi waayin❤❤❤❤❤❤

  • @feizaAhmed-ow5gv
    @feizaAhmed-ow5gv Před 2 měsíci +19

    Nasraay qalbi wanag inad tahy ani wan kuqiraay xbbti ❤😢
    Also mss surprise in lagu doho waye😂😂❤

  • @zeinabhassan560
    @zeinabhassan560 Před 2 měsíci +4

    Wow suprise kadis tan we dafte welcome to Malaysia❤❤❤❤

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Před 2 měsíci +2

    Masha Allah anaba kufarxay nasra abti don gabadha sadexad ee 1m insha Allah 🎉🎉🎉

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 2 měsíci +3

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤nasro and team 27 kulmey legendary waaye amiira qurux 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ hambalyo leyahay 👏👌👌👌 keep going guuleso ❤❤❤❤

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod Před 2 měsíci +6

    Nasra intay joogti malaysiya aan gaarsino 1m 🎉🎉🎉

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Před 2 měsíci +11

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

    • @ABUUALQaasim
      @ABUUALQaasim Před 2 měsíci

      Hhhhh

    • @URCRISTIANO-v4f
      @URCRISTIANO-v4f Před 2 měsíci

      @@ABUUALQaasim ma qabiilkaygaa kuqoslaysaa laangabyahaw

    • @abdirahmanmahamed8966
      @abdirahmanmahamed8966 Před 2 měsíci

      Cawaaan

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Před 2 měsíci

      Masha Allah 🇬🇲

    • @URCRISTIANO-v4f
      @URCRISTIANO-v4f Před 2 měsíci

      @@abdirahmanmahamed8966 eraygaas qof Muslim ah laguma dhehee ree baadiyanimada iska dhaaf adeer cay unbaad naga rabtaaye
      Ogaaden hadaa kaxuntahay ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 ayagaa kataliya

  • @SagalSowturaxma
    @SagalSowturaxma Před 2 měsíci +9

    SUPRISE weyn waye wlh kan nasro se na yeshy 😱😅😅 omg sister congratulations amiira qurux 😊

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 Před 2 měsíci +8

    Wwww❤ nasroyyyy kan suprise wa dhafy💗🥰🥺😍

  • @fardowzoalimahamedfarduuz7583
    @fardowzoalimahamedfarduuz7583 Před 2 měsíci +4

    M.a waa idin jaclahay dhamaantina allah ha idin xafidoh❤

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 Před 2 měsíci +2

    Mnsha alaah nasra gob adigana 1m bn ku rajaynayaa.sii dhakhso ah ❤

  • @umuyahyhashi9591
    @umuyahyhashi9591 Před 2 měsíci +6

    Nasra abaayo love y'all Team 27 igu salaam ❤

  • @user-zx1gy9wg2l
    @user-zx1gy9wg2l Před 2 měsíci +3

    ❤❤❤ jah Nasro waa ishaafise wllhi from team kaga to team aamiira noloow inta nolosha wngsn ❤❤❤

  • @rumaneyy9802
    @rumaneyy9802 Před 2 měsíci +6

    Kadis Abid ugu quruxda bdnaa ❤🎉

  • @najmamohamed8243
    @najmamohamed8243 Před 2 měsíci

    team Nasra plz intay malaysia ka laaban 1M aan gaarsiino Nasra iyadana suprice aan uga dhigno intaas way istaahishaa wlhida

  • @hawaaden8335
    @hawaaden8335 Před 2 měsíci

    Manshallah mhdsnd Nasroy safar deer kadib🙏❤️inshaAllah adhiga neh farhadas cml kurajeyneyna frm team Amira qurux❤

  • @user-wj4zn3bj3g
    @user-wj4zn3bj3g Před 2 měsíci +3

    Abaayo ilaahay haku jeclado aad baan kuu jecelahay m.a hore usoco siz♥♥

  • @user-gk3mb8yz5l
    @user-gk3mb8yz5l Před 2 měsíci +1

    ALLA NASRA QURUXEYY CAWA WANAGA FARXISAY HADAN NAHAU TEAM AMIIRA❤ LOVE YOU XBBT

  • @fadumomohamed4894
    @fadumomohamed4894 Před 2 měsíci +1

    Nasrooy wa namatashay teem amiira iyo teem nasra hadaan nahay hambalyada naga gaaraii🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-bg2or3vr3i
    @user-bg2or3vr3i Před 2 měsíci +3

    Ayy nasro boqorada baa thy amiira wad ka farxisay alaha kaa farxiyo😮🥺❤🙏

  • @user-pu5dz3nz3g
    @user-pu5dz3nz3g Před 2 měsíci

    Please team 27 nasra 1M aan gaarsiino waa qof qalbi xaaran❤

  • @inagahnoug4740
    @inagahnoug4740 Před 2 měsíci +2

    Nasra insha Allah 1m iyo kabadan wllo ku rajeyna runtii waad u qalanta wlhi❤

  • @zaamhodchannel
    @zaamhodchannel Před 2 měsíci

    From team amiira qurux gabadheenana aan gaadh siino 1M❤🎉

  • @user-gg3zs7nw9i
    @user-gg3zs7nw9i Před 2 měsíci +6

    iam first person
    Nasra qalbi wanaagey hore usoco❤😊

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Před 2 měsíci +1

    Nasra from Amiira qurux i.a 900k coming soon 🎉❤😊

  • @MunaMaxamed-yn8hq
    @MunaMaxamed-yn8hq Před 2 měsíci +1

    Nasro abtidon halo kaco plz 1m dhaqsa hala gaarsiiyo

  • @sagalgacal2479
    @sagalgacal2479 Před 2 měsíci +10

    M.a team Amiira qurx iyo nasro Abtidoon ❤❤❤

  • @saariinjama5072
    @saariinjama5072 Před 2 měsíci +6

    Bestie lama filaan😭❤️❤️❤️❤️

  • @Mudanhaji
    @Mudanhaji Před 2 měsíci +4

    Nasra waan ku wadanaa mahdsanid qalbiyey ❤️

  • @halimaadanhalimaadan6515
    @halimaadanhalimaadan6515 Před 2 měsíci +7

    Thanks yaqey ❤❤❤❤

  • @cayuzhqurux8293
    @cayuzhqurux8293 Před 2 měsíci +1

    Nasrooy saad nooga farxisay Allaha kaaga farxiyo Mcnei❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 2 měsíci +1

    Mashallah looking.good.sis 1m coming soon inshallah

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 2 měsíci +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ي نصره

  • @HindaIsmacil-bw2rl
    @HindaIsmacil-bw2rl Před 2 měsíci +1

    Wllhie abayo waa naga farxisay thank you team amiira hadaa nahy 1m coming soon❤

  • @zesi23
    @zesi23 Před 2 měsíci +1

    Team amira 1m garziiya plz😢❤

  • @HiboAbiib-j2r
    @HiboAbiib-j2r Před 2 měsíci +1

    Thanks yaaqee nasradeena anagoo dhan baan surprise 😮 nooga dhigtay team Amira nasro aan dhaqsi ku tuurno ka badan bay u qalantaa ❤❤❤

  • @yousra52
    @yousra52 Před 2 měsíci +2

    Nasray qalbi safiyey huno❤🎉 omg big suprise wllhi

  • @Firstborn346
    @Firstborn346 Před 2 měsíci +1

    Fans nasro 1M Let's go 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ruuabdi4585
    @ruuabdi4585 Před 2 měsíci +2

    Nasroy malin walib video karabna inta maleysiya jogtid 😢❤

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk Před 2 měsíci +2

    Kadis Abid ugu quruxda bdnaa woooow masha ❤❤❤

  • @Asli090
    @Asli090 Před 2 měsíci +3

    Wxan rajynaya nasra intaa malesia joogtid inan 1M gaadhid xflada malesia noogu qabatid madama ay CZcamsrska somalida ugu badan malesia jogan

  • @qadrocumarcabdi3714
    @qadrocumarcabdi3714 Před 2 měsíci

    Kolay aniga ilaa 2019 ayaan kulaa socdaa waxan rijeynaa inee team amiira qurux 1M bishan insha Allah wadna mahad santahay abayo nasra abti doon ❤🥰💯💯

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Před 2 měsíci +1

    Nasrooy mxaa kuugu abaal gudnaa Abyo, Amiiradeena cwa wd ka farxisay anagana wd naga farxisay adigana Allah hakaa farxiyo Abyo mcn ❤

  • @SaciidoSacduush
    @SaciidoSacduush Před 2 měsíci

    Team Amiira qurux cawa iskor an mu jino plz 90k insha allh