Xildhibaan Major Dekow oo si dag uga hadlay Arimaha afduubka iyo Amni darada kajirta Garissa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • major oo la kulmay shacabka Xafada Madina,Galbet Ward-Garissa township.

Komentáře • 21

  • @ibrahimdigale5548
    @ibrahimdigale5548 Před měsícem +1

    My dear brother Dekow JAZAKALLAH. Nin run sheeg ayatahay. Watu wetu hawapendi ukweli.

  • @abdikaniibrahim6696
    @abdikaniibrahim6696 Před měsícem +4

    I was here today walahi major dekow Ni Roho Safi

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Před měsícem +1

    Shirkad sameeya oo dhalinyarada soomaliyeed diiwaan geliya oo shaqaaleesiiya wiilaashiina.
    Albaabadda ha xireen, jiingadda ha saareen, carrada ha qaseen, musbaarka ha garaaceen.

  • @Fiirso14
    @Fiirso14 Před měsícem +1

    Great man. Run sheeg waa cceeb sheeg

  • @abdiwalibillow8239
    @abdiwalibillow8239 Před měsícem +1

    Masha Alaah

  • @mohamedabdullahiomar3554
    @mohamedabdullahiomar3554 Před měsícem +1

    Mashaallh nin qalbi wanagsan oo hadalka runta kasheege

  • @user-if6iw4ir9h
    @user-if6iw4ir9h Před měsícem +2

    You are absolutely correct Mhe.

  • @daudmohammed311
    @daudmohammed311 Před 15 dny

    صدقت ديقو برو

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Před měsícem +1

    Politics of Fear never End in the Animal Farm. Depressing

  • @MaxmdIbrah
    @MaxmdIbrah Před měsícem +2

    xildhiban adbad umahsan tahy, dhalinyarada hala wacyi giliyo hala bara xirfadahah gacanta si ay ushaqeystan waxan kalo dhalinyarada aan leyahy sidee ku dhacday inaad guryaha fadhisan dad meela kale ka imaaday inay magaalada ka shaqestan, fadhiga kakaca shqeysta, mdowga idinku so btay meel iska saara

  • @yussufaden9877
    @yussufaden9877 Před měsícem +2

    ❤ Asc my brother major Dekow umeongea ukweli mambo hiyo ndiyo ustarabu in Garissa tukifanya kila jambo tufatiliye pole pole (***********)⁉️✅🖤🖕✌✍️💯

  • @2daysago_
    @2daysago_ Před měsícem +2

    Ala ninkan run badanaa.....somaali ben bey barteen iyo khiyaali. Runta indhaha ka saar rer Gaaris.
    Rer Garisoow walaalayaalow amaanka anaga ayuu naga bilawdaa. War walaalayaalow ciyaalkan aan qabqabano. Magaaladan ma hormareyso hadey amni xumo kujirno

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Před měsícem +1

    Major deqow nolow

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 Před měsícem +2

    Garissa dad ayey mareykan utahay waa runtii mjr deeqow

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Před měsícem +1

    Xildhibaanka sanad waliba 30 dhalin yara ah oo xirfadda korontada loo taba baro iyo 30 kale oo dhismaha barta mushaar ha siiyo bil waliba.
    Lacagtaasi si joogta ah inta ardey nimadu socoto ha la siiyo.
    Lacagtaasi dhalinta siiya oo faraaamadda ha barteen.

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l Před měsícem +1

    Major dekow ume nena la kutosha tuombee twe na maskio la kuskia,

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Před měsícem +1

    Arrin kan afduubka madqxweynahs kala hadla.
    Arrin kan musuq maasuqa ciidanka isla celiya.

  • @user-qe1jb1xu5h
    @user-qe1jb1xu5h Před měsícem +1

    Runta ayaa dawatee major dekow that is the reality

  • @user-nd8lc4if7i
    @user-nd8lc4if7i Před 15 dny

    Nime saliwa garissa hiyo gubay mheshimiwa

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l Před měsícem +1

    Mimi nilienda somaliland na NGO, haki nililia kuona mama mzee ambaye Ana jenga nyumba ywa beba matafari kwa mgongo wake, na hapa kenya vijana wetu wala mama zetu wala dada zetu hatutaki tu enue, kitu chochote kazi yetu ni kuomba wenzetu wenye wakona hela tafadhalini tuiache hiyo hata kama hatuwezi wacha tupunguze ufifu zetu

  • @JulioBob-qi2te
    @JulioBob-qi2te Před měsícem +1

    Jajaja😎🤣after demoting of Duale. Pact with gangs stay away when am in power appear when am sacked so that I maintain power