CAJIIB: NIN DILAY 42 DUMAR AH OO KA BAXSADAY XABSI; QORAALADA CABSIGA GALINTA MUQDISHO KA SOCDA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • CAJIIB: NIN DILAY 42 DUMAR AH OO KA BAXSADAY XABSI; QORAALADA CABSIGA GALINTA MUQDISHO KA SOCDA

Komentáře • 38

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 21 dnem

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Před 21 dnem

    Wcs wr wbt Sheekhena Mustafe,

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 Před 22 dny +1

    Mabaxsan ee wala sii daaye. Wayo kenya.waa.jeebka.gacanta.geli...kenya.waa.if you have money you have the power most corrupted coutry on earth .

  • @user-kz5rf7eo7p
    @user-kz5rf7eo7p Před 22 dny +1

    Aqii magacaga ma garnaayi balse runta hadaan kula wadaago kuwa qaraxa waxaa sabab u ah wa. Ayaga iyo Emirates markaan run ka hadlaayo aniga ahaaan wlhi waxaan qabaa qaramada madowe wa in somali laga saraaa ayaga iyo Emirates

  • @AbdirahmanArreh
    @AbdirahmanArreh Před 22 dny

    Tarikhda warka sxb sheeg

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 21 dnem

    😢 subxanallaah oo muxuu ku cunay dumarka 😢😮
    Bisinka waa arin la yaab le

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před 21 dnem

    Mida kale dumarka uun maxa baday 😮
    Kuwii somalida I qarso noqonayaa 😢😢

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 Před 22 dny

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @c.qaadirxasanwarsame140

    A s c w w, know mediya, afsoomaaliga, ma aha in uu dhib ku hayo qurba joogta kaliya bal wuxuu dhib ku haayaa soomaaliya oo dhan gudaha iyo debada intaba!!! Mahadsanid sh Mustafa Cali.

  • @abdinasirahmed4383
    @abdinasirahmed4383 Před 22 dny +1

    Gigiri police station wa diplomatic police station

  • @bedermahamud7219
    @bedermahamud7219 Před 22 dny

    Caawa kadib yaan laguu soo dirin😂😂😂😂

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Před 22 dny

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Před 22 dny

    Scary scary

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 22 dny

    Iskaqabta waxa dadka noloshaa udiidaya

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před 22 dny

    Yuhuud waa najaas balana ma leh,waana xaaraan in balan lala galo

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Před 22 dny

    Haa markay arken in dadu iyaga kukacay o laogaday inay
    Qaraxyada iyagakayimadan kunadhamafan.
    Bayhada ileyihin. Waa geek
    Laydin fahan rer xalanoow

  • @mohamudali2930
    @mohamudali2930 Před 22 dny

    Dowlada ka walan iney udhameso ayey aheed

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Před 21 dnem

    Ma baxsanine, way sii daayeen, ilayn waa police corrupted ahe.

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před 22 dny

    Baxsi majiro kenya lacag hadaad siiso policeka waxkasta ayay kuu samaynayaan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 22 dny +1

    Natanyaahu hadalkiisa iskama oran bilinkin baakalashaqeeyay olaog lanadiyarshay waxan awalba ruwaayad bayahayd iyo waqti lumis natanyahu bilinkin iyo sisi wadajilan

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 22 dny

    Askarta waa gaajo waxeey baxsadeen majiree lacag ayey qateen

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 22 dny

    Wax noloshaa umada udiidan ayaa muqdisho dadka laynaya

  • @Abdikarim-pu7rj
    @Abdikarim-pu7rj Před 22 dny +1

    UN wax kama jiro

  • @Libax962
    @Libax962 Před 22 dny +1

    #UN ka waa jaajuusiin Qaraxana ayaga ayaa wado shabaabna wey sheegataa 😡😡😡

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne Před 22 dny

      Gaalo maa isxaan noo sameyneyso Allah nagabqabto shardooda

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 22 dny

    Cidii uguhoraysay soodhigtay malasoqabto sociwan lagamasodhigin? Tankale amaa dawlada qudheedu kadanbaysay oxiligas kacdoono mudaharaad kabaqaysay? Iyadookubaajinaysa wamacquul hadikale hasoqabato cowankisodhigay

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 22 dny

    Xoghayaha mareykanka oo yuhud u dhashey marku tago israiil shirka jaraid mey wada qabtan ayago wada jiro marku ka so baxayo wuxu leyahay israiil wey ogolatey marku masar tagana wuxu ka daba geynaya natayahu wax an ogolahay ma jirto cayar yar ey wadan

  • @JacksonBandons-r2o
    @JacksonBandons-r2o Před 22 dny

    Hernandez Eric Harris Mary Davis Carol

  • @itzManha125
    @itzManha125 Před 22 dny

    42 intuu maqar siibaye mee wili xireen oo maxee u dili wayeen markii hore uf gaalo sawiro waye mujrim dad heenah

  • @MrGalayr
    @MrGalayr Před 22 dny

    Asc dhamaantiin Soomaaliyey meelkasta oo aad Joogtaanba, hadii fariintu ay tahay FAKE NEWS maxay isla markiiba UN tu u dhihi waysay waa Fake News ,markey hada sheegayaan wakhti badana ka soo wareegay , wabilaahi Towfiikh.

  • @fadumowasuge7
    @fadumowasuge7 Před 22 dny

    😅

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před 22 dny

    Asc kow Somali media

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před 22 dny

    Malaha ninkas waa sixirole

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne Před 22 dny

      Quran ka arista sixirka Quran ka aa ka
      Allah naga bad baadiyo shayaadinta

  • @Abdikarim-pu7rj
    @Abdikarim-pu7rj Před 22 dny

    Hhhh

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před 22 dny

    ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @Abdikarim-pu7rj
    @Abdikarim-pu7rj Před 22 dny

    Beenlee usheg iyo wax iyaga ka danbeyan

  • @cadomedia
    @cadomedia Před 22 dny

    Waar ninyahow waxaan shaqadada ahayn ha galin hada waxaad dhahaysa waa been digniinahan ay qaramada midobay shegayaan qaraxa manta dhcay ee ay 6 askari oo nisa ahi ku dhinteen mid kalena ay fashiliyeen bal dadka maxaad la soo hor fadhiisan ma adigaa beenale noqday mise iyaga bal noo sheeg