Hello Docter: Xanuunada Ku dhaca Lafaha iyo dhabarka Su'aalaha Hoos ku soo ku soo qora

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #Hello #Docter #Cali_Macow

Komentáře • 23

  • @illintir
    @illintir  Před 4 lety +4

    Hoos ku soo qor su'aalaha aad qabto si todobaadka dabme lagaaga soo Jawaabo Mahadsanid.

    • @xaawaluul4662
      @xaawaluul4662 Před 3 lety

      Asc wll wx dhibaato iga heesa lafdhabarka hospital walba wn tagay lafdhabarka ka qaloocan aya la idhahay scoliosis mx wye maxase lagu daweya scoliosis pls🙏 todobaadkan kuso hadla wa iga codsi

    • @nimcomohamud1609
      @nimcomohamud1609 Před 3 lety

      Wll plz dr,ka numberkiisa ama Email,kiisa isii hadii aad heyso hada muqdisho ayuu jogaa hooyadey oo xanuunsan baa u rabaa fadlan igu xer dhaqtarka

    • @abdirisaqhussain3744
      @abdirisaqhussain3744 Před rokem

      Misigta.&laabatadailaacanqawgaxanuunkakudhacamuxuuyahay

    • @CabdiCasiisCiise-hc8xj
      @CabdiCasiisCiise-hc8xj Před rokem

      Nio muddo 9sana ah Ayan laxanuunsanahay garba xanuun wax xalana mahayo dhowr dhaqtar watagay lkn waxba hadda waxa raba inaa dr lakulmo ama aad ii weydiiso sidan kuheli laha Adoo mahadsan😔

    • @mrssahra3435
      @mrssahra3435 Před měsícem +1

      Asc wll wan idin salamaya adiga iyo dhaqtarkaba kadib waxa xanuun aan fogayn iga haysta dhabarka qeybtisa hoose xitaa ma taagnan karo intan ka weysa qaadanayo ? mahadsand

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 7 měsíci

    Waxan ahay hooyo soomaali waxan jooga nayroobi waxaa leyga hayaa caloosha dhinaca bidix xundhurta hoosteede aad ayeey ii xanuunee marka waxaan qaadi jiray oon ku qaadi jiray dhabarka mararka waan la ku fijiray marka digtoorka iweydii❤❤❤❤❤

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 7 měsíci

    Mashaa allaah ❤❤❤❤❤

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 7 měsíci

    Bocorka mararka qaar waan la kufijiraymarka taqtar jawaab ayaan kasugayaa❤❤❤❤❤

  • @abushujac876
    @abushujac876 Před rokem

    Masha Allaah

  • @juweeriyaaden5410
    @juweeriyaaden5410 Před 4 měsíci

    Dr.nerfo.ihaya.maxadawo.uah.iso.jawab

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 Před 3 lety

    dr fiix ayaa igaga taal meesh ay iska galaan misigta iyo dhabarka xanuuna waa i hayaa qaliinka laf dhabartana waan ka baqay

  • @user-cl4nv8fw5d
    @user-cl4nv8fw5d Před 7 měsíci

    Maxaakeenikaralugaxanuunka iyolugabararka

  • @liimintan2352
    @liimintan2352 Před 4 lety +1

    Doctar waxa waydiinayaa Finan kasoo baxaa Hubnaha taranka Ee raga Qiibta Hore Ee hubinta Mararka Gaarna ladareemo Xanuun Amase aan lahyn Xanuun ?
    Waxan umaleynayaa inaad fahantay

  • @juweeriyaaden5410
    @juweeriyaaden5410 Před 4 měsíci

    Lambar.kala.xidhidho.nosheg.dr

  • @juweeriyaaden5410
    @juweeriyaaden5410 Před 4 měsíci

    Dr.ani.waxa.ihaya.nerfo.maxa.dawo.uah

  • @user-cl4nv8fw5d
    @user-cl4nv8fw5d Před 7 měsíci

    Lugabararkamaxaakeenikaraiyolugaxanuunka

  • @FarxaancabdiMaxamed-vt7ol
    @FarxaancabdiMaxamed-vt7ol Před 3 měsíci

    Kalagosayad.iyo madax ixanuuna

  • @umiaadan9227
    @umiaadan9227 Před 2 lety +1

    Doctor lugaheega wee kala dheer yihiin maxaa sababa

  • @sulekhamahamed6434
    @sulekhamahamed6434 Před 2 lety

    Asc dr aniga dabarka qaybtisa ka hoo saysa feeraha aya i xanuunaysa mudo 3 todobad ah mahad sanid dr

  • @mahomethqani8810
    @mahomethqani8810 Před 2 lety

    Doctor aniga dhuuxa ayaa jog igasoo
    Gadhay marka sidee u xaliyaa mudo 7 milooda ayuu ixanuunayay

  • @musdhafxasancabdi3946

    Lafax xanunka maxa keen iyo madaxa xanunka maxa keen

  • @user-cb7to6tb1n
    @user-cb7to6tb1n Před 7 měsíci

    Lafta ayaa iqaloocan