SURPRISE _ IPHONE 15 PRO MAX AYAAN U GADAY UMU AHZAAB WEY AAMINI WEYSAY (RAALI GALIN WAAYE )

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 05. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND CZcamsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .
  • Zábava

Komentáře • 65

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 Před měsícem +17

    Waaw waan kaa qabna team xamdi Abdirixmaan thank you qofkii uhoreyy waxy cadeeyn uthy inaan ini taagero waaw ❤❤

  • @Mohamed_amiin195
    @Mohamed_amiin195 Před měsícem +3

    Nabi maxmad Maa la sameeyay, mise wuxuu ahaa kii Ugu qeyrka badna intuu illaahay abuuray hadana gaar ahaan umadeena loo ssodiray. marka dhaarta ah illaahayga maxmad sameeyay aaku dhaarte miyeysan qalad eheen.hadana nabigeena scw lama sameene waala abuuray.

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g Před měsícem +9

    Wllky xasan soya iyo umu wllshy guuleysada marwalba guul

  • @Ifka-nolosha78
    @Ifka-nolosha78 Před měsícem +5

    Wwwww m.a wan kaa qabnaa xasan raligalinta ad u samaysay xamdi iyo tiimkeeda oo isku duuban❤❤❤❤❤❤

  • @user-fs6qd6fr2i
    @user-fs6qd6fr2i Před měsícem +5

    Thank you xasan soya wan kaa qabnaaa teem xasan soya iyo teem xamdi labadabo wan ahy aniga waji ma lihi

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 Před měsícem +1

    Waa aragney inaad balanta waa Ka so baxdey badel qeyr qaba Allah Ku siyo xamdi hadey faraxdo teamka fraxsanyhy hadey xanaaqdo kaba darn guuleysta xasan and Hamdi❤

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm Před měsícem +3

    M.a m.a allw isha bini aadanka kaqabo yaa allh barakooba farxadiinu hawaarto❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed4032
    @abdirahmanmohamed4032 Před měsícem +1

    Markay xanaqday say uxushmaysay wiilka meherada wow 🎉

  • @AbdiMaslaha
    @AbdiMaslaha Před měsícem +1

    xasan soya iyo umu wllshy guuleysada marwalba guul 😂❤

  • @niciimamaxamed9546
    @niciimamaxamed9546 Před měsícem +6

    Waaw waan ka qabnaa xasan thank you

  • @Kariimah23
    @Kariimah23 Před měsícem +8

    Wiilka wada socona xalay so ibsaday😢, IPhone kaas wlhi,
    Misu sawiradii iso diray
    Waligay nin wax ma waydiisan lakin niyada baas baa igu tidhi yaa dhaha anna ii keen😢
    Lakiin insha allah khayr bay noqon
    Malinkenu wuu iman intan haysaneey

    • @Maria-nr8kw
      @Maria-nr8kw Před měsícem +2

      A20s wataah wax iga badalo mahesto insha allah qeyr alle malin wan arki donaa aniga facaay waxe qatan qadanayo walibo gacnteyda xolaheyga kuso gadanayo

  • @user-od8zz9ri4z
    @user-od8zz9ri4z Před měsícem +1

    Waa kaa qabnaa xasan sooya thanks taliye

  • @user-vj5zb2ny7r
    @user-vj5zb2ny7r Před měsícem +1

    Waaw masha allah xasan wad naga farxisay xamdi quruxbadan wan ku salmay

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před měsícem +1

    Ani wa maseray😂😅😢wx ikeno ale iisahal hamdi nin jecl 😅😂 iPhone heyshy

  • @NoaAhmed
    @NoaAhmed Před měsícem +1

    M a gulesta waligin wil naxaris badan

  • @AkBulshawi
    @AkBulshawi Před měsícem +6

    xasan soya wanku salmy ina ader❤

  • @bossladyilwaad182
    @bossladyilwaad182 Před měsícem +2

    Naa nasiib baad leedahay 😂😂😂😭❤️

  • @Hani-ns6bm
    @Hani-ns6bm Před měsícem +2

    War isku waara isha cadawda llha kainka xafido❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 Před měsícem +3

    Maasha allah

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Před měsícem +1

    Walaal jacel channel.....

  • @qamarabdullahi4418
    @qamarabdullahi4418 Před měsícem

    Mash Allah Xasan soya 👏👏👏👏

  • @saamilyare
    @saamilyare Před měsícem +1

    Masha allah sooya seen kuiri❤

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 Před měsícem

    Wow Hassan soya wankagadoni sxp👌💪🌠💯

  • @AbdiMaslaha
    @AbdiMaslaha Před měsícem

    Machallah ❤😂

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Před měsícem

    Masha allah ❤

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 Před měsícem

    Masha Allah

  • @user-yr3wu7yt7e
    @user-yr3wu7yt7e Před měsícem

    Mach'allah 🎉❤❤❤

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před měsícem

    ما شاء الله الف مبروك 💞🫰🏼🥰

  • @abshirofficial9474
    @abshirofficial9474 Před měsícem

    Tan camal. Mustaqbal. Magasho thank you xata. Maleh😂😂

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma5773 Před měsícem

    Mashallah

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před měsícem

    Goobnimadan wn kugu oghy Zoya ma❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664
    @abdulkadirmohamedyusuf4664 Před měsícem

    Waa la Kala.shakiyey

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 Před měsícem

    Wow🎉 xamdi qurux

  • @sucaadquule770
    @sucaadquule770 Před měsícem

    abyo xamdiyey kad iska badashey ilhy dartii igu soo dhiig ❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 Před měsícem

    Iphfon 15 wax ka weyn ayey kaa istaahishaa iyada ayaa wax waliba ka qaali ah Uma Axsaam is not easy❤❤❤

  • @leylaabdi4223
    @leylaabdi4223 Před měsícem

    Okiyalaha se u xiran thy 😂😂😂😂

  • @DeeqaMohamed-kt6fn
    @DeeqaMohamed-kt6fn Před měsícem

    Umu axsab wadnaha nay nay😂😂😂

  • @maryancumar1023
    @maryancumar1023 Před měsícem

    Ma❤

  • @HoneyIssa-eq6nd
    @HoneyIssa-eq6nd Před měsícem +1

    Soya Abowe Ana dar illaxey igu gad nuh telephone 😢😢😢

  • @aishayurub-wv9hr
    @aishayurub-wv9hr Před měsícem +2

    Nin rageed awooda 4xaas farxadooda

  • @user-xn1yh8su9v
    @user-xn1yh8su9v Před měsícem

    Wan kaa qabna lakiin danbe ma ogalin park noocasa ❤

  • @user-cz8yy4fk8b
    @user-cz8yy4fk8b Před měsícem

    🎉🎉🎉🎉

  • @hasanisaxaq2783
    @hasanisaxaq2783 Před měsícem

    Xasan soya masha allah bro codsi aan wataaa yarkaaa telka gadayo aan u bahanhy numberkisa dumashi aan u rawaaa tel plz hadii aad aragto iso jawaab

  • @AbdikafiAhmedAli-nw8cy
    @AbdikafiAhmedAli-nw8cy Před měsícem

    Walal Hassan waxyar ka codsanaa in walalshaa mid youtuberka ah in iphone 15 pro max u gado ayaan rabaa walalnimada iyo wanaagu adiga sii dhameystir

  • @AbdiFatahmahamudAbdi
    @AbdiFatahmahamudAbdi Před měsícem

    Bro of mine hassan soya 300dollar igu cawi adigo rali ax

  • @Princessahme
    @Princessahme Před měsícem

    Abayo midka iska badashy isii😢😢 ma awoodo ina gato 😢😢plzz

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 Před měsícem

    War aniga ii gaaad iphonka dumaar isku haleen maaleh😅😅😂😅😂😅😅😅😂😅😂😅

  • @xamo1410
    @xamo1410 Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @musaali5323
    @musaali5323 Před měsícem

    Wxa prank la dhaho ma jiro wxa an la isla ogeen ma jiro

  • @user-yu2bt9ol6k
    @user-yu2bt9ol6k Před měsícem

    Hamdi wali ma wastay wll please isoo jawaab

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 Před měsícem

    Wlo iPhone 14 pro max ubahanhy original meel lagu gado Nairobi magaranayo ii sheeg meel hadad garanaysan

  • @mohamedabdirizaq5203
    @mohamedabdirizaq5203 Před měsícem

    Xasan sxb qali iphone igad pro please 🙏

  • @user-hb3id2qr6z
    @user-hb3id2qr6z Před měsícem

    ❤❤❤😂😂

  • @really_queen3
    @really_queen3 Před měsícem

    War waa been waxay isla ogyeen waaye 😂😂😂ar somalidaan suuro badnaa

  • @user-sw3no4br4x
    @user-sw3no4br4x Před měsícem

    ❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp Před měsícem

    Qof meesha tagan oo laga dhigaya inoo maqanyhy

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před měsícem

    Kkkkkkkkkkk 😂😂🤣😂❤❤❤🫰🫰

  • @YaasmiinCabdullaahi-fr7fw
    @YaasmiinCabdullaahi-fr7fw Před měsícem

    Farxatkonoolaad👩‍❤️‍💋‍👨🫂👍

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Před měsícem

    2:34 asc xasanow sxb 100$ aan mobil ku gato maad igu caawisid nin dhalin yaro ah oo wakhtigu hyaan ahayee mobilkan aan hada ka daawanayo A10 wye wlhy shaashada baaba waaye dabkana waa cunaa waana kululaan sxb

    • @mariaabdallah6298
      @mariaabdallah6298 Před měsícem

      Shaqayso wll waad gadan Insha allah ilaahay shaqo fiican haku siiyo Gacmahaagaa lagu dhergaa wllo Cid wx lama waydiisto haday naftu ku hyso xitaa

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Před měsícem

    DAANYEER