MARYAN MURSAL OO SI RASMI AH FANKA UGA BAXDAY LANA GUDOONSIIYEY AWARDS FURITAANKII SOMALIWEEK 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 10. 2023
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my
  • Hudba

Komentáře • 50

  • @moh4127
    @moh4127 Před 9 měsíci +3

    We will miss you mama maryan .
    Heesahaagii iyo sidii wacnayd aad quluubtayada ugu raaxaysay ee heesaha macaan iyo farxada ugu rushaysay ilaahay hakaa abaalmarsho.
    Qaar baa raba dadka in ay farxada kala dagaalaman oo cilaajyo ku xeraystaan cajalada shaydaan oo carabi ahna uwada daaraan .budhcad dimeed weyaan kuwaasi.

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Před 9 měsíci +9

    Ani waxaan lee yahay danbiyo xun xun baa fanka ka daran dad dad soo dilay dad xoolo agoomeed qaba dad qabyald ugu wayn dahay diinda ilaahay ku waas baa hanuun raba hees waa makarafoon hadii Larabo la dhigo

    • @moh4127
      @moh4127 Před 9 měsíci +2

      Waa tuug iyo nacdal somaalidu .
      Heesu xataa in ay xaraan yihiin inta badan muslimka saxda ahi ma qabo.
      Dhiig,xaaaraan,qabyaalad,tuugo,been,xaasidnimo,nacayb iyo waxkasta oo beni aadam diiday bay somaalidu walaaqatay markaas bay 0.0001 wax ah dunuubta waawey ka dhigayaan .
      Najaas weyaan somalidu .

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 Před 9 měsíci +2

      @@moh4127 walaahi waa rundaa waa waxa aan layaabay 10 mid soo dilay baa amusan markasbaa qof makaroof qaaday oo aan waxkale samaynin waxad maqli wuu soo doobad keenay alxamdulilaah hees meesha doobada looga baxo xal umahayaan iyo xadiis midna waa umad walan

    • @moh4127
      @moh4127 Před 9 měsíci

      ​@@ayaanabdulkadir5363aad iyo aad maamo maryan ilaahay cimriga ha u barakeeyo.
      Cidna denbi kamay gelin waa qof alleh sharfay oo sumcad iyo wanaag loo dhameeyay.

  • @user-vl5pf7ey1k
    @user-vl5pf7ey1k Před 9 měsíci +5

    Maashaa maamo allah kheerkeesa ha ku waafajiyo ducadana allah hanaka akhbalo caafimad tam ah allah ha ku siiyo amiin yarabi

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před 9 měsíci +2

    Hooyo Caafimaad taam , cimir dheer iyo ah iyo cibaado suuban alle haku siiyo ❤

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Před 9 měsíci +1

    She deserve more than that she's old Gold

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 9 měsíci +2

    Allaah ha ka aqbalo tobadkeenka maryaal mursal waa gabar wanagsan😊😊😊 intaan ka aragno

  • @naimanaima3564
    @naimanaima3564 Před 9 měsíci +2

    Masha allah, allaha ku shaafiyo, cimrigane allaha ku barakeyo,❤🦋🦋🦋🦚🦋🌹🌹🌹🌱☘️🌱🍀⚘️🌹👈

  • @dhowarsanmmmm-me9pn
    @dhowarsanmmmm-me9pn Před 9 měsíci +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Před 9 měsíci

    Waqti wacn way sooqadtay mama maryan musrsal ciise bootaan ❤ cimir dheere iyo caafimaad Allha ku siiyo wadaniyda soomaliyeed 🥰🙏🏽

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 Před 9 měsíci +1

    Ilaahey ha ku caafiyo maamo

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Před 9 měsíci +2

    Masha Allaha tabarakallah Allaha ku xafido maryan mursal ciise amin ya Rabbi ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 9 měsíci +2

    Maamo Maryam Mursal Esse bootaan Alle Haku cafiyo oo Cimriga Hakuu barakeeyo 🤍
    Somali u diida ceeb
    Naftiina u diida Caydh
    Wxn meel ku qortay 8 sano ka Hor
    Hooyooyinkii Waaberi Maryan iyo Saynab Cige alle Ha idin daysto ♥️❤️

  • @mamedshafi3394
    @mamedshafi3394 Před 9 měsíci +3

    Mansha allh laakiin towbadu waa sax baro shuruudaha towbada saxda ah SI illaahey kuu cafiyo

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před 9 měsíci +1

      Ilaahey qofkuu cafinayo iyo qofkuu cafineyn adigu maxaad ka ogtahay. Naftaada masuul ka noqo

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 Před 9 měsíci +1

    ILLAAHAY WEYN HA KU CAAFIYO AAMIIN

  • @Yesuv_I
    @Yesuv_I Před 9 měsíci +2

    The only National treasure retired 🤍

  • @ashamohamed9299
    @ashamohamed9299 Před 9 měsíci +2

    Fanku isaga kudayay maryan may Allah bless you ❤😂

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před 9 měsíci +1

    Rabih hakuh cafiyo mamah maryan mursal ciisa kuwar cimrih iyo cafimaad wanagas rabih hakusiyo amiin mamo maryan
    Markah waxeey tirih somalia idiidah ceeb naftinah udidah cen hadalkas waxa loshegayah dhalintah kunol wadamadah galadah usoh khaday wanid ilalisan sumcadinah iyo tih dalkinih hooyo ilaliyah dhalin yaroy
    Markah somaliya hanolato hanah isracdoh khabilkanah ilahaay hakah bixiyo amiin yah laah

  • @ifk02
    @ifk02 Před 9 měsíci

    Somaali u diida ceeb Naftiina udiida ceeyr maryan mursal masuul sare waye❤❤❤

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Před 9 měsíci +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Alloow caafimaad taama ku sii maryan mursal qaali baa ku thy bulshada somaliyeed ❤❤❤❤❤❤

  • @mataan954
    @mataan954 Před 9 měsíci

    Illahey caafimaad taam ah haku siiyo
    Maryan Mursal Ciise Bootaan waxaad baaqi ku ahaan doontaa qalbiyada dad badan oo Somalinimada ku weyn tahay 🙏🏼❤️

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 9 měsíci +1

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 Před 9 měsíci +3

    After 80 years

  • @user-jh1ux6jg2y
    @user-jh1ux6jg2y Před 6 měsíci

    Hooyo mcn cimri iyo cibaado taama allha ku siiyo😊

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 Před 9 měsíci +1

    Macha.Allah hoyoo qalia oo kaartii baadaan baa tahay

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Před 9 měsíci +2

    Mamo qurux ❤❤❤❤

  • @fadumamaxamed494
    @fadumamaxamed494 Před 9 měsíci +1

    Baqoradii fanka soomaaliyeed mamo maryaan mursal cise😊

  • @shuaybjama2234
    @shuaybjama2234 Před 9 měsíci +1

    M.a

  • @user-zp5fl2tc6e
    @user-zp5fl2tc6e Před 9 měsíci +1

    Ilahay ha ku caafiyo maamo❤😢

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Před 9 měsíci +1

    Maryan
    Cibaadada aad u badso,

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 Před 9 měsíci +2

    Fankii kamey bixine waqtigaa kasaaray### isagaa iska saaray,hadana waa Allah mahadii,ALLAHA udambi dhaafo

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 Před 9 měsíci

      Waa runtaada. Wey Iska cadahay in uu wakhatigu reebay. May Allah forgive all our sins and guide us to be righteous

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 Před 9 měsíci

    Ilahay ha caafiyo mama maryan mursal amiiin mama

  • @hawaahassan696
    @hawaahassan696 Před 9 měsíci +15

    Free falestin❤❤❤

    • @nabaadradshe3341
      @nabaadradshe3341 Před 9 měsíci +1

      Peace for Israel (the chosen people).

    • @abdirezaqgabow477
      @abdirezaqgabow477 Před 9 měsíci +2

      Waqti fiican wa so martay inti hore ilahey haka cafiyo .fananed an jeclay ay aheed. Aad an igu farax sanahey in ay ka tagto. Masha alah

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 Před 9 měsíci

    fanka kabixiddiisa ma'aha markaas awoodiweyso inaad heesto ee waa inaad kabaxdaa fanka adigoo heesikara

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před 9 měsíci

    Waxan aad uu jecelan jiray Riwayada ay matasho iyo heesaheda waxan haysta CD💿 aan kaa ibsaday Shop kaa UK ugu weyna ee Daadka Cadanku aad waxa uga ibsan jiray wali waan haysta CD 💿 gii Sawir keeda kuu sawiran heestay sheegaysana waay kuu jiirta

  • @Mzz_zuniYoH
    @Mzz_zuniYoH Před 9 měsíci

    Vedio dhamestiran inte ka helaya

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 Před 9 měsíci

    Waa markii ay istaagi gari wayday ee ilaahay soo qabtay

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 9 měsíci +1

    Free Palestinian ❤❤❤

  • @sahraali8206
    @sahraali8206 Před 9 měsíci +1

    Kelmada fan ha isticmaalina wsxa ay ka baxday waa fusuq qaylo is rux rux niman iyo naago isku qasan shaydaan ka farxin iyo xumaan.

  • @fariidommm-ry9yz
    @fariidommm-ry9yz Před 9 měsíci

    🎉fanka ka bixid waxa la oran karaa adigoo xayi ah oo heesi kara inaad kabaxdo lkn markaad awoodi wrydey ee xoog laguu sheegtay isagaa ku daayey ee adigu kama aadan bixin hadana alle haw dambi dhaafo

    • @khaalidbihi85
      @khaalidbihi85 Před 8 měsíci

      tobada alllah haya wanu wafajiyey imisa ku dhintay iyadoo ka fadhisan marka allah tobada aduu maxa ugu diida alllah ha caafiyo