DegDeg Qatar Somaliland Usoo Bandhigtay Lacag Waaliya Si Ay Oga Laabato Heshiiska Ethiopia

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #djibouti
    DegDeg Qatar Somaliland Usoo Bandhigtay Lacag Waaliya Si Ay Oga Laabato Heshiiska Ethiopia
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Komentáře • 84

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +10

    Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 měsíci +7

    Madal furan wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 💪💪💪💪

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před 2 měsíci +8

    Somaliland Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul ❤♥ 👌

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před 2 měsíci

      Guul wadankeena somaliland marwalba insha Allah

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 2 měsíci +4

    Gull
    Sland❤❤❤❤

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před 2 měsíci +4

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ madal furan Somaliland Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul ❤♥ 👌 ♥ ❤Mahadsanid Adiguna ❤❤❤

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 Před 2 měsíci

    Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 2 měsíci +3

    Brother, Thank you so much for being a well informed guy about the prevailing situation

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 2 měsíci +6

    Viva Somaliland.

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Před 2 měsíci +4

    𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝🤝🇪🇹

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 2 měsíci +5

    Sland cadow badan auey yelatay allow Cadowga Jabi ❤❤❤😊

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 2 měsíci +4

    Allow Cadowga sland jabi❤❤❤❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 měsíci

    Waxasodhan may somaliya iyo jabuuti agosadan somaliland ❤❤❤❤❤❤❤ tasa itopiya lagudiiday❤❤❤❤❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 Před 2 měsíci +1

    Haciyaan weligod ha ciyaane caynka awrka ugiija caduur dhaw dhawdu umadhacsana laf cad bay tobinku hayaan guul somalind❤️❤️🤍💚💚🤍❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍💚💚💚😇😇😇😇😇😇🤍🤍❤️❤️❤️😇

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Před 2 měsíci

    Insha Allah Arimaha doorashadu khayrbay ku dhmaan kuwan balayada wadana ilaahay ayaa qabanaya somlilnad guulayso

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 2 měsíci +2

    Alle raga somaliland hays fahansiiyo cadowgoodana ha gartaan isha allaah guuuul

  • @maryanapas9124
    @maryanapas9124 Před 2 měsíci +2

    Madal fura
    N aqli badanida dhe dhexda sharafle horo usocu siyasi yiin badan ayad aqli badantahay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 měsíci +2

    WAXA ARGAGAXISDA QADAR LACAGTODA CIIKA UULA BAXA

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 2 měsíci +3

    Geesi ilaahay ha ku xafixo💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 2 měsíci +4

    Jabuuti marka hore somaliland kamay tirsanay doqon ,dadkiina iyo dalkiin wax u qabta ,intaad ka shaqaynaysan xasidnimada somaliland ,somaliland guul iyo gobonimo codowga somaliland ha jabo ,

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 měsíci +2

    Kulmiye guul

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před 2 měsíci +2

    Maansha Alaah waxaad mooda Madal Furan in uu dadka ama Saxafada uu ka ilbaxsan yahay ummada ku nool S/land

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 měsíci +2

    Shacabow ha maqlina siyaasiinta dalkiina iyo nabadiina ilaashada

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +1

    Haa waa dad xanuunsa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +2

    Geeeeeesi usheeg buuuuuufi nacabka reer somaliland

  • @saciidxasan1318
    @saciidxasan1318 Před 2 měsíci

    Waa runtaa ee siyaasiyiinteenna huubada ayaa soconaysa maalmahan.

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 2 měsíci

    Waad mahadsantahy geesi qaran geesi hambalyo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 měsíci +1

    Somalilnd is not easy

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před 2 měsíci

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 Před 2 měsíci

    waa runtii wadani waa huwan

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Před 2 měsíci +2

    Siyaasiyin ta Somaliand badan kooda cay moiyee waxba islama hayan.

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi Před 2 měsíci

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 2 měsíci +4

    Qabil no good

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 2 měsíci +2

    They all fin Mr Biix and cirro and Fasly

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Před 2 měsíci +3

    SOMALILAND GUUL

  • @user-ub1pi8zs7d
    @user-ub1pi8zs7d Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před 2 měsíci +1

    Xaaasidiin illahay maba taageeero

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 2 měsíci +1

    Xinif wa in la dilaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 měsíci +1

    Kuligood siyaasiin lama odhan karo

  • @noob1107-t5o
    @noob1107-t5o Před 2 měsíci +3

    Wadani allaha dalka ka qabto

  • @user-dw7lk2wi3n
    @user-dw7lk2wi3n Před 2 měsíci +1

    Wa in Somaliland la sameyo Ganax siyasi kasta inu aflagado ku kaco lkin wa in ay dhaman protocol ka ilaliyan shame waxani election one man one vote in cadif ay qado mha shacabka ha naga wasakhaynina

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před 2 měsíci

    Waxa kaliita shacabka dhageysanaaya labadanba 🎉🎉

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 2 měsíci +1

    Xalku waa in Kulmiye iyo Wadani laga saaro saaxadda siyaasadda. Imikana Kursiga Madaxwaynaha hala siiyo UCID. Kulmiye iyo Wadani ciyaala suuqnimo ayey ku dambeeyeen.

  • @kaderdjama6949
    @kaderdjama6949 Před 2 měsíci

    Bunni vs Ciro = game over 😂😂muse is watching

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před 2 měsíci

    Xinif iyo xisbiga kulmiye dibjiriinta kubadan

  • @user-ul9hl3tj3t
    @user-ul9hl3tj3t Před 2 měsíci

    FIQI Waa Ninka HAWIYE ugu Doqonsan mana umalaynayi Inuu yahay SSACAD Dhalad ah

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @aliadanahmed9025
    @aliadanahmed9025 Před 2 měsíci

    Wariye dhexdhaxaada geesi qaran

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 měsíci +1

    Hadii Qatar ay soo faro geliso arimaha Somalialnd maraakiibteeda gas ka qaada ayaanu shaqo ka qaban oo labada marin aanu ka xidhi

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 Před 2 měsíci +1

    Kuwan xisbiyada waxoodu waa waali ninkii alle doorto baa soo baxaya ee may howlahooda sharaf ku wataan cajiib

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 měsíci +1

    Qadar waa munaafiqiin

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 měsíci +1

    WAALIDE UUGU WEEYNYDE WAAR KUWAN CEEBTODA HAA NAA HOORKANYAN

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Před 2 měsíci

    Qadar waa dowladaha alshabaab lacagaha iyo hu kaba siisa qadar ilgaara dawladu haku hayso xataa imaaradka

  • @raafxero527
    @raafxero527 Před 2 měsíci

    Adiga ka masuul ah oo burta gale, dhabar ka jabiyeey, tarkh da ku sheegi.😮

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před 18 dny

    wadan qatar waa fataaliin

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 Před 2 měsíci +1

    Inankani waa ibrahim caydid oo kale waa nin an qabilayste ahayn oo hal dhinac an wax ka eegin ay somalilandmadu kala wayntahay qahiil oo kuligod runta u sheega halka kaga hayy walalo runta u sheg nimankan dadka walalaha ah kala fogaynaya

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 2 měsíci +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci

    Geeeeeeesi was runtaa usheeg oohakxishiidan dadka

  • @alisamater-yi5cs
    @alisamater-yi5cs Před 2 měsíci

    Meel wanaagsan baad dhegtay wariye
    Haddu qof ku caayo oo
    Aad adna caydo marka waxba isma dhaantaan
    Waa Barbar dhac garna lagama gallo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 měsíci +1

    WADANI MAXA DAABO DHIIGYE DHULBAHAANTE IIDINME RAABNO KUU YEEDHAHDYN

  • @IsraKhadar-zi8bl
    @IsraKhadar-zi8bl Před 2 měsíci +1

    😅😅😅😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 měsíci +1

    sababta aan ucid iyo faysal u doortay wa sidas ragaan iyagaba walaaya adanka isu tirinaya doorashada wa la hadla lakiin si sharaf leh baa loo hadla iyo waxaan qbanaya sida faysal matanta u hadlay please ree somaliland matnta ucid doorta sababto ah labadan wa ina walayan hadii xita mid guulaysto dagal bay gelayaan siday isugu tiranayan sharaf mahaa wa umad wareeray walalayal faysal inoo doora manta wax fiicna buu shegay in kastu ciro ka baqya xirsi magay hadana wlahay waxna leyahay faysal ha la doorto

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 měsíci +1

    😂😢😮😅😅😅😊

  • @Fessi_bubble
    @Fessi_bubble Před 2 měsíci

    WADANI ISSAGA WADANKA LEH CBORAMA UGASOHANGAGARTAY OOD. SILKAHOOYADA. BADD KABADBAADINAYSAA

  • @user-cp7mi7te3j
    @user-cp7mi7te3j Před 2 měsíci

    Waxaan is iyada wadaan ma aha dhaqan suubbaniyo sidii lagu yiqiin somaliland midna waa naago la wada qaboos oo kale

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Před 2 měsíci

    Odayashan is has hasta alle ha nadhaafiyo wayba na dhibene😂

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waarun tiisa wayo nin iska lulonayo oon dad iiyo dad midna aan ka war heyn looma bahna mana tabno ciiro iyo waxa uuwato marabno

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 2 měsíci +1

    CEEEEEEEB CADAWGOODA HA KU JEESTAN INTAY SIDII DUMARKA ISU TIRIYAAN SORRY

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 měsíci +1

    czcams.com/video/XgBu5WWZnRs/video.html

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 2 měsíci

    Alaylahe reer sheikh isaxaaq way gumoobeen ee sidii gambayarta ha isu rifaan waa intii cadowgu rabay in reer reer iyo jifo jifo loo kala saaro.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 měsíci +1

    ciro wa iga qosliyay wa run xukumadii iyadaba mucarid la mooda wayo xuduudii bay dayacen way is og yihin hadan ilahay citirafka ama xuduuda mid u soo dhiibin way na dhafayan kulmiye walahay qof kulmiye iga jecela ma jirin manta waan tuuray cirona ma dhamo waxaa lagu eednaya wa wda dhab may 18 dan kama laha inanki yara uu yidhi ii dagalan waaniga idin soo dhigay muu cawin muusena ma cawin clanka somaliland maaba qatan reer wadnai kulmiyena ma dhamo badabdada somaliland manta wa ucid sidasan leyahay hada diidan wa waxad ka heshan anigu waxan aminsanahay kabadiya labada mooye ka kale inu dagalamayo manta

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Před 2 měsíci

    Qatar, somaliland ayey sidhi mafia state ki somalia moday oo xita magaci somaliyed dulka ku jidey karamadhi na ka qadyey !!! 😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 měsíci

    kan Afkah Qadhmun yah dhegaystah war bentah umadah kalah farisoh oromoh Afsomalih bartay hoyadadih oromadah Ahayd u shek bentah no mor fayus kk

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 2 měsíci

    Waana indgoole beena wuu sheegayaa