Musharaxiintii Galmudug oo dabarka laga furay, & Qoor Qoor oo loo baqo, Xasan sh oo talaabo kale...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 13

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 23 dny +3

    Mucaradka awado buxa ayu layahay warya suldaanka tv puntland mesha guma jiro 4 mamul gobaladka wey diidan lagacta wold bank qof taban garo ma jiro xasan gorgurde marxun xamza ma tabani karo

  • @JaamachassanRodol
    @JaamachassanRodol Před 23 dny +1

    Aad baan rali ugu any dhageysiga wararkaga, lkn dadka kale ma,aqaan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 22 dny

    MD Qoor Qoor Wax Dhaama Lawaa❤❤❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 22 dny

    Mucaaradka maxeey qaban karaan waa argagixiso kalkaal oo ineey argagixisada Qawaariijta soo celiyaan ayay rabaan ee Illaah Umada haka Qabto Inshaa Allaah

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 23 dny

    Guusha iyo qoor qoor hambalyo iyo joogta ah iyoqoor qoor oo ah hogaamiyaha guud ee galmudug iyo soomaaliyamunaafiqiinta qoorta ka jar geesi soomaali ah qoor qoor

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l Před 23 dny

    Mucaaradka Xasan Sh Way Hor Istaagi Karaan Waliba Si Buuxda 100/%

  • @shahiidpoy6383
    @shahiidpoy6383 Před 23 dny +1

    Waa kuma mucaarad hal sharfii waaye asugana waxa soo qaban shacabka mogdishow nin kale oo cada qaata hawiye laga heli maayo

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw

    Sax waye hormuud in cashurta qeb lagasiyo iyada ayaa xaq uu leeh oo bulshada uu kusheqen jirti sii bilashah

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 23 dny

    Mahad kawaanle waxa wata emaraat ee rer galmudug waxa u roon qorqore ha heysataan mahad wa ashabab yey keensan

  • @abdullahosmanhassan3337

    Mucaarku malahan hadaf soomaalida qancikarah maxaayeelay waxudhisanmale

  • @user-uz3ml9hh4o
    @user-uz3ml9hh4o Před 22 dny

    لادول الصال'

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k Před 23 dny

    dadisku dirkahaka dhex reading beenabuur