Wareysi Taariikhi ah Sanadkii 2001 C/llaahi Yuusuf iyo Yuusuf Garaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 10. 2017
  • Yuusuf Garaad Cumar, oo ahaa tifatirihii BBC Somali, ayaa Sanadkii 2001 wareysi ka qaaday, allaha unaxariistee Col, Cabdilaahi Yuusuf Axmed, oo xilligaas ahaa madaxweynihii Puntland.
    waqtigaa wareysigu dhacayo waxaa uu Cabdilaahi Yuuusuf ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, kadib markii magaalada Bosaso ay qabsadeen kooxihii Khawaarijta ahaa ee al ictisaam iyo niman siyaasiyiin reer puntland ah oo ay gateen xusuus reeb ka daawo samawade tv

Komentáře • 81

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 5 lety +19

    Rag waa ragii hore, Hadal iyo Murtina waa intay shegeen. Allow uraxmo intii dhimatay oo islam ah amiin amiin🙏

    • @puntlander203
      @puntlander203 Před 3 měsíci

      2006 abtigay buu dilay abdilhi yusuf xasuus anoo yar😢

  • @abdallaahmed5627
    @abdallaahmed5627 Před 5 lety +11

    Allow Ku naxariiso
    Wa ninki naga celiayay argagaxisada
    Abaha ruuxiga ah ee reer puntland

  • @Aragsanmedia
    @Aragsanmedia Před 4 lety +17

    Wareysigan waa 2dii Augst 2001 balse odayga aabahay ah baa u ahaa lataliyihiisi Guud 26 june 2001 marka ani dhashay dagaalka bilow buu ahaa markaas ayaa la igu magac daray saasna baana ku helay magaca Cabdulaahi 🇸🇱🔵🟢🙏 Halyeey Soomaali oo idil ka tagey buu ahaa.

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 3 lety +2

      2001 toban jir bn ahaa .si fiican uma xasuusto wixii bosaso ka socdey.
      Lln xabada wan maqlaynay.
      Sido kle dhawaqa jugta ayan aad ugu wareeray.

  • @aliaden7915
    @aliaden7915 Před 5 lety +15

    Illaaw kuu naxariiso, daacad, wadananimo, afkiiea iyo uurkiisu is leeyahay

  • @c.rasaaqbashiir2722
    @c.rasaaqbashiir2722 Před 5 lety +13

    IllaahaY ha unaxariisto ex. MD. C/laahi yuusuf axmed wuxu ahaa sadiiq ama runsheeg aan laablaab lahayn hadalkiisa insha Allah mudane janadii baa ino balan ah

  • @jaamacmaxamed3641
    @jaamacmaxamed3641 Před 4 lety +8

    Ilaahaw kuu naxariiso
    Geesi geesi dhalay

  • @vansahal2286
    @vansahal2286 Před 5 lety +9

    Ilahow kuu naxariiso waa siyaasiga kaliya runta kahadli jiray

  • @liibaanaadanbaayir4722
    @liibaanaadanbaayir4722 Před 4 lety +5

    Ilaahow ku naxariso

  • @eyzerqurpawitube521
    @eyzerqurpawitube521 Před 4 lety +6

    Wlhi zidu khudbada ku shegay ba dhacdy naftisu aminsana akhwana waka adkaday puntland isaga uharay isimadi kaso horjedayna wa iska hor lexiyay allow ku naxriso kitabkana gacanta midig kazi

  • @abdi3864
    @abdi3864 Před 6 lety +14

    Co/Abdulahi Yusuf.
    Allaha u naxariisto
    wuxuu ahaa nin Go'aan adag.

  • @maxamudsayid7564
    @maxamudsayid7564 Před 4 lety +3

    Allaha ku naxariisto Aamiin Yaarabi

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před 4 lety +8

    Anigoo xaqiiqadu siday tahay la socday arrinkaasu siduu u dhacayna ogaa, dadka reer Puntland 90% waxay rabeen Cabdullaahi Yuusuf. Niman aan wax micna ah lahayn oo isku hal jilib ah ayaa dalka qasay. In yar ka dibna shacabkii baa kacay oo Cabdullaahi Yuusuf soo celiyey. Waa xaqiiq jirta oo taariikhi ah.

  • @abdifatahosman9120
    @abdifatahosman9120 Před 5 lety +10

    Ninkan ugu danbeyay puntland

  • @qaaramiproduction4717
    @qaaramiproduction4717 Před 4 lety +5

    Allah yarxamuk c/laahi yusuf axmed yeey

  • @haashimofficial4410
    @haashimofficial4410 Před 3 lety +3

    Allaha unaxariisto

  • @calankaxormidashantasweyn736

    geesi geesi c/laahi yuusuf alle hakuu naxariisto

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac

    Alloow U naxariiso oo U dambi dhaaf geesi buu ahaaye godka lagu janeey
    Aaammen yaarabbi inshallah bi'dnillahi kareem

  • @hirsijama5705
    @hirsijama5705 Před 5 lety +4

    ilaahay ha u naxariisto halyey cabdulaahi yusuf

  • @mohamedabdiaziz3075
    @mohamedabdiaziz3075 Před 6 lety +13

    Ilaahay haunaxariisto waa nin kii jabiyay bidcadee

    • @abdurroman5728
      @abdurroman5728 Před 6 lety +1

      Mohamed Abdiaziz maxuu jabiyey sootii uu kabihisa ka cararey oo xilkii laga qaaday

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 5 lety +6

      @@abdurroman5728 adeer mcn geesi buu ahaa anigaa reer qardhooda wlhi wiilal uun baa inagaga dhamaaday oo xabaala wadareed meel walba buuxiyay toos baynu uga khaldaneyn abaalkeeniina wuu nasiiyay maxaynu been isaga sheegnaa
      Hadana wuu dhintay geesigii dalkeena hooyo nin rageed buu ahaa Allaha raxmaanka ah janadiisii ha ku martiqaado

  • @jaamackhaliif4470
    @jaamackhaliif4470 Před 6 lety +4

    Ilahay ha u naxaristo

  • @bedmj3765
    @bedmj3765 Před 4 lety +3

    Adeer ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sugulahacaashaq1362
    @sugulahacaashaq1362 Před 6 lety +11

    Wlhy Yusuf garad iyo cabdulahi waxba kala qabsaday

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 2 lety

      Bisad iyo jiir bay isku ahaayeen 😄😄 waligood sidaas bay isku bursanayeen waaguu Madaxwaynaha Somalia noqday xataa Abdulaahi Yuusuf

  • @Mo.BirJeeX
    @Mo.BirJeeX Před 4 lety +1

    Abahay labaad Abdullahi Yusuf Ilahay ha u naxariis Abo qalbigayga aya ku tabaya wali

  • @jhashim739
    @jhashim739 Před 7 měsíci

    Geesi Allah naxariistiisa kuugu roonaado❤

  • @nuuryusuf252
    @nuuryusuf252 Před 5 lety +6

    allaw u naxariso

    • @RelaxationA
      @RelaxationA Před 5 lety

      Alaa haka abaalmariyo wuxuugeestay c/laahi

  • @abdiweliyasin575
    @abdiweliyasin575 Před 4 lety +2

    Qoodh qoodh dhalay ayuu ahaa allaha u naxariistoo

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 Před 6 lety +16

    Wareysigaan waxaa laqaadey 7agoosto 2001dii idaacadi galabnimo,isla maalintaas Ayaan kusodhaweyney galkacyo, labo maalmood kadib marku abdulahi yusuf isaga soobaxay bosaso 5ti agoosto ayay cidamadi Jamac ali Jamac lawaregeen Dekada iyo Garoonka, abdulahi yusuf Wuxuu isagasoobaxay duhurki bosaso asagoo garowe dhinac kamarey magaladana gudaha aan ugalin.

  • @waranle961
    @waranle961 Před 6 lety +5

    Aun nin qaran

  • @abdiaziizosman4506
    @abdiaziizosman4506 Před 6 lety +10

    Ilahow ku naxariiso

  • @mustafakhalid5455
    @mustafakhalid5455 Před 6 lety +6

    thanks
    lkn wareysigo dhameystiran sogali fadlan

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde198 Před 6 lety +3

    Ilaahay haw naxariisto qabrigana haw waasiciyo amiin halyey qaran buu ahaa

  • @nabaddoon722
    @nabaddoon722 Před 6 lety +22

    Allaha u naxariisto wuxuu ahaa Geesi dhabarka ka jabiyay kooxaha argagixisada ah ee gubay dalkeena magac kasta oo ay la baxaan ama wahaabiyo ama al itixaad ama al ictisaam xisbu shaydaan oo dhan waxay tarmeen intuu xilka ka dagay maantana waxay marayaan inay 400 oo qof oo shacab aan waxba galabsan hal meel ku xasuuqaan intookalana dhaawacaan allaha noo soo cesho midnimadeenii kooxaha nabad diidka ahna dalka ha nooga qabto

    • @nabaddoon722
      @nabaddoon722 Před 6 lety +3

      madaxdeena kuwii dhintayna allaha u naxariisto kuwa noolna xaqa ha tuso

    • @munoyaasiin8322
      @munoyaasiin8322 Před 6 lety +3

      Alllhow janadiii kaa warabi Rabi denbigagag ha dhaafo

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 Před 5 lety

      nabad doon maanta iyagoo shaadhkii soo badashay ayay dalka haystaan

    • @mohamudfarah8784
      @mohamudfarah8784 Před 4 lety +2

      Ethopia Ayuu dalkaan kusoo hugaamitey Tarikhda baal madow ayuu ka galay , Shababakan aad arkeysid Ehtippian iyo African kale dsrtiod ayey la dhasheen

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 Před 3 lety

    Alleh haw naxaristo marxuumka.

  • @hanadbudul4705
    @hanadbudul4705 Před 4 lety +2

    Ilaahow unariisto

  • @abaassheekhalibabiyaase1656

    Abaas sheekh Ali

  • @sugulahacaashaq1362
    @sugulahacaashaq1362 Před 6 lety +6

    Kkkkk cabdulahi ma hanjabaad ba

  • @Mohamedhassan-sd6pt
    @Mohamedhassan-sd6pt Před 5 lety +2

    Eeebe ha u naxaristo shakhsi karameysan Oo wadankisa jecel bu ahaa

  • @hadimahad1646
    @hadimahad1646 Před 3 měsíci

    Kawaanle midgaan ina yusuf alle ku ciqaab dhiigya cabkiiyow

  • @maxamedmaxamuud7849
    @maxamedmaxamuud7849 Před 3 lety

    Waalaýa
    Waa la yaab

  • @mustafxabiib5171
    @mustafxabiib5171 Před 4 lety

    Y

  • @ziciidgamadiid7837
    @ziciidgamadiid7837 Před 3 lety +3

    🤲 Allow u naxariiso wuxuu ahaa HaLdoor SomaLiYeed aan abiD La iLaawaYN 👑♥️

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 Před 5 lety +4

    Geesi geesi dhalay

  • @AHH25
    @AHH25 Před 6 lety +5

    Yuusuf garaad waa halyeey qaran waane xoog ogaal wac badan ka og siyaasada waane wariye taariikh ku leh geyga soomaalida waa siyaasi rug cadaaa ah taariikh waaye

    • @ahmedaden7062
      @ahmedaden7062 Před 5 lety +1

      abdi qeys
      Dadkii uudilay rabi wuu weydiin doonaa
      Musiibo ayuu ahaa rabina wuu kaqabtay kuwa hada dhibayona rabi haa kaqabto

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 3 lety

      Abdi kolay hadeeraad odhanaysaa qabiil baad ku maagaysaaye yuusuf garaad waa raga soomaali ka degi ladahay waayo iska daa waxa kale gabadha aamina muuse weheliye suu ula dhaqmay miyaadan arag

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 3 lety

      @@mohamedshaqiiri3254 waa nin habar gidira oo caydha

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 3 lety

      @@mohamedshaqiiri3254 kee faqash soo raaca faqashse wa ayo wixii ka biyo diida siyaasada soomaalilan ma faqashbaa balse hadii daarood loo gartaba waa faqash miyaa

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 Před 5 lety +8

    GEESI CABDULAHI YUSUF BOSASO XOOG BU KUGALAY OO CEYRSADAY DABADHILIFKII NINKAAN TAKTIKADA DAGALADA AAD BU UYAQANAY

    • @xaadcali160
      @xaadcali160 Před 5 lety +2

      alaah cadaabta haku fogeeyo cabdi laahi yuusuf shaydaan

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 5 lety +4

      @@xaadcali160 war adeer maxaad ku hadlaysaa dib isugu noqo nin madaxweyne soomaliyed ahaa oo cibaada suuban ku dhintay baad caayaysaa,adeer anaa reer qardhooda hadaad ku gabaneyside Ninkaa totally waan ka khaldaneyn abaalkeenii buuna na siiyay oo waataa xabaala wadareedeenii meel walba buuxisay,qayaasame,jeded waxaasoo dhan dhalintii la waalay baa ku duugan oo qaar ilma adeeraday yihiin.
      Puntland sideedaba waxaa jooga dad aan waxna qaban karin aan waxbana laga qaban karin,waana reer qardhood puntland iskadaa inay waxtaraane intii la siiyaybaa iyaga laga qaataa,dee adeer mana ogola in wax laga qabto.

    • @libaaxcobra5986
      @libaaxcobra5986 Před 4 lety +4

      Mudane Abdullahi Yusuf allah ha u naxariisto....aniga reer muqdisho ayaan ahay... waxaana ogahay ninkaan in uu wadani yahay ... somali hadeey dhageysan laheed dhibkaan ma dhaceen...... reer putland jizaarka daaya haduu ninkaan ahaan laheen sida muqdisho oo kale 20 hoogamiye kooxeed ayaad ka dhalan lahaa... sidii bahalaha oo kale isku cunilahedeen..... aniga ahaan waxaan ugu mahadcelinaa uguna ducenaa difacii uu difaacey dhulka somaliya..... bay iyo bakool ayuu ethiopianka kal ilaalin jirey....somali allah qaluuntooda ha isku fura amiin amiin

    • @youyouviso9618
      @youyouviso9618 Před 4 lety

      Waa ku jiray ciidankaas 2003dii

    • @stanleyipkiss46
      @stanleyipkiss46 Před 4 lety

      Xogee Waryaa ilmaa aheyd Walhy iyo bilhy waan jogey Baryo rer bari uu ku ogaaldey ayu kuyimi Dad fara badan ayaa dago Rali ahaanshado kuyimi. Wiil yar baatahay fili . Rabi Ha Unaxaristo Abulhi yuusuf.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +1

    Qabiil qaran manoqdo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 4 lety

    Somalidu goormay fahmayaan ereyga asalraac waxa laga wado iyo cida keentay

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 3 lety

      Asal raac waa dhaqan raac.waana dadka badawda ah sida carabta

  • @Warsame1
    @Warsame1 Před 6 lety +1

    Taariikhda waraysiga la qaaday?

    • @c.rasaaqbashiir2722
      @c.rasaaqbashiir2722 Před 5 lety +2

      7agousto 2001 Malin isniin ah saacdu markeY ahayd 8:41daqiiqo Aniga mrkas waxan ahaa istafkisa qaska ah allaha unaxariiste col":c.lahi yuusuf axmed naxariistii jano allaha ka warabsheH

    • @cabdiraxman2484
      @cabdiraxman2484 Před 5 lety

      7 augsto Waxay ku Beegnayd Maalin Talaado Ah Kolay Markaasay Ahayd

    • @Boss-el-patron
      @Boss-el-patron Před 4 lety

      @@c.rasaaqbashiir2722 salaan islaan

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 Před 5 měsíci

      ​@@c.rasaaqbashiir2722legend gulayso

  • @mohamedaliomar9238
    @mohamedaliomar9238 Před 4 lety

    Rag dheh qiyaama dhacday kulaha

  • @maxamednur3611
    @maxamednur3611 Před 4 lety +1

    Itoobiyankii uu somaliya uso horkacay ee wadanka qabsaday allaha ka abaalmariyo.