YA SI FIICAN II YAQAANO KOKO MISE AMIIRA GUUR MASOO MARAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 818

  • @heersareheersare-kv6kz
    @heersareheersare-kv6kz Před rokem +66

    23 sano ayuu dadaal ugu jiray sidi ay diintu kuso gaari laheyd Aadna u noqon laheyd qof Allihi Abuutay yaqaan oo Caabuda
    😍💜Nabi Muxamed Scw🖤🥰❤

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Před rokem +182

    Cawa dhan lugaha firinayey masha allh waaa dhaqdhaqaqayan yarabiii laguhaaaga kugu istaaaji asadow 🤲🏼

    • @fatimaaismail8775
      @fatimaaismail8775 Před rokem +14

      Lugaha maaha meeshuu kajirranyahay waa dhabarka.

    • @sadioali7329
      @sadioali7329 Před rokem +8

      @@fatimaaismail8775 qofka Haduu dhabarka la yhy lugaha ma dhaqaaqayan sow dhabarka ma laga maamulo qeybta hoose

    • @fcsme
      @fcsme Před rokem +2

      Wax yar baa jira hadee ba lugaha dhaqdhaqaaqaayaan Allah u fiicneesiiyo

  • @c.fataaxbuuwec.fataaxbuuwe
    @c.fataaxbuuwec.fataaxbuuwe Před rokem +209

    Dunida maso marin qof lamid ah nabigeena mohamed scw ❤

  • @user-tb2yp3xu1f
    @user-tb2yp3xu1f Před rokem +66

    Xakaqurux badan quranka Allah yaa igu raacsan ojeclelquraanka halolabto quranka m.a😂❤😅

  • @user-sn8tz4mv6p
    @user-sn8tz4mv6p Před rokem +85

    Koko & amiira ma Kala taageri karo balse labadoodaba waa jeclahey😢❤🎉

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +234

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋❤️☝️

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Před rokem +129

    Wax. walpa waxaa ka macaan Quraanka Alleh yaa igu raacsan 😢👋❤️❤️❤️☝️

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya RAG IYO DUMAR 👨👩🎉😮
    ONLY RAG IYO DUMAR 🎉😮

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Před rokem +91

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 🕋📿🕋📿🕋📿❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani Před rokem +116

    Masha Allah Asad lugaha waa dhaqaajin karta waan ku farxay inta ku dhiman Allaha ku dhamestiro🥺

  • @user-cl7lx7mr7b
    @user-cl7lx7mr7b Před rokem +8

    Asadow kabaha wlahi wax kale weye ilahay hanatuso adoo halmar cagahaga
    Kusocda in sha alah hormarkagana waa noo Farxad 2m come soon

  • @Worldwidetv29
    @Worldwidetv29 Před rokem +42

    Wall ku salii nabigen mohamed❤ scw

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +37

    Finally our beloved and beautiful Koko is back 🎉🎉🥰🤩😍👍👏🤜🤛❤❤❤❤❤

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 Před rokem +2

    اللهم صل علي سيدنا محمد ❤❤

  • @filsanmohamed795
    @filsanmohamed795 Před rokem +26

    Mashalah asad cagihiisa inay dhaqdhaqaaqeen yaa ila arka mashlaha ilaahy cagahaaga hakugu istaajiyo wll

  • @ayancadey4288
    @ayancadey4288 Před rokem +19

    Maashaa allaah asadoow waaku farxay inaad lugahaaga dhaqaan kartid inaad lugahaaga ku socoto aya RABI kaaga barinay 🤲🤲🤲🤲

  • @himilo101
    @himilo101 Před rokem +9

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 Před 10 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @chelseafans4386
    @chelseafans4386 Před rokem +62

    ku seli nabi maxamed scw❤

  • @Houdoali
    @Houdoali Před rokem +11

    SO HAPPY ina dhaqajin kartid lugahaga allah ku dhameystiro inta dhiman 🥰 amiin

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Před rokem +25

    Wax walba waxaa ugu qeyrka badan quraanka alle yaa iguraacsan isooboqo😊

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 Před rokem +18

    Alhamdulillah asad lugaha waa dhaqajin karaa ilahow u dhamaays tir inta u dhiman😢😢😢

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 Před rokem +15

    MAASHA ALLAH ASAD LUGAHA DHAQAAJINOSA ALXAMDULILAH.. ILAAHEY HAKUU DHAMEYSTIRO CAAFIMAADKAGA ADIGOO SOCDO ALAHA KUU SAQIRO ADIGA IYO INTI CAAFIMAAD RAJEYNEYSO AAMIIN🤲

  • @mukhtarabdirahman2047
    @mukhtarabdirahman2047 Před rokem +14

    Mashallah runtii aad Ban ugu farxay dhaq dhaqaqa luga haaga. Waxan ku rajeyna inu ilaahay kugu istaajiyo lugahaaga. Adna dadaal oo salaada iyo istiqfaarta badi iyo almiitada dhinaca lugaha.

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 Před rokem +14

    Mashallah asad lugaha wuu dhaqaajinayaa illahay hakugu istaajiyo lugahaga waa rajo fiican aan qabno 🤲🤲

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před rokem +56

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 Před rokem +14

    Mansha Allah weyan walahi wan kufarxay asad lugahagu way shaqaynaya Mansha Allah weyan wllkay qaliga ❤

  • @keysiii9
    @keysiii9 Před rokem +18

    Ku sali xabiibkeena muxamed scw👉❤️❤️❤️

  • @mahrezking1346
    @mahrezking1346 Před rokem +6

    I love when she’s smile koko Masha allah say hi koko and amira two brides girl

  • @AmiiraMohmed-rk8je
    @AmiiraMohmed-rk8je Před rokem +20

    Mashallah asad your legs are moving is there any news that you want to share us am happy to see that wish you speedy recovery

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Před rokem +13

    Najmo xitaa anikaa yaqana oo an asad walikay meel kuarkin😂😂😂😂❤

  • @rahmag.g314
    @rahmag.g314 Před rokem +6

    Manshaa Allh Asad lugaha hoose wuu dhaqdhaqaajin karaa inyar baa ka dhiman waayo dadka whilchair ka ku socda qaar baan dhaqdhaajin karin inshaaa Allah wuu socon doonaa🤲

  • @xamdimocalin1026
    @xamdimocalin1026 Před rokem +6

    Masha Allah alle ha kuu siyaadsho inta kuu dhiman alle ha kuu dhameystiro insha Allah adoo lugahaada ku socda hana tuso wllhi Mar walba waan kuu duceeyaa

  • @samirahabi3393
    @samirahabi3393 Před rokem +3

    Masha Allah lugahaga wad dhaqajinkarta aadbn ugu farxay ilahayow inta dhiman dhamystir ilahay waxan kaga baryay sabirka adku sabirtay qadarta rabi inuu Allah kuguso celiyo laxadkagi odhamystiran

  • @user-kd7rz9dt8i
    @user-kd7rz9dt8i Před rokem +40

    Sidan ufarxay asad oo lugtisa dhaqaqday illhy ha kugu wado ❤❤😊

  • @siiseycade7374
    @siiseycade7374 Před rokem +6

    اللهم صلى على محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102 Před rokem +6

    Alla aboowe illaheey xagiisa ayad ka nooshahay kuwas naf inay kaga tagan diyar ma u eheen waan kugu riyoda asad cafimad qab allaha kuusiiyo lixadkaga asaagaga wax la qeybso illahey idinkiisa❤😊

  • @aminaali4767
    @aminaali4767 Před rokem +5

    Masha Allaah Asad xaajiyow aad iyo aad Ayaan ugufarxay sida aad ufafhisid Alle luga haada hakuu caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Před rokem +3

    Koko sificn ayey kutaqanaa Dadbadan aad iskumel jogtan ayey sificn kagataqana asadow ❤️

  • @amranaxmed3469
    @amranaxmed3469 Před 10 měsíci +1

    dunida ma soo marin mida nabigeena maxamad scw scw ❤❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +19

    Keep going my brothers and sisters Asad hajio and koko and amira qurux another's levels program's historical 👍❤💯💯❤😊

  • @lailaabdi9470
    @lailaabdi9470 Před rokem +2

    Minneapolis team 27 🎉

  • @apdirahmanhussen8876
    @apdirahmanhussen8876 Před rokem +2

    Subxnlah Asad 6 xabdood miya kgu dhacy Alle dila dhinta wlahy Asad mar dhawr inzha allah wad socondonta

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před rokem +5

    Aad ban ugu farxay Asad oo manta gadhigi curyan ku fadhin insha Allah maalin baa iman wll aad cagahaaga isku taagi❤

  • @sabariinsabna-qo8tp
    @sabariinsabna-qo8tp Před rokem +4

    Mashaallha waa ila arkeya asad lugata dhaqaaajinoyaa❤❤❤

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil Před rokem +17

    *Amiira+Koko* ❤

  • @bisharoilmiali5620
    @bisharoilmiali5620 Před rokem +5

    Qofka labad ayaa ahay😢😢 waa ii diin jecalahay team 27❤❤

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 Před rokem +3

    Nin walbo wuxu jecelyahay gabar asturan inu guursado sida badan 🤗🤗🤗🤗

  • @Aziizmoha
    @Aziizmoha Před rokem +10

    Wall asad yaa ila taageero legend kaan waan kujeclahay sxb mcn❤❤❤❤

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Před rokem +1

    Asad lugihiisa dhaqaajinayo maanta iigu horeysa Aan Arko waana ku farxay ilaahow natus isagoo soconaya

  • @FarxiyoMacalin-vc4qw
    @FarxiyoMacalin-vc4qw Před rokem +3

    Inta jecel nabigeena muxammad igulasali scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aishahersi3828
    @aishahersi3828 Před rokem +1

    Waa mashallah asked lugaha uu nuuxjinooyaa illahow kuusoo celi lugahaaga bro

  • @marwaqani3254
    @marwaqani3254 Před rokem +6

    Awww mnsha allah tabrka laah lugaahagu wy shaqynyaan wll ilhy hku siyaadiyo saan ugu frxy ❤❤😭

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Před rokem +1

    Amiira inta ugu badan ee ay Asad ka garanwayday anagaaba ka garanayna asad sidaan saaxiibtinimo maaha ee waad wada xamaalataan uun show khalaas marar badan oo horena waxaas kale waan aragnay

  • @cabdisaid2993
    @cabdisaid2993 Před rokem +4

    My brother Alhamdulilah inta kuu dhiman allah ku dhameys tiro insha allah 🤲

  • @kamaoughaituoli2564
    @kamaoughaituoli2564 Před rokem

    I am leaving Sweden ❤❤Asad i love you bro I hope you like good luck. God bless you.❤

  • @ahmedsaki4744
    @ahmedsaki4744 Před rokem +24

    Aᴢᴀᴅ ᴡᴀᴀɴ ᴋᴜ sʟᴍʏ ᴡʟʟᴏ😇

  • @transit-boy
    @transit-boy Před rokem +44

    I am so happy to see your legs moving.❤

  • @ayaandayib7093
    @ayaandayib7093 Před rokem +1

    Ilahay ha ku dhameystiro Inta kudhiman Wll Asad wan jeclahay inan kuarko ado lugahaga kusocdae

  • @user-mh4yo5ph3r
    @user-mh4yo5ph3r Před rokem +20

    Ku sali nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimmohamuud4300
    @ibraahimmohamuud4300 Před rokem +1

    First person in malaysia🇲🇾✋🏻 from sera🤭🤝

  • @ramloosman2799
    @ramloosman2799 Před rokem +5

    Asad lugtisa marke dhaqaqday sidu ufiriye😢 cafimad kurajeyna bro🤲

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Před rokem +2

    Ana kaso salamaayo sweden anoo wx so dhugto daawan mabo joogi karo alle ku xafido❤❤❤

  • @hudaabdullah4173
    @hudaabdullah4173 Před rokem +1

    Asad hagio see daLka somaliland ad lagaga dawada o lagaga tageera mxa dalka 2aad angba ku jirne from hargeisa keep going ❤😊

  • @ashakurmahad4158
    @ashakurmahad4158 Před rokem +4

    Alxamdullilah 🤲 cawa waxaan aad ugu farxay inaan arkay adoo lugaha dhaqdhaqaajinaysid waxaan illhay ka rajaynayaa wllo inaan ku arko mar uun adoo lugahaaga isku taagay 🤲🤲

  • @fanaxlayissack4630
    @fanaxlayissack4630 Před rokem +1

    Allah kucafiyo wll asad allah kuu ziyaadiyo m.a waan kufarax snhy wlhi

  • @zuzanmoha3261
    @zuzanmoha3261 Před rokem +2

    6 xabadod hadad ka noshahay wlhi wa ilhay mahadi nolol kulamy rabim😔

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem +2

    Walhi Asad in aan big fann u ahay suaala dhan 1.suaal moye kuli waan saxaay

  • @hajjiow
    @hajjiow Před rokem +1

    Kusali NABIKENA Mohammed S.W.T for

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 Před měsícem +1

    S.africa ku dar

  • @CeydaruusIise
    @CeydaruusIise Před rokem +4

    Asad hajio fans Isoo raaca❤

  • @user-rd7to2ku3t
    @user-rd7to2ku3t Před rokem +1

    asadow lugaha waaba nuux sanooyaa bee nio soco maa isku daydid bro umadaan dhan aa kusoo duceyn laheyd wallahi

  • @abwaanfarhan8810
    @abwaanfarhan8810 Před rokem +8

    Amira noso celi sobobto ah funny wayee qofta 😂😂😂😂😂

  • @user-dh6ox4ho2w
    @user-dh6ox4ho2w Před rokem +4

    Koko is the best

  • @user-iy9yc5gu4r
    @user-iy9yc5gu4r Před rokem

    la beauté d'un personne koko manshallah

  • @awuukarcali3398
    @awuukarcali3398 Před rokem +5

    kokooo asadooo 😂😂😂 from marko cadee ahay welibh reer saraha❤

  • @maxamedwarsame8214
    @maxamedwarsame8214 Před rokem +7

    Change pouse soosameey please adi ceyda iyo koko next game😂

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 Před rokem +1

    Mansha Allah Asad lugihisa way dhaqaqya alhamdulilah ilahyow u so celi lugihisa ya rabi

  • @ygo253
    @ygo253 Před rokem +1

    Masha'alaah reer maxamed xaajiyow magac maskiin maka ah

  • @mahamedali7198
    @mahamedali7198 Před rokem +1

    Asad barnamish qosol ah kugu baranay nagadaa foodada sxb waqtigayna haku lumin bashaal eebow barnaamishka iga soo qurxi

  • @anasmuse8301
    @anasmuse8301 Před rokem +1

    we are here bro [sweden]

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 Před rokem +1

    Asad mohmed haaji inta horre ugu taqaney❤

  • @user-ub3bf4lm7w
    @user-ub3bf4lm7w Před 11 měsíci +1

    Scw scw ❤❤❤

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Před rokem +7

    ❤Asad legend ❤

  • @maxamediyako4775
    @maxamediyako4775 Před rokem +3

    Koko wlh wn iska jacelahay ❤

  • @cabdiwasacaxmed2372
    @cabdiwasacaxmed2372 Před rokem +3

    Ku salli nebiga salallahu aleyhi wasalam.

  • @deeqocalimoha6253
    @deeqocalimoha6253 Před rokem +3

    Yaa rabi lugihiisa kuqaad❤

  • @ahmedkaafi7608
    @ahmedkaafi7608 Před rokem +1

    Asaaad saaan kuuu Qurux Bdn thy msah alllha

  • @Xasba-fv1ho
    @Xasba-fv1ho Před rokem +5

    Asad iphone raapa😢😂❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +21

    Koko is Not Easy guuleyso Queen ❤️🫶🏻❤️

  • @user-gd3lj7ye7w
    @user-gd3lj7ye7w Před 8 měsíci +1

    Ala lix xabadood dhanaa

  • @user-vi7qf6pw9x
    @user-vi7qf6pw9x Před rokem +1

    🇪🇹 Ethiopia na wan kutaageerna why lkn😢

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +6

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @savoabukar4876
    @savoabukar4876 Před rokem

    Masha allah malintaas yaa iloobi karo walalkey asad cafimadkaaga dib rabbi hakuugu soo celsho🤲🤲🤲

  • @user-to6gd5wy5j
    @user-to6gd5wy5j Před rokem +4

    Keep going bro and sisters❤❤

  • @MiiD_____PowY
    @MiiD_____PowY Před rokem +2

    First person to watch this video 😂❤

  • @ABUUBAKAR-kw7by
    @ABUUBAKAR-kw7by Před rokem +2

    Fast coment😮

  • @CumarFariid-ks1dm
    @CumarFariid-ks1dm Před rokem +1

    Asc asad hagio salan kadib dalka sadexad ee fans Kaga Kaga xidhanyihin
    Sweden ba dhahdey lkn Maa aminsani waxn amisanahay iney dds ama somali region noso caade taa

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb Před 9 měsíci +1

    Koko qarabad tihindee😂wah amira maxd kadalinasaa😂

  • @ruweydamohamed300
    @ruweydamohamed300 Před rokem

    Asad m.a lugahaga dhaqdhaqqey sameynayan aad Baan ugu farxay cafimafka alle haku siyadiyo ado socda waku arki dona In.a

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 Před rokem

    masha allah wllo asad waxan aad ugu faraxay lugaha ku dhaqdhaqaya inta dhiman Alle ha ku dhameestiro