Qiyamu leylka ama habenkii o salaad loo istaago Fadaaisheeda Sheekh Saalax mucalim

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 04. 2016
  • Qiyamu leylka ama habenkii o salaad loo istaago Fadaaisheeda Sheekh Saalax mucalim
    Walaal Salaadaha waajibka qofkii tukada oo raba inuu sunno raaciyo, salaadda ugu fadliga badan waa salaada loo yaqaan (salaatu leyl) magacyadeedana waxaa ka mid ah
    :
    1-slaatu leyl
    2- qiyaamu leyl
    3-taha jud
    4-qiyaam ramadaan
    5-taraawixx
    Intaaas oo magac ayay leedahay balse waa hal salaad waxaana qofku tkan karaa laga bilaabo salaada cisho ka dib ilaa salaad subaxa agteeda.
    Waxaa in badan nabigeenu SCW axaadiis ku cadeeyay qofkii tukada inuu wanaag iyo jano leeyahay aad ayuuna nabigu SCW ugu dadaali jiray salaadan inkastoo ay nabiga scw waajib ku ahayd anagana suunno noo tahay.
    Walaal waxaa isway diin leh qaabkee looo tukadaa imisa rakco ayayay ka kooban tahay ?
    Walaal jawaabtu waa:
    1-Qofku wuxuu niyoonaa inu saalatu leyl tukanayo 2 rakco markasta oo uu tukado wuu salaam naqsanayaa.
    Marka uu rabo inuu joojiyo tiro isdheer ama kisi ayuu ku soo xiraa taas ooo noqon karta 1 3 5.
    2-Xagga tirada ragcooyinka marka laga eego walaal waxaa culumadu isku waafaq san yihiiin inuusan tukan nabigu scw wax ka badan 11 rakco.
    Waxkasta ee la sheego oo ka badan 11 rakco nabiguna scw ma tukan saxaabadana kama ansixin.
    Mar haday sidaas tahay oo nabigiina uusan tukan asxaabtiina aan laga soo warin waa inaan ku gaabsanno sunnnada nabiga scw ee cad cad.
    Qore: C/shakuur Yuusuf Cabdi

Komentáře • 49